HEES | Goormaan Ku Helayaa? | Siciid Mire Xaydar Iyo Deeqa Axmed Raage | Original + Lyrics

  Рет қаралды 124,290

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Erayadii Abwaan-Maxamuud Axmed (Dabagooye) &
Laxankii Abwaan: Cabdi Bashiir Indhabuur 3/12/1973
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 88
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y Жыл бұрын
Degmada danood ee gobolka doolo ayey ku taal Heegale iyo harada garduur 🎉🎉❤❤ dhulku wacan dhaqashada mawaashiga iyo beeraha
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 5 ай бұрын
Heegaale waa magalada aan ku dhashaY waliba kurta dahabo sababaha aan u dhagaysto heestan bay kow ka tahay''.❤️🙌
@abdiraufmohamedabdi
@abdiraufmohamedabdi 2 ай бұрын
abwaanada badan kood wey ku hal qabsadeen waxaan umalaynayaa badan kood in ay ka imaadeen
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y 2 ай бұрын
@ runtaa weye dhulkas somali ayaa degta wana dhul ilahay nimo dhigay
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 жыл бұрын
Al fanaan saciid mire xeydar heesihiisa waan ka danbeeyaa
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
absolutely unique ayuu ahaa alle ha u naxariistee
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 жыл бұрын
@@raagedirir9171 Aamiin aamiin wllalkey
@dr.abdisalanomarnaleye2189
@dr.abdisalanomarnaleye2189 5 ай бұрын
waxan Hees way dhaaftaye magac kale haloo bixiyo😢❤ more than 30 times ayaan ku cesheday🎉 *Anigoon Higliyo qudhac *Ubedelin hub iyo luul *Guur Haybsanmaaye❤❤❤❤
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 жыл бұрын
Hees wadhafta alow iga cafi 10 jeer kabadan dhaqeysta 🙈✌️🤴💯💯waliba qaybta gabadha samidey
@nunoow
@nunoow Жыл бұрын
Cudurka ma ila qabtaa😅
@nunoow
@nunoow Жыл бұрын
Aniga qeybta siciid ayaan ubadanhy alle ha unaxriisto inti dhimatay
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 4 ай бұрын
Inta tiktok ka soo Aragtey soo Raadisey
@AxmedCismaan-u2v
@AxmedCismaan-u2v 3 ай бұрын
✋️✋️
@karamoige5268
@karamoige5268 4 ай бұрын
Mid mid ah heesaha qaraamiga kuwooda ugu cajiibsan. Een hogo kaliiliyo Hanfi iyo kulayliyo Weligeed haraad arag Hoobaan la moodyeey Hiyigaa ku raace Goormaan ku helayaa.!! Still lestining 27/09/2024🎻🔥
@khadarbulshaawi4030
@khadarbulshaawi4030 2 жыл бұрын
Cajiiiiiiib🎻🤦‍♂️💛 Erayo lama oran karo waa onother level walan ku dhaartee taariikhu waa 07/29/2022/ waa hheen aan marqaan u fadhiyo goobtu waa magalada qabridahar ogaadeenia salmullah inta iga danbysaaay sxpyal💛💛
@nunoow
@nunoow Жыл бұрын
Salaaamaad inta afasoomaaliga ku hadsha
@nunoow
@nunoow Жыл бұрын
Hoobaaan lamoodyey hiyiga ku raacee gorman ku helayaa, heesaha qaar waxa moodaa in adiga uun ay ku quseeyaan
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 5 ай бұрын
Heestan hees waa dhaaftay wlhi waan ku celceshtaaa mahadsanid saxiib''.❤️🙏
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Farshaxan aad u qiima badan baad Ku samaysa sxb aad bey indhuhu ugu bogayaan Tnx a lot ❤️💯🙏
@mrqunful2228
@mrqunful2228 2 жыл бұрын
Waaw inaba caadi maahan thanks.
@AbshirYare-um8dn
@AbshirYare-um8dn Жыл бұрын
Cajiib hees waa qaraami !
@NajahAhmed-qr1in
@NajahAhmed-qr1in 6 ай бұрын
Heegal unba garan iyo haradi danod heegale guri dhulbahante ❤❤❤
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 5 ай бұрын
Dhulbahante isma saarnee reer hagar waliba faarah hagar''.❤😂
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Gormaan ku helaya axsan cod🖤
@abdullahimoha3016
@abdullahimoha3016 2 жыл бұрын
#Anigoo Higliyo Qoran U Beddelin Hub Iyo Luul Guur Heybsan Maaye# Beydka Iga Soo Jiitay Heesta Adna Hadduu Kusoo Jiitay Like Hayla Dhaafin👍
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Ku beddelin waaye
@CabdiwelliCabdalla
@CabdiwelliCabdalla 6 ай бұрын
Higliyo qoran Maxa loola jeedaa?
@deeqaali2739
@deeqaali2739 Жыл бұрын
Muuqaalada aad saareysid Soomaali ha ahaadaan
@ShukriCabdirahmaan
@ShukriCabdirahmaan 3 ай бұрын
Saciid mire xaydar illahy kunaxarisay wa malin jimca ah 11/10 /2024
@AhmedXMacalimu
@AhmedXMacalimu 3 ай бұрын
Gormaan ku helaya 😢 2024
@gudinimcaan613
@gudinimcaan613 2 жыл бұрын
Hoobaan la moodyeey Hiyigaa ku raace Goormaan ku helayaa ;- Siciid Mire Xaydar AUN Waxaan ahay mid hawl iyo Hiddaha iyo dhaqankiyo Horu socod u baahane. ;- Deeqa Axmed Raage
@zhaficicabdilahibookh9839
@zhaficicabdilahibookh9839 2 жыл бұрын
Waa asal
@anonymorchid
@anonymorchid 2 жыл бұрын
Adinkoo mahadsan ku dadaala inay sawiradu noqdaan kuwo la jaan ah cimilada, jawiga iyo quruxda dalkeena iyo dumarkeena. Sawiro shisheeye halkaan kuma habboona. Mahadsanidiin
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 6 ай бұрын
❤❤❤ Jumladdaa u dambaysa beydka inanta ee "waa innoo har iyo rays", halkaa ay "har" leedahay saw ma aha "hadh" marka lahjaddii Dh'da la adeegsado? Ma se waaba "haro"-dii ahayd biyaha? Ilaahay ballankii, in aan iska sii hubsado ayuun baan iska jeclaaday maaddaama oo ay si gaar ah iila sii macaanaatay intaasi.
@ahmedmahamuud1648
@ahmedmahamuud1648 4 ай бұрын
Haa inader waa hadh oo waxaad ku macnaysan kartaa meeriskan ah "waa inoo hadh iyo rays" hadh waa hadhka geedaha ee laseexdo laguna qaboobo halka rays uu yahay marka uu roobku da'o qabowga naxariista leh ee dhulka lagu dareemo kana soo baxa dhulka. Markaa ereyga macnihiisu waa hadh gabadha heesta qaadaysaa inay reer koonfur tahay baan filayaa waayo ma karaan inta badan xarafka "DH" waxayna isticmaalaan bedelkiisa xarafka "R"
@Bahdapro
@Bahdapro 4 ай бұрын
Koofur Waaya Lahjada wll Lagu Qoray
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Viva Calanka Soomaliyeed
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 6 ай бұрын
Laxanka yaa saaray ma indhabuur baaa
@Bahdapro
@Bahdapro 4 ай бұрын
Waa isagiii adooweyn
@musaabdala307
@musaabdala307 2 жыл бұрын
asc wankusalamay sxb sare siqalin hooroo
@KheyreDahar
@KheyreDahar 11 ай бұрын
Qamar sxb ku soco
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Baryahaan ba folder aad u cajiib ah baa nagu socdo aad iyo aad baad u mahadsanid ( 𝗠𝗮𝗮𝗱𝗲𝘆𝘀 )💯❤️🙏😘
@siyad5681
@siyad5681 2 жыл бұрын
Aaas
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Siciid Mire Xaydar, cod aan innaba caadi ahayn ayuu ku qaaday heestaan. Waa hobolkayga 3aad ee aan fanka ugu jeclahay aan isku xaafad-hoosaadka nahay hhh hhh
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Bobalkaada labaad waa kee
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
@@abshircarab18 1 waa Qalinle 2 waa Samatar iyo Cumar nuur cabdulle. 3 Siciid Mire Xaydar
@adanhassan1234
@adanhassan1234 2 жыл бұрын
@@shiilalle Aad buu u cod macaan yahay laakiin inanta ayaan codkeeda aad uga sii helay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@adanhassan1234 soomaha wll weydhimatee uducee Maraykanka bayku dhimatee
@adanhassan1234
@adanhassan1234 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 she may RIP niyadaan uga wada duceeyaa fanaaniita Soomaali oodhan
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 9 күн бұрын
Ya salam❤
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Yaa salaam🔥
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 жыл бұрын
Waah waah waxaasaa cod naaxiyad iyo musik ah xigmaduna dheer tahay maxaa wax inaga lumay aduunyo aan soo noqod lahayn ilaahow soomaali is jecel oo midaysan baan kaa barinay
@abdisheekh
@abdisheekh 2 жыл бұрын
”Higliyo Qoran” Inaysan ahayn bay ila tahay, ee ay tahay: ”Higliyo Qorac/Qurac” Waa laba geed oo isku meel kabaxa inta badan, gaar ahaayn dhulka kaymaha ah. Mahadsanidiin bahda Maadays.
