No video

Habka hormoniskaada loo saxo/Cafimat Fican

  Рет қаралды 352,033

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

。 Please visit my website here: www.cafimatfic... 。
。 Social Media 。
。 Instagram: / yasmin_nutrition_coach 。

Пікірлер: 1 200
@abdirahmankulane
@abdirahmankulane 4 жыл бұрын
Walaasheya waa mahadsantahey Dalaalka laakiin waxa fiican in aad magacayad in aad soo qorto si noogu fududaato helisata mid kale dad meelo kale duwan ayan aduunka ka jooga Waa mahadsantahey
@deeqanawaal444
@deeqanawaal444 4 жыл бұрын
Masha allH
@fartunfartun5652
@fartunfartun5652 4 жыл бұрын
asc
@fartunfartun5652
@fartunfartun5652 4 жыл бұрын
asc
@Maryam-xk2qu
@Maryam-xk2qu 4 жыл бұрын
Mashallah, you are doing a huge khidma for our Somali people. May Allah reward you endlessly. Quick question, can you take kelp when you are breastfeeding
@munomohamed7403
@munomohamed7403 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drssuadomohamud1408
@drssuadomohamud1408 4 жыл бұрын
Allah dartiis ayan ku jeclahay abaayo yaasmiin masha allah waad no dadaashaa markasta qeyr allah haku siiyo
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 4 жыл бұрын
Masha allah habo Allah ku xafido mamo yasmineey waxa kaso hadashaa Nabraha wajiga iyo tinta oo gogodo maxa u fiican plz mamo midaas aya ka codsanaa
@Rose_1s
@Rose_1s 4 жыл бұрын
Very good advice thank you abayo yasmin Jazakallahu kair. I m also having trouble getting pregnant.please make dua for me inshallah. 💜
@amalwarsame8263
@amalwarsame8263 4 жыл бұрын
Allaha kufududeyo getting prgnant abayo
@bintishandile6739
@bintishandile6739 4 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah abyo lkn Avocadatha hakudaran sugar kaliged shido caab or cunta kucun wxa lagucayilo waa marki sokor kudarto
@Hyatt1234
@Hyatt1234 4 жыл бұрын
Maansha Allah ilaahay khayr hakusiiyo ilmahaaga iyo ninkaagana ilaahay haiskiin jeclaysiiyo hakuudaayo caafimaad iyo cimridheer ilaahay hakusiiyo adiga iyo family gaagaba Aamiiiiiin anigu barmaamij kaaga mudodheer baan lasocdaa waanan jecelahay waxaanad kahadashaa wac waxtar wayn uleh bulshada I am in medical field aad baanan ujeclahay in dadka sidaa loogu faaiideeyo Jazakumalah khayr❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏾👍🏾👍🏾🌺🌺🌺
@themtt7853
@themtt7853 4 жыл бұрын
Thanks wlhi aniga hormooniska ayaa iga qaldan daqtarna waan utagay daawalee ilaa hada waxmaandhalin iisoo duceeya inuu Allaah igu deeqo ubad qeer qabo waana cunaa waxaad nafartay thanks 😊
@aminocumar2670
@aminocumar2670 4 жыл бұрын
ilahay haku siiyo oolaad baari
@hamdiabdifarah7048
@hamdiabdifarah7048 3 жыл бұрын
Ilaahey ha ku siiyo
@XaliimoAhmed-h8h
@XaliimoAhmed-h8h 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hafsajama6505
@hafsajama6505 4 жыл бұрын
adaa ban kuu jecelahay abaayo yasmin wan ka faidaye jazkallah khayr ❤😍
@saadoomar9982
@saadoomar9982 2 жыл бұрын
Ilaahoow ajar aa xisaab laheen ku sii ❤️❤️❤️
@YusufYusuf-cv3kx
@YusufYusuf-cv3kx 4 жыл бұрын
Abayo yasmin ganinga folic acid kasoo hadal iyo omega 3 adgo mahdsan
@user-zo7uj9je1t
@user-zo7uj9je1t 4 күн бұрын
Masha allah allaha ku xafido adiga iyyo oladads❤❤❤❤❤❤
@adontiallah6637
@adontiallah6637 4 жыл бұрын
wcsww walashey yasmiin dar illahay ayanku jeclahay illahay haku xafido adiga iyo ilmahada abbe salax insha allah
@idiladanali4196
@idiladanali4196 4 жыл бұрын
Dharkaan waa ku soo baxdey Yasmiin very beutyfull maashallah
@CafimatFican
@CafimatFican 4 жыл бұрын
Aaaaw😘 JazakALlah Qeyr abaayo macaanto 💕💋
@hamdixiis6389
@hamdixiis6389 Жыл бұрын
Jazakalah qeyr abayo adunyo iyo aqiro taam ilahey haku siyo wax badan aan ka faidey❤
@jamiilajalaqsan_official1819
@jamiilajalaqsan_official1819 4 жыл бұрын
Aaiin illaahey hanasiiyo aniga iyo inta ow laad la anta heso ku bariyala inta hasatona ha u barakeyo
@raxmaruuxi6988
@raxmaruuxi6988 4 жыл бұрын
Mansha Allah Alle haku xifdiyo aduun iyo Aakhiraba sister keep going
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 4 жыл бұрын
Caadi maha cafimaad iyo nus xbibti 🥰👍💯
@fartunmohamedmuhumed6163
@fartunmohamedmuhumed6163 4 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Abayo yasmiin Thanks mcnto Alle haku xifdiyo 💕💕💕💋😍 Anigane wanku dadalaa wanadaada mcnto💋👌👍
@jamiilamohamed7607
@jamiilamohamed7607 4 жыл бұрын
Masha allah abayo yasmin thank you 🙏 very much waxan raba inan goni kula sohadlo xageen kala so xiriraa I need you
@umusalmaan5572
@umusalmaan5572 4 жыл бұрын
Mashaa allah alla ku jecliyaa yaaska quruxeey noolaaw 🥰🥰🥰🥰😍❤❤
@sadiyowarsame3837
@sadiyowarsame3837 4 жыл бұрын
Masha Allah Shugran Abaayo yasmiin
@bushrookgarali9889
@bushrookgarali9889 4 жыл бұрын
Tintaanba kujeclahay waxad doobtay ramadaankii laakinmaanta oo ey tahay 2020/9/3 maanta anuu iquseeyaa allaha nookaa xafido waana kaafaa iiday walaahi waxaa tahay dugtooradeena
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 4 жыл бұрын
Asc Yaasmiin Cafimad Fiican Fadlan Maga soosameenkartaa Hormooniska gabdha ha Aan la qabin In uu ka qal dan yahay iyo In kale Maxeey Calaamad Ah oo ladareemaa Fadlan WAA KUBARYAA INOO SHEEG ❤❤❤❤🥰😍👍👍👍
@saafi6966
@saafi6966 4 жыл бұрын
💁🏽❤️❤️💕🌺 Salam aleikum Yasmiin walashey Mashallah aad igu fa idea stay Horta wax ya abo bad an waa isii mala Alan ka sheen qamiirka iyoqarfaha iyo is tress mayareyn karo taaqnasha idi shey Mashallah
@saajinyare
@saajinyare 4 жыл бұрын
maan shalha abayo yasmiin
@Ninaskitchen24s
@Ninaskitchen24s 4 жыл бұрын
MashaAllah thanks for sharing abayo that was very helpful ❤
@nimaibrahimibrahim2078
@nimaibrahimibrahim2078 4 жыл бұрын
My sister may GOD bless you fo ur advice keep going
@DahirHassan-dx9te
@DahirHassan-dx9te 4 жыл бұрын
Asc
@DahirHassan-dx9te
@DahirHassan-dx9te 4 жыл бұрын
Ma
@nasriinahmed5730
@nasriinahmed5730 4 жыл бұрын
Abayo Yasmin magacyada ma inoo soo qori kartaa iyo qaabta loo iticmaalo adoo raali ah aan kudhibne sababto ah waxa marka raadineysid waa inaa magacooda taqaanaa ama baakadaha ay kujiraan hal video manooga sameyn kartaa jazaaakalaaah kheyr we love you more and more Allaha ku ilaaliyo marwalba adi iyo familkada iyo dhaman umada islaamka meel walbo aduunka kajoogtaan.
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 4 жыл бұрын
Mahad saned yasmiin waan aaninsahay hadaladaas qiimaha badan ❤❤❤⚘⚘⚘
@naftanolasha5709
@naftanolasha5709 4 жыл бұрын
Habo yaasmiin maxaa sababa cadada sotaahda oo iska maqnado kudhawaad 2bil isheeg habo ado raali ah mhdsnd
@fartaxajifuture1237
@fartaxajifuture1237 4 жыл бұрын
Maasha Allaah hb yaasmin Barashawanaagsan faaida wacan Thank you my dear
@hibao9569
@hibao9569 Жыл бұрын
Love you so much yasmeen because i was thinking change and I come cross your videos i am struggling healthy benefits and hormonal problems for years
@fatumaadan9427
@fatumaadan9427 4 жыл бұрын
Abaayo I wanna ask you can I mix altogether or if I can use one of those is it okay?
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 4 жыл бұрын
Eid mubarak abaayo Yasmiin. Jazakallahu kher
@halimayusuf9829
@halimayusuf9829 2 жыл бұрын
The black seeds that you used to wash the hair in the past is called reyte. Another great video!!! Hello from xamar cadde!! Bye bye
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 4 жыл бұрын
Masha Allaah abaayo Yasmin Ilaahey ha ku barakeeyo anigu waxan ahay hoyo haba yartee teeda ilowday, Ilaahey hano ilaaliyo ubadka hoyadan waa muhiim inay isku dadasho
@ruunmohamed4216
@ruunmohamed4216 3 жыл бұрын
Asc abyo yaasamin
@Diini798
@Diini798 4 жыл бұрын
WALALAHA JECEL BARASHADA DIINTENA MACAN IISARA SUBSCRIBE LIKE SHARE SI CASHARADA DIINIGA AAN LAWADAGO WALALAHA MUSLIMINTA SOMALIYEED ADIGANA EE KU SO GARAN MAHADSANID
@haboondeeqa3959
@haboondeeqa3959 4 жыл бұрын
Maasha allah abaayo yasmiin.cadada ama dhiigu marka kugu istaago ee waqti bil iyo badh maqnado maxaa la sameeyo abaayo mcn
@fatumaabdirashidfarah6516
@fatumaabdirashidfarah6516 4 жыл бұрын
ManshaAllah jazakaAllah habo Yasmin it's amazing video
@kayanyaden8967
@kayanyaden8967 3 жыл бұрын
mashaaAllah jazakalah khayr
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Thank you for honest Masha allah
@nimofarah6969
@nimofarah6969 4 жыл бұрын
Maasha Allah qaali jizaka Allah You are always come I love that ❤️💐❤️💐🤲🤲🤲😘😘😘yasmiin kur Allah hakuu qaado
@fartunabdikadir9342
@fartunabdikadir9342 4 жыл бұрын
MashaAllah very beneficial Jazakillah sister Yasmin
@xayaat7716
@xayaat7716 4 жыл бұрын
Asc xabiibti ilahay ha ku jeclaado waxaad jeceshahay ha kuu shall xagee ka helaa abayo macanay talkagaga ma iigu caawainkartaa iyo meesha aan ka heli karo abayo macanay qls
@queenmiiram970
@queenmiiram970 4 жыл бұрын
super market yada ayaa ka helaysaa abaayo
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
@@queenmiiram970 mogdisho malaga helaa
@hawosalad7243
@hawosalad7243 4 жыл бұрын
Masha Allah jisak Allah qer abaayo yasmin ❤❤❤
@fartunxasan5992
@fartunxasan5992 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@hodanmoalimabdule9568
@hodanmoalimabdule9568 3 жыл бұрын
Masha alaah jasaa kumu laah qeer
@munaabdirahman6394
@munaabdirahman6394 4 жыл бұрын
Abayo yasmin wallahi alhamdulillah aniga aya kafaideste vitex combined with dong quai ila hada waitalaa guriga..alx🥰
@kaltuumaismaciil1302
@kaltuumaismaciil1302 3 жыл бұрын
Xage laga helaa abyo
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 4 жыл бұрын
Ilaahay qayr haku siiyo maanta programakaaa faaiido badan uu wataaa
@furqannuromar3576
@furqannuromar3576 4 жыл бұрын
Asc abaayo yaasmiin plz abaayo dadka caruuska ah wax yaabaha lagu isticmaleyso gabadha aroos ah nafaqo cabidaanka &waxyabaha lagu uunsiyo hoosta qaaliyey
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 4 жыл бұрын
Jkkkkkkk
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 4 жыл бұрын
جزاك الله خير في ميزان حسناتك يا ياسمين
@somaliwaterdev2494
@somaliwaterdev2494 2 жыл бұрын
Asc
@abdishafiaabdi1708
@abdishafiaabdi1708 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
@abdishafiaabdi1708
@abdishafiaabdi1708 2 жыл бұрын
صباح الخير أهلا وسهلا مرحبا
@abdishafiaabdi1708
@abdishafiaabdi1708 2 жыл бұрын
حياك الله يا جمال.
@khairiaabdi3440
@khairiaabdi3440 4 жыл бұрын
Yasmin wllo aniga dhiiga cadada wuxuu iga maQan mudo dhan hal sano ah marka maxan sameyaa Adigoi mahadsan
@fartuunxasanxirsi6550
@fartuunxasanxirsi6550 3 жыл бұрын
Masha allah mamo qer allah kusiiyo teyrod waan qaba waxan joga somaliya muqdisho seen ku helaaa kacawi
@queenmiiram970
@queenmiiram970 4 жыл бұрын
dadka soomaaliya jooga maxaa ugu talagashay yaasmiin
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 4 жыл бұрын
Abyo 5 yrs ka hor igu danbeyse somali gaar xamar qudaarta dhan waa laga helaa marka laga rabe aple vinger iyo yeast gaar ahaan xamar weyn
@fartunqoole9122
@fartunqoole9122 4 жыл бұрын
@@raziinamoh5554 yeast wa laga hela somaliya muqdishana weyba buuxda o wa leebito ama fixiso xbbti sas u ogow
@sadiamohamed7921
@sadiamohamed7921 4 жыл бұрын
Fartuna Maxamud ma aha leebato ama qamiiriso wee ka hadashay oo wee sharaxday
@zakiyaali9192
@zakiyaali9192 4 жыл бұрын
Abaayayalow Khal avocado betrutka wan heli karna lkn yeastiga mafahmin iyo waxa kalo xabagta u eg yaa igu dhaamo
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 4 жыл бұрын
Zakiya Ali yeast waa fixiso walalo
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo yaasmiin jzk llah geyr xabiibti
@abdirahmanmahamed3612
@abdirahmanmahamed3612 4 жыл бұрын
Mashallah abaayo yasmiin waaxaa ku Wedins tufaxa qamaro maa ku jiiro
@munasheikhmaki8313
@munasheikhmaki8313 4 жыл бұрын
Asc abaayo Yasmin kheyr Allaha ku siiyo aameen . Maasha Allaah
@shamsaxuseen8518
@shamsaxuseen8518 4 жыл бұрын
Wcs mamo amiiin yarabi mhd snid allah ku xafido adigane ❤❤❤❤💋
@nimcaibrahim2
@nimcaibrahim2 4 жыл бұрын
Asc
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 жыл бұрын
MashAllah ❤️🤲
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Thank u yasmin. Ilaahayi haku caawiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haboonbile3520
@haboonbile3520 4 жыл бұрын
Asc mamo yaasmiin aniga thyriod ayan qaba aad ayuna ii dhibay 7years ayu ila nolyahy aniga dhan daciif ayan noqday 26years ayn jiraa progestron keygana wuu hooseyaa please mamo kaso hadal insha allah mama melan kalaso xiriro iisheeg an kulaso hadlo
@luulmahamed2160
@luulmahamed2160 4 жыл бұрын
masha allah qeyr badan allah ku siiyo 💋💋
@alialasow3900
@alialasow3900 4 жыл бұрын
masha allah
@qali8884
@qali8884 4 жыл бұрын
Masah alla abyo
@user-cp2ng6ov5t
@user-cp2ng6ov5t 4 жыл бұрын
❤❤
@umusalamahbintuxasan5479
@umusalamahbintuxasan5479 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo yasmin Allah kasiiyo aduun iyo aqiraba kheyr
@AhmedIbrahim-qn5fx
@AhmedIbrahim-qn5fx Жыл бұрын
Asc Intaas ayaan kuu awaadaa ina adeeray oo kaalma ah Horayna u soco oo Ilaahay hakuu kaal mayo
@aaminacabdiraxmaan1997
@aaminacabdiraxmaan1997 4 жыл бұрын
Mashaa allah shukran
@jawahircali267
@jawahircali267 4 жыл бұрын
Abaayo yaasnmi ❤❤❤❤❤❤❤💋
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 8 ай бұрын
Masha allh abaayo yaasmin aada iyo aadbad umahadaantay caawimadada vidyogaga mararbadanban dhagaSaty wayo faaido badan ayu leeyay jaskumullhu khayr qaali❤❤❤
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 4 жыл бұрын
Kkk abayo yasmin hadan caboyaa wallhi masha allah aniga wan tumay dabka ayan biyo lasaray wan qabojiyay saas ayn ku cabaa lkn abayo gbar an hbo u ahay hadey 1 mar cabto dhiig caado ayaa kuso boodayo isla saacadiiba mxaa sababay qaali wana qorfaha waxn ka hadlaayo aniga kuma dhiig boxo mar mar ayuu bacteri yada ayan qabaa mar mar ayu idhiba lkn dhig bax malihi iso cawi qaali
@sabahadan144
@sabahadan144 4 жыл бұрын
Mashallah
@aminabarlin8085
@aminabarlin8085 4 жыл бұрын
Masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MansoorOOPandakkkal
@MansoorOOPandakkkal 4 жыл бұрын
Amina
@jawaahirmahamed1019
@jawaahirmahamed1019 4 жыл бұрын
Johara hi sis
@yusufmuse4687
@yusufmuse4687 4 жыл бұрын
Wll yasmin waxay hay gabadh 3 ciyala ilahay isi yay 13 sano ma dhalin cadad hal bil ayu iga maqnada dhig gayga wuxu leyahay xun jiro iyo xanun badan
@sacdiyamohamed7247
@sacdiyamohamed7247 4 жыл бұрын
Sonkorta. Maloocunikaraa. Xabibiti
@MansoorOOPandakkkal
@MansoorOOPandakkkal 4 жыл бұрын
@@sacdiyamohamed7247 ??ok
@aymancabdiraxmaan740
@aymancabdiraxmaan740 3 жыл бұрын
Asc xabiibtii yasmiin cafimaadfican masha alla aad bakujeclahy barkalaah
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo yasmin my sami waan ku salaamay jazaakillaahu kheyr sister illaaheey ha ku barakeeyo Allaahuma Aamiin
@fardawsmohamee2010
@fardawsmohamee2010 4 жыл бұрын
Mash Allah ilahy cimriga haku dhereyo abyo yasmin 🤲❤❤❤
@HodanSiciid-t7p
@HodanSiciid-t7p 15 күн бұрын
Wll m c wan ku dawada inkasto an mudu kamaqnaa waxbadan baan kafaiidey alle ha kaa ajar siyo❤❤❤❤😂
@shukriyaha3881
@shukriyaha3881 4 жыл бұрын
Masha Allah waa mahad san tahey Yaasmiin malaaik haku soo salaanto ❤️❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Thank you very much xabiibtii I 💘 your video yaasmin jzklq God bless xabiibtii.
@shamhad4285
@shamhad4285 4 жыл бұрын
Walnuts iyo timir it works for me for the constitution qof kii calol adeygqabo wey ushaqeyn jazakalahu khairen abaayo
@samiraahmed9328
@samiraahmed9328 4 жыл бұрын
See u.cuntay wlo adoo raaliya
@user-nw3cn7nm5e
@user-nw3cn7nm5e 5 ай бұрын
Maasha Allah jasaa kalaah khayr
@shamsaabdikhadir3327
@shamsaabdikhadir3327 4 жыл бұрын
Maasha allaah wllo yasmin alla haku sharfo oo haku barakeeyo farxadana hakuu daaimo.
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Жыл бұрын
Haa Maansh Allah Ilaahay haku Barakeeyo Ukhti qaali ❤❤
@ikhlaasaragsan5685
@ikhlaasaragsan5685 4 жыл бұрын
Soo dhowaaw yaaska caddeey maashaAllah
@khadramahamedelmi8672
@khadramahamedelmi8672 Ай бұрын
Alle haku xafido wllo qli
@hanimohamed5547
@hanimohamed5547 4 жыл бұрын
Abaayo yasmiin ama habo yasmiin allaha kuxifdiyo midakale waxaan rabaa in aan sikooniya kuula xariiro intee kaa helaa adoo raaliya
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Жыл бұрын
Wcs abayo mashalah alaha kubarakeyo buniska waa uficn yahay maraqa nafqdana wanoficn tahy jirka qurux gabdhaha dhalyo marqa wu ufi
@khairiaabdi3440
@khairiaabdi3440 4 жыл бұрын
Hi yasmin
@wardabetouche7394
@wardabetouche7394 4 жыл бұрын
Manshaalah abayo yasmin jazakalahu khayran❤❤❤❤❤
@hothanmohamed5118
@hothanmohamed5118 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah habo Allah cimriga iyo caqligaba Allah ha kuu barakeeyo jazakalaahu kheyr ❤️❤️❤️
@fartunabdi5001
@fartunabdi5001 4 жыл бұрын
Masha Allaah masha Allaah jazaakalaah kheyr jazaa xabiibiti
@fartaxajifuture1237
@fartaxajifuture1237 4 жыл бұрын
Maasha Allaah jazakalaah kher marhore inaan kubartey aheyd maanta iigu kaahoreyso waxbadan kaafaaideystey mantamanta waakugu faraxsanhy jazakalaah kher
@fardoussaali1715
@fardoussaali1715 3 жыл бұрын
Mama was MAHAD santay
@fardoussaali1715
@fardoussaali1715 3 жыл бұрын
💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@farhiaabdi3633
@farhiaabdi3633 3 жыл бұрын
yaazmiin waa gabadha kaliya oo si kal iyo laap u jclhy
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah jazaakalaa kheer ❤️
@rahimaismailali1176
@rahimaismailali1176 4 жыл бұрын
Abaayo fibroids ayaa leygu sheegay daawo dabiici eh hadaa taqaanid nooga soo hadal jazaakilaahu qeyr 💝💝💝
@user-vc7xj9dz1s
@user-vc7xj9dz1s 13 күн бұрын
Abaayo yaasmiin bahalka tayroodka intee kehelaa wo neds❤
@habiboabdi3597
@habiboabdi3597 2 жыл бұрын
Masha Allah Jazaka Allahu qayr🧡🧡🧡💜💜💜💙💙💙🤎🤎🤎💛💛💛💚💚💚💛💛💛❤️❤️❤️💜💜💜🤎🤎🤎♥️♥️♥️💛🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💙💙💙♥️♥️🤎🤎🙏🏻
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah walaashey yesmiin kheyr badan allah ku SIIYO 💖💖💞💞
@mmmkk2344
@mmmkk2344 Жыл бұрын
Waa runtaa mcnto waa u dirnaa waalidka iyo inta naso mutes taan allaah wax inogu so dhib insha allaah
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 4 жыл бұрын
Xabiibti sisinta faidadeda nooga soo hadal mida cad&tan madoow
@nuurasiciid1407
@nuurasiciid1407 4 жыл бұрын
Masha allah 😍 lazaka lagu khayr mamo
@luluhusseini3385
@luluhusseini3385 2 жыл бұрын
masha allah abyo yaasmin afakaadhada finanka wajiga maleedahay oily face ahay
@adoontaallahofficial5179
@adoontaallahofficial5179 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo yaasmin Allah ku barakeyo
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Abaayo taleefankaaga ii soo dir waan kuu baahanahay walaahi
Habka uurka jirkaaga loogu diyarin karo /Cafimat Fican
21:16
Cafimat Fican
Рет қаралды 74 М.
2 badan shey samee sida uu ninkaaga kaaga tagin/Cafimat Fican
39:37
Cafimat Fican
Рет қаралды 77 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 43 МЛН
Dumarka toonta habka hoos infection ka loogu yareeyo/Cafimat Fican
34:30
Dumarka hoos ka qalala xajiga isku tagaayaan/Cafimat Fican
12:58
Cafimat Fican
Рет қаралды 295 М.
Hal Xabo AVOCADADA Qofkii Cuna Maalin Kasta..Beerka,Haaraha Wajiga,
12:02
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 162 М.
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 7 М.
Ninkeeyga in uu ikor sanaado uu markasto rabaa/Cafimat Fican
30:59
Cafimat Fican
Рет қаралды 394 М.
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
8:02
Cafimat Fican
Рет қаралды 29 М.
saliida timaha ku Dheerey neeyso si dag dag ah
38:04
Fadumo Has
Рет қаралды 329 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН