Just imagine 2024 September goobta waa south Africa 🇿🇦 nin wadankale maciin karashey oo bahdil doorbidey baan ahy Allow alle 😢 very unfortunate and painful nolaleed kunolaahy
@Qaramimedia14 жыл бұрын
Haa dee Rageedii wax aan hore uugu jirin sida tanoo kale ayaa la soo galiyaa thanks
@Rageedii4 жыл бұрын
Mahadsanid masuul nuuradiin. Ugu dambeyn waad soo hadashay, qaab aan kaaga hadashiiyo ayaanba la'aa. Salaan gobeed iga hoo sxb. Nambarkaagana ii reeb markaad aragto farriinteyda. 👋🏽👋🏽
@Qaramimedia14 жыл бұрын
@@Rageedii thanks waan kaa qaadey salaanta ta kale waxa jira dad intey imika la degaan hadana soo galiya ama tu 10 jeer ku jirtey soo galinaya halkey wax ka maqan baadi goobi lahaayeen
@Rageedii4 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 kkkk kuwaas anigaaba ka mid ah nio, heesaha qaar oo igu cusub waan la dagaa, qaasatan adiga dhowr aan kaala dagay lkn waa heesaha aan aad uga helo. Inta badan waan ku dadaalaa inaan heeso aan la haynin soo bandhigo lkn kuwa qaar aanan ka ahaan karin ayaa jiro. Ka raali noqo hadaad mar iga xumaatay masuul, nin aan aad u sugto heesihiisa ayaa tahay.
@Qaramimedia14 жыл бұрын
Ok whatsappka waan kaasoo wacayaa
@Mamar63104 жыл бұрын
WAXAAN ka NAQAYAA ninkaagan rageedii inaad heesahaygii SOI heli doonto mucjisaad tahayba ready I appreciate you in badan jir brother waan kuu ducaynayaa
@Rageedii4 жыл бұрын
I am most humbled sxb. Thanks.
@amirkagarisa47612 жыл бұрын
@@Rageedii niyow ma Kenya bad ila jogta waxan ku qasbanahay inan kusoqabto
@Rageedii2 жыл бұрын
Khaasatan Garissa. 😄😄
@ayahabdulkarim3433 жыл бұрын
Woooow wax kale waaye walahi. Kampala ilaa borderka south sudan ayaa kaligeed dhageysanaye walina kama xiisa dhicin. Thanks Rageedii
@abdirahmanabdalla71823 жыл бұрын
Kamapala ilaa elegu
@qarjiijunior23942 жыл бұрын
Eldoorte ila soth sudan iyo Congo alle maxan haben ku gureyey
War idaa boogaha ha damqine qofkan ifka ugu jcela ayaa laga guursaday marka xasuusto heestan wan ilmeeya oo wlhyi axax 😭😭😭😭😭 wadiga nin kle u yeedhay oh my god 😥☝️
@omaribrahinm17244 жыл бұрын
Alla reer shiikh isaxaaq libin diid badanaa waxay yiraahdeen ninkaan hanuuniye waa mooge dile. Iyagoo ula jeeda maxamed mooge buu codkiisa iyo qaab kiisa iska day dayaa lkn xaqiiqadu waxaa weeye kun mooge ninkaan waxba uma oga. Waa fanaan aan aad u taageero heesihiisa iyo laxankiisaba.
@mahaddirirgeesood95563 жыл бұрын
Maya saas maaha sxb mooge dile waxaa laga wadaa kabanka weeye e codka maaha maxamed mooge markuu Snm aaday ayaa waxaa soobaxay hanuuniye
Heestan aad bey i cajab galisay legend Hanuuniye ❤❤
@cnaasirkooraar81043 жыл бұрын
Rageedii Legend waxan ku ahay tageero buuxo
@hanadabdullahiaden96173 жыл бұрын
Anigaa naftaydii nabarada ku Beeray naxdinta ugu tala galay yaa salaam 😍💔
@CumarAydiid Жыл бұрын
hanuuniye wa legend murqanku ii saxa wa fanan cod halasiya leh oo laxan ficn 😊
@mohamedenanays4 жыл бұрын
When I listening this song I was remembered My Teenage from Uganda
@Ehel_Caashaq13 жыл бұрын
Your english is waxkale😭🤣🤣
@mohammed-jama3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 *your replay is wax kale wllhy* 😂😂😂🙋♂️🙋♂️
@Ehel_Caashaq13 жыл бұрын
@@mohammed-jama Waxkale😂😂😂😂😂
@ummadamedia67853 жыл бұрын
Every thing happened here is waxkale 🤣🤣
@mohammednoor49843 жыл бұрын
@@ummadamedia6785 kaaga ankee is wax kale 🤣🤣
@abshircarab184 жыл бұрын
Oof caleyk war soo quf hanuuniye sxb
@husseinabdi69514 жыл бұрын
Yaac last listen in 90s thanks bro
@Rageedii4 жыл бұрын
Adigaa mudan sxb.
@cabdiqaadircirro2283 жыл бұрын
lafihii hore ayaad ayaad tahay sxb
@abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын
Hanuniye waxa uu lahaa neynaas qofkii fankiisa wax ka garanayo ama fankii hore waa uu yaqaan ka soo jawaba
@mohamudmohamed9542 жыл бұрын
mooge dile
@maxamedxussain9018 Жыл бұрын
Anigana nafteydiyey nabarada kubeerayo naxdinta ugu tala galay !!!!! With 2023
@abdiasismohamud95623 жыл бұрын
Sowdiga ninkale yiri 12/7/2021 in DuBia "rageedi"hormar wacan baro🙏
@shaaficimohamedoogle5259 Жыл бұрын
Hees aad umacan kana hadlaysa waaqica iyo wayaha muga wayn ee uu leeyay badwaynta jacaylku qofka si how dhadhamiyee adbay heestani wehel ugu noqon doonta cid kasto lagu axdi baxay😮😮
Qoraalka yara hagaaji sxb degdeg ayaa ka muuqdee, Mahadsanid.
@sayidcalisaciid71722 жыл бұрын
Heesaha qaar waxaadba Moda in adi laguu sameeyay grate time
@ciilowahmed69233 жыл бұрын
ax ax what a hees haween aan hilmaami doonin iyo heeso qaraami ah ee aan wadada dheer ee isku xirta limpopo tzaneen to johannesburg 470km oh sxb key haweenadii ugu danbeeysay ee uu South Africa joogay aye kamid thy 22/01/2021 sxb stay safe we miss you alot bro I'm still in south Africa 😢 waan kaa daba imaan doona insha Allah Canada 🍁
@cubeydmacalinfardax55264 жыл бұрын
Goortaan ku naawilay naagana awgaa giddigooda wada nacay waa adigaa nin kale u yeeree!😥 Axyaa hees xaallada uu fanaanku kujiray xilligaan ayaan iminka kujiraa allahayoow midii roon xiradeyda soogali🙏
@Rageedii4 жыл бұрын
Aamiin sxb marxalad fcn kuma jirtide Alle ha kuu fududeeyo.
@haboonhoodo26633 жыл бұрын
Eshcalaa hees heeskan hadaa iigu horaysa waana ka helay cod iyo muusig cakiiba hees hanuuniye oon asal ahayn ba ma arag .Hanuuniye fanaan buuxa hadaa maqasho waa isaga uun .cod laxan music isagaa isku wata
@cabdishakuur41363 жыл бұрын
Markaan Nabad ahayn bari Caashaqu wax muu noqon Naxariis ayuu qabay Imikuu Nuglaadeeeee”
@iswanaajetube35064 жыл бұрын
Daganaanta musica Heesta Erayda☺😘😍❤
@Yonisaj124 жыл бұрын
Nice hees, but the background bruh.
@Rageedii4 жыл бұрын
Which background sxb? Feel free to share with us your complains, we are ever ready to listen and correct in our future videos. Thanks though.
@sicidsicid31212 жыл бұрын
Hhhh heesta ninka qadaya mahin hanuuniye ee waa kabanle
@somalimanintheworld50904 жыл бұрын
Anigana naftaydiyo ku beeray nabarada Naxdinta ugu talagalay. 26 November 2020 3:25 o'clock Munich Germany Iyo xusuus aan soolaabanayn!!!
Jacaykju su u wanagsan yahay ee u sifican ugu socdo ayu waji kala yelan alla jacaylku wajiyo badana marku kugu xumado waxad u qadi cadawad baas oon waligaba ka go'aynin ila iyo intad noshahay ✅✅✅
@xasanaxmed86882 жыл бұрын
xaQii wlhi ☑☑☑ walashy
@AbdilahBouh Жыл бұрын
❤
@AbdilahBouh Жыл бұрын
❤❤
@mahadlaki45343 жыл бұрын
Dislike beele tani hees hee dhaafty runti dislike kuwa badanaa u bahan runti Legend Hanuuniye
@LacagDiide Жыл бұрын
Masha alah
@Khaliil1232 жыл бұрын
WA 21/08/22 waxa hda laso adjaray weerar lagu qaaday hotel Hayat oo jira wx ka yar 100 tallaabo. Wuxu socday wx ka badan 24 saac. Dhegaha iyo maduxu naguma yaalaan kadib hub darandoori u dhacay mudadaas.
@axmadnuur17592 жыл бұрын
Hestan waxan ku dhageysan jiray Xaradheere 2019 waqti ayey ahed Walee hes ayeey ahed/ rageedii/zhp qaali /meel AAn qadka shaqen ayan kaa taageeri yirey markan soo dirsado heesaha waxan dhihi jiray hesaha rageedii owsoo galsho ayan rabaa cawadna aniga ayaba KZbin ka magacadii kuqortay My brother Sharf iyo krmo🫵 2022 is tellin Comment Inta ila midka Salan sare saxibayal
@mohamedadenabdulle71504 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay Raggeedii ,waxan kuu hayaa heeso kale oo qatar ah ,lkn si aan kugu soo gaarsiiyo ii sheeg.
@Rageedii4 жыл бұрын
+254711957833 whatsappkeyga iga soo qabo sxb.
@kalkaalchannel33454 жыл бұрын
Cajiib heesah hanuuniye inaa wadda dhagaystay baan moodayay balse heeskan waa igu cusub yahay raggeed mahad baladhan sxb waxaan codsanayaa inaa heesta hanuuniye qaade ee gor goryow i gaarsi aad soo galiso waan wayay heeskas sxb sidaa fanka u aruuriso waan kugu bogadinaya sxb
@Rageedii4 жыл бұрын
Waan haaayaa gorgoryahow i gaarsii..waan soo gelin i.a
@abdullahiabshir57224 жыл бұрын
@rageedi heesta gorgor mxaa u delete day
@Kapoolefilms10 ай бұрын
Waa bad hanuuniye heesahiisu lama gaaro
@atgxhgdkd43604 жыл бұрын
Rageediyow ina adeer wa ku mahadsan tahay heeska aad bulshada so gaarsisay ana si khasa aya ugu raxeestay lknse hal mid aya ka codsan laha ina ka heli karo heeski malab iyo sabiib ee hanuuniye qado
@Rageedii4 жыл бұрын
Nio heestaas sidaan u raadinaayay waanba daali rabaa malaha lol
@mohamedabdulle99044 жыл бұрын
waa hees cajaaib leh cabdalla yuusuf hanuuniye fanaanka qaran waxaan u rajaynaa camal la aqbala iyo cibaada suuban
,Rageedii, is the legion the best songs 🎵 hanuuniye waa waaqici🦻🥱
@ahmedyassin97774 жыл бұрын
Abdalla yusuf hanuuniye Goortan ku naawilay Naaganaa an awgaa Geddigood u wada nacay sow adigaa ninkalee u yeeree sidaa weyaan sxb malaha qoraalkad boobsiinaysaye waanse kaaga mahadcelin soo diyaarintaada qaaliiga ah
@samiiradam44474 жыл бұрын
Maxamuud kabanle miyaaanu ahayn kani codkiisiii
@cabdallahillaac92014 жыл бұрын
Yaa Sallaam🎸👏
@yasiinabdi76513 жыл бұрын
Abdullahi Y Hanuuniyr Hoyga murtida
@takeoffemi82594 жыл бұрын
Wah wah yaaa salaam inaba caadi mahan
@LacagDiide Жыл бұрын
Quruxbadan asxby
@IbrahimAhmed-fy3ui4 жыл бұрын
Guuleyso mudane qolka nasiinada weeye halkaani
@Rageedii4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@cismaanxasan65554 жыл бұрын
kkkkkkk aaad i aad lkn nika heesihii hrey wax kayaqaan un
@diamondp0i2674 жыл бұрын
Keep going pro🙏🙏
@Rageedii4 жыл бұрын
Thanks sxb
@anascusman5314 Жыл бұрын
Waa aniga ninka heesta loo qaaday
@salebanomar46033 жыл бұрын
Waa fanaan weyn ninkaani heesihiisana aad ayaa loo jecelyahay
@yasiinabdi76513 жыл бұрын
Goortan ku Nawilay Naagana owgaa Gidigood u wada wadiga nin kale u Yeree allow nagaa
@dailyxiin3 жыл бұрын
*Layaaab layaab!*
@abdirisakahmed48673 жыл бұрын
Waxaa hubin u baahan fanaanka codka leh
@sadamsomali9704 жыл бұрын
Waa hees iyo badh heestan iyo heesta qaali runti si isku dhawbaa lo tumay laxankana lo saray halkaa ka sii wad ustaad lkn heesaha Abdirashiid Raxeeye ban ka sugaa