Cabdinaasir Macalim Siciid 🔥Iyo Heesta "MADLUUMAY"

  Рет қаралды 77,327

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cabdi Salaad Cali AHN
🌟Laxanka
U/ Cabdinaasir Macalim Siciid AHN

Пікірлер: 118
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 2 жыл бұрын
Waa heestii ugu dambaysay heesihiisa allow unaxariiso amiin danbigiisana dhaaf amin
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Aamiin Alaha u naxariisto
@KhadijoNuh
@KhadijoNuh 11 ай бұрын
Aamin yaarabi
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Aun gerida la tusiyay heskan marka u qaday wax yar ka dib wa dhintay shil babur ku dhintay heskan ugu danbeysay u qaday 😂😂😂😂Aun
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Amiin ya alah
@hewho7993
@hewho7993 3 жыл бұрын
A true Somali icon .... RIP C/Nasir Macalin ❤️
@elcapitano7550
@elcapitano7550 3 жыл бұрын
aad io aad umahad santihiin sxbayaaal intaa dhageesto kama gaaaro mar hore ayaa idanka codsade 👍👌
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Heesta waa cabsi cabsi runtii alllah u naxariisto qabriga allah u wasaciyo 😭
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Aamiin Alaha u naxariisto
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Yaa salaam C/naasir macalin saciid Allah ku naxariisto janadii eebe hakugu deeqo Marinkii siraad baa Malaa'ig isku jiidhnee Ilahow kacafi ma qof ifka jooga miyeey is jidhi karaan waa danbi Ilahow kacafi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Aamiin Alaha u naxariisto
@maryamahassan1750
@maryamahassan1750 Жыл бұрын
Aamiin maqal dame wa Allah Alle ha udanbi dhaafo😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Marinki sirad ka malaik isku jirno jano galay Leyahay alaha u rumeyo aun
@MWiggers-b2l
@MWiggers-b2l 3 жыл бұрын
Waayo waayo iyo heesihii wacnaa Bahda daadihinaysaay waa ammaanantiin Salaan sharaf dhamaantiin ❤️❤️🌷🌷🌹🌹😊
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
عبدي ناصر معلم سعيد .... ربي يرحمك ويعفوعنك ويدخلك الجنة من غير حساب ولا سابق عداب يارحيم ياالله
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah, Ilaahow ducadaada u aqbal Aamiin yaa Allah
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
اللهم آمين
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 8 ай бұрын
آمين أسألك رب الرحمن أن يغفر ذونبه ويعفو عن خطاياه
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Qofki kowad allaha unaxarista cabdinasir macalin
@abdirahman2145
@abdirahman2145 3 жыл бұрын
Allaahu ma amen yaa rabi 😍❤️😘🤲
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 5 ай бұрын
Allah yaraxma c.naasir macalin siciid fanan cod macaan ayuu ahaa alle haka cafiyo gafka heesta ❤😢
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 5 ай бұрын
Aamiin
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
Saadashada wanaaji mrka la yhy been maha Allah u naxriisto🤲
@osmaanGadhka
@osmaanGadhka 11 ай бұрын
malyumaadka mootane qabriyada mar hote galay baa magacayga lagu darayee waxaa dhagaysan jiray sxbkay ana heestaa ma jeclayn balse sxbkay waa dhintay ilaahow ku Naxriso sxb jaamacow😭😭 caawa ayay iga soo hor baxday heestan ilaa 5 saacna marna kama xiso dhicin oo wxaan deremayaa sxbkay xasuustiisii aheey ah😭
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Tani hees lama dhihi karo cabsi cabsi waye wlhi😫 Rabi haku naxaristo
@xaradheereboy652
@xaradheereboy652 Жыл бұрын
Waa heystuu sababsaday Sida la sheego
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
@@xaradheereboy652 ninna hees ma sababsado wll ee waxaasi waa hadalka ciyaalada naf walibana wakhti ayay leedahaya ee ilaahay hanoo wada naxariisto aamiin
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
😢Maqnaanshahagii waan madluumee😢 mirirtay laabtuye ku mee😢😢😢😢😢
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Abdinasir moalin ILaahay ha u naxariisto Waa hees uu qaado heestii ugu dambeysey
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Rabbi naxariistii jano ha siiyo C.naasir Macalin Caydiid
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Maaha Caydiid ee waa C/naasir Macallin Siciid
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Macalin ceydiid maaha waa Macalin Siciid
@khadar1011
@khadar1011 Жыл бұрын
AUN Fanaan Qaran Cabdi naasir Macalin Saciid Qabriga Allahayoow Beer janaad uga dhig
@abdiwahabmo2026
@abdiwahabmo2026 2 жыл бұрын
Murugey Nafteydii Meeli Qaban Weydoo Meermeer ayaa idilee, Waa qeeybta ugu cajaaibsan heestaan Rabbiyoow raxistaada sii.
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 жыл бұрын
MIRIRTAY ama MIRIDHAY waa Hal Weedh lkn waa qofba siduu ugu dhawaaqo,Lkn in loo daayo sida Fannaanka u qaaday MIRIRTAY ay ku habooneyd,lkn malaha sxbkeen WAAYAHA ayaa dhawaaqiisu yahay MIRIDHAY.thanks ustaad si kastaba
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wax badan ayaan comenti laga hadlay arinkaas qofka lyrics inuu qoro isku dayaya waa inuu ilaaliyaaa lahjada ama dhawaaqa uu markaas fanaanka heesaya heesta ugu dhawaaqayo ee maaha ruuxa qoraya lyrics sida asaga la tahay inuu u qoro
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
@@MudaneSooyaal fanaanka siduu u qaadayo waxaa ka muhiimsan siduu Abwaanku u sameeyay
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
​@@Garaad1000sida uu abwaanku u sameeyay unbuu fanaankuna u qaadaa kama weecan karo. Se dadka ayaa mid kastaahi siduu rabo isaga qaadaa.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Ай бұрын
@@Garaad1000 abwaanku hanoo heeso siduu ugu heesana haloo qoro taas lama diidana muhiimadna waxba kama ogid codka aad dhageeysaneeysa waa hoobal hoobaladi waqtigiisi loogu jeclaa aqoon yari suugaaneed baa ku heeysa.
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 8 ай бұрын
laaxowla wallaa qowwatu illaa billaa calliyul cathiim subxana laa cilmalanaa illaa maa calamtanaa inaka anta caliimun xakiim illah baa ku cilmi leh wixi anan ogeyn waxan o kale waa guhaan qofka wala tusaaa badanaa waa dhacan✍
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Hees igu dareen ah😢😢 2022---😢😢😢
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 Жыл бұрын
Wllky. Maxaa ku helay
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
@@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 *Malyuumaadka mootan baa magacygii lagu daray!😢🎉
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 Жыл бұрын
@@JAMHAD10 iam sorry 🥺🥺 Xanuun miyaa ku haleelay
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Wow la heshay💯
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 10 ай бұрын
Fannaanka keliya oo gilgilay fannaaniintii waaweyneed . AUN CMS! A true legend.
@axmedsacdi6353
@axmedsacdi6353 2 ай бұрын
Heestaan dhageysigeda kama daalo kun jeer kabadan waan fiirsaday allows kuu naxariiso
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Fanankan Qof wuxuu ku hadlayo inuu ka fiirsadaa wacan.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
AHUN Ustaad Cabdinaasir.
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 8 ай бұрын
alle how naxariistee cabdi naasir macalin siciid waxa dishay gacan ka xaqdaran sida laygu yidhi waxa lay sheegay in shirqool lagu dilay oo gaadhi la jiidhsiiyay
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
Ustaadoow adigoo mahadsan heestaan xiliga qabashadeeda hadaad hayso bal noo soo gudbi Thanks
@ciiltire3113
@ciiltire3113 Жыл бұрын
Waa 1985 Waana heestii ugu danbeesay oo qaaday cabdinaasir, isla maalintii oo heestaan qaaday ayaa baabuur dardaray EEBE ha u naxariisto
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
@@ciiltire3113 1985 maba noolayn sxb 1983dii buu dhintay
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 Жыл бұрын
Heestan waxa la qabtay 1985 zidaan waraysi ku maqlay
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
@@ahmedfarah8316 waraysigaa yaa leh sxb adoo mahadsan
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa heesti ugu danbeysay oo qaado sidaa maqlay
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Alow u raxmo cabdi nasir iyo inti muslim ah
@KhadijoNuh
@KhadijoNuh 11 ай бұрын
Aamin yaarabi
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Subxanalaah! Naartaan maalmo joogee! 🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭
@mohamedshiine6957
@mohamedshiine6957 Жыл бұрын
Bal malee, uu dhahay. Dhibka mesha ka jira qiyaas cml
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Abwaanku inuu halkaas wax ka dayo maahee, maakubyo kale inuu adeegsaday ahayd.
