Calaamadaha Ninka nacaska & Hubka ugu weyn Looga Hortago Narcissists eray u kacabsado faranti kadhig

  Рет қаралды 58,511

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 214
@nacimonalka5572
@nacimonalka5572 2 жыл бұрын
Waan arkay nimkaas nacas ah alxamdulillaah alle ayaa iga leexiyay bedel ka qeer badan alle ha isiiyo shukran sheikh AAMIIN
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 2 жыл бұрын
Walee ragii jaxiimada ahaa aadka hadashey dumarow lugahiina ku istaaga waaruntiisa sheikh badbaado quraankana barta dumarow waa gaashaankiina aduun iyo aaqiro 💯💯💯💯💯♥️
@sahroali3168
@sahroali3168 2 жыл бұрын
Baarakallaahu fiik shiikh Badbaado, dhaawacaygii wuu soo raystay oo dhiig joojintii way ii shaqaysay illaa in yar oo aan rajeynayo inay hagaagi doonto mooyee Baarakallaahu feik WA jasaakalaahu Khayran.
@nasraabdullahi8588
@nasraabdullahi8588 2 жыл бұрын
😭😭😭yaa rabbi noogargaar thank you badbaado aad ayaa ugu Farax sanahay in narcissistic nogahadasho nin iyo nag kali ma aha hooyo iyo abo walalayal saxiib qof lashaqayso waa badanyihii somalidana kama hadlan sababtana wa ubadannahay subxaanallah 😢😢
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Allaah haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba Xaqiiqda ayaad ka hadashey Allaah ha ka saaro inta dhibtaa ku jirta annagana Mardambe Allaah ayaan kamagan galey Allaah ayaa xaakim ah oo caaadil ah Jazzaakallaahu kheyra Jazzaa
@hudaelmi7695
@hudaelmi7695 2 жыл бұрын
Thank u soo much sheikh.. We need more advice about the narcissistic man. He make many problems in the family. Gisakaalah kheerrr..
@mudanmohamed
@mudanmohamed 2 жыл бұрын
Sheekh Alle haka ajir siiyo runtii yurub ayaa joogaa lacagba lagu baxsha waxa dadkaaga ku caawineysid Dadka noocyadaan ku soo batey dhiirigalinta n soo badi InshaAllah.
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 2 жыл бұрын
Sheikh allah ha ku barakeyo runbad nida 💯
@khadramashaallahfadhiqurba54
@khadramashaallahfadhiqurba54 2 жыл бұрын
Masha Allah ,waa Narcistisks personalitey waa qof mucjisaa qalad walbana qofkii ey isqabtaan buu saraa naxariis na maba lahan macal waalidkii dhalay iyo caruurtiisaba .nefsadiisa uun buu ka fakaraa wax masuuliyad uu isasaarana maba jiraan ruuxan
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 2 жыл бұрын
Mahadsanid sheekhoow allaah haku barakeeyo adiga iyo reerkaaba aamiin yaa rabi
@munaliza4261
@munaliza4261 2 жыл бұрын
P
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 2 жыл бұрын
Wlhi sheikhani waa fariid noocaa anigaa soo maray wlhi markaan ka tago ee aan la hadli waayo wuu igu waalan jiray markuu jacayl iga dareemona dhulkuu ila jari jiray aakhirkii goaan adagbaan ka gaadhay ilaahayna bedel khayr qabuu isiiyay nin ijecel oo indhihiisa ii bixinkara
@caayshacrisaaq8498
@caayshacrisaaq8498 2 жыл бұрын
Sorry walahi kas aniga ayaa hada la nol mar walibo buqu ayu naga dhax bera markan ka amuso oo uu buqu iga wayo wuu iga radiya zi uu buqu u aburo
@caayshacrisaaq8498
@caayshacrisaaq8498 2 жыл бұрын
Sorry walahi kas aniga ayaa hada la nol mar walibo buqu ayu naga dhax bera markan ka amuso oo uu buqu iga wayo wuu iga radiya zi uu buqu u aburo
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 2 жыл бұрын
Alxm allah kuu barakeyo nolosha cusub😇😇
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 2 жыл бұрын
@@caayshacrisaaq8498 Abyo sas buu ahaa lkn wan kala teknay 😢anigo jecel kasamry wyo lalama nolan kro
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh xifdullah noo Badi oo ka soo hadal wax badan adigo ku mahadsan waan u Bahan nahay hadan dumar Thanks sheekh badbaado barakallah fik insha Allah 👍❤️❤️❤️🙏👍🙏👌👌❤️❤️
@guledsolver4556
@guledsolver4556 2 жыл бұрын
4pt9l⅘
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah. Illaahey ha ku xifdiyo sheikhqoow.
