" Cabdirisaaq Wuxuu Sheegay in Dagaalka Laascaanood uu yahay Lambar 1 " Xildhibaan Cali Qaran

  Рет қаралды 18,269

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 37
@jaamacdiiriyedhible2256
@jaamacdiiriyedhible2256 Жыл бұрын
Waa xildhibaan dhab ah❤❤❤❤❤❤❤
@jaamacdiiriyedhible2256
@jaamacdiiriyedhible2256 Жыл бұрын
Waar xildhibaan waa kaa daacad muwaadin dhab ah Waa kuma xildhibaanka ❤❤❤❤❤
@MohamedAli-lo9qp
@MohamedAli-lo9qp Жыл бұрын
The Following Security Council Press Statement was issued by Council President Lana Zaki Nusseiba ( UAE) The Members of the Security Council reaffirmed their full respect for the Sovereignty, Territorial Integrity, Political Independence and Unity off Somalia!!!
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Adeer taa dameero loo sheeg Un nation ku kama hadli karo sharciyan Xuduudaha caalamiga ah Ama International Borders ka sida xuduudda sharci Ee ay leedahay Jamhuuriyadda Somaliland baa lagaa yidhi Somaliland sharci aduunka iyo Africa ba u yaal ayey ku taagan tahay xaq ayaaney u leedahay in ay Xuduudaheeda International ah difaacato Xuduudaha Caalamiga Ah Sadex Uun baa ka hadli kara kow Maxkamadda Aduunka Ee Hegue, Dalka iska leh Xuduudda laftiisa, iyo Dalkii Jeexay Ama Sameeyey afka davaysha ka qarso Somaliland ma dhegeysato dilaaleey xuduudeeda xabad ayey ku difaacanaysaa hadii kuna ku kufriyayo kuna ku Islaamayo Ninkii dhimasho u diyaar ihi hasoo galo Xuduudaha J/Somaliland that is all
@SharifBroncel
@SharifBroncel Жыл бұрын
Bisinka wa dabile qaran c,risaq waa tuuug
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Waa xildhibaan dhab ah❤❤❤❤❤❤❤ from saylac 👮🏼
@jaamacdiiriyedhible2256
@jaamacdiiriyedhible2256 Жыл бұрын
Muxuu la tagay !!!!
@jaamacdiiriyedhible2256
@jaamacdiiriyedhible2256 Жыл бұрын
Hooyadii baa nin dhashay
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Mansha Allah illah caqliga iyo garashada hakuu barakeeyo Siyaasi Xildhibaan Cali Qaran waxaad tahay waddani dhab ah Oo dalkiisa dadkiisa Reer Somaliland u daacada ayaad tahay Cimriga iyo Caafimaadka labadaba Illaah hakuu barakeeyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Xirsi gaab baa Ninkaa inoo keenay hadana si badheedh ah u difaacayey Somaliland dawlad iyo Shicib labadaba waxaanu kula talinaynaa In ay Xirisi Xaaji Xassan ( Xirsi Gaab ) Indho dheer loo yeesho lagana illaaliyo in Aanu mardanbe xil u qaban Jamhuuriyadda Somaliland Waayo Ninkani wuxuu ka mid yahay weliba kow ka ahaa ragii wadahadaladii J/Somaliland iyo Soomalia u dhaxayn jirey isagu hogaaminayey gudigii uga qayb geli jirtey Somaliland wadahadalada waana Ninkii qadiyadda iyo maxbanaanidda Jamhuuriyadda Somaliland uskaga iyo lacagta dhaafsaday Iib sadey Qaran nimadoidii Sharaf koodii iyo karaanafoodii isaga, Maxamuud Xaashi, Iyo Maxamed Cumar ama cumar beenaale meeqaam sarre markaa waa in Aan ragaa dib Chance loo siinin runtiina iyagaa la shaqaynayey C/risaaq khaliif Waa Xirsi Xaaji Xassan Xirisi Gaab iyo Maxamuud Xaashi e Nimankaa hala fanteeyo Waa cancer ka kelya Ee dalkani hore ugu mari layahay Ee laguha haya Qarankan Ama Jamhuuriyadda Somsliland waa In la xidh xidhaa hadaan kaba kayneyn nimankaa Oo dalka laga qabtaa si toos ah haloo rido iyaga iyo ururada ay wataanva yaan yeydaa kagu soo deynin dalka ito dadka labadaba Waa rag casawgu qorigooda hayo xininyaha laga siibey Oo ku khasban in ay u shaqeeyaan Cadaw gooda iyo Cdawga dalkooda iyo dadkooda labadaba
@yaxyesh-gf5pd
@yaxyesh-gf5pd Жыл бұрын
Waar loo dhutin maayo waxan waxaa ku hadlayaa waa maxay waar cadawgii waalagaraysan kuwan golaha kalashaqaynayay ee la afkaarta ahna dee waa lsoo xidhi miyayna hahyn ayaa looga baqyaa sharciga
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Жыл бұрын
Kuwii la shaqaynayey ee khaayamiinta ah ee wali fadhiya golahaas miyaanay ahayn in laga qaado talaabo ,gaar ahaan ka af ka maroora iyo ka macasha wanka leh oo hormood u ah duminta. Qaranka
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Жыл бұрын
Fatima
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
gobolka sool wa nabad laascanood ayaa la walay intaa kale qofbolka wa nabad cabdirisaqna wa kuwa waday nabad darada kuwa ugu waaawayn ilahay baa na dhafiyay goor roon
@ibrahimfarax2192
@ibrahimfarax2192 Жыл бұрын
Dhulbahante isaaq ku dhereriya faqash fooqal faqash 😂😂😂
@ibrahimfarax2192
@ibrahimfarax2192 Жыл бұрын