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 3 жыл бұрын
AUN fannaan Abdinasir xasuus Gaar ah hees qaaliya qaraami
@aadanciise4649
@aadanciise4649 Жыл бұрын
Alah unaxariisto
@AbdiAddey
@AbdiAddey 6 ай бұрын
Allaha Unaxariisto waxaa igu maqaala heestaan markuu qaaday inuu fanka ka toobad keenay oo uu iska daayay fanka waliba wuu soo cimraystay oo isagoo cimro ka yimidbaa gaari xamar ku dilay. Siday dad isagaa udhawaa sheegeen heestaan markuu qaaday riyooyin cabsi leh baa ku bilowday ilaahay baase naga og
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waa heestii tafafushay marku qaday cawa ookale aroortii waxa jiidhay gabadh gadhi wata
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waa sidaan maqlay
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
Gabar baabuurka kuma diline nin dhakhtar ah baa baabuur ku diley wadada baar ubax welibaa gabar nerisa oo kortaagnayd markey naftu ka dhacday digfeer baan aqaan ilaahoow unaxariiso annagiyo isagaba amin
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
@@mamaaasiyo7315 qoralkaga si fcn uma fahmin wll ma waqtigasad joogtay micnaha xaadir miyad u ahyd mise shekad ku maqashay hadad u joogtay si wcn nogu sheeg wnku warerne qisada
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
@@Gabdh_tuulo qof qisada u jogay ayey u egtahay. Bal mamo sfcn nogu sheeg arinta dhan.
@AyuubnadiifArjunboy
@AyuubnadiifArjunboy 8 ай бұрын
​@@mamaaasiyo7315😮
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Allow kuu Naxariiso maskiin buu Ahaa
@abdiwaliodowamohamud333
@abdiwaliodowamohamud333 Жыл бұрын
Hestan marku diyariye abwankii qoray o lodhibay abdinasir ayu qebta hore hesta u laxamaye habenkii hurdada lagutusay mucjisoyin iyo akhiro waxa kajiro Abdinasir malinkas waxu jojiye waxkasto kusabsana fan waxuna aday misajedka arinkiina waxu lawadagay saxiibadi fanka o kuyire hestan iskada 2belod markan la arkin aya abwanki hesta qoray kuyire hesta qaad o dadkan warkoda iskada hormarkaday kaxunyihen Abdinasir hestii ayu tiyatarka kaqaday markuu labogay xafladii lagutumaye hesta ayu sobaxay asaga iyo ninkale sxibkii aha waxa jiiray Gaadhi wayn o dakada xamar ushaqaynaye Khatumo wangsan Allh nagudilo
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
Allah unaxariisto yarab😢
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Sheeko baraleyda meesha hala imaan, heestaan iyadoo kaban nuuc walba ah loo tumayo ayuu intaa oo jeer duubay, youtupe kaliya ayaad iyadoo dhowr kaban ah ka dhex heleysaa.
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 10 ай бұрын
Maxaad ku xaqiijan kartaa qisadaan
@abdiwaliabdullaahi9511
@abdiwaliabdullaahi9511 21 күн бұрын
2001 ayn dhageeynsan jiray Wll keey aya jeclaa ano yar 😂 2024
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Malyuunanka mootan ee qabriyada mar hore galybaa magacaygii lagu daray (waa kalmad tafafulka ahayd)
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 8 ай бұрын
Kadib habenki uu hestan qaadey ayuu subaxi shilgaarey ku dhibtey sida Aan maqley
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 Жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh?
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Abwaan inkaar qaba sameyay waliba wa loga Digey ka joog ba ladhahay ma fiicnee
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
@@cabdiraxman6731 abwaankii sameeyayba waa dhintay teeda kale adiga yaa kuu sheegay sheeko baraleyda iyo waa looga digay
@NuurCalisheikh
@NuurCalisheikh Ай бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo adoonkaa gafku katagay hawla saaid ah ayuu galaye
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Bro heesta magaceeda (Maryaneey) ayaa ladhahaa ama Malyuumaatka mootan Fadlan inaga sax si hadhow qof soo Searging gareeya uu u arko
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah 😢
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Hadii aad ee maahan hadiyaad, siduu u qaadayo u qor sidaasaana sax ah af soomaali ahaan.