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 6 ай бұрын
@barqaborgi7671
@barqaborgi7671 2 жыл бұрын
Thanks maadeys 🔥🔥🔥🙏
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 2 жыл бұрын
Mahadsanid jaalle 🔥 🎵🎷🥁🎺🎵
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 2 жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha hirgalay
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 2 жыл бұрын
waah waah qaraami qiimihiisa wata
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 2 жыл бұрын
3:46 Bal EEG intaas tane BAL aqri hadaan qoraayaa wee isku dhawyihiin Halgankaan kujiro iyo Halkaan Hano is leeyahay Kolay waaba Kala Haabee wee isku dhaw yihiin waane 2 hees cjiip
@abwaanmurtishiiladan5439
@abwaanmurtishiiladan5439 2 жыл бұрын
yaa.leh erayada iyo laxanka heestan
@Bahdapro
@Bahdapro 4 ай бұрын
Maxamuud axmed Dabagooye
@mahrezyare233
@mahrezyare233 2 жыл бұрын
Anigoon higliyo qurac baa sax
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
4:11 laba heer ✅
@MohammedBarre-j7o
@MohammedBarre-j7o 5 ай бұрын
Yaasalam 🙏🙏🙏🙏
@alihasanalihasan-mj4ju
@alihasanalihasan-mj4ju 4 ай бұрын
Qaalin gartay(hoora) lkn hoor yaa ii sheega
@Bahdapro
@Bahdapro 4 ай бұрын
Hoor waa marka Roobku Da,aaayo
@abshirmali9691
@abshirmali9691 2 жыл бұрын
Haboon La moodyey Hayigaa ku raacee Gormaan ku helayaaa …?
@Qasaye-v1f
@Qasaye-v1f 5 ай бұрын
Duduble fanakan kaliye Miya miise fanankale Aya jiira
@CabdilahiDaahir-k1z
@CabdilahiDaahir-k1z Ай бұрын
@adanhassan1234
@adanhassan1234 2 жыл бұрын
Waxaan aad uladhacay sida laxanka wanaagsan loola helay gaar ahaan inanta pagekeeda labaad (Soomaali)
@abdiraufmohamedabdi
@abdiraufmohamedabdi 2 ай бұрын
ninka miyi ku dhashay ee kala garanayo muuhiimadu ey leedahay hoga tusaaleynta baa heesahaan dhageysan karo xili abaar ah roob cuntay muuhiimadu uu leeyahay dhir-magooshay qiimaheeda fardo barwaaqo daaqayo iyo geel naqii daaqay ee dhogortiisa quraxda badan waayo waayo beey aheyd
@KheyreDahar
@KheyreDahar 11 ай бұрын
Wey isagu tGty hujuunka cadowga odey anaa hogaMinaya
@ibrahimmohamed2813
@ibrahimmohamed2813 2 жыл бұрын
Waaaw
@ugaaskaumadda9137
@ugaaskaumadda9137 2 жыл бұрын
Cod dahabi ah godka lagu jinee siciid mirree
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
Goormaan ku helayaa???!!!!!
@SayidAli-eh1lr
@SayidAli-eh1lr 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@ShukriCabdirahmaan
@ShukriCabdirahmaan 3 ай бұрын
Hare I am 2024
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Жыл бұрын
AUN siciid mire xaydar
@yassenmoha3551
@yassenmoha3551 10 ай бұрын
Waar maaha xayder ee Waa qamar sugaani oo dawaha saaray yacnii SOo cusbooneysiiyey. Hamugta hoose iska fahma Iyo foosto gobolooyinka 😂
@cukaashe9466
@cukaashe9466 2 жыл бұрын
Onther level
@Bsihar
@Bsihar 6 ай бұрын
haisracdha
FANANKI WEYNA SICIID MIRE IYO SIYAAD BARRE WILKOODA SOS KU KORAY OO HOOYADIS RAADINAYO
1:45:02
Maxkamada Dahir ( Dahir Law Court )
Рет қаралды 32 М.
Saciid Mire Xaydar - Shamaad lyrics
7:06
Barisamaad
Рет қаралды 83 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 2,1 МЛН
Saciid Mire Xeydar IYO Deeqa Axmed.Heestii Xaqmiyaa Xeermiyaa
10:33
Raad Raac Qaraami
Рет қаралды 42 М.