Duriyada reer sheikh isaxaaq baa kuleh ilaahay kasakaw 😂😂😂😂😂
@qarshemrsnadia5335
@qarshemrsnadia5335 Жыл бұрын
Hoyadin wasa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
Adeerkaa muusebixi ayaa masuul ka ah dhibaatada laascaanood
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Жыл бұрын
Kiitabki ku kartaye inu daacad u noqdo waalahi waxa fudud maha cadho ale iyo cudur xun ayaa laga dhaxlaa khiyanada
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Жыл бұрын
Ex gudomiyee Khaliif waa nin ciilqaba Dhulbahante wax u taarimaayo iga qora inta
@FrankManAllday
@FrankManAllday Жыл бұрын
Doqon baan garan meesha laga haysto. War Muuse miyaad ka baqeeysaan doqon yahay, hadaad baqqysaan iska aamusa
@AbiyeetaAdesh
@AbiyeetaAdesh Жыл бұрын
Ceeb looma dhinto isaqoow adinkaa 5 months godka kabixi la ee dib u xishooda Hal qabiil baa iska qawan ladihin 😂😂😂😂😂😂
@RahmaDDoni-uh9bl
@RahmaDDoni-uh9bl Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 Жыл бұрын
Abdirisaaq khaliif wuu tashaday ee nacnacda kala tag kolkii horeba meesha waxaad ku heyseen inaad gun ka dhigtaan dhulbahante iyo ssc hadadba waay tashatay ssc ee iska ilaawa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
Munaafaq 3 nin oo isku reer ah ayaa warqad u samaystay waa dastuur jebin cad.
@FrankManAllday
@FrankManAllday Жыл бұрын
Somaliland waa lagu kala dhaqaaqay Muusaana ku dhuusay iyo wax ka daranba.
@mukhtaar2391
@mukhtaar2391 Жыл бұрын
Xildhibaan Timirlee
@YaasiinMaxamed-em4ty
@YaasiinMaxamed-em4ty Жыл бұрын
U just my
@guuleedkhadar8232
@guuleedkhadar8232 Жыл бұрын
Aa uuu aaa iii ooo looma baahne ader codka feedhaha soo dhafi waa nin dadkisa la goaan qaate ma wax kalaaba meesha yaal
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Жыл бұрын
Landhere labo ma ahan gudomiyee khalif waa geesi soor quureed waxbo uu tareenin tolkii wax ku yahay iyaka ayuu ma talaye dee markii laku shaqeysto la burinlaha dee he is very smart man
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 Жыл бұрын
😂😂😂😂 cabdirizaaq khaliif idinka tegye tashada isaaqoow oo naga fuqa maxaad noo daba socotaan 3 baan idinku furay aan raajactu lahayn ikhyaaliga iyo riyoland ta kabaxa laascaanood waa Somalia dhulbaahante ayaana leh iyagaana u tashtay khaatumo state of Somalia
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
We stand next you SSC ❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑💯💯💯 Insha allah Guusha waa dhawdahy, horey usocda 🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Kani Golaha Wakiilada markuu so geleyey waxuu ku so galay lacag waxa u meesha u fadhiyaana waa lacag 💵💵 laakiin Cabdirisaq Khaliif lacag uma imin shacabkiisaa Doortay waana la laayey Magaaladii u deganaana si xun baa loo waxyeeleeyey lamana maqlin fikirkiisa siday sharaftu iyo Islaamnimadu ahayd ayuu sameeyey.
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Жыл бұрын
Alla bacaac badana meel xun ayad ku dambeysen qaran qof uma dhutiyo kulaha gobol ad u ween iyo shacabkiisa ayaa idin ka go ay ee ma qofba mise wa qeyb dhan qaran kama jiro qabiil qaran ma noqdo qabiil uu weliba dhuuso biixi iska horkenay oo uu sii hor taagan yahay isago uu wakhtigii uu ka dhamaday war iska hor leexiya oo sida c/risaaq isu casil ku dhaha
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 adeer Somaliland qof iyo magaalo toona wxba uma noqon meyso lhangaarac lug uma dhitiyo lcgtii nagaga bıxı jırtey baaa magaloyınka kubıxınaya lkn lascanood 5sano kadıb waa arkı dooona wxy noqon xarun alshabaab .. dadka degaanka ahaa ee magaladeedi huwantu qabsatey ee somaliland tageersan magaalo cusub udhisaynaa . djpouti waa hal qabiil waana qaran lkn anagu Somaliland qabiil keliya ma dego noo qadaad weyn tehe ama majeertenniya maseerka udhimanaya hh intaaad wax qorin kahorna sida wax loo qoro baro .
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
We stand always Next you SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯💯💯 Gusha wa dhawdahy ee horey usocda Insha allah. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👑👑👑💯💯💯
"Ma aniguu Firdhiye ii hanjabi karaa.." Gudd Faysal Cali Waraabe
11:30
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 293 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 127 М.
"Muqdisho Aduunyada ayaa ku dagaalamaysa" Xildhibaan Indho-Indho
39:23
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 293 М.