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 2 жыл бұрын
Asc sheikh badbaado jazaa ka allahu kheyran 💯💯💯💯💯💯💯💯💯♥️
@AbdulAzeez-it5ei
@AbdulAzeez-it5ei 2 жыл бұрын
Maasha alaah sh bad badbaado walahi inta ad sheegtay wuu leeyahay qasaman bilahi ninkas anu iso maray lakiin ilahay ban ka magan galay wana ka bad baaday alxamdulah
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 9 ай бұрын
Magaca nin maxaad uqoratey
@quruxdadiinta7568
@quruxdadiinta7568 2 жыл бұрын
Ilaahay haku badbaadiyo shekh badbaado waad nabadbaadisee waan hayaa sifooyinkan sifiican ee ilaahay ha iga badbaadiyo aniga iyo haweenka kaleba
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 8 минут бұрын
Ka wa isoo maray walahi . Dhibato badan igaysta kan ka so kaban 😢
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 Жыл бұрын
Jazakallah my favourite sheikh
@nasrabarkhad418
@nasrabarkhad418 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ilaahey kheer badan ha ku siiyo. Waad noo hiilisay sheikho allaha ku hiiliyo. We love you soo much ❤💓💗
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 жыл бұрын
Asc Sheikh Latalin tada ilaahay hakaa Abaal mariyo insha Allaah Jazakallaah khayr.
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Жыл бұрын
Sheikh jazakallahu khayr baqrah wa laga yaaabay
@saidohaji4800
@saidohaji4800 2 жыл бұрын
Mashaa ALLAAH shiikh badbaado runaad ka hadashaa Alle ha kuxafido.
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 2 жыл бұрын
Masha allh sheekh ilaahay haku xifdiyo tankle mar hore ayey i anfici lahayd maxaa yeelay hadda ka hor doqon kaas oo kale ayaa isoo maray lkn hadda wan ilbaxay oo laftigiisiiba daaqadda ayan ka tuuray waannad ku mahadsan tahay wll qaali xog kasta oo aad noo soo gudbisid jasakallah khayr❤
@nasramaxamed9708
@nasramaxamed9708 2 жыл бұрын
Sheekhani runa badanaa alle khayara badan alle haku siiyo
@hibodeck1906
@hibodeck1906 2 жыл бұрын
Shekh ilahay hakubarakeyo nin calamahas leh Ayan kala tagnay Alx
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow shiiqa aamiin
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Thank you my sheqena hadanhy gbdaha somalida ❤❤❤❤❤we love you
@qadejaahmed667
@qadejaahmed667 2 жыл бұрын
Masha Allaah sheikh 🥰🥰🥰🥰👍
@cabdixakiinaxmedyaasiin
@cabdixakiinaxmedyaasiin Жыл бұрын
Illaahay hakubarakeeyo shiikh.badbaado
@umuibraim6782
@umuibraim6782 2 жыл бұрын
Jazaakalah qeyr sheekh Illahay haku xafido
@يالايالاشهدوقصصحلوه
@يالايالاشهدوقصصحلوه 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا شيخ
@SOMALI.N.M2
@SOMALI.N.M2 2 жыл бұрын
Masha alah sh adunyo finicim aqira filjanah a almada alle aya gudi insha Araxman
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 Жыл бұрын
Shiiq ilaaheey qeeyr haku siiyee waad ishaafisay alx tilmaamo fiicn isiisay thnks
@farahhasanelmifarahhasan9836
@farahhasanelmifarahhasan9836 2 жыл бұрын
Waan Arkay waana iska furay Shukrn sheikh
@farxadmustafe9626
@farxadmustafe9626 2 жыл бұрын
Mashal Allah sheekh
@drjoosxasangollebahdadhacd9598
@drjoosxasangollebahdadhacd9598 2 жыл бұрын
Asalaamu Caleykum wa Raxmatu llaahi wa Barakaatahu Alle haku sharfo oohaku karaameeyo sheekh AL MUHIIM 1 Ninkan aad tilmaamaysaa maaha Ninka nacaska ah sheekh 1A ragu waxay leeyihiin 3 nooc Oo kala daran ( 1) nacas) (2) doqon (3) Hebed sida ay dumarku u Leeyihiin (1) baali (2) basari (3) bagagi Aan u noqdo faaladan aad ka hadlayso HEBED Habedku waa ninka isu haysta Mar walba & ficil wal oo uu Sameeyo inuu saxanyahay Kuna raaxaysta dhibta & lugooyada Haysata xaaskiisa ubadkiisa xataa ilaa walaashii & hooyadii ayuu canaan sirgacan oo aan qof inaba Damiirkiisu noolyahay qaadan karin Ayuu isagu ku qanacsanyahay oo inuu saxdii yahay ismoodayaa Dadka kalena ay wada khaldan yihiin 2) Ninka nacaska ahi waa nin hadii ay hesho gabar soo jeedaa ama fariid ahi ay ku bedeli karto il Bidhicsi markay wax ka doonayso waxay usoo qaadanaysaa nin jaarka ah ama ay isaga isu dhow yihiin oo fariida oo reerkiisa ama reerkooda Noloshooda kor u qaaday markaas ayuu isna hebel ku dayo siduu isu leeyahay wadnaha is jarayaa Kii oo sidaa ku hogaansan ayaa gabar kale ama nin kale la sheekaysanaaya markaasay ku Odhanayaan waar ninyow wlhy Fariid ayaan ku moodaayey waar nacasyow naago nin ay legdaan kama kacaane jooji waxan oo meel dhigo adigu oo ay ku dirayaan kuwaas danbe taladooda ayuu Qaadanayaa Subxaana llaah kkkkkl Weli maan dhamayn sifaha ninka Nacaska ah waa ............ 3) Doqon horaa loo yidhi Rag calooshii la ciyaar & ciil kama kacaa u daran kani waa midka ku halista ah naf bili aadmi inuu ku Gooyo si fudud waxaana u badan Madaxda oo waxoogaa lacag ah Ayuu u goynayaa nafo badan oo islaam ah Aakhirana maba xasuusto Weligii Daahir yaa shamis WAA MA DHAMAATO DHACDADA ADUUNKUYE AF SOOMAALI NIN BADIYEYNA MA DHAMAYN NIN YAREEYEYNA WAXBA KAMA TEGIN WA BILLAAHI TOWFIIQ SALAAN AFKAARTU WADAAGEY WAX KU NOQOTAA TAANA OGOW WA CALEYKU MA SALAAM WA RAXMATU LLAAHI WA BARAKAATAHU
@leylaleyla239
@leylaleyla239 2 жыл бұрын
M.a ale haku xifdiyo maclin noso badi pls 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@umuilyaas6152
@umuilyaas6152 2 жыл бұрын
Wll illaahay haku xafido adiga iyo familykaga thank you so much
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Subxaanalaah walaahi Waa runtaa sheakh badbaado jazaakalaah 😢😢❤❤
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 7 ай бұрын
Nin iyo naagba waa khaldami karaan laakiin alle baa khaldamin
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 2 жыл бұрын
I love badbaado Allah yaxfidak ❤️❤️❤️😊💖💖💖💖💖💕💕💕
@wardahaji7260
@wardahaji7260 2 жыл бұрын
masha allah Sheekh❤❤❤❤❤❤❤👑
@khadrakedra2685
@khadrakedra2685 2 жыл бұрын
Waa runta Shugran sheekh
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 2 жыл бұрын
Sheeqow Mashalah aqlibad nida kan oo kale anuu iqabi jiray sida ad shegtay ayana ula dhaqmi jiray waxana ku bad baday suurat baqra inuu iwalo ayu go an ku garay
