Mahadsanid Dr intasbo wan isku arkay Dr mxa keena Duud xnunka mark walpo dusha i xnunta marka isticmalo sheyaha dufinta Dr ciyow iiso jwab
@safiya09862 жыл бұрын
Shukran dr faaris
@ismaashaaofficial25952 жыл бұрын
ASC Dr Marka wankusalamayaa salaan kdib Dr adigoo raali ah wxn kmd ahay dadka sida jogtada ah kuugu xirn Dr wxaan rabaa inaan kuweediyo su aal cfimaad ah inaan kuweediyo oo talo IGA siisid please fariintayda hadii aad argto iiga Soo jwb 🙏🙏
@aminamaxamud9622 жыл бұрын
dr mahasanid adoo raali ah waxan rabaa telefankaaga
@ayaanamohamed8803 Жыл бұрын
Ragana kasoosamee dr mahadsanid
@AbdihassanSageyta Жыл бұрын
Maasha alaah
@anisaahmed94389 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤dr. Faris
@maaruuabdiwahid99562 жыл бұрын
Mahadsanid Dr intaso dhan waan isku arkey plz vitaminadka magacyadooda noosheeg iyo cuntada ama cabitaanka uwanagsan Dr fbka Ayan kalaso xiriirey mana iso jawabin plz iso jawab ama lambarkaga igu cawi
@degannaged88682 жыл бұрын
dr nooso gali wax yabaha soboba in ay gabadha u kena in uu sanadkiba 3 bilood uun ka imodo cadada intakalena waydo iyo sobobaha kena Discharge brown oo kala jogsi lahayn symptom kas maxa couse gareya
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Thanks wllo
@aasmacaydiid52258 ай бұрын
Shukran dr
@khadrahashi6786 ай бұрын
Dr wan ku salamy su aal Ayan raba xage kala xirira
@munayuusuf43272 жыл бұрын
Mahadsanid. DR
@nawalali75622 жыл бұрын
Asc Dr ilaahy khaayr hakusiiyo waxaan Rabaa inaad fah faahiin iga siiso breast cancer ka iyo habka aan guga hortagi karo
@2sma1622 жыл бұрын
Asc dr ani calamadahas wan lehay dhigna ma arko cunugbana nujiyaa 3 bila isbitalka kaso baxayo dhig cado iyo ku ni fasba ma arag hurdana way igu yartahy
Dr maxaa lagu daweyaa smal rshes with genital are painles waaye maxaa lagu daweyaa choronic waaye
@mohamedaadan26067 ай бұрын
Mahadsinid walalo
@ismahanali4169 Жыл бұрын
Asm walaal laba maalin ka hor ayaan ka maydhay caadada laakiin waxaa aad ii garaacaya labada naas iyo kilkilooyinka oo aan danqasho ka dareemaayo farxad la,aan walwal aad u daran daal badan ayaan dareemayaa walaal iisoo jawaab maxay noqon kartaa😢😢😢😢
@hodanyuusuf268 Жыл бұрын
Wallo hada se tahy
@hoododayib Жыл бұрын
Abaayo ani Xata saas ahay idinka maxa dareentaan
@safashacayb2881 Жыл бұрын
Walal imig maka kadnatay
@Kawther-fx2xf10 ай бұрын
@@safashacayb2881wll see noqotay anaa ah sidaas hada
@apdyqani3492 жыл бұрын
Asc Dr Faris Al attas wll mudo 3bilod Ayan kiniini daramodol isticmaalay dhabar xanuun dartiis hadda adopted ayan ku noqde hdda 1malin xita ma dhaafi karo dhabar xanuun iyo daciiftinimo difaaca jirka Ayn isku arka iska dhaaf Markan isdhaho plz Dr la talintada Ayan u bahanahy 1)Dr Awalan ma lagu dhaqaa hospitalada mogdisho kiniiniga daramidol ? 2)intu jirkeyga ku jiro caadi Ayn ahay blze hddn 1malin iska dhaaf isdhaho dhabar xanuun, difaaca jirkeyga oo daciif qoraxda oo joogto aye dhaxan I qabanee iyo hurdo neh maba iga Soo dhaceyso habeenka? plz iso jwp
@hamdaabdi19938 ай бұрын
Dr waxa ka soo hadshaa wax haweenka gadhka ka soocsaara
@leylomaxamedyuusuf82912 жыл бұрын
Masha allah
@salaadshaaficixaajimaxamed43262 жыл бұрын
Asc wasalay Ani hurdo la aan Ayan daremayaa maxa udawA alla dawada bacashèe
@maryandizo47292 жыл бұрын
Dr waxan ahay hooyo uur leh ekfashin ayan la dhibanahay dr ayaan utagay hal kaniini le iso qoray oo dawo lama ogolo ayu idhahay ee maxaa talo isiin laheyd 😔
@fartuunjamac84912 жыл бұрын
Dhago Yare cab hosnah kudhaqo
@baaziyare2 жыл бұрын
C4 protein kasohadal ustaad
@nuuraaxmed58302 жыл бұрын
Asc dr anoo uur isku ogayn ayaan xanuunsaday dawooyin badan oo xanuun baabi iya ah ayaan isticmaalay deed uurbaa igusoo baxay marka su aashaydu Waxaa weeye dawadasi ilmaha waxse maudhimi Kartaa biliis iissoo jawaab dr
@sheekosomalia58282 жыл бұрын
Niyada qeer usheg wax dhib ma arkesid insha allah
@Queenofdream95632 жыл бұрын
Dr 33 week wa meeqo bil ado mhdsn🙏🤴
@zahradawoo60572 жыл бұрын
8 bil
@munaaxmed22422 жыл бұрын
8 months and 1 weak
@Maxmuud3602 жыл бұрын
8 bil
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج2 жыл бұрын
Dr waxaan kaa.codsanayaa inaad cashar iga siiso sodiyamka qofka uuhoos ugu dhaco adoo mahadsan allah kubarakeeyo نحاح دومن ان شاء الله😍🙏
@naadiyamohamed73242 жыл бұрын
Wllo waxad ISO shegta wadnha aya ii xanuna marku ixanuno naqska igu dhaga waxa igu daran markan cunto cuno kalunka ha igu darnado
@Xalluna2 ай бұрын
😢kolbo aariyo wye baayo
@Xalluna2 ай бұрын
Qalajiye iyo jalaston cun
@Honey_beauty79 ай бұрын
Intaso dhan waa isku arkey ee dawo iqor ama nberkga isi
@AmiinMuhammadAbuud11 ай бұрын
Hormonada qasab laguriixe sides lagu daaweya
@MariyaAdan-r2q9 ай бұрын
Xage kal soo xirira Dr numberkaga ma norebi karta
@dheymanchannel53462 жыл бұрын
Walal intee lagala so xiriiri karaa suaal private aya ku weydii lahay
@apdyqani3492 жыл бұрын
Asc Dr waxan raba adigo mhdsan inad isheegto wll 1)kiniiniga Daramidol ayan iska jari la,ahay ee hospitalada xamar ma lagu dhaqaa 2)marwalba wn Jeclahay Inan iska dhaafo blze waa bahal xun sababto ah dafaaca jirkeyga ayu daciif ka dhige iska 1malin hddan cunin dhabar xanuun said ah , dhaxan iyo qandho iyo hurdo la,aan ayu leeyahay Walaal adigo mhdsan reply iso gal jwp tnx
Oo ma dumurka uunba hormoonku ka khalkhala oo hormon leh ragu ma laha hormono
@saacidx51652 жыл бұрын
Dr waxaa liiga haayaa feeraha dhanka midig markaan rogmado xanuun ayaan dareemayaa markaan neefta jiido sikle iyo markaan AAN fariisanaayo ama kacanta midig cugsanaayo xanuun ayaan dareemayaa mrka Dr iisoo jwb si dhaqsi ❤️😢
@abdiib18322 жыл бұрын
Abay waxa laga yabaa in calosha ku xanuneyso,xamitida ka jiro xanun, ana sida aha uma sexan jirin dhinaca midig,wana laiga daweyay xamitida dhagax kujiray.
@khadroroble70962 жыл бұрын
anaa saas isku arkay labadan bari xanuun saas ah
@AmiinMuhammadAbuud10 ай бұрын
Calol buurnida dumarka hormon miyu xiriir leyahay
@hamdaxusen45972 жыл бұрын
Asc Dr ilaahay khayr haku siiyo waxaan ahay inan aan wali xaas noqon intaa aad sheegtay iyo in ka badanba way I haysataa dhakhtar waan ku daalay waxay Ileeyihiin hormones kaaga ayaa qaldan caadadu waxay iga qaldan tahay labo sano dawo marka laysoo qoro oo aan cuno caadi noqonayaa markay iga dhamaatana halkii ka bilaabayaana waan gubanayaa guriga dhan ima qaadayo wadno xanuun iyo hurdo la'aan ayaa ii dheer waan niyad jabay hadana ilaahay lagama quusto alxm caafimaadka ilaahay ayaa bixiya Dr waxaan rabaa inaad iga caawiso waxa ugu fiican ee lagu sixi karo se ma la sixi karaana waxaan rajaynyaa inaad isoo jawaabi doonta Dr khayr alle haku siiyee
@indhooy02592 жыл бұрын
Abaa mcn Allha kuu saxo abaa vitimiinada ku dadaal anba kula mid ahy Abaa Nomkada ii reeb