"Muqdisho Aduunyada ayaa ku dagaalamaysa" Xildhibaan Indho-Indho

  Рет қаралды 160,640

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 666
@supershakra1043
@supershakra1043 2 жыл бұрын
Indho Indho boodka buu la dulmaray Xamar, anigoo reer Xamar ahna hadalkiisa intiisa badan waan ku raacsanahay, waxaana rajeenaya Soomaaliya in ee nabad naqoto, Somalilandna in ay waligeed Nabad ahaato.
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
kkk anigo rer Xamara😆
@xaawocismaan3380
@xaawocismaan3380 2 жыл бұрын
Gobnimada lagagu ogaa xamarey
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Indho indho alle ha daaye waa dadka xorta ah , xaqiiqadana ka hadla runtana ka sheega , qofkuna haduu maskaxda iyo fikirka ka xoryahay cidwaliba way dhagaysataa ,wana la jecelyahay .💯❤️✅🙏
@xaawocismaan3380
@xaawocismaan3380 2 жыл бұрын
Gopanimadiyo qofa😂😂✋
@hibaaqabees4396
@hibaaqabees4396 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@naimajama5303
@naimajama5303 2 жыл бұрын
Xildhiban Indho Indho fariid fariid dhaley siyaasi ruug cada ah bad tahay 👏👏👏
@siciidsaleman7228
@siciidsaleman7228 2 жыл бұрын
Laan dheere maxamed doow xildhibaanka dhawr jeer ayuu kubado halisa iska raacay hhhhhh
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
Nin waliba hooyadii ayuu xabad ku dhufanayaa adna hooyadaa ayaad xajka geynaysaa kuye 😂😂 xildhibaan indho-indho legend aftahan ah god bless you ❤
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 2 жыл бұрын
Hhh waa intan is dheernay reer konfureedka laaata beesa hh ayay ku shaqeyan lacag uun bay radiniyaan
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 жыл бұрын
@@ahmedadem1829 leta besa ma nairobi bay noqotay meeshu kkkkkkkk ilaahay ha u gargaaro shacabka masaakiinta ah ee koonfur ku dhiban
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f 2 жыл бұрын
Waariye waaxadtahay xaasid ku ah somalilan imisu lacag ku siyaa xarmajo yahu yahu unacmaleh xamayo nacasyahow qarnku ujir guul guul somalilan💪💪💪💪👍👍👍👍
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f 2 жыл бұрын
indho indho masha allah tabarakallah nolow cimri iyo cafimad ayaan ku rejenayaa libax libax qarnbatahay guul guul somaliland💪💪💪💪👍👍👍💕💕❣️❣️❣️
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f 2 жыл бұрын
wariye kusheg adiga iyo sheikh jibiil 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎👎👎
@zaidmoha4811
@zaidmoha4811 2 жыл бұрын
Xildhibaan Indho Indho waa runtii Aqoonti oo qof ah Allaha xfdio Talada uu soomaalia usoo jeediyeyna kuwii qaato Allaha ka dhigo
@osmanahmed7568
@osmanahmed7568 2 жыл бұрын
Indho indho legend 😅 wlahi wuu ka badiyay wriyaha
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Xildhibaanka inta uu somalia ka sheegay waa runtii anigaa u rumeynayo oo koonfur kasoo jeedo, Siyaasiyiin tuuga ah ayaa la inagu imtaxaamay
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 жыл бұрын
Ilahay haydinka so gaadho wllayal
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
@@fahmicumar6400 aamiin wll
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 2 жыл бұрын
Legend always Legend 🙌
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah ilahay cimraka Haa kudayo
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 2 жыл бұрын
Xamar waxaad ka sheegtay hal beenihi ku ma jirto. Wax gacanta ugu jiraa la ma yaqaan. Ciidamada, xildhibaanda, gobolada shisheeyey u suntayihiin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
Aniga Xildhibaankeyga Guurtidu Waa Indho Indho Hargeysa masha allah ...
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Aad bad iiga qosliseen walee moxamed ilig iyo c/qaadir indho waraysi wax badan noo iftiimiyay Ilaahay caqliga ha idiin barakeeyo aamiin ya rabi.