@degelkhayr
@degelkhayr 2 жыл бұрын
Sidee utagy
@faidmohamed9726
@faidmohamed9726 2 жыл бұрын
Ilhaay haku barakeeyo
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 2 жыл бұрын
Mashalah sheeq aqli aqliga noo ziyadi
@starlastella
@starlastella 2 жыл бұрын
Subhanallah 😭😭 wlhi wa ranta, Shukran
@nafisocalinuur1338
@nafisocalinuur1338 2 жыл бұрын
Maasa alaah
@fadumamuxumed5600
@fadumamuxumed5600 2 жыл бұрын
Kkkķ m.a allah
@hamdasaid7611
@hamdasaid7611 2 жыл бұрын
Sheekhoow raga somaliyeed oo dhani waa wada nacas markaas ileen calaamadahan aad sheegtay 90% way leeyahìne maanta laga kulaabo faraxyadu waa nasyo
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 2 жыл бұрын
Subxanlah waa run walhi Alle hakuxifdiyo
@rodasaedesse8446
@rodasaedesse8446 2 жыл бұрын
Asc shiikh waxan mooday in aad aniga iga hadlayso sababtoo ah anaa arkay kaas aad ka hadlayso
@tusmochannel170
@tusmochannel170 2 жыл бұрын
Sheekh alle haku xafido if iyo akhiro
@Manaal.Y.Mohamed
@Manaal.Y.Mohamed Жыл бұрын
Allah haku sharfo sheekh😊
@asmadagan69
@asmadagan69 2 жыл бұрын
Mnch allah alle haku xafido adiyo qoyskaga
@JuweriyaMohamed-q9m
@JuweriyaMohamed-q9m Жыл бұрын
shiikh mahadsanid wlhy wajiran ragasu
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg 2 жыл бұрын
Mansha alaah noso badi cashiradaan wan jeclahay ilaahay haku dhowro shekhena
@istahilyusuf321
@istahilyusuf321 2 жыл бұрын
Shukran sheekh guuleyso
@idilmoha8649
@idilmoha8649 2 жыл бұрын
Wale sheekhow waxan hayno.ilaah ba og ilaahey jano ha nogu badalo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 9 ай бұрын
Aamiin
@aptiali1907
@aptiali1907 Жыл бұрын
Allaahu akbar allow naga qabo nacaska
@Ali34388
@Ali34388 2 жыл бұрын
Maasha alaah jazaaka alaah khayr walaal waa waano waxtarleh alaaha kuxifdiyo🤲🏼🤲🏼🌹❤️🌹❤️🥰👍👏👏👏
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Walee waan haynaa umadaas o kale
@caashocali3948
@caashocali3948 2 жыл бұрын
Khayr alle hakusiyo
@hassanbilan1638
@hassanbilan1638 2 жыл бұрын
AlhamdauliAllah sheick
@asiacllahi8928
@asiacllahi8928 2 жыл бұрын
Maasha allh ilahay hakubarakeeyo walahay wax run ah badkahadashay nooso badi
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 2 жыл бұрын
Sheekh ilahay haku barakeeyo lkn walaahi runtaad ka hadashay calamadahas yurub aan ku araganay.
@fardowsa9500
@fardowsa9500 2 жыл бұрын
kheer allaha kusiiyo wuxuu waxkasta wuu igu eedeeyaa wallaahay waa❤asiibtay
@cilmigabaro1643
@cilmigabaro1643 2 жыл бұрын
Sheikhow dhibkaan wuu I heystaa lkn daawaan kaa heley kheyr allaha ka siiyo
@queenamiira7847
@queenamiira7847 2 жыл бұрын
Jazakumullahu kheyrn
@Sam-qq5mz
@Sam-qq5mz 2 жыл бұрын
Yes Masha allha sheekh
@idmanmataan4950
@idmanmataan4950 2 жыл бұрын
Shiiqow wan kubaryaa hal duco nosoo gudbi tasoo eh qof aad jeceshahy lkn asiga aan waligiisba ku arag alle dartii fariintan qalbi ahan iga timid ee shiiqow noo soo gubdi
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 жыл бұрын
JisaakaLaah.khayr.
@mohamedcajab7977
@mohamedcajab7977 2 жыл бұрын
Mansh Allh shukran wll
@sadiyaarufmahamoud5726
@sadiyaarufmahamoud5726 2 жыл бұрын
Waxaad mido in aad aniga iga hadleyso waxaan ku jira 15 sano waxaan ka qaday xanuuno badan oo hurda la antu kowka tahay isoducey jazakalah sheikh
@haliimoali1043
@haliimoali1043 2 жыл бұрын
Sadiya aruf mahamoud wan kuso duceyneyna lk wll qof xun oo bini Adam ah cafimad kada ha udayicin qalbiga kasaar iskala nolow adiga oo faraxsan wlh lama kala jeclaado inu boxo iyo inu joogo iyo inu naag raaco ,markii uu intas arko waxa ciil kudilayo farxadada iyo sida ad uquxbadantahay wuxuna bilaabidonaa inu kuso dhawado uqosol lkn haka aminin dhawanshaha iyo inad dib u aaminto iska ilaali ,mida kale waxan kugula talin lahaa shaqeyso waxbaro hormar nafeed gaar meel iska soosar iska ilow wax walba oo horay kuso maray
@Safiincabdi
@Safiincabdi 2 ай бұрын
​@haliimoali1043 wlhi warunta anige I heysat😢marawalbo goan gaaro wan ka labta😢 waxan firiya caruurta 😢manashaqeyo waxan is dhaha hadi ad shaqeyn lehed waad katgilehed😢
@fadumamuxumed5600
@fadumamuxumed5600 2 жыл бұрын
Sheeq allah ku barakeeya
@ifrahosmanmeranehbakal800
@ifrahosmanmeranehbakal800 2 жыл бұрын
Masha allah shekh wlhi wan kugu farxay manta ee lambar kaga iso dire
@dahabaabdi7704
@dahabaabdi7704 2 жыл бұрын
MashaAllah waad asibtay
@maryanfarax8378
@maryanfarax8378 Жыл бұрын
Wllhi ani 2 bil aya ley qabaa uurne wan leeyahy hooydaey iyo aabhey wuu iga soo fogeyy calmadahan dhane wan ku arkay dhamantood murugo joogta mararka qaar xita waxan is dhahaaa maxa saan lagugu ciqaabaa nolosheyda dhan waa murug socoto sheq allh hku karaameeyo mararka qaara waxan iz dhahaa wax fiican uma qalantit miyaaa allow nacaaawi😭😭😭😭😭😭😭💔💔
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel Жыл бұрын
ilaahay hakuu kaalmeeyo wall
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 Жыл бұрын
Sory sister talooyinkaa qaado dhag ha udhigin mcnto anbo kulamidaa ahy
@firdosacabdi8028
@firdosacabdi8028 Жыл бұрын
Abaayo ilmahaada Badbaadso ceeb malihid dadka nuucaan ahi waa dad xanuunsan murugta iskadaa
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 2 ай бұрын
Subxanallah dumarka fcn hlkay iga mareyn ano dacad ah dumar xun iguso hagaga 2 ban mrky shekadu gur gadhay kala hadhnay o calamado an fiicneyn iga so muqday wyna igu xumaden wlhi ee wll ilahay dadka fcn haisku bego
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 2 жыл бұрын
Asc jazakalahu kher shikh cabdale lambarka isheeg whstbkada raba ariniheysata kulawadagilaah walhi dhibanaahey jwb completed hada Argto insha allh Alle hakubarakeeyo adi io qoskadadba 🤲
@raaxohassan1233
@raaxohassan1233 2 жыл бұрын
Wlhi waruta shukran sheeqena
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f Жыл бұрын
Jazakalah shikh
@Fatmayyy
@Fatmayyy 2 жыл бұрын
Wan xanunsanahy iso duceya inu ilhy I cafiyo waxa lga yba qof ducadisa la aqbalo inu idiinku jiro wlldey
@ifrahosmanmeranehbakal800
@ifrahosmanmeranehbakal800 2 жыл бұрын
Allah Haku cafiyo amin amin
@Cibado99
@Cibado99 2 жыл бұрын
Masha Allah waa sifo sax ah oo ay leeyihiin nimanka nacasyada ah
@Sam-qq5mz
@Sam-qq5mz 2 жыл бұрын
Thank you so much for your help
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 2 жыл бұрын
Sheeq xagee kala soxirira arin ihesato ayaa rabay inaa kula wadaago iso jawaab sheeq
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 Жыл бұрын
Maansha allahu guleyso mufane
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Ragayagii soomaaliyeed %80 xaalkoodu waa alow sahal halkan kama sheegi karee ilaahay baan uga cabanayaa
@hamdichannel100
@hamdichannel100 2 жыл бұрын
Masha Allah
@asadboqorka6334
@asadboqorka6334 2 жыл бұрын
Mahadsanid shekh
@aididfamily236
@aididfamily236 2 жыл бұрын
Subxaana Allah Naftiisa mooye waxkale maka fekero isagaa dadka uga fiican wax kasta yaqaana intuu waxkasta kugu yiraahdo markaad Nuskeed ku tiraahdo intuu kugu yiri ayuu ooyaa sida Caruurta حسبي الله ونعم الوكيل على كل طالم
@Ugbad904
@Ugbad904 3 ай бұрын
Alx waan ka tagey😊
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Жыл бұрын
M.A Sidaan waa run
@mrnuke7021
@mrnuke7021 2 жыл бұрын
asalamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaato jasakalaah khayr walaal Soo Badi Talooyinkaaga. Khayr Allaah haku siiyo Run baad sheegtay.
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 Жыл бұрын
Shaikh alle dartiis igu so duce hadad aragtit qoral keyga wllhi wa xldan ku suganhy 😢😢
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Amiin amiin ya allah
@fatushgessod6261
@fatushgessod6261 2 жыл бұрын
Asc sheikh wlhi nar Mel qawow malahan adiga markad ninka kalacasho midkalo kadaran ayad arki midkan hadi ad iskafur isdhahdo ilmihi mid uron maheleysid hadey jirana wa dhif iyo qalil wlhi illahey hanomacino wan dhibanahaye
@samiiro5118
@samiiro5118 2 жыл бұрын
Wlhi wa sax 😭kaas alle kuma diro calaf kenaa
@barwaaqoismaaciil7943
@barwaaqoismaaciil7943 2 жыл бұрын
Jasakalah khyr
@laylahassan7874
@laylahassan7874 2 жыл бұрын
Shukran shekhow allaa maxaa musiibo lahayaa allow danbi dhaaf noogu badal shartoodana naga kaafi
@farahhasanelmifarahhasan9836
@farahhasanelmifarahhasan9836 2 жыл бұрын
Aniga mid sas cml ah waan iska furay Abyo
@isirshariff9341
@isirshariff9341 2 жыл бұрын
Asc walaal Subxanallah wlhi waxad ka hadashey waa wax sax ah ilahey ha ku siyadiyo maskaxdada ilahey ha ku xafido ilahey ayaan ka magaan galey shartoda Alxamdulilah
@sameeram4048
@sameeram4048 2 жыл бұрын
Asc mashaa allah waa rali fiican waxaa hadaa ka hor uga hadashay midlamid ah markas ayaa ka faaiidestay waan Salado ka hor 4
@newassong7535
@newassong7535 2 жыл бұрын
Jizaka laah wll
@ubaxj
@ubaxj 2 жыл бұрын
Sheeqo alaha kuxafido
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 жыл бұрын
ASC.Sheekha
@Iiiiiiiiiiiva
@Iiiiiiiiiiiva 2 жыл бұрын
Maasha alle
@sahramahad6147
@sahramahad6147 2 жыл бұрын
Mashaa.aallhe
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 36 М.
GABAR MARKA NINKU BARYO
9:05
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 75 М.
Ninka kaa xiisa Dhiga sida Looga aarsado mar Dambe khalad kaama Galayo
27:34
#GORMEED KA JOOGSANAYSAA XIRIIRKA XUN AMA QOFKA XUN?!
17:54
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 121 М.
Markuu lamaanuhu narcissist yahay
17:20
Ishraq Yasin
Рет қаралды 10 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН