MAXAA KEENAY MASEYRKA

  Рет қаралды 22,497

MUQDISHO MEDIA CENTER

MUQDISHO MEDIA CENTER

Күн бұрын

HEESO TOP AH BANAADIRI

Пікірлер: 29
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Ruwaayadaan heesaha ugu badan waxaa leh luul jeylani cali
@AminaSounds
@AminaSounds 2 жыл бұрын
Heesytaan waxaa wada qaaday Maxamuud Cabdalla Jeeri iyo Luul Jeylaani, riwaayadii Maxaa Keenay Maseeyrka.
@ahzaabali
@ahzaabali Жыл бұрын
Musickada haka reebin. Xirfadlayaashii Iftiin band
@aqoon-kaabechannel8625
@aqoon-kaabechannel8625 6 ай бұрын
Miyaanu Killer ahayn iyo Luul Jaylaani
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Wahaabiyada ka hor ayeey aheeyd iyo Ummad Caafimaad qabta
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Wahaabiyad dhaqankii somalida waa baabiisey wasmo iyo fusuqna umadii kuma yara.
@abali8588
@abali8588 Жыл бұрын
La gumesid cagligisa ayad ka hadashe
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 3 жыл бұрын
Nin burhaasan maa Loobilaabaa baashaal Iyo buun dhaboow hoobiloow Berigaa buskaa buubihaa Barxada ween waan kuugu biiqsa Anilee kkkkkkkkk maxuud cabdalla mubaarak jeeri
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Shib iska dheh. Thanks for the upload
@jeymaxamad6664
@jeymaxamad6664 5 жыл бұрын
Waregtooy aduunyo mar ay weer cad kuu xirtaa
@leilaomer8711
@leilaomer8711 11 ай бұрын
luul jeylaani iyo sitey qosol wanaag ayaa heesaha uwaayada qaadey ee mayan naasir ma ahan
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 11 ай бұрын
Mahadsanid heesta doon yaxaas Waa siteey heesta ayan u moodey maryan
@leilaomer8711
@leilaomer8711 11 ай бұрын
@@MUQDISHOMEDIA adaa mudan kuligood waa ay isku cod agyahiin l
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
waqtigeey nagu kala gooyeen.
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 2 жыл бұрын
ma aragtey Horta ilmo fircoon madaxooda Alla haku shubo anagoo 9 xuduud soo gooynay ayaan is aragnay
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 7 ай бұрын
kkkkkkkkk adduunyo waa lasoo maray @@geelleofficialchannelgeell6554
@mohammedalwrdi6306
@mohammedalwrdi6306 Жыл бұрын
♥ ♥ ♥ ♥
@saadiyaahmed7792
@saadiyaahmed7792 Жыл бұрын
MARYAN Naasir Waxeey ku laheed heesta xaqdaro
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 Жыл бұрын
💗💗💗💗💗
@mohamedosman5074
@mohamedosman5074 3 жыл бұрын
Luul jeylaani ku dara
@mohaamiin
@mohaamiin Жыл бұрын
Casually speaking about yu
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 2 жыл бұрын
Maryan Nasir kuma jirto waa Luul Jeylaani.
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 2 жыл бұрын
HEESTA DOON YAXAAS YAA QAADAY ? LUUL JEY WEY KUJIRTAA RIWAAYADDA LAAKIN HEESTA DOON YAXAAS QAADAY IYADA MAAHA
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 2 жыл бұрын
@@MUQDISHOMEDIA yes heesta doon Yaxaas waxa qaadday Sitey Qosolwanaag, sidoo kale waxa hal hees ku leh Maryan Nasir laakiin inta aad soo xulatay Maryan kuma jirto. Riwaayadda main star waxa ka ahaa Luul Jeylaani 5 hees ayey ku lahayd.
@ahzaabali
@ahzaabali Жыл бұрын
Ruwaayadaan waxaa ku wada jira luul jeylaani. Maryan naasir. Sitey qosol wanaag. Heesahavu badan waxaa qaadayo luul jeylaani maryan 1hees sitey 1hees
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 Жыл бұрын
​@@MUQDISHOMEDIA Doon yaxaas ma aha. Waa Dool yaxaas
@mohaamiin
@mohaamiin Жыл бұрын
Buy them a
RIWAAYADDI JACEYL FAQIIR GALAY MA FUDUDA
52:52
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 32 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 93 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 55 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
RIWAAYADII MASHAAKILKII JACEYLKA BAARTI 2
11:55
SHARIIF MEDIA
Рет қаралды 20 М.
Wareysi Halyeygii Kubadda Cagta Muriidi Abanur Abati
11:30
Mohamed Roberto
Рет қаралды 1,3 М.
fannaanadda caanka ah ee Siteey Maxamed Sheekh "Qosol-wanaag.
39:25
RIWAAYADII CUDUR IYO CAASHAQ KEEBA CULUS ?
48:35
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 20 М.
RIWAAYADI DAMAC ADUUN PRT 1 FOWZI FILMS PRODUCTION
14:52
XUSUUS HEESIHII RIW SHEYDAAN BUULOW OO FASIIX AH QEYBTA 2AAD
19:02
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 106 М.
DUR DUR - RAFAAD IYO RAAXO (FULL ALBUM)
1:17:22
deafcurator
Рет қаралды 139 М.
RIWAAYADDI DEGENAANTA MAXA KU DIIDI
50:32
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 17 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 93 МЛН