Hadaa lamasaafuriyo ma dhulkey dhaafinaya wadankooyda hooyo aye imaaaneya o ga wanaagsan meel gasta
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvСағат бұрын
Muslimiinta idinkon midib u egeynin tagyero goni ah siiya gobalada kale si ay osogali lahayeen taas waxay idinka caawin dontaa kursiga sare inaad holidaan
@LJama611930 минут бұрын
Caliyow xagee u degdegeysaa? ninkani war fiican ayuu noosheegayey adoo soo koobaya ayaad ku heysaa. hadalkaaga iyo suaalahaada ha koobnaadaan qofka aad wareysaneysidna wakhti fiican sii. adiga dhan restless ayaad tahay si baa degdeg kaaga muuqdaa. body language kaaga dhan wuu qaldan yahay saacada ayaad eegeysaa. qofkaa aad wareysaneysid wejigiisa eeg.
@AliHassan-hb1bnСағат бұрын
Soomaaliyey muslim waxba kama dhexeeyaan ee turubka barta.