HESAHA RIWAAYADII KIBIRKII BEERTAE KARFAN SARAY JACEELKAA FULL GEESGUUD

  Рет қаралды 213,553

shiino1000

shiino1000

5 жыл бұрын

HESAHA RIWAAYADII KIBIRKII BEERTAE

Пікірлер: 105
@cabdullaahicalisabaax2359
@cabdullaahicalisabaax2359 8 ай бұрын
XASUUS WAAYO WAAYIHII WACNAA EE BERI SAMAADKII JAH YAA NABADDII AANSOO LAABANEEYNIN JAH LAASHIN MAANSO RUUG AHAXMADEEY CABDI GAASHAAN ILLAAHEEY HAKU XIFDIYO AAMMIIN
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Wallahi ruwaayadan national theater ku galey 1995
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Axsan ruwayad wa lashim axmedey cabdi gashan alifay awes qamis nur to helow ❤❤❤❤
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 3 жыл бұрын
Xasuus hore Xamar markeey joogeen dadkii ilbaxa ahaa yaasalaam Waayo waayo
@daahirmaxamedtooxow1470
@daahirmaxamedtooxow1470 Жыл бұрын
Waa xili xusuus mudan ruwaayadii kibirkii beertaa karfan saaray jeceylka iyo somali national theatre laashin Axmedeey Cabdi Gaashaan
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 ай бұрын
Kibirkii beeta karfandaray jaceylka . Anigà oo yar ayaan galay owowgey Aun baabuuraac uu masoo siiyay aan Ku galay anigà iyo abtigey....
@mohamedabubakar8698
@mohamedabubakar8698 Жыл бұрын
Laashin AXMADEY CABDI GAASHAAN Allah Cimrigaaga hakuu raajiyo…. Nuurta Jeeloow ahaa….
@AhmedSagaar-cj9ck
@AhmedSagaar-cj9ck Жыл бұрын
Aad&Aad.ayey.umcnyihiin.hesihii.hore
@Monky-zb2vi
@Monky-zb2vi 2 жыл бұрын
Best ruwaayad aan galo iigu fiicneed also my best time
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 2 жыл бұрын
Xusuus ayaan la ooyay markaan dhageystay waayo 30sano ka hor ayaa iigu dambeysaalow intii dhimatay unaxariiso inta noolna isu keen axmadey cabdi gaashaan afkaaga caano lagu qabay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
This time reer baadiyo dhagesta fiican ayee ahaayeyn mesha ee kasoo jeedaan shanta Somali. Lakin maanta reer baadiya ayaa wax laga dhagestaa. Waa mucjiso
@maxamedadan2017
@maxamedadan2017 3 жыл бұрын
Somaliya faradheer ayaa nabad udiiday
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 3 жыл бұрын
kkakaka Faraha halaga jaro see dad kale ula mid noqdaan
@abdihassan8743
@abdihassan8743 Жыл бұрын
My best time in kisaayo shaleemo Ayan iyo riwayadaan u jeclaa
@libanaden1376
@libanaden1376 3 жыл бұрын
Wayo waayo marki xamar shidned dowladii kacaankii barakeysan ee aabo siyad allaha unaxaristo dad ilbax ah akhlaq leh wallahi wan ooyey xasuus darteda
@libanaden1376
@libanaden1376 4 жыл бұрын
Wallahi wan ooyey xasuus wayo waayo marki xamar shidned iyo dowladii kacaankii barakeysan ee aabo siyad allaha unaxaristo waxan aheyn dad ilbax ah akhlaq leh. Waxan aha ubaxi kacaankii barakeysana xamar aduunka mesha aduunka ugu fiican ahed. Waxa igu danbeysey 1990.
@abdiabdulaahi4201
@abdiabdulaahi4201 4 жыл бұрын
Waa kugu racsanahay sxb waxa ladhahay dowlad xun waxay dhanta dawlad la aan
@Abdulkadir-Daud
@Abdulkadir-Daud 4 жыл бұрын
@@abdiabdulaahi4201 Dowlad La,aan waxaa Dhaanta Dowlad Xun.
@libanaden1376
@libanaden1376 3 жыл бұрын
Hada waxan raba sidi dowladii kacaankii barakeysan farmaajo wan tagersanahay
@zamiiira
@zamiiira Жыл бұрын
1990 Somali kugu danbeyse xagee joogtaaa hada wllo
@sayidka6911
@sayidka6911 7 ай бұрын
Balo ku barakeysay, kuwii dalka haligay miyaad barako ku sheegtay, Diin & dalba waa nijaaseeyeen ilma kacaan.
@Mudane-
@Mudane- 4 жыл бұрын
Waa Ruwaard qiimo badan laguu xasuusandoono bari samaadkii wadankeeni markuu nabad ahaa dowlad iyo kala dameeyn lahaa tiyaatarkaa qaranka
@libanaden1376
@libanaden1376 4 жыл бұрын
Ubaxi kacaankii barakeysana ayan aha. Wallahi xamar waxa igu danbeysey 1990 qaxi
@abdulkadiromarmaamow273
@abdulkadiromarmaamow273 3 жыл бұрын
Ubax kacaan waa mida dalka waji u yeeley dalamiin bay ahayeen oo dhiig yacabin ah