@osmanderia400
@osmanderia400 2 жыл бұрын
Rageedi 😂👍 Got to love this Guy
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 2 жыл бұрын
Indho indho libaax libaax dhalay
@bilalmohaa2316
@bilalmohaa2316 2 жыл бұрын
This guy is very intellectual for sure👊👊very humble and on point always🙏
@warsanismael7739
@warsanismael7739 2 жыл бұрын
Anigu culimadeenaan dhegeystaaa nin raga 👏🏾👏🏾👏🏾🤙🏾💐
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
Mashallah waan fariid idho idho 👍👏❤
@exolandarmyhowaboutthat6912
@exolandarmyhowaboutthat6912 2 жыл бұрын
Reer koofur hadaa nahay waxaan u baahanahay siyaasiyiin sida indho oo kale eh ALLAAH xafido nin wax badan og waaye maanta iigu horeeso aan daawado waxaan kaloo ogaaday in siyaasiyiinta reer Somaliland ee dhibta koofurta Somalia ka damqadaan xataa Faysal waraabe wuu na jecelyahay ani ahaan waxaan qabaa Somalia in baarlamaanka Somaliland iyo dowlada xilka u dhiibno si noo hogaamiyaan walaalaheen.
@farahfariid1718
@farahfariid1718 2 жыл бұрын
Indho indho magac ciyaar kuma baxo. Meel walba diirada ayuu saaray😁
@mohamedhassan995
@mohamedhassan995 2 жыл бұрын
Ninkan taalo.in loo dhiso buu istaahilaa👑
@noahD1636
@noahD1636 2 жыл бұрын
Indho, abti nin hadal cad, well informed and intelligent. Outspoken and confident. Waxaad isku darsatay aqoon, iyo dhaqankii Somalida ayaad isku darsatay. Hore u soco.
@basheirmohamed4091
@basheirmohamed4091 2 жыл бұрын
Laba nin oon aad uwato ilig waa ninka aan ugu jeclahay wariyayaasha aduunka keep going my friends indho runta ayuu ka hadlaa marna hadalka ma celceliyo wuxuu u qalmaa in laga dhigo wasiirka arimaha dibada
@cxakiinmuuseaxmed9153
@cxakiinmuuseaxmed9153 2 жыл бұрын
Indha indho libaax libaax dhalay 😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Guurtada wa inetynu dheernahey Addunka lakiin cadowga somaliland baa raba in Reer somalialnd uga dhigi inaaney waxba ahayen addunkanaa waxey isku taaceen Somalialnd waxaa halkaa gaadhsiiey w aa guurtada anigau waxaan odhan lahaa waa Snm2 Guurtadu madaama snm1 wadnak asakrtii ka eridey ragana wadankey xidida u aaaseen
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 2 жыл бұрын
M. Ilig indho indho aad abaad isku taqanan walee Waxba kaamuu qarin 😁 odaygu waa legend
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Indho indho waa dadka xorta ah , xaqiiqada iyo runta ka hadla , marka qofku maskaxda iyo fikirka ka xoryahayna , dadku way dhagaystaan hadalkiisa, waana dadka iminka yar ee alle ha daayo ,cimriga iyo cagimadkana ha u barakeeyo ,aamiin 🤲🏼💯✅🙏
@alazizfarhan3146
@alazizfarhan3146 2 жыл бұрын
😅😅 xildhibaan indho indho ader ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba haku siyaadiyo wlhi waa legend ♥
@amranmaygaag
@amranmaygaag 2 жыл бұрын
Indho indho jecliyaa aqligiisa iyo hadalkiisa mashaa alaah si kalsooni leh buu u hadlaa runtii ❤❤❤❤❤❤
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 жыл бұрын
Legend indho indho 👏👏👏👏
@zamzamibrahimali2904
@zamzamibrahimali2904 2 жыл бұрын
MashaAllah Indho waa libaax, kuwa sheegta wariyaashu way ina waalayaan, wuu qabtay Mr. ILig
@fadumohassan2845
@fadumohassan2845 2 жыл бұрын
Mansh Allah indho indho😁😁😁😁😁😁👍👍👍👍👍
@ibrahiimali817
@ibrahiimali817 2 жыл бұрын
Indho indho aad buu u maskax badan yahay
@abdirahinahmedbile8456
@abdirahinahmedbile8456 2 жыл бұрын
Indho indho kkkk hadalkisa halkiisu ugu tagaa ilig wa la moorsadey
@ezrafaisel1301
@ezrafaisel1301 2 жыл бұрын
Legend indho indho wlhi
@hajic.hakiimc.hakiim391
@hajic.hakiimc.hakiim391 2 жыл бұрын
Ceeeeeeeeeeeeb
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 жыл бұрын
Xamar fiilin hindiyo fanproj weyaan 😂😂🗣♥️
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 2 жыл бұрын
Mansha Allah xildhibaan indho indho waa ninka kaliya ee iska celiya ilg wadana iska mariya
@abdihafidahmed5492
@abdihafidahmed5492 2 жыл бұрын
This man is legend
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 2 жыл бұрын
Who told you that your mom..kkk
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
Indho indho umadaan mahan
@abdirizakmohamedadanqalyan7296
@abdirizakmohamedadanqalyan7296 2 жыл бұрын
Walahi waa qosley
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 жыл бұрын
Indhi indho ninkam ma waabto runta ayaa lagu yaqaana. Bravo bro indho.👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 2 жыл бұрын
Walaahi waaa fariid fariid dhaley manshallaah aad baan u taageeraaa indho indho rageedii
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 2 жыл бұрын
Legend ❤🙏
@Tooxcade
@Tooxcade 2 жыл бұрын
Walaahi waa runtii, Muqdisho waa la isku heystaa. Run ayuu sheegay. I hope inuu noqdo Madaxweyne Soomaaliyeed oo umada runta usheega oo isku mideeya. RESPECT. From Muqdisho.
@naza3086
@naza3086 2 жыл бұрын
Habaar ka jooji, dal walba dadkiisa dhisa, somaliland dadkeeda dhistey. Djabouti dadkiisa, jigiiga iyo gaarisa waa la mid. Shantii Soomaali idinkaa ugu liita uguna faan badan. Markaa dhista dalkiina oo isku tashada. Way dhamaatey somali kale oo hargeisa, jigjiga, jabouti ama garisa idiinka imanaya oo idiin dhisaya wadankiina.
@Tooxcade
@Tooxcade 2 жыл бұрын
@@naza3086 Hurdaaye, Bro Muqdisho adigaa ubaahan, ayada kuuma baahna. Laakiin Muqdisho oo aan ogolaan, AQOONSI HELI MAYSIIN. Jigjiga iyo Jabuuti walaalkood ayey dugsanayaan. RESPECT!
@naza3086
@naza3086 2 жыл бұрын
@@Tooxcade ilaahay iyo dhulkuu isiiyey ayaan haystaa, ee adiga taada haku deeqdo.
@ahmedsaidahmed5438
@ahmedsaidahmed5438 2 жыл бұрын
Aniga Xildhibaankeyga Guurtidu Waa Indho Indho Hargeysa H y M c
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 2 жыл бұрын
Mc vs cc😂😂
@muwahibomer7533
@muwahibomer7533 2 жыл бұрын
Mnsha Alh xilibaan iyo badh cimriga Alh ha kuu daayao xilibaaan
@ciiseibraahin4553
@ciiseibraahin4553 2 жыл бұрын
Maansha allaah xildhibaanku waa nin caqli badan
@khaalidcabdi5937
@khaalidcabdi5937 2 жыл бұрын
Waaar ninkan waa legend walhi good point ✔✔
@hasnahu6669
@hasnahu6669 2 жыл бұрын
masha aallaah ninkan waa geesi geesi dhalay walee siduu runta uga hadlay ee isaga celiyey wariyaha
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Walaaleheen u taga oo guurti u sameeya. Subxaanalaa muxuu c/laahi yuusuf isugu sheegay habaar qabe
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 жыл бұрын
Maxamed iligaw iyaguna hoyadod xabad ku dhufanayan inaguna hoyoyin ken xajka gaynana rijaal tahay xildhiban ♥️
@saidhusseinmeecaad2145
@saidhusseinmeecaad2145 2 жыл бұрын
Masha Allah Xildhibaan Indha-indho Weraysi aad u qiimo Leh Ayuu bixiyey👏👏
@fathiyayusuf2822
@fathiyayusuf2822 2 жыл бұрын
Alla iligo abti realty ayaad iska indha tirtaaye adiga iyo qayrka ilaahay ha idin hadeeyo
@abdikanikaynan7650
@abdikanikaynan7650 2 жыл бұрын
Ilaahay Wxn kaga baryayaa cimri dharer iyo cafimad Xildhiban
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Indho Waa waxgaradweyn wallahaay
@kordaxaabxosh9629
@kordaxaabxosh9629 2 жыл бұрын
viva indo indo --brilliantly done! Geesi Somalilandera!
@sadaamaxmed5231
@sadaamaxmed5231 2 жыл бұрын
Xildhiban indho indho legend
@saidalal1489
@saidalal1489 2 жыл бұрын
i love this man libaax
@sabcadiiriye5984
@sabcadiiriye5984 2 жыл бұрын
Legend mudane aqoonyahaan xildhibaan indho indho run sheeg
@anwar-harrir0470
@anwar-harrir0470 2 жыл бұрын
Ninkani waa libaax wallhi
@shortclips4602
@shortclips4602 2 жыл бұрын
Weriyaha ugu qaalisan somaliland xaga suaalaha maxamed ilig
@maryamisse6494
@maryamisse6494 2 жыл бұрын
Dhanka uu runta ka shaagaya waa in dad aan dantooda iyo hawshooda qabsan cidi uma qabanayso ee waalaga shaqaysan. Iimaanka iyo iskutashiguna waa tala saarasho Allaah. Xugaa cay iyo eed ahina waa kujiraane. Waanaga uu sheegayo waa in laqaato👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽Soomaalilaand haguulaysato. Soomaaliyana samo Allaah ha udanbaysiiyo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 2 жыл бұрын
Amiin amiin wlshyy idina guuleysta alluma amiin
@thesomalimoon3227
@thesomalimoon3227 2 жыл бұрын
Wllhy xildhibankan hadlka inta runta ah buu sheega m.a codkar weeye 👏👏👏
@rodajibril7168
@rodajibril7168 2 жыл бұрын
Waa geesi geesi dhalay
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 жыл бұрын
Hhhhhhh geesi runsheeg badan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Maan ogayn in aynu heerkaa gaadhnay aynu south Africa la soo talinay iyo inaynu kenya abaartii raashin gaynay inagoo la tartamayna UN ta muqdisho waan ogaa walaaleheen in loo gurmaday maanshaalaa
@mustafegargaar9171
@mustafegargaar9171 2 жыл бұрын
Maasha allaa infho indho waa hadal yaqaan walee
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 2 жыл бұрын
Wllee Waa Halyeey Xildhibaan Indho Indho
@axmedmaxamed4408
@axmedmaxamed4408 2 жыл бұрын
Manshaaallah guul indho indho waa ruunti ruugcadayah
@mukhtarmahamed7929
@mukhtarmahamed7929 2 жыл бұрын
Jkkkkkkk manta xageen iska dhafsanahay awal waan isfahmi jirnee hhhh
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 2 жыл бұрын
Indho indho waa guurti dhamaystirane maaha kaliya mid kamida guurtida
@aminaali6892
@aminaali6892 2 жыл бұрын
Idho idho waa geesi geesi dhalaay mansha allaah
@apdyhavithbozz3609
@apdyhavithbozz3609 2 жыл бұрын
Indho indho waa legend wllhi
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 2 жыл бұрын
Kuwa aan Iyaga iyo hooyadood waligood wax loo diran kulahaa😂 war ninku adakaa
@abdikadirabdullahi811
@abdikadirabdullahi811 2 жыл бұрын
waxa ugu daran dahabka iyo qeyradka dulka iyo bada Somalia kujiro oo laga guranayo cidna controlenin.
@idilidil7353
@idilidil7353 2 жыл бұрын
Maskaxda rabbi hakuu barakeeyo
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Walhi ninkaan hadal fiican iyo talo fiican ayuu siiyey madaxda Somaliya waana nin waxgarad ah waan runtiis 💯
@mahamedfurcas4189
@mahamedfurcas4189 2 жыл бұрын
Odayga cumaamadiiza lama hayzan karo😂😂🥰
@yasminjama1373
@yasminjama1373 2 жыл бұрын
Masha allaha Indho Indho 👏👏👏👏👏
@CaRaBaawi
@CaRaBaawi 2 жыл бұрын
Sᴏᴜʜᴛʜ ᴀғʀɪᴄᴀ ᴍᴄʟɪɴ ᴋ ᴀʜʏ😀😀😀
@filsanosman2923
@filsanosman2923 2 жыл бұрын
So
@sweettea2068
@sweettea2068 2 жыл бұрын
Indho indho very very intelligent man Allow dhowr, manshalah
@jibrilsaed6485
@jibrilsaed6485 2 жыл бұрын
woow waa libaxii oo qof ah hadal yaqan siyaasi rug cada ah waxgarad argti dheer maclinka suod Africa iyo wax walba lamana soo kobikaro ugu danbayn waa hanti qaran indha indho
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Maan ogayn in c/qaasin hargeisa yimid oo aduun iyo talo lagu caawiyay maanshaalaa waa walaaleheen.
@berbarayt
@berbarayt 2 жыл бұрын
😂😂❤️indho indho wa nin adag wlhi
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 жыл бұрын
Xildhibaan indho indho waa halyay somaaliland uhalgama markastana waxa uu utaaganyahay difaaca qaranimada somaaliland
@hassanabdiqaadirhassan797
@hassanabdiqaadirhassan797 2 жыл бұрын
Wlhy Indho Waa Oday dhaqameed la hubo Xildhibaan Alle Haku Xafido
@funnyanimals1242
@funnyanimals1242 2 жыл бұрын
yes you can do it
@drabdikadirdaahir5974
@drabdikadirdaahir5974 2 жыл бұрын
Hahahahhaha. Indho " intii Aan garanayey maan dhaafin, Maalin ma anban"
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland.
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 2 жыл бұрын
Qolada saxaafada waxaa ka codsanaya inay noo badiyaan ragbaa guurtida ama xil hayo ama hayee inta ay noolyihiin. Indho Indho alle ha xafido mar kele a noo soo celiya waraysi kale Indho Indho abti waan ku saamaya
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 2 жыл бұрын
Indho Indho is another level 😹
@hamdi16ali87
@hamdi16ali87 2 жыл бұрын
WAAR WARIYAHII SOWTA INDHII SOO BAXEEN EE YAABAY WAR INDHO INDHO HE'S REALLY GOOD MEN 👍MASHA ALLAH TABARAKALAAH ALLAYA XAFIDAK WALALKAY INDHO INDHO.
@sacadahmed5225
@sacadahmed5225 2 жыл бұрын
Msha allah tabarakallah
@nacimaduriyada9829
@nacimaduriyada9829 2 жыл бұрын
Xildhiban Indho waa geesi wlhi❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🧔🏻‍♂️
@asiamohamed9205
@asiamohamed9205 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Asiya Mohammed Walaalo afka qarso durba mid saqajaana ayaa afkaaga hungureeyay gormuu arkay yaab
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 жыл бұрын
Waa wax bila dhaqana saqajan wllhi bal halkay ka gashay eeg😅
@idilidil7353
@idilidil7353 2 жыл бұрын
Allaah cimriga hawdheereeyo xildhibaanka cadnool oocaafimaad qaba ayaa kujira
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Indho indhi Cimigaa xigagaha cawa qoladi imadaxweynah koonfur soo marey waa qaawiyey mahadsani mujaahid
@abdulabdulahi8499
@abdulabdulahi8499 2 жыл бұрын
Mashallh wallah. X indho. Wa. Nin Adag. Ala. Ya. Isagoooo Kale. No. Badiyo. Alaw ku xifdi indho. Mashallh. Runta. Kama. Gabada.
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 2 жыл бұрын
Walaahi way dhaaftay intuu garanayay
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 2 жыл бұрын
walahi ilig wuu yaabay Far bu kala bixiwayey indho indho 💯Aniga xildhibaaN kaygu waa inDho inDho
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 2 жыл бұрын
Legend is alweys legend indho indho star war 😂😂😂
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Lix min Lixi miyaaanay noqonaynn 66 wariyuhu halkaaa waaa khaladay 6x6= 36
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Indho waaar ma naqonayaaan waaa 13 govolkiiiba fudadaatay fududaaatay
@mohametleyker6881
@mohametleyker6881 2 жыл бұрын
indho indho man of the man
Wareysi: Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
22:27
VOA Somali
Рет қаралды 48 М.
Why Starbucks Is Struggling
12:06
CNBC
Рет қаралды 629 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
كيف بنت الاستخبارات "الإسرائيلية" أخطر وأغنى شبكة تجسس في العالم؟
29:08
عبدالله الشريف | حلقة 16 | اسماعيل هنية | الموسم الثامن
16:37
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 2,2 МЛН
Почему 08.08.2024  - день, который нельзя пропустить | Нумеролог
21:37
Нумеролог Андрей Ткаленко
Рет қаралды 882 М.
Muqdisho Mise Hargeysa ? | Maxay ku kala duwanyihiin .
11:04
OGAANSHO
Рет қаралды 174 М.
"Codka reer Gabiley amaah ma noqonayo "Guddiga Gobolnimada Gabiley
7:39
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54