CABDIRISAAQ ANSHAX - KA ILBAXAY NEW VIDEO MUSIC HD

  Рет қаралды 1,585,912

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

Күн бұрын

Пікірлер: 748
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 6 жыл бұрын
Nacala jcyl iyo isirkiisaba kuyaalo wax lga ilbaxo waa yahy
@hamdaxayaad2245
@hamdaxayaad2245 6 жыл бұрын
wll jacaylku ma xuma waa naxariis iyo farxad ee waxaa xun shaqsiyaadka ku dheelaya oo waxba ka aqoon
@nafuuyousf9558
@nafuuyousf9558 3 жыл бұрын
kuwada ilbaxny💔😭😂😂😂
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 3 жыл бұрын
@@hamdaxayaad2245 beenta mahn lkn aniga waaba ncay
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 3 жыл бұрын
@@nafuuyousf9558 soo mahn mcnto
@khadrahaji6806
@khadrahaji6806 3 жыл бұрын
Wad ku sugty runtii
@boodka3
@boodka3 3 жыл бұрын
waa hees muujineysa qof uu ciilay qofki uu jeclaa waana wax marar badan dhaca inta wax jecel alle ha u soo jeediyo cida ay jeceshahay
@ibramuumin9539
@ibramuumin9539 7 жыл бұрын
Wlh heestaan weey i dheeri gelisaa mar walba aan qoftan jclaay naf kale u hibeeysay nolosheeda markaan soo xasuusto😢😢😢 Ka ilbaxay amaantan afkaan kaa oran jiray😢
@ahmedhindi9925
@ahmedhindi9925 3 жыл бұрын
Wow heeztan ka ilbaxay ka hadleyzaa shaqsi kazta oo jacayl haleelay cidii uu zidhab tahna u jeclaadey ay xumaan iyo axdi daro ugu badashay. Anigana maanta zi aada ayey iigu socotaa
@misky9023
@misky9023 7 жыл бұрын
Woow woow eesh qiyasak ka ilbaxay aan ooyee adoon ii ogsoonayn arinkayga waagaan ergo aan u diran jiray.Anshax afkaaga caano iyo malab lagu qabay😍
@xasanabdi3389
@xasanabdi3389 Ай бұрын
Ka iLa paxay is Moogey War Moogey, ka iLpaxay aaN ooyee adooN ii ogeyN ka iLapaxay oo ka iLpaxay MaaLiMiHii murugadda ✅️✅️ 4 /1/2025 sturdy
@sacadkhaalid8933
@sacadkhaalid8933 23 күн бұрын
2025 still listening to xildhibaan Laabsaalax iyo Anshax iyo Laxankii Ahun mucjiso Maxamed Miyir
@abdirashidismaiil6980
@abdirashidismaiil6980 7 жыл бұрын
waar xidigihii waxay keneen walahay heeso sarbeeb ah qofkastaaba hays ka hadlee way socdeen viva xdg geeska
@ummuaziiza-c9e
@ummuaziiza-c9e 5 жыл бұрын
Ka ilbaxey jaceylkii Dartaa ii arimin jirey Ka ilbaxey amaantaan afka kaga odhan jirey ka ilbaxey ku eedaye ehelnimo aan kaa sugo Ka ilbaxey ismoog war moogey indho la i dharartaan sida aan Af duubnahay amarkaga fulin jirey Ka ilbaxey afaafkiyo aqalkaad ku nooshahay iridiisa goortaan ubax kugu sugi jirey Ka ilbax aan ooye adoon ii oogsoneyn arrinkaygaan wagaan ergo aan u diran jirey Ilbax ileyskii agtaada iga baxi jirey ka ilbaxey ilduufkaan baryo ku aqeysnaa Ka ilbaxey arrimahan abaan kaga dhigi jirey Ulashada warkeed dhigey xubigan hadaan edeg baryo uurka u dhigey wataan idhi albaabkii Ka ilbaxey afaafkaad aqalkaad ku nooshahay iridiisa goortaan ubax kugula sugi jirey Ka ilbaxey aan ooye adoon ii ogsooneyn arrinkayga wagaan ergo aan diran jirey 😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatuushsaid9660