@shuceibfarah8727
@shuceibfarah8727 3 жыл бұрын
Ereyada iyo laxanka Laashin Ahmadey Abdi Gaashaan , xusuus time, xiriirinta Ruwaayada waa Maxamed Aweys muudeey boqorka bartamaha , aktarta ruwaayada Abdiqadir Cisman calasoow, fanaaniinta, AUN ahmadey abubakr al camaari, siteey baaba aweys, cumar nuur baasharax madiina cabdi cali
@dreamboy7471
@dreamboy7471 Жыл бұрын
Waa hees fican oo reer xamara
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Diiq naxaas yiraa. Aay doora Maaxaay tirisay waa caws kan ❤❤
@abdihassan2353
@abdihassan2353 Жыл бұрын
Gabley manbolyo
@liibaanshariif8398
@liibaanshariif8398 2 жыл бұрын
Thank you waad masantahay waa xasuuso qaali oo qiimo badan ku fadhida
@maxamedadan2017
@maxamedadan2017 3 жыл бұрын
ADAA UURKA IIGA TAAL WALAASHEEY WLHI HEESO WAA BANAADIRI WAXAAN KLE IGA DHAAF
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 8 ай бұрын
Madiino goormaa iigu danbeysay.
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e 3 ай бұрын
Madiino maaha ee waa Siteey qosol wanaag
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq Жыл бұрын
Yaa salaam old school music ❤️❤️❤️
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 4 жыл бұрын
Xusuus Qaali Qalbiga Taabanaysa Aanan loo Noqonayn WOW thanks
@libanaden1376
@libanaden1376 4 жыл бұрын
Wallahi aniga wayo waayo xamar
@abdimasay4040
@abdimasay4040 3 жыл бұрын
@@libanaden1376 k
@khaalidabuukar1231
@khaalidabuukar1231 2 жыл бұрын
Xasuus hore, ayey rebaysaa mahaysaa riwaaydaban oodhamestira
@anfac3738
@anfac3738 4 жыл бұрын
Gargarka dagtat ay qadeso siyeey qosolwan so yare thank you
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 3 жыл бұрын
Siteey maaha waxa qaadaa waa madiina abdi ali
@anfac3738
@anfac3738 3 жыл бұрын
Ku noqo hee sxp
@alibashi1590
@alibashi1590 6 ай бұрын
@nejiyes3616
@nejiyes3616 3 жыл бұрын
Ruwaayadii kibirkii beerta 👏👏👏👏👏👏👏👁👁👁👁
@mhassan9288
@mhassan9288 2 жыл бұрын
Libaaxyada Maaweliska Banaadir iyo Sabuul Galey..(now run tell dat) maalmihii wacnaa
@libanmohamednoor3479
@libanmohamednoor3479 Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw
@ridaad007
@ridaad007 3 жыл бұрын
Cabdulqaadir cusman calasoow manol yahay waa dadka an ugu jeclahay qab Jilin kiisa
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Nolol ayaa ku ogaa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Muqdisho ayuu Dagan yahay isaga oo indhabeelay ilaahay ha caafiyo miskiinka.
@cabdikariimsonkaay1544
@cabdikariimsonkaay1544 2 жыл бұрын
Wuu nool yahay wuxuu dagan yahay boondheere
@salmasalmaan9351
@salmasalmaan9351 4 жыл бұрын
I love somalian tradition and songs
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 жыл бұрын
I love Somali tradition and songs
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 4 жыл бұрын
@@diiriyeahmed6699 not somalian...somali tradition..like iam somali...not i am somalian...thanks
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 жыл бұрын
Somali tradition instead.
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
Hhh
@RamlaXusen
@RamlaXusen Жыл бұрын
@@wadefreeman7340 2f
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKED
@shiineqawaaje2074
@shiineqawaaje2074 3 жыл бұрын
Best flim somalia
@abdirisaaqabdi7022
@abdirisaaqabdi7022 4 жыл бұрын
Xusuus hore taariikh lama iloobaana geesguud mahadsanid saxib
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 11 ай бұрын
JAREER JAMAAME HA JOOGO AMA CHICAGO ISKU JEESTO LEE WAAYE DIIQ MAXAAS YIRI KUUKUU DOORO AA TIRI KAAKAA chicago kan joogo iyo kan jamaame jooga ereyada kasoo laaxda waa isku mid
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 6 ай бұрын
Cunsuri
@CaptainZaki-gn2zm
@CaptainZaki-gn2zm 8 күн бұрын
Jahil
@abdilaahimohamud8561
@abdilaahimohamud8561 4 жыл бұрын
One of the best song all time 🐓🐔
@baabajey4630
@baabajey4630 3 жыл бұрын
Djiq maxaa yijrikuu
@sharifaxmed9450
@sharifaxmed9450 2 жыл бұрын
@@baabajey4630 m.,
@abukariska7021
@abukariska7021 2 жыл бұрын
@@baabajey4630 q
@habibahassan2195
@habibahassan2195 2 жыл бұрын
Nimcaan hilaac
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKE
@AbdulqadirMohamedsiyad-et5ch
@AbdulqadirMohamedsiyad-et5ch 11 ай бұрын
Ax ayaama shabab
@AHMEDOSMAN-hp3kx
@AHMEDOSMAN-hp3kx 4 жыл бұрын
Wwww Wa mid ka mid ah riwayadihi ugu shidna sidedtameyadi marki ad u kacsana hesaha banadiriga alh yarxm inta dhimaty
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SHORTS
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 жыл бұрын
5
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LEGETA
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
14:50 ❤ on 🔛
@leelomuxudiinleelomuxudiin984
@leelomuxudiinleelomuxudiin984 2 жыл бұрын
Bashar
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 3 жыл бұрын
Asc sxb xasuus dher anagalisay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SAAFIC
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 жыл бұрын
Diiq maxaas yiri ? Dooro aa tiri ?
@magoolhassan6245
@magoolhassan6245 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@zamiiira
@zamiiira Жыл бұрын
Kuuu kuuu doora aatiri kaaa kaaaaa 🤣🤣
@sayidka6911
@sayidka6911 7 ай бұрын
Oday siyaad & habar qadiijo.
@anaabarafitaax3842
@anaabarafitaax3842 Жыл бұрын
Őllllllllll
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@aamiinciise1984
@aamiinciise1984 2 жыл бұрын
Zatvnk
@abasmurshid749
@abasmurshid749 Жыл бұрын
=
@axmedwalicabdulaahicidheer1918
@axmedwalicabdulaahicidheer1918 3 жыл бұрын
Axmadey abuubakar alsaciid sawtu raxma
@missamka6756
@missamka6756 2 жыл бұрын
This is national treasure
@mohamednuur4783
@mohamednuur4783 4 жыл бұрын
Asc
@meymuunahmed2870
@meymuunahmed2870 4 жыл бұрын
Wcs
@hani-dn2pm
@hani-dn2pm 4 жыл бұрын
Basharax
@libanaden1376
@libanaden1376 4 жыл бұрын
Basharax anigu ciyaal xamar ku maqli jirey
@abdikadiryusuf9150
@abdikadiryusuf9150 4 жыл бұрын
M.a dad hore somaali markan bey aheyd somali xasuus aan la ilowi karan wlahi naxariis jano alle hasiiyo
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 жыл бұрын
Ninkii noogo waa neefsahaa.
@ismailyasin3866
@ismailyasin3866 3 жыл бұрын
Somali jazz band ayaa tumeysan ruwaaayadan waayo waayo!
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 2 жыл бұрын
Dur dur band baa tumaysa bro.
@abdibiley2237
@abdibiley2237 3 ай бұрын
@@abshirismailhajifarah3072 sxb riwaayadahii abwaan axmadeey cabdi gaashaan oo dhan waxaa tumay somali jazz wiligiis koox kale lama shaqeeynin.
@hodanliban9356
@hodanliban9356 3 жыл бұрын
Woow xasuus weyn
@alisheikhbarre3797
@alisheikhbarre3797 4 жыл бұрын
Jm
XUSUUS HEESIHII RIW SHEYDAAN BUULOW OO FASIIX AH QEYBTA 2AAD
19:02
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 100 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,5 МЛН
RIWAAYADDI GACALKI MAXA KALA GEEYI
54:07
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 73 М.
RIWAAYADII MASHAAKILKII JACEYLKA QEYBTII 1 WAAD
17:26
SHARIIF MEDIA
Рет қаралды 26 М.
Aweys Qamiis | Shumeey | Somali Music
59:05
BnS Studio
Рет қаралды 98 М.
Heesihii Riwayadii Fikir iyo Farax Jaceyl
43:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,5 М.
DUR DUR - RAFAAD IYO RAAXO (FULL ALBUM)
1:17:22
deafcurator
Рет қаралды 136 М.
LUUL JEYLAANI GEESGUUD
45:18
shiino1000
Рет қаралды 58 М.
HEESIHII RIWAYADDII (YAA U WANQALAY WAQTIGA) Shamuri, Jubba, Hibo & Saado cali
36:08
RIWAAYADDI JISAARKI JACEYLKA
50:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 135 М.
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 15 МЛН
GIRL is saving PIG from a crazy MAN 🦸‍♀️🐷👺 #shorts
0:26
Construction Site
Рет қаралды 1,7 МЛН