"Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Faysal Cali Waraabe aan ku dayano..." - Aqoonyahan Aadan Sahan.

  Рет қаралды 14,968

Ilsan Media TV

Ilsan Media TV

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 5 күн бұрын
Ma.allah aqoonba ka dhalalaysa💕
@IsaxaaqMehmet-gh9wc
@IsaxaaqMehmet-gh9wc 8 күн бұрын
Raggu ma wada sine way kala sareeyaan aadan aadba kuu salaamaya inaadeer❤
@MandekDuale
@MandekDuale 3 күн бұрын
Ragu makala sareeyan e nimba xirfad iyo aqoon ugaara ayu yaqaana taasana lo daba fadheysta muush waligiinba laandheran iyo laanagabane maskasxda niga qushashaysey ninkaste oo somali wa dahab la asley😊
@MaanAbdullahi
@MaanAbdullahi 8 күн бұрын
Wr Adan sahan kaftanka rer burco u yhy ogada kulaha (19buug ay 11soo baxeen 8na ay meel HALKAN ah kuba qayilayaan oo ay daba cadi sugayan )😂😂😂😂
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 3 күн бұрын
Nio qofkan yar waxaan ku nacay culimadun wax ka sheegaya kulaha culimadu diinta sifican uma soo gudbiyaan isago daliil uga dhigaya waa rag ok sidaada hadii aan kuu raacno rasuululahi muxamade scw nin buu ahaa bale rasuushi la so diray oo dhami rag bay ahaayen alle ma dooran haween hadba manay ka dhalnayn hadlkiisa si waxan diinta umay soo gudbin ileen waa labe sidu ku wado waayo lab nimada ayaa ka xog badan karta inaaali lahi wa inaa ilahy raajicun caqliga turjmaanimadu ma sidaasaa wuxu ku fanaaya inu ugu turjuman badan yhay somaali lkn diinta aqoon badan o xeel dheer uma leh culimadi u ka qaada lahaana kuma kalsoon qofkaasi manu lumayn alle ha ku so hadeeyo
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 7 күн бұрын
War aadan sahan markan youtubekisa ka daawayno iyo markaan waaba kala labe miyuu waaynaaday mise anay ilatahay😂❤
@Hodan1-vk3nv
@Hodan1-vk3nv 7 күн бұрын
Hhh waataan la yaabanahay malaha bishuu naga maqnaabuu. Sidaan soo noqday😂😂
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 7 күн бұрын
Maya waa dharka waaweyn baa malenaa😂
@Hodan1-vk3nv
@Hodan1-vk3nv 6 күн бұрын
@@MunocabdirashiidMunocabdirashi ila maaha
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 күн бұрын
Waliba waxaad ilowday Cabdiraxmaan cabdishakuur iyo Feysal cali waraabe waxay iska mid yihiin markasta way dhacaan mana niyad jabaan, cod burana ma helaan
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 7 күн бұрын
Dhibtaada maxaa waayo marka😂
@YasinMohamed-y9j
@YasinMohamed-y9j Сағат бұрын
Aadan sahan nin umxaqar
@xikamaxmed
@xikamaxmed 4 күн бұрын
aqoonyahan adan sahan waa nin aad iyo aad aan udaneeyo macluumadaka iyo mawduuca uu ka hadlayo waxaa aad iyo aad aan u jeclaanlahaa inuu mawduucyo ku saabsan qaabka buugta looqoro uu noo soo diyarin si dhalinyara hal abuurka leh ay u uqoraan buug waxaa laga yaabaa inaad ka hadashay balse waxaa ka mid ahay dadkan aan wali arkin ay seegtahy run ahaantii aqoonyaniinta fara ku tiriska ee somaliyeed ayuu ka mid yahay
@AlexliabainAlexia-c6i
@AlexliabainAlexia-c6i 6 күн бұрын
Cabdiraman cabdishakuur ma hooyadaba war ka dhamow Alshaabaab yahow marna dawarsi bilaba marna munaafiqnimo shidh
Sweden 🇸🇪 | Safarkaygii Dalka ugu quruxda Badan Europe
10:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 122 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 38 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 2,3 МЛН
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 82 М.
Sir Culus: Hadal Xasan Sheekh afkiisa ka fakatay ayaa la isku heystaa.
19:14
Guddoomiye Shuute "Nin aan xukun toogasho ah ku xukunay ayaa saacado u xayirneen."
7:24
Somali National Television
Рет қаралды 143 М.
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 190 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН