Calaacalka Gabowga Ama Duqnimada Mansayahanada Ayka Tiriyeen Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

  Рет қаралды 480,572

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 207
@abdinasirahmed6313
@abdinasirahmed6313 3 жыл бұрын
Sheekadaan dhowr jeer baan dhageystey walina kama xiiso dhigin. Waxaa aad iisoo jiitey suugaananta iyo sida xaladeysan ee uu taariikhyahanku dadka ugu soo gudbinayo. Mahadsanid mudane Idaajaa.
@mushtaaqcabdiraxmaan3091
@mushtaaqcabdiraxmaan3091 3 жыл бұрын
Kula midbaanay wlhi wll alle ha dhawro 😪😪😪
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 10 ай бұрын
Kula midbaan ahay idaajaa cimridheer iyo c,s
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Alylehe intaad tidhi ilaah Ajarka kaa siiye Idaaja abwaanadi adaan Lagu iloobyne Afka hooyo erayadii Eebe kumanystay Kaa aragny eray lumoon Laba ogsooneyne Wuxu urushay diiwaan Murtida looga iibsadoe Alloow yaa kaqora afkeen Wuu itaal gabaye
@yasirqarni
@yasirqarni 2 жыл бұрын
War ninyahow adaaba dab yar shideeyne ma waxaad ka ab tirsanaysaa gabyaagii cismaan yuusuf waa adiga magaciisa wate
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 2 жыл бұрын
@@yasirqarni Maya saaxiib waxyaabaha qaarkood waa in La xuso oo laxafido diiwaanka taarikhdana lagu xardho gabyguna waa wargays Somali wax Ku sheegto,wixii qiimo lehna Ma tuuri Karni saxiib
@ahmadbigays1597
@ahmadbigays1597 3 жыл бұрын
Ilaahay haddaayo axmad cali idaajaa waa qaamuuskii taariikhdeena kuwii udanbeeyaye ilaahay cafwi caafimaad iyo cimri dherer hasiiyo Aamiin Aamiin
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Amiin Share Nagu Kab
@hamigafuraha6785
@hamigafuraha6785 3 жыл бұрын
Hhh
@hamigafuraha6785
@hamigafuraha6785 3 жыл бұрын
Hhh
@cabdixakiimmaxamed9744
@cabdixakiimmaxamed9744 3 жыл бұрын
Aamiin
@zhafi1267
@zhafi1267 Жыл бұрын
Amiin zxp Allah ku Xafdo adna Akhiryo Aduun ❤️
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Idaajaa Cimri barako leh iyo caafimaad allaah fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 10 ай бұрын
Amiin
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Hoyadey waxay odhan jirtey hadey geeri i deyso ma gabowba ideyn sidii uunbey udhacdey cimri dheerbey heshey. Yacni weygabowdey Illahay ha barakeeye
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Amiin
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
Dadka soomaalida ah qaar baa bukaan socod ah, gabaygaba ayagoon fahmin bay ninka tiriyay reerkuu ka dhashay doonanayaan, idaajaana way ku ladhayaan. Kuwaasi way liitaan wayna bukaan.
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Жыл бұрын
Waxa ila quman sheekh yadeena diinta inoo dhiga alle ha barakeeyee inay soo qaadaataan gabayadii iyo maansooyinkii abwaanadii hore badalka halkii ay soo qaadan lahaayeen gabayo carabiya, gabowga oo kale si farshaxamaysan ayey u soo tabiyeen in bdn oo ka mida hal abuuradeenii somaliyeed.
@MaxamedShowkani-lm8jg
@MaxamedShowkani-lm8jg 4 ай бұрын
Waan kugu raacsanahy arinkaa wll
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
Maansha Allaah Maxamed Faarax Idaajaa markaan codkiisa maqlo yididiilo ayaa igasha dadkan iyo Taariikhdan uu ka sheekaynayo inay mar soo noqon doonto
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 2 жыл бұрын
Axmed farax cali idaajaa ilaaahy madaxiisa ha raajiyo runtii waa macalin si wacan ku fahansiinaya afsonaliga thank qarni joog
@generalexperienceeducation7139
@generalexperienceeducation7139 3 жыл бұрын
MASHA"ALLAH" GREAT COUNTRY SOMALIA MASHA"ALLAH" NABAD, IYO NOLLOL, KHABIILKASTO OO UMMADA SOMALIYEED AH ALLAHA DHEXDHIGO ALLAHUMMA AMIIN. 🥰🌏🥰🥰🥰🥰🥰🌏🥰🥰🥰🥰🌏
@mohamadoscar5372
@mohamadoscar5372 Жыл бұрын
Qoraa idaa jaa Wxu ururiyey Gabayadi iyo Taarikhdi io dhaqankeni iyo Shekooyinkiiba Markasta Wa dhegysata Waxbadana Wakafaaiday Alla Maxa rag Xigmad badan Wadanka joogay Alle cimriga hakubarkeeyo Qoraa iidajaaa
@AaminaMaxamuud-h5o
@AaminaMaxamuud-h5o 10 ай бұрын
Gabayada aad iyo adban uxisaya run ahantii magacayga waa muqtar mxa muud cabdulle jiisoow suuganta aadban ujaclahay
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 жыл бұрын
Ogaadenku waa murti socota muhumed xaashi allaha kuu naxariisto reer ciideedku waa rag aad ilahay murti u dhiibey
@munajanal4686
@munajanal4686 3 жыл бұрын
Legend
@Nadiiraxmed
@Nadiiraxmed 3 жыл бұрын
Ree ciid ogaden kaliya maaha
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
Marka reer ciideed lagu yiraahdo waxa loo jeedaa doolo iyo qoroxeey. Marka dhulka ciid layiraahdo laga hadlayose waxa loo jeedaa dhulka oomanaha ah ee xooluhu ku dhaqmaan ee carada casaanka ah leh.
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 6 ай бұрын
Muxumed xaashi goormuu ree ciideed noqday waa Nin re sagag Gobolka nogob ah
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Жыл бұрын
Aad ayaan u xiiseeyaa dhagaysiga suugaanta ay abwaanadii hore curiyeen kumaba sii jiro kuwa ka hadlaya gabowga alle ha u wada naxariisto dhamntood.
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Aderkey salaan carrabey gabayadiisa si garan u jeclahay ale ha unaxariisto qabriga rabi ha unuuro isaga iyo dhaman musliminta dhimatey🤲🤲🥺
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 жыл бұрын
Alle ha idayo abahay iyi hoyaday amiin insha alh waxan urajaynaya cimri dhiiriyo cafimaad tama amiin ❤❤❤❤❤❤❤
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Ku Daadaal
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog hye alle hay wafajiyo insha alh
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Amin
@abdallaahmed5947
@abdallaahmed5947 3 жыл бұрын
Axmad farah cali idaajaa alla haku daysto ❤
@Rumaysa144
@Rumaysa144 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u Naxariisto awowgay , wuu ka run sheegay Dhibta da’da
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 жыл бұрын
What a great Somali poets!!!
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 3 жыл бұрын
Masha Allah mohamed farax idaaja ilahaw cimrigaaga barakee.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Salaan Maxamed xirsi Salaan Carabay ..geesigii Togdheer 😭😭 Illahy Qabriga Ha unuuriyo Amiin🤲🏻
@abdikaniibrahim5926
@abdikaniibrahim5926 2 жыл бұрын
Amiin wll 🥲🥰
@kywaveywavey9010
@kywaveywavey9010 3 жыл бұрын
Ma tan iyo halkaan garanayaan guri yagleelaayey Ma gaajaan Ilaah igu jirrabin goor ay tahay toona Ma gar baan la ii diidin oo garab rag ii sheegin Ma gu'baa isoo ridey waa gallad Ilaahe. Waa qayb ka mid ah gabaygii Oday Muuse Raage.
@kywaveywavey9010
@kywaveywavey9010 3 жыл бұрын
Nin iidhow mid iga dheer Miyaan haybsiga u dhiibey? Ma dhaqaaqishaydaan sidii niman lahayn dhaafay? Dhulka meelaan eegoba miyaa ciiro lagu dheehay? Dhallaankiyo haweenkii miyaa dhimsshaday doonay? Oday Muuse
@ahmedmohamed-rw1ku
@ahmedmohamed-rw1ku 2 жыл бұрын
Allah ha u wada naxariisto abwaaniinta hore runtii dhaxal wayn ayay nooga tageen Allah ha xafido abwaan axmed faarax cali idaaja halyeey taariikhdu xusi doonto
@MaxamedJaamac-h4m
@MaxamedJaamac-h4m 10 ай бұрын
Qoraa axmed faarax cali ilaahow Cafimad ka uburakay o noodaa❤
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
THe GOLDEN DAYS Of SOMALI POEM
@abrarmedia-u6
@abrarmedia-u6 3 жыл бұрын
Masha Allah channelka QARNI JOOG hambalyo hambalyo dadaaalkiinana halkaa kasii wada. Xikmada ku duugan waxa kasii macan farshaxanimada qurxoon ee qaybta farsamada videoga -editing-
@dahabiuk6147
@dahabiuk6147 Жыл бұрын
Dayax 15 aad ama kuwaday ama kawaday ninka yiri wuxu allah ha u naxaristi Siciid Fiqi Xirsi oo majerten Cise maxamud ahaa.
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
Gugi caana ayu aha dad iyo dunyo wixi dhashay noc khatara ayey noqden Salan carabey,sayid maxamed,qaban bulxan,cali dhux adan,cali sharmarke goni abdi xaji Cali Jamac habil,Ismail mire,cilmi carab,Ismail cigal bulale,samatar baxnan,farax afcad,sahid qaban Iyo qarkale ragas abwanadi waa weynaa ah gugi gobeysane ayey dhasheen
@abdikarinyusufosman4074
@abdikarinyusufosman4074 3 жыл бұрын
Waxaan weligay u haystay in gabaygga ah Dhabo reer guureen miyaa layggu wadda dhaafay Kuwi anigga ii dhaxay miyaa dhinashaday dooni Raage uggaas ayaan u haystay ninkan uu sheegayna weligay ma maqal.laakiin idaaja waa rumaystay .
@larsmartin3314
@larsmartin3314 3 жыл бұрын
Has Raage wuxu ahaa gabyaa weyn oo soomaalidu jeceshay, sidaas awgeed maanso badan baa iska loo nisbeeya inkastoo ay rag kale tiriyeen!
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
Ninka tiriyay waa raage nin u adeer ah, waxaad ka eegtaa diiwaanka Raage Ugaas ee uu qoray Dr. Axmednuur.
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 2 жыл бұрын
Sxp idaaja nin larumaysan waayo ilaahay waa ka koriyaya wuxuu sheego waa xaqiiq
@mahermohamud1239
@mahermohamud1239 3 жыл бұрын
Taakhiiq yahanka afmaala weeye abwaanka intii xigmada ale kubeeray asagaa kahary soomaalida
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 3 жыл бұрын
illahay hano badiyo asago kale cimri dheer iyo janana allaha siiyo axmed faarax idaa jaa
@husseinroble6750
@husseinroble6750 3 жыл бұрын
Masha Allaah Idaaja Allaha Weyni ha ku dhawro
@guledsm
@guledsm 3 жыл бұрын
Alle ha noo kaa xafido halyeey.
@Awilsomali77
@Awilsomali77 3 жыл бұрын
Aabbahey alle waxuuu siiyey cimri dheer waxuuna ka mid ahaaaa ragiii geela aadka udhaqan jirey
@Abdiqani_Abdiqadir-Ali
@Abdiqani_Abdiqadir-Ali 2 жыл бұрын
Laba way qarqartaaa: labada gacmood Laba way qaadi wayday: labada lugood Laba waa i qoydaaa: labada indhood Laba waa i qallashayooo: labada dhegood Laba waa i qardarraysay: Duburta iyo dakarka Laba waa iga hadhay: qurux iyo quwi Laba waa igu hadhay: hawo iyo hunguri. .....
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Legend
@abdimahadgeydhe6080
@abdimahadgeydhe6080 10 ай бұрын
32:09
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
Somalilda waxay lahayd dhaqan dahabi ah iyo sugan cajib ah 😢
@aliosmanabdulkadir8067
@aliosmanabdulkadir8067 3 жыл бұрын
Walaalayaal goboyadaan oo lafasiraayo halkee laga heli karaaaa Marabo in ay luqadeeda iga lunto plz noosoo fasira wllayaal
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 3 жыл бұрын
Axmed faarax idaajaa waa ninka kaliya ee dhaqankii wax kasii haya magacaa ha jiro
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Amiin
@xasanxusenxusen690
@xasanxusenxusen690 2 жыл бұрын
Idaajaa cimri iyo caafimad alahakusiiyo
@abdulaahimaxamedmaxamed4258
@abdulaahimaxamedmaxamed4258 3 жыл бұрын
M.a allaha cimri dheere alaha na siiyo
@abdulahilee9409
@abdulahilee9409 Жыл бұрын
Aadan guurey maxamed abdille Allaha kuu naxariisto awoowe macaan 😢
@MariemahAbdi
@MariemahAbdi 8 ай бұрын
Ameen Ambo wa awowgey aun awoowe 😢
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 2 жыл бұрын
Magaranyo qiimaha axmed faarax cali idaaja wax aan kuqiimeeyo runtii waan qiiroda markaan maqlo codkiisa mcanka badan ee sida fasiixa ah uu kuu fahansiinayo dhaqankeeni suubana
@JanankaUK
@JanankaUK 2 жыл бұрын
Waaaba barnamijkii iigu xiisaha badnaaaa hhhhhhh Thanks 🙏
@Daad7
@Daad7 3 жыл бұрын
Hadaan luqunta bari taagi jiray liicday Adhaxdiiye Nin Laboonti sheegtaba sabaan laariyaa heliye Liiqliiqad baan ahay sidii Lula Dabeeyleede. Absolutely
@abdiaziizaadan3327
@abdiaziizaadan3327 3 жыл бұрын
Saxib meesha xigmad ayaa ku jirto
@TimaDheere
@TimaDheere 3 жыл бұрын
"Show Ilaahey, intaan cimri dherer ka baryayey .....?" saaxiib maad dhameystirin gabayga qotada dheer, waxaanan qiyaasayaa inay sababtu tahay xanaaqan diimeed ee waayadanba dadkeenna caqligooda hareeyey. Si kastaba, fadlan xataa inbox iigu soo dir gabayga oo dhamays tiran. Mahad badan.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Insha Allah
@geletoz
@geletoz 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog oo ma kas baad uga jartay gabayga? That is called censorship sxb. Inaad iskaba wada dhaafto ayaa haboon pls baqtiga ma cuno fuudkiisa waan cabaaa
@mohamedabdo-fl7no
@mohamedabdo-fl7no 3 жыл бұрын
@duufaan green Show ilaahay intaan cimri dherer ka baryayay dhib unbaan ka baryayay.....weeye sxb
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 2 жыл бұрын
Kuwii aniga iidhaxay miyaa dhimashaday dooni Dhuuniga isiiyaay miyaan sida dhalaan ooyay
@maanmohamed
@maanmohamed 9 ай бұрын
Haddii aan dudumo yurug harsado dacas ma jiifene Erayga yurug waa maxay sxbyaalow
@Armani_yossef
@Armani_yossef Жыл бұрын
Mahadsanid buuni.
@aamiinxamdiali1944
@aamiinxamdiali1944 7 ай бұрын
Maxamed xaashi Waxaan khayli dhuugyaha cas iyo dheeg wiyila qaatay ee dhalanka aadmiga u baxo sida tan lay dhawray kolkii horeba dhererkii miyaa dhabarki soo gaabtay ma ka dhaxay dhawaaq uu matiyo dheelmitaan gibila dhabba reera guureen miyaa laygu wada dhaafay ushaan dhaabin mooye hubkii mayska wada dhiibay ragaan dhalay raguu dhalay miyaa aniga dhamamax ii diiday kuwii ii dhaxay miyaa dhimashaday dooni dhuuniga i siiyay miyaan sida dhallaan ooyay waxaan dhawrsan jiray ceeb miyaa igu dharaarowday
@cabdirashiidmaxamedcali5126
@cabdirashiidmaxamedcali5126 3 жыл бұрын
Alle how naxariisto Abwaan salaan Carabay
@somaliman7561
@somaliman7561 3 жыл бұрын
Waa hubaal in halkaas lagu wada dambayn doono, waa haddii geeridu maalmo ina dayso😓
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Waayeelka inuu maalinba reer caruurtis kamida inuu sooboqdo in salka lasarto oo laguwax cuno soodhib kuwa maqan lacag uun ladaneyo qofka maqana duuyo iyo dad inuu dhiso kunaharsaneyn kuxukunado
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha 5 ай бұрын
Awowgey oo 90 jir ah ayaan dul fadhiya oo aan haya allow igu astur oo iga ajarsii cucadiisana allow isiii allow dhamaan walidiinten janno ugu abaal gud
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Ай бұрын
Waagii baadiyaha lagu noola, gaboobga dhib buu ahaa, qof ma socon karo, aad baa loo lugeyn jiray, daawo maleh, qofka inuu wax soo qabto laga rabaa. Hada lakiin magaala lagu noolyahay, dhakhatir, iyo vitamin iyo exercise baa la bartay, dadka odayashana wey qaban karaan shaqooyinka la qabto
@ahmedabdimalik4686
@ahmedabdimalik4686 3 жыл бұрын
Cidla yuurur baa idilay sidii cawsha dabadeede Salaan carrabay ilahay ha unaxariisto waxuu kamid ahaa ragii gabyaada ah oo gugii gobaysane dhashay
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
Gu caana ayu aha dad iyo dunyo wixi dhashay noc khatara ayey noqden Salan carabey,sayid maxamed,qaban bulxan,cali dhux adan,cali sharmarke goni abdi xaji Cali Jamac habil,Ismail mire,cilmi carab,Ismail cigal bulale,samatar baxnan,farax afcad,sahid qaban Iyo qarkale ragas abwanadi waa weynaa ah gugi gobeysane ayey dhasheen
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
"Naaguhu ninkaan tuujinayn waa timlahayaane tafmiyaanan rogahyn siduu Cuturkuu taabay nin taraha waa bahdii wuxuu kutaamaaye nimankii tol iixigay miyaa wabi taraardhaafay."Aadan gureey.
@arliiban
@arliiban 3 жыл бұрын
Idaaja Ilaah ha ku daayo
@ayuubpoi9571
@ayuubpoi9571 5 ай бұрын
Mahadsanid idaajaa
@kenaanwizbalami655
@kenaanwizbalami655 3 жыл бұрын
Iidaja cimri dheer iyo caafimaad aabo
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Amiin
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 Жыл бұрын
Wallee waa gabay sidhaba kuu tusaya xaaladda dhabta ee gabawga dhuuniga isiiyaay miyaan sida dhallaan ooyay
@xaaji11slash35
@xaaji11slash35 2 жыл бұрын
Gabowgu waa shay shalaatadiisa wado haddii aad marka hore wax qabsan
@CabdiibraahinKeynaan-kh1jr
@CabdiibraahinKeynaan-kh1jr Жыл бұрын
Masha Allah Video
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Nin nasib lahaa gaboba hadi gulahey kudaayo gugaagaa kudeyneyn
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
inaan gaboobay garan sani hadalkii baan gadh gadh u idhi sabkiibaan gebla u tumay dhamaan waa lamarayaa xaaladan
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haaa Cimriga Allah Hano Wanajio
@adansharecoia5668
@adansharecoia5668 2 жыл бұрын
Aderkay adan guray illhay ha u naxariis to
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv 7 ай бұрын
Abwaan sheekh Ahmed gole gabayo kale hadii uleeyahay abwaan please soo duub
@bashirjama7626
@bashirjama7626 3 жыл бұрын
Ilaahoy hakudhowro Axmed faarax
@abdullahiaden7704
@abdullahiaden7704 3 жыл бұрын
Dhamamax waa Biyo ama caano loo raro dadka nugulka ah xiliga Geediga lagu jiro Dhamamaxa waxaa lagu xiraa meel dhow oo ratiga oo raran laga soo furi karo sida dheega si deg deg luugu furo loona siiyo waayeelka ama ilmaha Hayaanka dhexdisa haraada ama gaajooda
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
Si fiican baad u sharaxday caaqil baad tahay ugaas.
@khalafyare1260
@khalafyare1260 3 жыл бұрын
keep going qaran joog
@salaadmaxamed7985
@salaadmaxamed7985 3 жыл бұрын
L
@amiirkaumada9957
@amiirkaumada9957 3 жыл бұрын
Gabayo iyo taarikh qiimo badan Walee si niyada Ayaan u dhageystey barnaamijkan alayacizak
@faizaali6146
@faizaali6146 3 жыл бұрын
Mahadsanid Walal
@saidhussein1064
@saidhussein1064 3 жыл бұрын
wll taarikhda saxda somali majirtaa hadee jirto whastapp igala soohadal +905526624550
@aqoonraac2281
@aqoonraac2281 3 жыл бұрын
Muusikada ka daaya wll ha qurux badnaado barnaamijkuye
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 3 жыл бұрын
Waa maxay hibada intan la eeki? Ashqaraar mudanow
@cabdirisaaq22222
@cabdirisaaq22222 3 жыл бұрын
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 3 жыл бұрын
M.a dheh wll Anagana Allaha na siiyo Intan iyo in ka badan
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Horaa looyidhi haduu wad ku ku daayo gabow baan ku deyn
@johnnytruth974
@johnnytruth974 3 жыл бұрын
Muxumed aw cabdi Xaashi ilaahay hawnaxariisto waa ninkii yidhi wakhtigii gumaystuhu xuduudad jeexayey Qoonsada Halkaa waxa kujira Qabar laxaad weyne .
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 6 ай бұрын
Muxumed xashi weeye maaha cabdi xaashi
@abdisalamhussein2915
@abdisalamhussein2915 3 жыл бұрын
Masha Allah Waan Sugayay Barnaamijkan
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 5 ай бұрын
Abwaanadi somaaliyed AUN dhamaanTood
@abwaangamaanyoofficially9533
@abwaangamaanyoofficially9533 3 жыл бұрын
Masha allah
@saadosiciid7649
@saadosiciid7649 3 жыл бұрын
Mashallh alle imridheeri haku siiyo
@farmaajokhayre9406
@farmaajokhayre9406 2 жыл бұрын
SOMALI HORE IYO SOMALI MANTA ADUUN XAL QAADO
@Armani_yossef
@Armani_yossef Жыл бұрын
Barnaamijka Gabigiis masoo gudbisay? Voa-da wax badan baa ku jiree.
@abdiqaadirnur7792
@abdiqaadirnur7792 3 жыл бұрын
Cimri dheer iyo cilmi badan waa waxa aan ilaahay kabaryo
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 3 жыл бұрын
Hiro axmed farax idaajaa ala maxaa murti ah
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 5 ай бұрын
Hadalba waxaa isku fuuqsaday Ragna waa ragii hore hadal na waa intuu yidhi Waxba kamay tegin
@abdullahibashir2041
@abdullahibashir2041 2 жыл бұрын
Seedow haygu soo lu, goin lahasho waa ceebe
@xalanefarah3116
@xalanefarah3116 3 жыл бұрын
Curdankaba wuu kucunaa ogaw xigmad qaaliya
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haa
@caliyaalecaliyaale3350
@caliyaalecaliyaale3350 3 жыл бұрын
Curdanka maxa laga wadaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog Usheg micnaheeda
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 3 жыл бұрын
@@caliyaalecaliyaale3350 Qofka dhalinyarada ah ayuu uga jeeddaa
@alishuriye1061
@alishuriye1061 3 жыл бұрын
@@caliyaalecaliyaale3350 waa marka midhaha dhirtu ay cusub yiin ...odayguna wuxu uga jeeda dhalinyarinamadana waa lagu dhintaa
@munasaryare6655
@munasaryare6655 3 жыл бұрын
Mhdsnid zxp ino soo badi soyaalkeena
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Insha Allah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Waa Aniga Rajadeyda Wa Wax An Jacelnahay
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 2 жыл бұрын
Abow maxa malakulmawd midho ubisladay🤣😁😄
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 жыл бұрын
Ninkan dhalay ninku dhalay muyuu dhibibic ididy war ma nagta dheeriyo ninka layga dhicin wayey hada maxay tahay shakadasi hoyadayban ka maqle
@hussnimubarak8470
@hussnimubarak8470 2 жыл бұрын
Allau Akbar
@XALIMODHONGE
@XALIMODHONGE 3 ай бұрын
14:18
@mahadabshirxasan
@mahadabshirxasan Ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤
@abdiqani7725
@abdiqani7725 3 жыл бұрын
Hadaanu nahay bahda cuqaasha wanu halkan kubeeninanaa hadal kasoo yeedhay
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 10 ай бұрын
Salaan carabay gabaygiisa gabayga alla xikmadbadanaa
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 3 жыл бұрын
ADUUNKA HADA JOGTO MAWDKUNA MUDO KUDAAYO GABAWGA AYAA AH MID QOFKU YAG TAREEYO
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Somaliyeey baddii somaliya waa la biliqaystay oo in uno la wareegto dawlad gaarsiinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliya dan ayaa inoogu jirta iyadoo gumaysi aan la aqbali karin: 1. Alshabaab iyo daacish iyo inta la u jeeda ah dalka argagixiso kama daynayaan iyo intaasoo kun oo kale shaatiga argagixisada la huwan al shabaab oo hadda uno u ooya markii la taabto oo la isku dayo in la baabi'iyo laakiin markii uno dalka gacanta loo galiyo ma haystaan geed ay isku qariyaan. 2. Baddeena iyo akhayraadka dalkeena uno iyagaa ka masuul noqon doona haday wax gaaraan waayo iyadaa shafka u garaacday inay somaliya balada haysata ka sabata bixin doonto oo muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor cidna uma caga juglayn doonaan oo somaliya waan ka go'aynaa ma jiri doonto iyo cid kale toona oo madoobe cid danbe ma xoogi doono oo snm iyo garacyada iidoor cid danbe ma tarxiili doonto oo tukoraq danbe la iskuma qabsan doono oo waxaa la sugayaa oo somaliya lala sugi doonaa inta isku haysata dadka iyo dalka iyo diinta iyo dawladaha iyo ururada wata inay waayeel hawl iyo hadal iyo naf gab ah ay wada noqdaan oo ka dhamaadaan aduun oo intay fidneeyeen oo dhalinyaro ah iyagana la carbiyo oo maskaxdooda iyo maankoodaba laga saaro amaba laga tirtiro wixii qashina ee laga galiyey oo mana jirto uno cid kale oo looga dacwoonayo. Baddeena waa inaan banaan baxyo goor kasta ka samaynaa ilaa naloo soo cesho biyageena loo dhacay kenya oo u ay saxiixeen kuwa ku amray inay dadka somaliyeed u dabaaldagaan maalintii biyaha baddooda la dhacay oo kenya la siiyey oo taas waxaa kuu cadaynaya wadaadkii nfd oo reer nfd u sheegay "ha ku farxinina wax kasta oo ay icj badda somaliya ka soo sarto what a trader. Somalaay gumaysi ayaan ku jirnaa oo badeenii biyaheedii waa lana ka dhacay oo adoonta afrika oo wada jirta ayaa ina dhacday iyo gaalada iyo munaafiqiinta ku adeegata. Somaalaay biyihii baddeena waa la dhacay oo fadhi inooma yaal ilaa hal dhibic oo biyaheena ka mida gacanta shacabka somaliya loogu soo celiyo. Waxa inoo talo ah inaan shoobare wada samayno oo diidno go'aankii icj ee 12 mayl oo biyaha badeena u hibeeyey kenya oo afrika la doontay inay la dhacaan biyaha badeena oo lagu laaluushay madaxda afrika gaar ahaan kan sa'iir ugu horeeyo oo ah madaxweynaha sanadkaan ee "african union" kaas iyo kuwo madax africana ah oo loo balan qaaday inay wax ku yeelan doonaan khayraadka ku jira biyaha bada somaliyeed oo caaqyo u taliyaan. Sidee mareexaan madax ugu doorateen somaliyeey miyeydaan ogayn afweyne siduu somaliya u galay oo ah halka somaliya maanta taalo dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba oo mareexaan kasta rag iyo dumarba si fiican ula soo shaqeeyeen afweyne oo kan haatan yimidna ka sii daran afweyne oo wakaas farmaajo 12 mayl biyaha bada somaliyeed ka iibsaday kenya oo hadana ilhaaneeyey shacabkii somaliyeed oo uu ku dhahay war guusha kenya biyaha badeena ku qaadatay u dabaaldaga oo hadana ku lifaaqay maalintii awoowaysheen taageen calankeena cawaale oo kumanaan somaliyeed u naf waayeen ayuu ugu dabaalday biyaha badeena uu u dhacay kuukuuyada oo saaxiibadiisa kenyaatiga ah. Naclatulllaahi caleeyk. Tolka somaliyeedow, fadlan, ka kaca fadhiga oo inoo soo celiya biyaha badeena oo ogaada inaan helayno hadaan shoobare aan kala kala go' lahayn samayno ilaa biyaha badeena gacanteena dib ugu soo noqoto oo haddii aan mudo shoobare samayno waa na loo soo celin doona biyaha badeena. hadii kale waa inaan kenya ku dhamaanaa oo qofna uusan naga soo harayn intaan biyaha badeena gacanta ku soo dhigayno waayo inta ina ka harta ayaa manaafacaadsan doonta. No heshiis aan cid kale ka aqbalayno. Waa wareey, war yaa somaliya, war yaa maali jiray, war yaa dalkaan iska leh, war waa la dhacay dhulkii iyo baddii iyo cirkii shacabka somaliyeed maanta oo horay saddexdii gobol oo loo dhacay jabuuti iyo somali galbeed iyo nfd waxaa kenya loogu daray 45% oo dhul iyo biyo iyo cir somalidu leedahay dalkooda iyadoo wali nfd jbaat u haysta. war goormay kenya ixsaan somaliya u gashay saw tan somaliya dhul iyo bad iyo cirba dhacday oo nfd-diina xalaalaysatay. Kenya ixsaan inooma galin laakiin UNO ayaa masruufta butburinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed oo dumarkeenii way kufsadeen iyo caruurteeniiba oo maalkeenii waa dhaceen oo raggeenii waa dileen oo hadana biyihii badeena ayey dhaceen oo farmaajo siiyey oo waliba ummadda somaliyeed isugu yeeray oo maalintii caleenkeena ugu aadiyey oo u sheegay inay shacabka somaliyeed u dabaaldagaan biyaha badooda iyo cirkooda iyo dhulkooda kenya loo dhacay. Naclatullaah caleeyk cawrusagee caqli xumaa laakiin se kuwa amarkiisa raacay saw kama sii liitaan. Kenya 1963 waxay dhacday nfd oo 2021 waxay dhacday 45% oo biyo iyo cir iyo dhul ah kuwaas oo ah biyaha badda iyo cirka ka koreeya iyo dhulka ka hooseeya ah oo somaliyi leedahay. Badda kaliya ma dhicin laakiin 15% oo cirka ka koreeya ah iyo 15% dhulka biyahaas ka hooseeya ah iyo 15% oo biyaha badda ah oo somaliyi leedahay ayey uno kenya siisay oo ay u dhacday oo waxay la qaadatay 15% oo biyaha baddeena ah ooy uno naga siiyeen 45% cir iyo biyo iyo dhul ah oo somaliya iska leedahay oo ah 15% cir ah oo ka sareeya 15% biyaha badeena uno kenya siisay iyo 15 dhul ah oo ka hooseeya biyaha badeena kenya uno ayey naga siiyeen. Kenya waxay ku guulaysatay 45% ka mida dhulka iyo cirka iyo badda somaliyeed oo icj ( uno) siisay kenya baad (uno gave kenya 45% of somali land, air and ocean water property as extortion for no valid reason to justify it according to the international water laws) taasoo uno kenya ugu boobtay dhul, cir iyo biyo bad somaliyeed oo taasoo kenya si wacan ugu guulaysatay oo ugu dabaaldagtay oo hada waxay la bootaynaysaa waa waxay rabtaa inay ku xalaalaysato 45% dhul, cir iyo biyaha badda somaliyeed ah ee uno baadda u siisay oo hadda ay uno si fiican u siisay oo uno waxdaro kale ayey somaliya u soo wadaa ee suga. Uno jasiirada suqadara oo somaliya iska leedahay waxay siisay yaman sida biyaha badda, cirka iyo dhulka somaliyeed ee ay kenya u siisay 2021 oo ah dhul, cir iyo biyo badeed oo somaliyeed. Uno waxay somali galbeed siisay itoobiya taariikh hore. Uno waxay somali french land gaar u siisay dawlada french oo hadda dawlad daakhili ah ay siisay iyadoo ku dartay canfar aan somali shuqul ku lahayn laakiin ay doonaysay inaan ciise soo raacin somalida inteeda kale oo french barasaaba lahaato oo laga xukumo baariis sida cumar geele hada yahay oo kale oo uno nfd waxay siisay joomo kenyata 1963 oo hadana uno waxay uhuuru kenyata siisay 45% ah biyaha badda, cirka iyo dhulka somaliyeed oo ay siisay 18/10/2021. Uno waa in somaliya isaga baxdaa oo hadaysan isaga buxin uno inta ka hartay dalka somaliyeed ayey kala qaybinaysaa oo dad iyo dawlado kala siinaysaa oo taasi waa dhab ay uno hadda ku hawlan tahay inay somaliya u kala qaybiso wado iyo qabiilo oo waa iyadaas uno leh somaliya anagaa muddo u talinayna oo inta uno hubka somalida ka dhigto ayey waxay oran doontaa intaan qabiilkaas ayaa iska leh ee u gooya oo intaas dabadhilifkayaga ayaa iska lrh ee u gooya oo intaas kaniisadaha ayaa iska keh ee u gooya oo intaas yibraha iyo tumaalada oo israa-iil ka soo jeeda ayaa iska leh ee u gooya oo intaas imaaraadka ayaa iska leh ee u gooya oo intaas ingiriiska ayaa gumaysan jiray oo wasi jiraye u gooya oo intaas talyaaniga ayaa fugi jiray ee u gooya oo intaas qarxiyaasha siiya oo cid kasta oo somaliya wax ka sheegata wax ka siiya oo sidaas ayey uno somaliya la rabtaa, haddaan somalidu uno si deg deg uga bixin inta goori goor tahay. Oo haddii aadan uno aqoonsanayn sharcigeedu ku qaban maayo sida sharciga kuuba uusan somaliya gudaheeda iga shaqayn oo sharciga somaliya uusan kuuba gudaheeda uga shaqayn, haddii somaliya uno ka baxdo oo dawlado waaweyn oo dunida ah la bahowdo oo somaliyeey ogaada haddii farmaajo aqbalo icj go'aankeeda oo uusan ka dacwin lix bilood gudahood ee soo socota farmaajo waa habarti cay gatay biyaha badda, cirka iyo dhulka somaliyeed ee kenya uno u boobtay oo waa in laga cayrshaa somaliya inta goori goor tahay ee uusan badda, dhulka iyo cirka somaliya inta ka hartay uusan iibsan habarti cunehaani.
@raageadam5733
@raageadam5733 3 жыл бұрын
Had iI geeri ku daylaayda gabaw ayaa an ku aynn
@ismailessa669
@ismailessa669 3 жыл бұрын
Idaa jaa halyeey qaran
@abdiboodhhari1757
@abdiboodhhari1757 3 жыл бұрын
KeepGoing
@ahmadbigays1597
@ahmadbigays1597 3 жыл бұрын
Maashaa allah afkaaga caano laguqabay
@mctt1916
@mctt1916 Жыл бұрын
🌹
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Ayamaba aronbay isoo joogtayba gabadha QatraaayqaranEEy cadayyareey Fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 3 жыл бұрын
Hadii geeri Ku dayn lahad gabow baan Ku daynayn
@Global.Nature1
@Global.Nature1 3 жыл бұрын
Hadii gabow ku danylaha geeri baan ku daynneen
@abdinour
@abdinour 2 ай бұрын
Salaan carabeey waa qabiilkee
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 668 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 1aad
2:53:38
Siirada Islaamka
Рет қаралды 77 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
1:00:04
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 195 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 564 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 974 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 607 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 668 М.