@fatuushsaid9660 4 жыл бұрын
Hadaan moodayey jcy iyo dhibtisa inay San thy qof chan man jeclaadeen hada hogtii jcylka ku dhex jorah balse hada wn is dhiiri galin iso duceeya qofka in alle qalbigeyga la saaro
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Waa wax laga il baxo wlhi
@saadmad
@saadmad 2 жыл бұрын
Waa hesta camabrsan. Xanuna jaclka qof ad jeceshay oo ka tegay dhiba badan Ax Ax manta waxan ahay qof xanununa jaclka ay ISO Mary lkn manta waa Ka ilabxay
@nahimaabdulle2624
@nahimaabdulle2624 4 жыл бұрын
Hestan waxaa sii gaar ee u tabatey khadra salim ag see ugu hasato😭😭ka ilbaxey mursal iyo jecelkisa 💔💔
@mussehashi8991
@mussehashi8991 7 жыл бұрын
woow somalilanad salaan sare waad shidantian waxas abawain iyo fananin laa dhaha
@Abdirahmanshido571
@Abdirahmanshido571 12 күн бұрын
2025 ya ila joga 😮
@lixkaroninahassanlixakaron5737
@lixkaroninahassanlixakaron5737 5 жыл бұрын
Ka ilbaxay an oooye😭😭an ooye adoon ii ogsonen😢arinkeyga wa gaan ergo an udiran jiray😭😭😭
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 7 жыл бұрын
Wlhi hestan wax badan baan ku ilaway, inay ugu socodad mooda
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
ilwad dagan sorry wll
@sakriyesakriyeibrahimmaxam7535
@sakriyesakriyeibrahimmaxam7535 5 жыл бұрын
amba inay igu soco to ayad moda
@sakriyesakriyeibrahimmaxam7535
@sakriyesakriyeibrahimmaxam7535 5 жыл бұрын
jaci lka sacad laga bilaabo waan necebyahayi wa Libiya hablaha hablah dhan maha ee waa mid mid
@mohamedlaarri413
@mohamedlaarri413 Жыл бұрын
love has no face because it leaves you in a place where no one has left you😢😢
@abdiaibrahim5308
@abdiaibrahim5308 4 ай бұрын
Very true😢
@abdirahmanmohamed5308
@abdirahmanmohamed5308 5 ай бұрын
Ka ilbaxay darta ergo aan u diran jiray 😂😂❤ hada waa saxiix heestani wlhy😂😂 lkn quluubta wxan ka daremayo wlhy ma ogaan kartid😢😢
@Rodaraxo
@Rodaraxo 7 жыл бұрын
heestu waaa hees anshaxna waa fanaan heeso macaan oo codmacaan xidigahana waxaan kaganayabay isdaba yaca iyo jilid xumida may iaka fidhiyaan ay dawadaan fananaka heesaya
@zamxammohamed7338
@zamxammohamed7338 7 жыл бұрын
Rodaraxo dhinaca xunbaan wax ka eegaysa xidiguhu malaha dhaliil waa dhalinyaro isjecel oo qalbi nadiifa.
@ziryounez68
@ziryounez68 7 жыл бұрын
Rodaraxo hahhaha hno xidiguhu uma bahana caya e way talapsadeen viva xidigaha qarniga
@adenaden3202
@adenaden3202 7 жыл бұрын
pAASaK
@shiinsiin
@shiinsiin 7 жыл бұрын
Rodaraxo. hahaha waa fikirkaaga dabcan
@jamaalbk
@jamaalbk 7 жыл бұрын
ka ilbaxay ismoogeey war moogey war ninka labsalax gacan ban u tagay walhi abwaan jira
@ayaanmuuse7018
@ayaanmuuse7018 7 жыл бұрын
8ek1.
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
Ani wali kama ilbixin mana ka ilbixi doono broh mid Amman ah so Qaad tani ima Qusayse!
@cimranhassanibrahim9627
@cimranhassanibrahim9627 7 жыл бұрын
Anshax adi kuguma eka zhp Waa lagula wado arkey jacayl qabyooba oo dantu ku tidhaahdo ka Ilbax
@bureeqadheeman1682
@bureeqadheeman1682 7 жыл бұрын
Viva xidigaha geeska qurux style cod mcn waa fanaaninta kaliya ugu heeso mcn 😘❤❤ Anshax ❤❤
@laylasaleban6436
@laylasaleban6436 7 жыл бұрын
Bureeqa Dheeman kkkķkk
@bureeqadheeman1682
@bureeqadheeman1682 7 жыл бұрын
layla saleban maxaa ku daaray hh
@deeqofaaraxalasow2617
@deeqofaaraxalasow2617 7 жыл бұрын
walee iga gadan heestaan caaaaaaadi maaaaaha tolow ma anigey iga turjumeysaaaa
@guudunur538
@guudunur538 7 жыл бұрын
ka libaxay jacaylkii cabdirisaaq anshax heese iga dhee
@Daahirfarayare
@Daahirfarayare 5 жыл бұрын
Ka ilbaxay ilmadaan Adoon ii ogsooneen Aawadaa u qubi jiray
@hanad5354
@hanad5354 7 жыл бұрын
Ka ilabaxay nolashi madobeyd. Adoon i ogsonayn 😢ka ilabaxay arinkayga wagaan ergo udirsan jiray🤔 ka ilbaxay naagtadi walnyd 🙏🙏🙏🙏
@deeqaxuseen3197
@deeqaxuseen3197 4 жыл бұрын
Kkkk 🤣🤣🤣🤣
@somalilanderboykhaloud_hie7251
@somalilanderboykhaloud_hie7251 7 жыл бұрын
Niyaw Xidigaha Geesku Waa Hadyad Somaliland ay Dadka Dheer tahay ... DOORKAN HEESNA HEES KAMA DHACDO ..HORE U SOCDA WAA SOO NOQOTEENE 😍😍😍
@hassanhussein7607
@hassanhussein7607 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh khaalid heis waar waagan waa waagii aad weyso qabteen waa intaan adeerkaa BIDAAR aan doorashada looga badin oo Somaliland nimadu kugu weeneed hadda se Somaliland waa ka Gaaloowday hhhhh
@farmaajoiigeeya1806
@farmaajoiigeeya1806 7 жыл бұрын
ka ilbaxey islaantii afka aan la gali jirey ka ilbaxey ciyaalkii laciyaari jirey barri
@NaimaAbshir-gz6lz
@NaimaAbshir-gz6lz 25 күн бұрын
Ka ilbaxay is moogi sidi inan af duubnahy amarkaga fulin jiray ax 😔💔
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle Жыл бұрын
kaa ilbaxay intaan ku jeclaa eedada wase😢😢😂😂
@Dr_Rabaax9037
@Dr_Rabaax9037 6 жыл бұрын
Waa hees xaqiiqa Runtii waana waqiciga jiraa hadan ku tusaysa qof aad jeceshahay aad caloosha ka jarto waana mid mudan taas
@sleepcourt
@sleepcourt Ай бұрын
Ka ilbaxay 2di sanee ku sugayey ka ilbaxay noloshii fakhriga ahyd iyo jileecagi bila kartida aha ka ilbaxay benti ad igu sasabi jirty iyo baru waqtigu samaan ka ilbaxay garab istaagi an kula heelana ka ilbaxay noloshado dhn😡22/12/2024 7:35 hbenimo✌️
@africanunity1077
@africanunity1077 7 жыл бұрын
ka ilbaxay muqdisho.. qaranban noqday layidha..hee somalilanddddd
@khadijaali1153
@khadijaali1153 7 жыл бұрын
Why
@dekalovely5653
@dekalovely5653 7 жыл бұрын
Tas I
@sucdicadey1681
@sucdicadey1681 7 жыл бұрын
african unity ciyaaal xamara nahay cuqdad ma naqan anaga idinka ilbaxne
@amirajeelle4497
@amirajeelle4497 7 жыл бұрын
Ka ilbaxay saqdaa dhaxaa ku sugii jiiray ka ilbaxay amira kacan qaadka sugu jiray ka ilbaxay jikadan ku juri jiiray dhabarka ugu xanuuni jiray ka ilbaxay adonsir iyo kadeed aaan dhamaan kugu juri jiray ka ilbaxay waqtii beenta luku dhuri jiray ka ilbaxay saqdaa dhexee ninimo aan ka sugi jiray ka ilbaxay lacag leey xisaabin jiray qaylo legu dari jiray ka ilbaxay waqtiyan nafta aan cadabi jiray heestan waaxa ulaha iney qaado qof dumaraa so sax maha hadal geyga
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 7 жыл бұрын
+Amira Jeelle thanks u for fan s
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 7 жыл бұрын
+Amira Jeelle thanks u for fan s
@amirajeelle4497
@amirajeelle4497 7 жыл бұрын
Somali-New-Entertainment mahad saniid walalkiis wan ku salaamayaa
@imthebestforver_
@imthebestforver_ 7 жыл бұрын
Amira Jeelle 😍😍😍💗💗💗horay uu soco qurux
@amirajeelle4497
@amirajeelle4497 7 жыл бұрын
Ubah Nur tanks abyo queen
@ahlaamcadey616
@ahlaamcadey616 7 жыл бұрын
ka il baxay in comments ka la isku caayo walal like iisaaara plz 🙏🏼😰😰👈
@umalkhayr7424
@umalkhayr7424 7 жыл бұрын
thanKz
@hargaysawibirtacalashada3020
@hargaysawibirtacalashada3020 7 жыл бұрын
Ahlaam cadey ka ilbaxay like taan saari jiray 😜
@ahlaamcadey616
@ahlaamcadey616 7 жыл бұрын
Hargaysawi Birta calashada 😂
@Dr_Rabaax9037
@Dr_Rabaax9037 6 жыл бұрын
Ahlaam like kaa hystaa miyaa inader hhhhhhhhh
@ahlamahmed1963
@ahlamahmed1963 5 жыл бұрын
Cabdirisaaq waan Ku salaamay
@hudamohamed3675
@hudamohamed3675 7 жыл бұрын
Kailbaxay jacaylkii dartaa iiariminjiray💗💗💗💗💗💗really heestaa animaad ogayd 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
abwaankii lahaa erayada heestani waa sxbkay Xasan Saleebaan Maxamed (laab saalax)
@nashaatciise3172
@nashaatciise3172 4 жыл бұрын
Alla baribaan heestaan love ku ahaa waa iska nuuca markaa nasac jeclato
@aqilyare2169
@aqilyare2169 6 жыл бұрын
Ka ilbaxay aan oyee adoon ii ogsooneyn arinkeyga waagaan ergo aan u diran jirey !!! Woooooooooofah!
@yuusufcalimaxamed7194
@yuusufcalimaxamed7194 7 жыл бұрын
wooooooooooooooooooooow wy shidan tahy hestan koley sidan daremaya waaaaaa qof looooderinaaayo in jacylki loqaby u dhamady
@badmareenka6270
@badmareenka6270 7 жыл бұрын
Waaa hees shidan Anshan waad kabaxsatay
@ammuunali6733
@ammuunali6733 7 жыл бұрын
Ka ilbaxay ismoogey War moogey indha lil Dharartaa sidi O an afduubnahay Amar kaga fulin jiray 💖😍💖
@ahmetthashi1225
@ahmetthashi1225 7 жыл бұрын
ka ilbaxay imtixanadan kaaga shaqeyn jirey aminay😃😎
@dekalovely5653
@dekalovely5653 7 жыл бұрын
Ahmett ha
@ameeshaclaahi7921
@ameeshaclaahi7921 7 жыл бұрын
Hhhhhhhj hhh zhp cdi MA tihid
@ilkacase2143
@ilkacase2143 2 жыл бұрын
Adoon i og soonayan arinkayga waagan ergo aan u diran jiray 🥺🥺🥺
@aminaali9711
@aminaali9711 7 жыл бұрын
haa xidigaha geesku wa hanti qaraan oo qaaliya alloow dhaawr midba miid ka daraan yaa salaam eshcala
@guudunur538
@guudunur538 7 жыл бұрын
wooooow masha allha inow waliga huuno
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 2 жыл бұрын
Ka ilbxay daanyeernimadaa dartaa u ahaa🤣👍👍Ka ilbaxay jaceylkiii dartaa ii arimin jiray .
@sucdizawi2948
@sucdizawi2948 7 жыл бұрын
Ka ilbaxay ....... hees kal iyo laab eh ka ilabaxay ileeyskii agtada iiga bixi jiray ka il baxay arimaha abe kaka dhigi jiray😘
@belladonna4401
@belladonna4401 7 жыл бұрын
somali wayn warked dhigay viva slland
@khaledmoheddheereye2025
@khaledmoheddheereye2025 7 жыл бұрын
Bella Donna hhh 😂 ka ilpaxay somali wayn iyo ilayski iga bixi jiray
@Zaky_garad
@Zaky_garad 3 жыл бұрын
Till 2O21🎧 Ka IlbaxaY💔😓.
@hamdiahmed4669
@hamdiahmed4669 3 жыл бұрын
Sido kale
@abdi4316
@abdi4316 3 жыл бұрын
Marka quruxda Shaqada aad qabatay ku raaxeysaneyso🙏 sir furinleH🎹🎸🥁👌
@McFarahGulled
@McFarahGulled 7 жыл бұрын
Xidigaha Geesku waxay soo nooleeyeen haybadii fanka Somaaliyeed. Well done; keep it on.
@wiilkasanadka2442
@wiilkasanadka2442 7 жыл бұрын
nice ANSHASHAX WAD KABAX SATAY allow CIMRIDHEER ANKUU RAJAYNAYAA inshallah
@Fadxiiina-ed6xw
@Fadxiiina-ed6xw 10 ай бұрын
Jaceylooow baLo ku dagtey wuuyhy wax Laga ilbaxo 4sano wiil aan is jecleyn baa xaley go'aan ka qatey alxm caLafkeyga sugaya jaceyl danbe la iguma oga😇😢26/3/2024 21:57 hben arbaco soogaleyso😊❤
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 4 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso Maxamed miyir xaaji Heeso badan ayaan dartii Ubartay
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Miyuu dhinty
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 жыл бұрын
@@aaminasahracabdinuur1467 Haa wll ilahy ha u naxariistee
@qaaliabdi6590
@qaaliabdi6590 5 жыл бұрын
Ka ilbaxay ehel nimadi aan ka sugay 😢😢 2019 yaa iila dhagesanaya
@abdirahmanbuuqari7174
@abdirahmanbuuqari7174 7 жыл бұрын
xariifkAn wa TageeRa anshax fanan jiRa 😜😜😜
@faadumoxasan1415
@faadumoxasan1415 Жыл бұрын
Heestan hada dhegaysanayaa wed19 apr 2023 markii aan kla hadhnay qof an is jeclayn sanoado badan adaa ibaday heestaan lkn dib baanay udhici doonin cashar baay itahay
@usaamecabdiqaadir-yk5hu
@usaamecabdiqaadir-yk5hu Жыл бұрын
Ka ilbaxay jaceylkii dartaa ii arimi jiray 😢😢
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
*ka ilpaaxaayy jeceyllki darta ii arimiin jiray*
@hodonahmet7889
@hodonahmet7889 Ай бұрын
2024 yaa dhagaysanaya😢 ka ilbaxayy wax kasta oo naftayda lidayey
@muayidbillah5082
@muayidbillah5082 5 жыл бұрын
heetan dhgysigeda habenki igu horeysay anoo marqaansan ayaan dhgaystay waana ay icajabisay
@hamdaxayaad2245
@hamdaxayaad2245 6 жыл бұрын
ka ilabaxay jcykii bwe manta ku ilaaaabay inkastoo jacaykii iyo ragoo dhan adi dartaa u nacay
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
first views and comat 🙏🙏😍
@sadaqyare4224
@sadaqyare4224 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare 😅😅😅wad gacan ka taagay🤗🤗
@marwoxiilojaano8895
@marwoxiilojaano8895 7 жыл бұрын
kaa ilbaxay afafkiiyo aqalkad ku noshahay nice anshaxa wooow🤗🤗🤗👏👏👏👏
@naimaosman5183
@naimaosman5183 7 жыл бұрын
ka ilabaxay jacaylkii dartaa i arimin jiray kailbaxay amaantaan afka kaaga oran jiray ka ilabaxay ku eeday ehelnimo aan kaasugo😂😂😂😂😂 wax kale waaye
@MohamuudHassanAadan
@MohamuudHassanAadan 2 ай бұрын
Lastening 18/11/2025
@Mopurhaan
@Mopurhaan 7 жыл бұрын
waa isaga iYo paapaH xidiguH codka heesta wasitaah
@saynabmuse5554
@saynabmuse5554 7 жыл бұрын
axyaa hees All fanaan Anshax wanu ka hayna hesta
@xadaari129
@xadaari129 Жыл бұрын
Hees xaqiiqa weeye walhi arinkayga wagan ergo aan udiran jiray!!!!!?
@aweysmohamoud3033
@aweysmohamoud3033 7 жыл бұрын
asxamey isoo duceya nin shabeel nagood ah oo iqaba in aaanka ilbaxo waa walashiin nimco xasan
@qaalimohaz9503
@qaalimohaz9503 7 жыл бұрын
Aweys Mohamoud hhhhh see cml adigaaba magac rageed watee?
@aweysmohamoud3033
@aweysmohamoud3033 7 жыл бұрын
hhhhh magacaygu waa nimco xasan wll taleefanka waxaa leh kii aan rabey inaan ka ilbaxo hhh
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 жыл бұрын
wll guutka sllaah hakuu hagaajiyo
@AnasWadani
@AnasWadani 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂​@@aweysmohamoud3033
@mmkk9964
@mmkk9964 7 жыл бұрын
codku waa miskiinka kulahaaa 😂😂😂 the one and only cod iyo midhaba
@abdiducowaalid9992
@abdiducowaalid9992 7 жыл бұрын
ka il baxay jacayilkii waa heesta sanadka
@khadarmaxamedismacil3266
@khadarmaxamedismacil3266 7 жыл бұрын
jacayl aan lagula qabin xoraybuu u bahan yahay allah ilehee waa ka ilbaxay wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww wanku haysta
@jamaaden4634
@jamaaden4634 7 жыл бұрын
khadar kkkkkkkkkkkkokkkkkkkkkkkkkko
@hibonuura1036
@hibonuura1036 2 жыл бұрын
M.a cod mcn allh haku deysto my bro inolow xayaati adi iyo marwadaada iyo caruurtaada allh hidin xafido
@saedsadka3051
@saedsadka3051 7 жыл бұрын
libaax anshax fanaanka qarniga ka il baxay amaantan afka kaaga odhan jiray
@umuhanad5887
@umuhanad5887 7 жыл бұрын
kail baxay jacelki 👌
@shamareershow6981
@shamareershow6981 7 жыл бұрын
cajiib noolow my pro c/risaaq qanshax eshqiyaas
@hibonuura1036
@hibonuura1036 2 жыл бұрын
Heestaan sameen ugu ledahy wllhi alx qalbi dhqy allllh igu deeqay
@sayiddayerkaraamo7795
@sayiddayerkaraamo7795 7 жыл бұрын
waAle waa run wuu ka ilbaxay aqalka hortisa marku ubax uu ULA hortaagnanjiray kailbaxy ilayski agtaada iga bixijiry baryahaan kuu asqan jiry
@hanahanaaniinahuzzein4684
@hanahanaaniinahuzzein4684 7 жыл бұрын
woov eesh calaa hees ka ilbaxay wllee alle kuma qaado fanaankn codka macaan anshax
@bashirabdilahi2571
@bashirabdilahi2571 7 жыл бұрын
xidigaha.geeska.ztyl.fashion
@fadxijibriil2763
@fadxijibriil2763 7 жыл бұрын
Bashir Abdilahi
@barremuxumed1896
@barremuxumed1896 7 жыл бұрын
Sayid Dayer Karaamo .
@shaakiribnushaakir2043
@shaakiribnushaakir2043 7 жыл бұрын
manshlha xidigaha geeska walhi waa fananin jira
@shuune1
@shuune1 7 жыл бұрын
Woooooooooow king of the kings. Ur excellent
@caliibrahim8850
@caliibrahim8850 7 жыл бұрын
ka ilbaxay shantii soomaaliyeed ee aan raadin jiray esh calaa sarbeeb ma adigaaba fahmayba
@aaminayusuf732
@aaminayusuf732 7 жыл бұрын
Waaw runtii waa hees fiican anigu aad baan u jecelahay heesta cabdirisaaq anshax
@anissahassan804
@anissahassan804 7 жыл бұрын
Wow cabdirasaaq anshax you really amazing keep going
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
Abwaanka heesta iska leh walaalkii Ahmed saleban dhuxul ayaan kaam qaxooti ku wada jirnay magaalada Marseille France mudo laba bilood ah
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 5 жыл бұрын
Dad magacder ayan arkayaa bk and axmed aarshee si qaas aahan ayan u salamayaa aarshee
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
Ninka musika kaga waraajinaya ee kaga siinaya ka ilbaxay ayaan cabayba
@fuadabdiraxmanismaciil5317
@fuadabdiraxmanismaciil5317 2 ай бұрын
17/11/2014 3:50 Habeenimo 8 sano kadib baan sOo booqday wakhi Xasuusle
@sulekasiman9959
@sulekasiman9959 7 жыл бұрын
ka il baxay ileeskii aktada iiga bixi jiray www cadi mahan wlh
@masuulmustaphe_90ti64
@masuulmustaphe_90ti64 7 жыл бұрын
Ka ilbaxay Ilduufkaan baryo kuu Asqaysnaa. way itaabanaysaa zi dhaba
@abdiasismohamed896
@abdiasismohamed896 6 жыл бұрын
2019 only cheking views hdaad i fahntey liketa
@ugbaadahmed2716
@ugbaadahmed2716 5 жыл бұрын
Like
@ishwakelmi2373
@ishwakelmi2373 5 жыл бұрын
😏😏
@kalidabdi5452
@kalidabdi5452 4 жыл бұрын
15/1-2021 jag vill sckicka den till min första vän😪
@frankdavid9124
@frankdavid9124 7 жыл бұрын
This song reminds me of my ex..now my wife makes me feel like am king.
@flames9027
@flames9027 7 жыл бұрын
Frank David masha allah. Me too
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
Frank David likewise! Thanks
@hasnahaaji6186
@hasnahaaji6186 4 жыл бұрын
😭
@safiyamohamedali4748
@safiyamohamedali4748 4 жыл бұрын
Masha allah may Allah be with you and your wife
@muna78hassen49
@muna78hassen49 4 жыл бұрын
9/9
@samirabashiir8139
@samirabashiir8139 7 жыл бұрын
wow i love this song mashaallah elahay ha ko dayo cudkaga macan khayer ban ko rajeya
@faaizomaxamuud8711
@faaizomaxamuud8711 7 жыл бұрын
ka ilbaxay asxab like hhhh
@ifrahibrahim2373
@ifrahibrahim2373 7 жыл бұрын
Arankeeyga waagaan eego aan u diran jiray 👄👄👄👄👄👄👄
@McFarahGulled
@McFarahGulled 7 жыл бұрын
"eego" maaha waa Ergo ... Arinkayga waagaan ergo aan u diran jiray. You owe me one.
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Muxuu yidhi "Ka ilbaxay!" Haa, waa caadi sidaas uga ilbaxa kaddib innaga xanuunka iyo nitaaqada nagu dhowrta, naguna wiirsada.
@harmageire8330
@harmageire8330 7 жыл бұрын
wow! ina caadi maahan ka il baxay jacaylkii wale he is the one and only anshax
@CraxmaanMahamed-xj7zj
@CraxmaanMahamed-xj7zj 9 ай бұрын
Heestani wllhi waa mid dareen waTaa kana Hadalaysa Qalpiyada si jeedaa😔💔
@elhamaweys6477
@elhamaweys6477 7 ай бұрын
Heeestan 2016 Ayaaa Dhageysan Jiray Wllh Jcylka Waxa Kaliya Si Dadban La Isugu Gumeysto Wllh Qalbi Ahaan Lagu Dilaaa😢😢😢😢😢
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 7 ай бұрын
Thank you for comment
@MuxiyadiinCabdi-e9u
@MuxiyadiinCabdi-e9u 2 ай бұрын
Indho Li'i iDharaartaan sidii oon AfduubNaHY Amarkaaga FuLin Jiray😮 Ka ilbaxay afaafkiyo aqalkaad ku nooshahay Irriddiisa GooRtaN UbaX kugula sugi jiray 🎉 KA ilBaxaay😢
@abrahmaanahmedaskar6057
@abrahmaanahmedaskar6057 7 жыл бұрын
ka ilbaxay jacaylkii dartaa ii arimin jiray
@mohamedabdullahi9614
@mohamedabdullahi9614 7 жыл бұрын
Ka ilbaxay tii yareydee tuulada cidlada ah iga heshay
@khadracabdihabad4979
@khadracabdihabad4979 7 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi kkkkkkkkkk
@khadracabdihabad4979
@khadracabdihabad4979 7 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi walhi wad iga qoslisay thanks bro
@mohamedabdullahi9614
@mohamedabdullahi9614 7 жыл бұрын
Khadra Cabdi Habad ada mudan inader heestan wnku raxeysta wna hestii igu badneyd een ka bixiyo comment dumar badan baa aniga igu casiyay sababtuna waxan u maleyn daacadnimdada aya igu badan ana iswalay oo anigo yar ayan bilabay daacadnimo hhh hda mid ayantaan iiso qosqosleysa ayan ku qoslayaa saan u gali doono intaan ku beero bahal wali ah ayan waliba iyadoo so taagan indhaha u caseyn
@HapoonAbdi-r2e
@HapoonAbdi-r2e 3 ай бұрын
2024 ma noshahay wallo😂
@blessed2023_
@blessed2023_ 5 жыл бұрын
Ka ilbaxay goortan replay ku soo gelijiray.
Cabdirisaaq Anshax hadaan helay taan u hawlgalay 2017 hd
11:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
Ka Ilbaxay (feat. Anshax)
7:47
Abdirisaq Anshax - Topic
Рет қаралды 27 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 25 МЛН
Daauud Xanfar Ma Dhibaan
4:25
AAMIIN AXMED - Topic
Рет қаралды 10 М.
CABDIRISAAQ ANSHAX MUUQAAL CAJIIB AH IYO HEESTII QARNIGA Official HD
6:29
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,3 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD
8:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 968 М.
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 367 М.
CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD
8:18
4S STUDIO
Рет қаралды 147 М.
Afkaaga Masuul Ka Noqo
7:39
Ahmed Aarshe
Рет қаралды 157 М.
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,6 МЛН