Muna Miski - Heesta - Liibaan maleh - Astaan Music 2021

  Рет қаралды 273,211

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Xusuustii Saado Cali Warsame

Пікірлер: 76
@crisaaq2929
@crisaaq2929 Жыл бұрын
Muna miski, cod macaan, heesta siday ahayd, ayaad noo deeqsiisey! Noolow miski!
@Ciidle1
@Ciidle1 Ай бұрын
Muna qurux badan inabti xidig fanka uso baxdey
@aarcade8634
@aarcade8634 Жыл бұрын
Haanta ka lulato maaha ee haanta aad kululato Waa lalay maaha waa layli weey Lagdaymihiisii maaha waa laandayrihiisii
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Haa mida kale Waa Liibaan ma leh aduunyadu ayey aheeyd
@kederhagy3751
@kederhagy3751 5 ай бұрын
Mahadsanid ma no ayay samayn way day siday utidhi adiga saxi ma naga samanayay sheegaya aadbaad umahadsantay da'yarta intaanay hers aha qaadin inay erayada dhuuxaniyo ma naga fiican
@daarali
@daarali 4 ай бұрын
qolooyinkan danbe sidey isu lahaayeen aad heestaan bay heestiiba nuxurkii ka qaadayaan oo ereyada wada qaldayaan
@abdiqadirbadal4585
@abdiqadirbadal4585 2 ай бұрын
Halkaas way saxantahay waa Liibaan maleh aduunnoo.​@@sadiamohamed15
@bxareed9101
@bxareed9101 Ай бұрын
Gabadhu way yartahay ee raggaan waaweyn ayey aheyd in ay ka saxaan inaa yar Way dadaadashay gabadhu
@imanigeorge6984
@imanigeorge6984 5 күн бұрын
Great arrangement.
@user-iy1sc2yl3p
@user-iy1sc2yl3p Жыл бұрын
Adiga kaga mcn sado cali Ax inad barga girto ayay ahyad ax wllhy❤
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 Жыл бұрын
si fiican baad u qaaday laakiin xoogaa dag dag baa kugu jiro ku raaxeyso waa hees aad u macaan si wanaagsan baa lugu tumay nerves yar baa legendku dareemayaa my sister miski thanks
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
Maasha’allah cod iyo quruxba waad u dhalatay walal, ilaah ha idin xifdiyo adiga iyo waalidkii ku soo koriyay.......
@AbwankaXaafada
@AbwankaXaafada 3 ай бұрын
Ka xareed ladaabtaa mar buu lidiq cantuugaa kofka leebka ku gu muday kolbey libin u noqotaa ana lahashadeydii ruux ruux kale lalabihii sida saxda ah waa sidaas
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Muna❤ bravo excellent song afafkale arabe iyo somali bulsho miski
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Is a best girl Aad bay u keentay habkii iyo halaasigii ahn saado Cali waxayna ahayd erayadii aadan tarabi faarax oo nool hada waa hees xigmad xanbasrsan runtii Muna miski halkaa kaga hay waad keentay habkii luuqda iyo midhahaba
@Entire-World
@Entire-World 7 ай бұрын
The music is origin and her voice is a pure virgin.
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 4 ай бұрын
She is the Best of the Best👌 sidey aheyd oo kasii Casrisen ayey u keentey 🎉
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 2 жыл бұрын
Who is watching with me here 2022?🥊❤✌🏽🧡
@AbwankaXaafada
@AbwankaXaafada 3 ай бұрын
Adigoo ku leday nabad kol kol bey lugtaadani luxudka kuu tilmaantaa
@seexiyeahmed6575
@seexiyeahmed6575 4 ай бұрын
Laag dayan maaha ee waa laan dayrihiisii galaxageed maaha ee waa gal xareed ladaabtaa marbuu lidiq cantuugaa
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 3 жыл бұрын
Wonderful Muna Miski, perfect n balanced voice, AUN fanaanadi Saada.
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 3 жыл бұрын
Gabdhaha somaliyad Ilahay ha no xiifdiyo midba midakala ka qiima badan
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 3 жыл бұрын
Ka qiimo badan Ha dhihin ka cod macaan dheh meel la tuuro ma leh. Allaha noo daayo queens of Africa
@alimohamood9943
@alimohamood9943 3 жыл бұрын
gorgeous lady. Great song
@budulaliabdi417
@budulaliabdi417 Жыл бұрын
Heestii waad ku ciyaartay yaakhii
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xusuuustiii, Saaado cali warsame.
@galkacyo9045
@galkacyo9045 3 жыл бұрын
Well done astan qaaci 👍🏾👍🏾
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Muna Miski.. waad ku mahadsantan tahay heestan.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Saado cali warsame , alah raxma
@seexiyeahmed6575
@seexiyeahmed6575 4 ай бұрын
Qauab ayay garan wayday oo ay katagtay mar kale kusoo noqo midhaha iska soo sax walaaleey
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 10 ай бұрын
😢😮❤🎉
@democraticking2058
@democraticking2058 5 ай бұрын
Beutiful
@farxanyusuf3726
@farxanyusuf3726 3 жыл бұрын
Cod iyo qurux♥️
@omarabdi2650
@omarabdi2650 Жыл бұрын
Miski thank you sister sweet voice
@hamdahonesty6318
@hamdahonesty6318 2 жыл бұрын
Gabadhn wariye mhayno gormless sharka badalaty
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Bravo muna waa ruun ruun dhab
@saidabdi9782
@saidabdi9782 9 ай бұрын
Très belle voix
@w410921
@w410921 3 ай бұрын
Way cod fiicantahay, laakiin midhihii ayay bedeshay oo macnihii heestaba kharibay
@AbwankaXaafada
@AbwankaXaafada 3 ай бұрын
Yes macna kale ayey la timid
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waqtiki nabi suulayman
@mohamedahmed-fl2ms
@mohamedahmed-fl2ms 6 ай бұрын
Qoraalka Heesta --------------------------- Liibaan maleh aduunoo looxiyo khadkiisuba Marbay kaa lumaanoo ann liilaafba lagu qorin, Haanta aad ka lulatana Lingax waad uweydaa Adigu ku laday nabad kolbay lugtaadani Luxudka kuu tilmaantaa, Ka xareed ladaabtaa mar buu libiq cantuugaa Qofka leebka kugu muday Kolbay libin u noqotaa Ana lahashaydii ruux ruux kale lalabiyay, Caashaqan lurkiisii Laandeyrihiisii Marna kama ladnaanine Wali waa uliitaa Waa layli waayuhuu Wuu laba lagdeeyaa Waligii ma laxos baxoo Waa laydh qaboowoo Kaa sii libdhaysiyo Laac kuu hiraayoo Adigoo ku laday nabad kolbay lugtaadani Luxudka kuu tilmaantaa, Ka xareed ladaabtaa mar buu libiq cantuugaa Qofka leebka kugu muday Kolbay libin u noqotaa Ana lahashaydii ruux ruux kale lalabiyay, Caashaqan lurkiisii Laandeyrihii Marna kama ladnaanine Wali haa waa u liitaa
@AbdiQQ
@AbdiQQ 3 жыл бұрын
May fafar song xilwa
@loo6837
@loo6837 11 ай бұрын
Amazing and unique voice
@farxanyusuf3726
@farxanyusuf3726 3 жыл бұрын
Hesti hesaha
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 10 ай бұрын
😂❤😢
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
Astan plz gabadhi muqshiso tartanki hesa kuso baxday ino soo qabta
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay.. Tuuug tarabi.. tuuug iidoor ah.
@aarcade8634
@aarcade8634 Жыл бұрын
Heestii saado way u dhamaysay waa heestaan heesaha saado u jeclaaa😂😂😂
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heees macaan.
@mohamedmowled7653
@mohamedmowled7653 Ай бұрын
Libaan ma leh aduun 2024 July hben jimce soo galayo
@user-fc1pm4zm1e
@user-fc1pm4zm1e 4 ай бұрын
Verdamte 😢
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bahda dhaqanka iyo muusiga Soomaali wali way nooshayay..
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Halka ay baadhido kor ugu dhamato yaay uga egtahay 3 saadeex haablod o0 American aha o0 midi u ko arkay taagsaas
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 Жыл бұрын
Haanta aad ku lulatana.. no- hanta aad ka lulantana... (ku iyo ka..) macnaca weedha oo dhan ayey beselayaan
@hibaaqfarax1458
@hibaaqfarax1458 Жыл бұрын
Codku wa hibo ilhay dadka uugdeqo mashalha
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Muna.muqaga ku miyirsanada
@s-hayna6421
@s-hayna6421 3 жыл бұрын
weww nice song top
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Cod macaanaa.
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Gabadhu maxaytidhi haanta aad kalulatana miayay tidhi😂😂😂
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Siida lowasana tanokale farsamoyin dheerada yaay ubahan tahay dhaadhan la wadagedo
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kuwa Muuusiga tumaya waa khatar.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ويتفكر و ن فى خلق السما وا ت
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Somalland waa Qaran. waa qaran.
@maxamedmaanka3048
@maxamedmaanka3048 Жыл бұрын
maanka242
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Qofka leeebka kugu muday, mar bay libin u noqotaaa..
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 3 жыл бұрын
Haanta. Aad. Ku. Lulatana Jingax. Waad. U. Weydaa. Sidaas. Ayey. Sax. Ku. Tahay
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Lingax waad uwaydaa
@ma9276
@ma9276 3 жыл бұрын
Lingam ayey sax ku tahay lahjada deegaankayga aan aqaano markaan ku eego lingax waxa la yidhaahaa haanta biyaha ama caanaha maydhax yar oo daboolkeeda xaga gudaha laga maro si ama biyaha amaba caanuhu aanay haantu liigid usamayn
@ma9276
@ma9276 3 жыл бұрын
Lingax baan u jeedaa
@maxamedcaliwehliyeabwaanil5761
@maxamedcaliwehliyeabwaanil5761 Жыл бұрын
Hhhhh waxaa la yidhi aqoon yari aamusbaa lagu kabaa Haatan axmadow adoo isla quman ayaad wax sii qaribtay Haanta aad ku lulataa marbaad lingax uweysaa Lingax waxaa la yidhaa afduubka agaanka la mariyo si eysan hasntu biyaha ama caanaha u daadin lulashaduna waa caanaha ciirta markii la lulayo si eey subag udhalaan sidaaseyna sax ku tahay gabadhuna ku saxan tahay waana xarafka heestu ku socoto oo lamka Lkn hadii jingax la yidhaahdo micno kale ayeey yeelaneysa hestuna wey jabeysaa oo khaafiyadii ayaa qaldameysa Marka qofku waxaa fiican inow waxow aqoon uleeyahay ka hadlo
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
@@ma9276waa sax waa mayraxda lagu lingaxo wallee anigaa Soomaali dictionary ku bartey ereyada 😂😂😂leyli ayaan garan waayey. Waa leyli waayuhu = oorka yar ee aan tababaran weeye wuu tuuraa wixii dushiisa la saaro.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Muusiga la tumayo , waxaa hogaaminaya . Secphenka , caroooga.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Wacalaوعلى جنو بهم
@abdiqadirbadal4585
@abdiqadirbadal4585 2 ай бұрын
Heestii dhaneyd baad ku ciyaartay😡😡
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Dawo Dabiici Ah Wajiga Iyo Timaha Nabarada kzbin.info/www/bejne/maLZn6WOo9d5ldU&feature=sha
WEJIYAAL IS XASUUSTAA- new Song 2k19-- NIMCAAN HILLAAC iyo MUNA MISKI
11:13
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Cabdikarim Jago Oo Waraysi Xasaasiya Djibouti Ku Bixiyay + Heeso
39:33
Liibaan Maleh Aduunoo
9:32
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 7 М.
MUNA MISKI HEESTA - DAYA DAYAA MA DALE XUSUUSTII MAGOOL
6:21
Muna Miski
Рет қаралды 334 М.
Heesta Webiga i sita
8:11
Astaan
Рет қаралды 140 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12