@kamaalmuhamed2029
@kamaalmuhamed2029 7 ай бұрын
Madow badnaa naartan maalmo joogay milicsaday janadii markaa ayaa kamid ah ereyada fanaanka uu ku heesayo naar ilaah nama geeyo isagana allaha u naxariisto una dembi dhaafo wuxuu kalow leeyahay maalinkii siraad baan malaa'igta isku jiidhnay waa ereyo aan fiicnayn runtii
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Heesta abwaankii sameye deelqaaf ayuu ki galay.ilahaw naarta hanageyn aamiin.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 6 ай бұрын
#axmedsahal Will Maxaa laga wada deelqaaf adoo Mahadsan
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 6 ай бұрын
dhowr Heesod AYaan ku maqlaay Eraykaas
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 6 ай бұрын
Sidaa Heesta Qalinle Dadka kama saarine Wan kuu dan sheegto iga daacad Weeyee deelqaaf ha moodine
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 5 ай бұрын
Deelqaaf waxa laga wada erayada aan is laheyn heestaanse erayadeeda waa is leedahay
@maryamahassan1750
@maryamahassan1750 Жыл бұрын
Maskiinkan heestan abwanka inu ku diiday aheyd blse ma dhicin Allow ka caffi dhamntod😢
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
waxaas yaan laguugu sheekayn wll naf waliba wakhti ayay leedahay naf siyaado loogu darayana majiraan sidoo kale abwaankii heestaan sameeyay isna waaxijaabtaye AHUN dhamaantood
@liibanmaxamad2286
@liibanmaxamad2286 Жыл бұрын
Erayadaas ayaa helay ka dibna hees ma qaadin asagoo yar markuu saas uga soobaxay ayuu dawakhmay latacaalid badan ka dib wuu ladnaaday
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Babur ba dilay
@dadirmohmud3432
@dadirmohmud3432 3 жыл бұрын
Heesihii hore ahaa.
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 8 ай бұрын
alle how naxariisto lkn ereyadan ku jira ee ah madowbadna naartaan maalmo joogo yacnii wuxu ka hadlayaa naarta dhibta ka jirta iyo geerida anigu heestani waxay i xasuusisaa geerida waanan ku cibro qaato
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Heestii cadar soo gali ee c/naasir
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Miriq yari ku dhaafee. Waaye.
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 Жыл бұрын
Adkeesi badanaa ninka inta naarta galay marynan majeeranaayo
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 жыл бұрын
"Mirirtay laabtee " meeshaas maxaa uu ula jeedaa abwaanku yaa fahmay ?
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Micnaha Qalashay
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Mirirku waa daxalaysi.
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 жыл бұрын
@@Garaad1000 taas wan ogahay lkn diiniyan qiil maloo helaa
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
@Hasan Ali Meesha diin laguma hayo ee waa hees. Wax walba qiil diineed ha u raadin.
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 жыл бұрын
@@Wonderer224 waxaa muhima ina fahanto mcanaha guud ulama jeedo sida u fahantay
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 жыл бұрын
Kisedaxad inaan ahay yaa idiidi kara hee
@LiibanC.Cigaal-fy1ft
@LiibanC.Cigaal-fy1ft Жыл бұрын
Qali
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Gerida la tusiyay heskan marka u qaday wax yar ka dib wa dhintay million ka mosano qabri yada Mar hore galay ba magaceyga lagu daray 😂😂😂😂Aun
@LiibanC.Cigaal-fy1ft
@LiibanC.Cigaal-fy1ft Жыл бұрын
Jah
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Maskaxdii baa i damqatoo Muggeedi baa iga madhee
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
HEESTANI MA TII GUHAANTA ALLOW NAXARIISAGA?! MURTI DHUUXOW NA SOO TIUURTIURA
@ibrahimmohamed1136
@ibrahimmohamed1136 2 жыл бұрын
Heestan danbi socda weeye kulahaa jidka siraad baan maray, malaaig is jiirnay iyo naarta maalmo joogay. Heestan abwaankii lahaa jaahil weyn buu ahaa
Siciid Khaliifa Iyo Seynab Cabdillaahi 🔥Iyo Heesta "HAYNA KALA WALWAALIN"
9:22
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
CABDINAASIR MACALIN SACIID A.U.N QARAAMI HEESTII DAWADI NAFTEDAAY
9:04
GorGor Media Production
Рет қаралды 64 М.
Masciideed by Aamina Cabdullahi & Cabdi Naasir Macallin w. lyrics
7:46
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 322 М.
Cabdinaasir Macalin Siciid - Badacas
9:25
Ik Hajji
Рет қаралды 14 М.