Cabdinasir Sulub || Rabaso With Lyrics || original song

  Рет қаралды 925,604

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
*Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
*Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
*Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
*Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 461
@adowahmed9447
@adowahmed9447 Жыл бұрын
Heestaan tiktoka kasoo maqlay wilka qoorta dheer oo naagaha wada jeclaadeen
@abdinasirosman4116
@abdinasirosman4116 Жыл бұрын
kkkkkkkkk
@shirebiyo9176
@shirebiyo9176 Жыл бұрын
Same wlhy
@khalidislow7375
@khalidislow7375 Жыл бұрын
I swear same 2🤞
@cabdifitaaxyuusufaxmad7496
@cabdifitaaxyuusufaxmad7496 Жыл бұрын
Isku meel ka imaane😅😅
@libaandahir5673
@libaandahir5673 Жыл бұрын
Legend kula midaa ahay
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын
Naag aabeheed rabbso ku dhashay ayan ahay from Cidagale
@balbahariaxmed9032
@balbahariaxmed9032 Жыл бұрын
Adiga iska leh marka heestana wllo
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 Жыл бұрын
Cida shidaaLka 🥰♥️
@shaani7
@shaani7 Жыл бұрын
INaDer ❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Lkn adiga kuma dhalan 🤣
@ahyusuf0
@ahyusuf0 Жыл бұрын
Inadero ciidagalenmo from Daroor
@geenyadadheer
@geenyadadheer Жыл бұрын
Waxaa ka soo raacay ninkii maskiin ahaa oo xaladuhu jexjexeen allaha u boogo dhayo Waa hees macan😢
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 Жыл бұрын
Anigaba kula mid baan ahay will 🙏
@maazimahmed1971
@maazimahmed1971 Жыл бұрын
Me too wll aamin😢😢😢
@siciidmacalin4970
@siciidmacalin4970 Жыл бұрын
sxb waxaasi waa waxa na haysta ilahay hanaga samata bixiyee aad bay heestani ii khusaysaa xiligan
@geenyadadheer
@geenyadadheer Жыл бұрын
@@siciidmacalin4970 dareenka heesta ka tarjumayso waa dareen qof u baahan qofkiisa inay rafiiq ahaadan kuwada nooladan dhulkooda iyo deegaankooda waa labo qof oo xaladuhu jeexjeexeen 😢😢😢
@siciidmacalin4970
@siciidmacalin4970 Жыл бұрын
@@geenyadadheer wllo ishaad ka riday waa sidaa aad sheegtay
@abdirahman1833
@abdirahman1833 Жыл бұрын
Heestan maalintey soo baxdey Ayaan dhageystey 1997 ayeey aheyd waa markii Toronto shidneyd iyo somali hall of fame Walaahi wagaas baan jeclaadey Heestaas Ilaa hadana iyadaan ugu jeclahay heesaha Dadka hada train ka ilasoo fuuley welcome baan leeyahay
@faysalmuuse7026
@faysalmuuse7026 Жыл бұрын
Legend waa markan dhashay 1997
@cabdiraxmaanlabagole4057
@cabdiraxmaanlabagole4057 9 ай бұрын
​@@faysalmuuse7026legend of 1997 😂😂
@aragsanmohamedali9590
@aragsanmohamedali9590 9 ай бұрын
1997 waa markan dhashay quruxow 😅❤
@abdirahman1833
@abdirahman1833 9 ай бұрын
@@aragsanmohamedali9590 legemada mar aduunkuu macaanaa oo uu shidnaa baad dhalatey xasuus baan galaa barigaas markaan xasuusto
@abdirahman1833
@abdirahman1833 9 ай бұрын
@@faysalmuuse7026 sxb Ana markas ayuu jawigu ii macaanaa waxaan isku diyaarinayey World Cup 1998 iyo xiisihiisii ala wagaas macaan badnaayaa
@hassankhalifa2440
@hassankhalifa2440 2 жыл бұрын
Wlhi waa xasuus igu weyn heestani 1999 iyo magaaladi Hobyo waayihii bilowgii jacaylka Heestani waxay ku jirtay albunkii Rabaso ♤♤
@hamdifamilyofficial4438
@hamdifamilyofficial4438 Жыл бұрын
Manshallah ❤
@sumayaxamse5395
@sumayaxamse5395 Жыл бұрын
1999 bishii September dhashy hdana wan dhagaysanaya
@aadangalad7346
@aadangalad7346 Жыл бұрын
War legend Aya tahay ani marki iigu horeesay ayan maqlo Wye heestan tik tok igaaga soo badbadatay
@the_kaarto
@the_kaarto Жыл бұрын
Album ka rabaso halken ka hela abti
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 Жыл бұрын
HG🥰
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 11 ай бұрын
nimankii cabdi ciise iyo Baho dhamal ee rabasso iska lahaa ayan samalayaa dhamaantood
@suheybyuusuf6972
@suheybyuusuf6972 Жыл бұрын
cawa waa habeen an argentine iyo holland an dawanayo walipa second half oo ay thy tariqda 9 /jimco / 12 /2022 waxan heestan ku dhagaysanyaa jawi dagan hestan aad bay ii qancisay wllhi allow wadankeena nabad noga dhig aamin🤲🤲❣️
@abdishakourelmi
@abdishakourelmi Жыл бұрын
Rabaso waa magaalo ku taal dhulka soomalida ee itoobiya Gobol ahaan waxay ka tirsantahay gobolka jarar ama dhagaxbuur hadba sida aad u taqaan degmo ahaan waa degmada Daroor qabiilka dega waa isaaq gaar ahaan ciidagale heesta waxaa qaaday cabdinaasir Sulub oo ciidagale ah wuxuu qaaday inyar kadib 94kii waagii Hargaysa laga qaxay ee dagaalka sokeeye dhacay 1998kii meelaha ayay heestu soo baxday, Rabaso deegaan ahaan waxay ku taalaa dhul daaqsin ah deegaan ahaan aad u qurux badan xoolaha noocyadooda kala duwana ay daaqaan dooxooyinka ku hareeraysan magalada waxa kale oo magaladu leedahay labo bali ama dhaam oo labada cidhif kaga yaal oo dad iyo duunyaba laga cabo magalada waxaa dhanka Galbeed ka xiga dooxa wayn oo daaqsin ah waxaa daaqa Geela, dareemaha, adhiga, lo,da iyo fardaha waxa kale oo iyana jooga noocyo badan oo xayawaan ah sida shimbiraha, bakalayha dacawada sakaarada iwm dhanka Waqooyi bari ee magaladuna waa la mid iyada waxaa u dheer dhaamka. Rabaso waa magaalo marti galisay dadka reer Hargaysa labadii dagaal ee ay kaga baro kaceen Magalada Hargaysa waa 1988kii iyo 1994kii taana waxay kala siman tahay waa marti galintee Dulcad, daroor iyo abokor oo labada jeerbaa marti galiyay dadkii kasoo qaxay guud ahaan dhulka Isaaqa. Rabaso waxay leedahay dhamaan sifooyinka wangsn ee fanaanku heesta ku cabiray. Masaafo ahaan waxay magalada Hargaysa u jirtaa 150Km waxayna kaga beegantay dhanka koofureed. Hadaad qoraalkan dhamaystay mahadsanid waxaad tahay qof jecel barashada Geography ga.
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 Жыл бұрын
Sifiican wlhi waa magalo aad u qurxoon oo aad u wayn Ma magalooyinkan caasimada ah ayaa isaaq dowlad deeganka ka dagaa whey gobol loosinwaayey
@husseinmohamed2259
@husseinmohamed2259 10 ай бұрын
Wan dhamaystey...wa meel aad utaqaano...Ana wan jeclaadey
@ashasaid6336
@ashasaid6336 10 ай бұрын
Cidagale ❤ rabaso❤
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 9 ай бұрын
Aad iyo aad 🙏
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 8 ай бұрын
masalaha iyo hargeisa ila gacan libaax ❤❤❤
@axmedyazinhlg742
@axmedyazinhlg742 Жыл бұрын
Inta magaalo ee heestan ku jirta hadaad aragtay legend baa tahaye farta taag😮 Canada 🇨🇦 waa hawl kalee inaga reeb iyada 😅😅
@khaalidcali2808
@khaalidcali2808 Жыл бұрын
Caawa ayaan joogaa magaaladii heestan loo qaaday ee Rabaso ♥ 8/4/2023 habeen ramadaanaa
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 Жыл бұрын
Gobolkee ku taal rabaso wll
@ahyusuf0
@ahyusuf0 Жыл бұрын
​@@raaghenuur3228 Dowlad deganga somalida Ethiopia 🇪🇹 gobalka Jarer kana tirsan degaanka daroor
@MohamedAbdiqaadir-xe4ft
@MohamedAbdiqaadir-xe4ft 6 ай бұрын
After 1 Year dhagaysanaya Anah
@yusufmohamed-hc5bm
@yusufmohamed-hc5bm Жыл бұрын
Raagna waa ragii horee,Runiina waa intuu yidhi,waxbaa soo maracaan..legend Sulub.listening at 1:09am at Nairobi,kenya.hit song indeeed❤
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 9 ай бұрын
Heestaan waxan ka soo raacey wilkii maskiinka aha xalada jeex jeexdey😢😢😢
@suheybyuusuf6972
@suheybyuusuf6972 Жыл бұрын
intii heestan tiktoka ka soo racday ismuujiya❣️❤️
@abdiazizhassan8826
@abdiazizhassan8826 Жыл бұрын
Xasuus waayo waayo heestan markii iigu horeysay aan maqlo waxay ahayd 2000 anigoo safar usoo ah wadanka USA safarkaygii baan heestan bartay waxaana agtayda ku dhegaystay nin oday ah oo aanu safarka ku kulanay kadib sidii baan udhegaystaa weli dhalinyarada dambe waxaan filayaa inay tahay markii ugu horeysay ay maqlaan heestan Old Is Gold hees io waa dhaaftay heestani
@somalistories5037
@somalistories5037 Жыл бұрын
Heesta ma fanaan kale ayaa hore u waadi jiray walaal?
@sumayosuseensumayosuseen5315
@sumayosuseensumayosuseen5315 Жыл бұрын
Waa markaygii iigu horeesay😩hadeer baansooradshe markan tiktoka ku arge nin xanuunsan oo lasoosaarey
@Cadaani-zk4lr
@Cadaani-zk4lr Жыл бұрын
Legend❤
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 3 ай бұрын
Mayee waa markii ugu horraysay​@@somalistories5037
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 Жыл бұрын
I’m here from TikTok 😢 I love to listen our beautiful songs ❤
@naaifadam8005
@naaifadam8005 Жыл бұрын
Esh calaah hees. Marki igi horeysay oo an dhagaysto heestan waxay ahayd 1998ki waa kolki ay sobaxday albunki ladhigi jiray RASMI. Gabar reer Hargaysa ah aya iso dirtay warqad iyo Cajiladan aad ayan ujecladay ruunti waanah ladhacay music,erayada iyo coodkaba iyo dabcan iyadi oo an usii qaday xuubi saaid ah ilaah ay socaga dhiigatay meshii an jogay.
@SaluumHashi
@SaluumHashi 7 ай бұрын
Calaf ma isku yeelateen oo nolol mawada wadaagteen mise 😢
@naaifadam8005
@naaifadam8005 Ай бұрын
​@@SaluumHashi Haa waa caruurta hooyadood 24 yrs anu isku dhexnaa.
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
Rasmi meel aan u eheyn Haddii reerka lagu furo Kama reysto oonke'e Rugtaan naala maantana sod'sudan🇸🇩 Rabi bayne keene Marna anigu maan rabin😢😢
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Juba miyaa joogtaa sxb waa halkii an joogay 2011 ilaa 2016
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Wlhi beeen ma shegin juppo gaar ahan muniki suuq lipiya wn ka tagi i.a ❤❤
@ceyrow8
@ceyrow8 11 ай бұрын
​@@ahmedkulowabdi821anigaa joogo hda Juba shb
@somalikidscartoons8059
@somalikidscartoons8059 Жыл бұрын
Ciyaal RABASO idinmee. ❤️ baladkaygiii bartaan ku dhashay ❤❤
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын
Me
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 Жыл бұрын
@@najmafunnyofficial2601 wllo rabaso xagay kutaala dowlad deegaanka somaha yaase taarikh ayaan kumaqlay ee
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын
@@daacadalleaamin1757 haaa wllo macan
@somalikidscartoons8059
@somalikidscartoons8059 Жыл бұрын
@@najmafunnyofficial2601 Soo sheeg xaafadaad daganayd iyo waxaad ku xasuusato ❤️
@mutaascadaymoh2525
@mutaascadaymoh2525 8 ай бұрын
Wanakan😅
@mustafemohamed2536
@mustafemohamed2536 Жыл бұрын
Dhul Garxajis Yaa ku geeya muu iska yidhaahdo 😮❤❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅Wa sarbeeb sowdiga na qarxiyay
@Star598a
@Star598a Жыл бұрын
Ninku waa ciidagale dee deegaankiisu xasuustay nothing wrong with that man
@guledjama448
@guledjama448 Ай бұрын
Indr waxba makala lihiin habaryoonis 🦁 waa walaalkay oo naga yar 🦁🐪
@mohaabdi9499
@mohaabdi9499 Жыл бұрын
Heesta waxan dhegaystay 2013 anigo safar ah badhan to bosaso Waxan maraynay magalo la dhoho cawsane oo aad uu qurux badan ❤
@sofiamahamud6495
@sofiamahamud6495 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@ShueipZalaath
@ShueipZalaath Жыл бұрын
Heestan qof aan wada socon jiranay ayaan wada dhagaysan Jirnay waxayna ahay 2019 ilaa Up To now hestaan Qiiro gara ayay iGalizaa walHi
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 6 ай бұрын
Heestay wax aan markii hore dhegaystay anoo Garowe ka imi oo Taleex ķu socda, aduun gabar nala socotay ayaa dhawr jeer noogu soo celslcelisay saasaban ku jeclaaday.❤ aduun io waayihiis.
@yaasindhagayare7214
@yaasindhagayare7214 Жыл бұрын
Waxan Ka soo raacay Ninkii waqtigu haleelay ee Qurux illahay Ku manaYztaY waxaa u raJYn Caafimaad taama iYo waqtigu inuu saacido🙏
@bazherahmedjama936
@bazherahmedjama936 9 ай бұрын
Magaaladii abtiyaashiii reer cabdi ciise sandalatu cuuniya From Daroor waa idin reer rabasood..
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 Жыл бұрын
2002 Ninka isagoo aroos ku jira ku dhagaysan Garoowe, xaafadda Waaberi, 2023 weli dhagaysanaya waa aniga. Old is gold
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 Жыл бұрын
Congratulations 🎊
@SahraCiise-i2q
@SahraCiise-i2q Ай бұрын
hargaysa siiba masalaha gacan libaax rabaso badarwanag dhul garxajis❤wiilasha garxajis halbaha hesstan ha udiraan markay shukaansanayan😂caaway itustay inaan soo booqdo heestan 02/09/2024🎉
@RidwanAli-f4b
@RidwanAli-f4b 9 ай бұрын
Gacan libaax badar wanaag Hargeysa maslaha iyo rabaso deegaan G36 iyo qisadii adeerkay Toronto 1997😢😢
@macaankamedia1
@macaankamedia1 5 ай бұрын
Nio qisada Toronto nala wadag
@maxamudxasan3441
@maxamudxasan3441 Жыл бұрын
Ax waxaan kasoo raacay heestaan ninkii maskiinka ah waqtiga ciilay 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@maazimahmed1971
@maazimahmed1971 Жыл бұрын
Me too bro😢😢😢😊
@badelabdilahi7864
@badelabdilahi7864 Жыл бұрын
Allow yaa kuraaco Intuu canada kaa Raro Meelu ramadku dhigayo Laguu wada raxleeyo😊 Ruuxaad lakulantiyo Dadku raali kayahay❤ 20/11/2022 Innsbruck✌️
@MahadyareYare-k7u
@MahadyareYare-k7u 4 ай бұрын
Ruuuney wlley Dumarkaba urooney Rafiiq aan ahaaneee Xasuuus bey igU leedahay heestani
@shukrii9137
@shukrii9137 5 ай бұрын
Alla cod macana 2024 so radiyay hestan ❤😢
@mahdicadeysay7952
@mahdicadeysay7952 8 ай бұрын
xusus bay igu ledahy hestan 2001 ayan gari zizow ku dhegysn jiry ayado cajaldihi ah maxan mermerka bossaso ku mary
@whizzcumar554
@whizzcumar554 Жыл бұрын
15 Nov 2022 ba dhageysanyaa hesstan dadka gadasheyda iman donan guul io gobanimo ku noLada❤️
@feisaladho3581
@feisaladho3581 Жыл бұрын
Gudomiye aniga kula socdaa 1hrs iga horeyse
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
Sidoo kle isku mar dhageysaneynaa 😮😅4h iga horeysay qoralkan😅
@hasanfaran8173
@hasanfaran8173 9 күн бұрын
Hedda waa 2060 manooshahay😂
@mohmed143_
@mohmed143_ Жыл бұрын
😢😢😢 dhibadaaana wayuhu. Walli. Nasiiibka kulla sugayaaa tiii aan rabaaay wallaley ❤❤❤
@ducaalehaaji-wj1bh
@ducaalehaaji-wj1bh Жыл бұрын
Waayo waayo c naasir sulub runtii hestaan waxn maqli jiray anigoo cayaal ah balse markaan macneheda fahmay waa hogaami koo xeedka xafad la oran jiray kuuriya ayaan ku dhegeysan jiray wexey ku tiilay meesha hada lagu furay peace house guriga nabada kasoo horjeedka maqaaxisa Gosh banaadir
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
War heeskan waxaan dhagaysanayaa sanada oo dhan wlhi waxaad moodaa inay dareenkagay ka ahadlayo waxaana sidaasbuleeyahay waxyaala jira agreed
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Жыл бұрын
Cabdi rabaso reer hargeisa waxaan kudhagaysanayaa imika masalaha
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 6 ай бұрын
Ciidagalow waa idin salaamay Cajabey cajiib ❤😊
@zermaahir186
@zermaahir186 Жыл бұрын
Ciidangalle~ Rabaso abtiyaashay❤
@fatimakhadar1433
@fatimakhadar1433 Жыл бұрын
Gbdhaheena waainaan sidaas wax ugusheegnaa fadumooy ragna waa ragii hore oonkamid ahayd .
@CasiisAli
@CasiisAli 11 ай бұрын
Rabaso waxaan u caana doonanay fasaxii iskuulka 1984 uulo uusbuurbaan ahaa ilaa imika maan ilaawin quruxdii dooxadeeda aduunkan kumaan arag meel la qurux ahayd doogeeda waan ku dhuumaalaysanjirnay wallah allah maxaa aduunyada qurux ka dhamaatay maantana habaasa
@AbdiwasacAbdi-e9g
@AbdiwasacAbdi-e9g Күн бұрын
Rugtan Naala manta Rabi Bayna keenaye marna anigu Maan Rabin ❤😢
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 Жыл бұрын
Hees music dagan, cod dagan io jawi macaan oo Qurux badan😍 soomaaliyey Hal ixitiraaamo jaceylka❤️💋
@hamdifamilyofficial4438
@hamdifamilyofficial4438 Жыл бұрын
✅✅✅💔💔💔🥲🥲🥲
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 ай бұрын
saaxiibtey daris ahyn ayaa dhagysan jirtey radio 📻 xasuus 20 years back xaafadda iyo dadkii😢
@sagalahmed5231
@sagalahmed5231 Жыл бұрын
xasuus 2014 jclkaygi igu horeyay mubarik dayip osman hadad araktid waan ku salamay hhhh
@siciidmacalin4970
@siciidmacalin4970 Жыл бұрын
thanks sxb 2014 jacalkaygii iigu horeeyay sidoo kale muna subagle hadaad aragtid waan ku salaamayaa bybi
@samsomyohannes2151
@samsomyohannes2151 Жыл бұрын
I love with this music ❤🎉 from Eritrea
@muxsincade1092
@muxsincade1092 9 ай бұрын
31/10/2017 waxay ii ahyd maalin taarikh ah 😢😢❤ heestna waan xasuusta
@Ina_Apdi17
@Ina_Apdi17 4 ай бұрын
Heestan noloshaydi oo dhan ayaan ka dhex arka wlhi😢💔
@MahadyareYare-k7u
@MahadyareYare-k7u 4 ай бұрын
Means ree Rabaaso ayaa thy ima dhulka kale ayaa ku quseeya guuleyso 24 hours isla soo boqanay chanel Kan e
@HaajiGuutaalle
@HaajiGuutaalle 2 ай бұрын
RuuxAd laKulantiyO DadkU raaLi kaayAhayw AsXan heeS 2024 Hdaa igA danbeySo like Ta
@saadiqhassan1845
@saadiqhassan1845 Жыл бұрын
Heestan markaliya ayaan maqlay qof tig tog ayaa laga dhagaysanayaa anoo hordo iy hayso wlhy waan ka toosay hordada wlhy waan dalanaa markaa maqlay waa hees mcn🥰
@apdulzalamomar850
@apdulzalamomar850 Жыл бұрын
Haben arbaco so galyso bishuna 16/11/2022 mr dhow 12 isku badalyso goobtuna germany frankfort tahy aya heestan i daran tahy
@asmamursal7522
@asmamursal7522 Жыл бұрын
Isku wakhti ayaan daawanayna guul iyo gobanimo ayaan ku leeyahy✋
@maamemo7277
@maamemo7277 Жыл бұрын
Abti maglaada adban u jeclhy ana hargeisa ku dhex dhagsanaya
@apdulzalamomar850
@apdulzalamomar850 Жыл бұрын
@@asmamursal7522 isku dookh ba nahay wll sido kle nolal qurux badan ban ku rajaynya
@apdulzalamomar850
@apdulzalamomar850 Жыл бұрын
@@maamemo7277 isha allah wad iman donta wll
@Khalieth17
@Khalieth17 8 ай бұрын
Garxajisoww Ma Heeesteeeniba 🙌😂❤️
@somalistories5037
@somalistories5037 Жыл бұрын
Heestan habaryartay Saado Ahmed ayaan kusoo xasuustaa oo qaadi jirtay alle ha u naxariistee markasta oon dhegaysto waan ooyaa😢😢😢. 2015kii ayay dhimatay heestanns anigoo ilaa 5 jir ah ayay ii qaadi jirtay. Lakin heesta originalkeeda malaa fanaan hore ayaa qaada? Sababta oo ah wakhtiga aan sheegayo een heestan dhegaysan jiray labaatan sano kama yara!
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
Wa seex aniguba anigo yaar iyan maqli jiray dadka wawayn oo dhageysta xalay anigo fb dheex cararaya iyubay ii jiidhay markasay igu so dhacday walahi sidi waran bay qalbiga iga muday wayo dad wawayn oo wax ii aha oo manta noolayn iya dhagaysan jiray ilahay how wada naxaristo kuwina iyo kowayagaba 😢
@fatuuelmi9288
@fatuuelmi9288 Жыл бұрын
Ramashadii Hargeisio Rugta gacan libaaxio Maslaha rogiisio Yaa rabaso kula daga 18/11/2022 allow jacaylka nagu guleee😢😢
@cigaaljamac2940
@cigaaljamac2940 Жыл бұрын
albumka rabaso wuxuu soo baxay 1999 waxaa soo qaaday abdinasir sulub oo ciidagale ree rabaso ah ,albumkaa kadib heeso dambe muusan soo qaadin fanka wuu ka baxay ,
@siciidmacalin4970
@siciidmacalin4970 Жыл бұрын
walahay heestani si aan caadi ahayn ayaay ii khusaysaa ilaahy hanoo sahlo'e thanks sxb mudaan doonayey sxb caawana hela 16/11/2022
@liibaanxaaji7258
@liibaanxaaji7258 Жыл бұрын
😮Wow. Hees iskumiisaaman weeye. Codka & muusigu waa iskufadhiyaan. Faraha muusiga garaacay waa kuwa abdi salaan jiimi. Ninkale ma ahan. Muusig dagan oo miisaaman oo dhadhanleh ayuu heesaha saaraa mr jiimi. Salaan sare al fanaan jiimi.
@khadarmohamed4087
@khadarmohamed4087 Жыл бұрын
10.12.2022 ayaan murqaanaya ninyahow sacabka iigu dhufta dee😆🙏🏼
@RoobleCoondhe
@RoobleCoondhe 8 ай бұрын
Hestan another level weye😢😢
@abdikadirnoor2232
@abdikadirnoor2232 Жыл бұрын
Heestan wxaan dhagaystay manta 16 /11/022 waa hees qiime leh I laa xad
@muniirasamatar6000
@muniirasamatar6000 Жыл бұрын
5/2/2023 hbn 9:14pm heestan ano KZbin Iska dadawanaya iga so hor baxde cAwa igu horeso inaba heesta cadi mahan m.a 🥰♥️
@ibrahimmaxamed4229
@ibrahimmaxamed4229 Жыл бұрын
I love this song 🎵 waxn dhegaysanyaa maalin khamiisa 17/11/2022 guul iyo gobanimo jaalyal 🧡
@sihammaxamed2012
@sihammaxamed2012 Жыл бұрын
Isku midanahay lawaden
@yasinsharifmaxamed5363
@yasinsharifmaxamed5363 Жыл бұрын
Ani io adi oo Canada joogna inagu fiicnaan lahayd heestani ❤SH❤
@itsmilee1
@itsmilee1 Жыл бұрын
Axad,25/12/2022. markii kowaad ee aan heestan soo raadiyey from tiktok,runtii waa hees cajiiba💗💕
@SonalDoS
@SonalDoS 3 ай бұрын
Heestan waxaaan dhagaysanaayay asbuuuc dhan anigoo safar sport ah 😢
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ Жыл бұрын
Wiilkay naaguhu jeclaayen ayaan kasoo raacay heestan waa hees macaan 27/11/2022
@Gulletjoseph3
@Gulletjoseph3 9 ай бұрын
RAGNA WAA RAGIII HORE RUNINA WAAA ITUUU YIDHI WAXPA SOOOMA RAACAAAN . BAL IMACNEEYA MAXAA LOOGA JEEEDAAAA 😢
@hadlaaye4673
@hadlaaye4673 Жыл бұрын
Qìyaastii 2008 aduunka ayaan dhagaystay anigo la jooga gabdho dhar ku maydhayay meel bali ah Xasuus cajiiba
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz 9 ай бұрын
Rabsho tii dagalka ha isdagaalinaa fadlan please
@saidhassan2556
@saidhassan2556 Жыл бұрын
Olaaaaah wayaha kala wacanaa dadka kala fecana 💞💞hees hasus mudhaan
@rayanabdi8740
@rayanabdi8740 Жыл бұрын
14/12/2023 arbaco Illhy sanad cafimaad cimri dheer hanagu garsiyo Hees an jeclahy ❤
@Nahwa6010
@Nahwa6010 9 ай бұрын
14/12/2023 bil xitaa kama soo waregsan waxee 1y Ago da 😳😳😂😂😂
@SacdiyoAbdulahi-ry2uf
@SacdiyoAbdulahi-ry2uf 5 ай бұрын
Woow waaba hees iyo badh tiktok maa kasoo racey 😢😢
@dabshide3878
@dabshide3878 Жыл бұрын
Heestan tiktok baan kazoo raacay way izoo jiidatay waa hees mcn jawi jacayl paan galay mrkan dhagaystay🥰💯🌟
@nallawadaagfariin7885
@nallawadaagfariin7885 Жыл бұрын
Heeestan kama daaalo wakhti ii wacnaa iyo dalxiiskii iacayllkii qabyoobay
@NaasirMaxamed-w9r
@NaasirMaxamed-w9r 4 ай бұрын
Dadku raali ka yahay alla maxay hees tahay xasuus 2024 haben jimce so galayo ano. Jooga hargeisa ilahow qof walba riyadisa u rumee
@Fadxiiina-ed6xw
@Fadxiiina-ed6xw 8 ай бұрын
heeskan wxaa dhageysanaya anoo hooyadey safar iga tagey hooyo waakuxiisi doonaaa❤23/1/2024🎉❤
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 Жыл бұрын
Cajabey waayuhu cajiibsana waxay kula kulansiinaysaa qof aadan rabin hadana wxay kaa kaxaynaysaa adoo oon iyo jacayl uqaba waqtigu isagaa noo taliya oo wxaan nahay duul xakuman 😩😭 Oo maalinbaa adoo xalad kusugan baad is arkaysaa 😭 Qalbiga alha noo qaboojiyo holaca jacaylna alha naga damiyo😭 Heestaan saaid bay ii taabatay 😩 16-11-2022 😩
@mohamedabdullahi8053
@mohamedabdullahi8053 Жыл бұрын
Kawther wlshy zry wlhi bentaa maah mararka qaar weey kusomari armahan oo kalee
@AbdiRahman-hs1zo
@AbdiRahman-hs1zo Жыл бұрын
😭😭😭
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994 5 ай бұрын
heestan waxan dhageystay 18/05/2024 sacada 01:25 waana habeen sabtiya heesta waan macaan waan ka helay ❤
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Xasuus Hore iyo Hargeisa inay ahayd ayaan Filayaa 2000 markii soo baxday Heestani ee ladhagaysan jirey 2022 dibaan udhagaysanayaa waa hees layaab leh nin Qurbaha ufiirsaday ayaa sameeyay
@ousmansiyat3812
@ousmansiyat3812 8 ай бұрын
1997 dhamaadki aye sobaxday taliye🎉🎉
@cabdifataaxcabdilaahi5254
@cabdifataaxcabdilaahi5254 Жыл бұрын
Inkastooy heesuhu taabtaan dhawacaaga Hadana markastooy waayuhu kugu cuslaadaan waxaad arkaysaa hees adiga aad moodo inay kaaturjumayso Marwalba ood tabayso waxaad wayday ama aad sugayso Xaaladuhu way iska hagaagi intii jacylkooda dhawaco mid kudhayaa iman Intiii murugaysan wayka bixi Wuu samaan wakhtigu intuu uwacnyahayna hakusii waaraan 18/11/22 habayn waayo badan
@hanaashiine5368
@hanaashiine5368 Жыл бұрын
xaasisanaa. canada intoo iga wado ayuu rabaa meel xoolo lagu raaco inoo igeeyo. noo thank you 😂😅
@waqtiyuudhulumusoo7004
@waqtiyuudhulumusoo7004 Жыл бұрын
Heestan 2000 to 2003 wan ku haystay still i love this song
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 Жыл бұрын
Ciyaalki hore ee 96 ila 2000 dhalin yarada aha unba fahmi kara ❤❤❤
@abdirahman1833
@abdirahman1833 Жыл бұрын
Maahan walaal waa 1997 album kan
@istarlinmohamed2499
@istarlinmohamed2499 Жыл бұрын
Waw wa marki igu horeyso e an maqlo
@muhiyadiinabdi3507
@muhiyadiinabdi3507 Жыл бұрын
Heesta soo ad adigoo safara Hargeisa ilaa Ramaso oo barwaaqa dhulkaa garoodiga ad sii dhagaysanayso jawi kale
@rasmiruun1259
@rasmiruun1259 6 ай бұрын
13/April/2024 ayan dhagesanaya heeskan ruuuney walaley dumarkaba urooney rafiiq aan ahaane🥹❤️in ani la iiqaada mooda aadan ugu helay❤️
@hiltonproduction2509
@hiltonproduction2509 Жыл бұрын
Waxaan ka soo raacay ninkii xaladuhu jeexjeexeen alle ha caafiyo 11:18 15/11/2022 baan dawaan soomali boososo
@cadceedboqorka7107
@cadceedboqorka7107 Жыл бұрын
Waxaa dhagaysan jiray 2001 ilaa 2005 waayo waayo intaan canjal kusoo dubano
@maazimahmed1971
@maazimahmed1971 Жыл бұрын
Me too bro Alaha ha cafio 😢
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 Жыл бұрын
Heestan yaa qaada rabaso magalaada ladhaho kolay waa dowlad deeganka magaalo ciida gale miyaa
@abuukarmuxudiin5016
@abuukarmuxudiin5016 Жыл бұрын
Rasmi meelan u eheyn hadii reerka lagu furo kama resta onkee erayadas siqaasa will sxbo nahay ayaan kuxasustay runti toka kusoo arkay kadib wan helay iyadoo dhamestiran
@nurawalejama8693
@nurawalejama8693 Жыл бұрын
Kuwan yar yar ee tiktokga kaga soo qul qulay heesta wllayaal qiirada hanaga bussy garaynija waxaan anagaa isku qaboojin jiraye😀
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 10 ай бұрын
Team 2.30 badhka slan sare😂
@updiwasackhadar
@updiwasackhadar 6 ай бұрын
Ragna waa ragi hore runina waa intu yidhi waxaba maso racan ....Heestan waxan ku Hasusta chpky..upthe rahman. Mahamad. AaR❤ old legend ❤️‍🩹🫡💯
@hothoadam2597
@hothoadam2597 11 ай бұрын
Dhulkii reer abtigay Heestan waa in inan inaabtigay ah oo habaryooinis ahi I qaado😅
@AdinaasirabdiAbdinaasir
@AdinaasirabdiAbdinaasir 9 ай бұрын
Wllhy waa giirooday ax yaa jacayl❤❤❤
@Zaakirali-r8i
@Zaakirali-r8i Жыл бұрын
12:00 habeenimo. Sariir iyo qol aan kali ku ahay baan ku dhagaysanayaa anigoo waliba dareemaya in aan dhaxdaashay badweynta caashaqa iyo muujaadaha jaceylka waliba Waxaan ku dhax maanshooday oo dhax maquurtay gunta hoosana igula daadagay xusuusashada wayahii mugdiga iyo murugada lahaa.
@hamdifamilyofficial4438
@hamdifamilyofficial4438 Жыл бұрын
💔💔💔🥲🥲🥲🥲
@abshircalixasanwww.come652
@abshircalixasanwww.come652 Жыл бұрын
Aad iyo aad taliye
@amalhussein8209
@amalhussein8209 Жыл бұрын
Waa hees aadiisoo jiidatey dhulkeeygii❤❤❤❤❤
@sirilkacase4057
@sirilkacase4057 Жыл бұрын
Ilaa imikan dawanayaa 15/11/022 oo Ka dawanayaa laascanod gooje cade
@XasanxuseenMakaraan-k3p
@XasanxuseenMakaraan-k3p 8 ай бұрын
Heestaaa Qofka dhegeysanaa 13/2/2024 wan slamaaa😢😢
@BahjaAbdirahman-c9u
@BahjaAbdirahman-c9u 3 ай бұрын
KAqdyyy❤❤
@abdirashidyahye1458
@abdirashidyahye1458 Жыл бұрын
Inta tiko tok ku so aragtay ismuujiya
@hanadjookay7425
@hanadjookay7425 11 ай бұрын
Gacan libaax ileen meel Cana weye Sanadka 2023 garxejis ku bartee Markay galeen 😂😂
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994 5 ай бұрын
rabaso masalaha waa dhul garxajis
@carafaadmaxamuud7126
@carafaadmaxamuud7126 2 ай бұрын
Taad Moodey maaha degmo kamida weeyan hargeisa
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 8 ай бұрын
Dharaaro xasuustood 😢 mahadsnid
@korontostudio5448
@korontostudio5448 2 жыл бұрын
Waayo waayo iyo xasuus baa i galisay wlhi.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 41 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Seynab Cige iyo Cabdinaasir Sulub Ciirsi with lyrics
8:30
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 91 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
rag waa ragii Hore Hadal waa intuu yidhi
9:19
zamaron afweyne
Рет қаралды 2,5 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Abdinasir sulub
5:46
Gurey
Рет қаралды 65 М.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 42 М.
Cabdullaahi Nuur Xalweyste Faadumo with lyrics
7:05
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 101 М.
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,3 МЛН