Sooyaalka Dowladnimada Suuriya | Taariikh ka kooban Afgembi Military, Kali-talis & Colaado Sokeeye

  Рет қаралды 35,711

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@SalmanMaxamuud-z8s
@SalmanMaxamuud-z8s 27 күн бұрын
Ninkani waa wariye cajiib ah warbixintiisa anoo hargaysa jooga ayaan daawadaa waliba goobteyda shaqada jooga❤
@sadikmuktarsubow6250
@sadikmuktarsubow6250 Ай бұрын
Waaan kaa sugayey ina kahadasho dalka suriya 🫡
@fihimaasad6811
@fihimaasad6811 25 күн бұрын
Dad muslimiin sheeganaya hadana xoog ku raadinaya xilka 😢 subxanallah!
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Waan sugaynay muqaalkan aadbaad u mahadsanthy sxp ilma asad alle baa dhaafiyey suuriya axmaqiin bay ahayeen
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MuscababdullahiMustaf
@MuscababdullahiMustaf Ай бұрын
Itaal meadia soo laabsho wacan ❤❤🎉😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
Adiib Shishakli hogaamiye caqli badan buu ahaa alle ha unaxariisto
@YusufGabobe
@YusufGabobe Ай бұрын
Wax walbo oo aan ahayn awooda Alle iyo qayyuum nimadiisa waa kuwa zuulaayo oo dabar go'aayo
@Sakhawediin58
@Sakhawediin58 Ай бұрын
Itaal media @zxp aweys guuleyso noo sobadi muqalada nuucan oo kale
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort Ай бұрын
Itaal media mahadsanidin
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed Ай бұрын
AadbaadumahasAntahay
@StepBystep0433
@StepBystep0433 Ай бұрын
Next sudan ❤
@HassanAdan-u1k
@HassanAdan-u1k Ай бұрын
Maasha Allah Mahadsanid sxb🎉 Muuqaaladaan oo kale inoosoo badi❤❤
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Ай бұрын
Ustaad muuqalada xabsiga sidnaya noosogudbi 🙏
@YahyeFarah-kx7zx
@YahyeFarah-kx7zx Ай бұрын
Golden voice
@Abwaanqooreyofficial
@Abwaanqooreyofficial Ай бұрын
Waa ku sugeynay sxb aad iyo aad u mahadsantahy Wllky
@DiiniDiini-q1u
@DiiniDiini-q1u Ай бұрын
Next xabsiga sidnaya 😢
@gureeygureey7058
@gureeygureey7058 Ай бұрын
👍 solabasho dhab ah
@salmadahir4090
@salmadahir4090 Ай бұрын
Allaha ku ciqabo adun iyo aqiraba wuxu aha bahal aan naxaris lehen
@AnwarKhan-ln3qw
@AnwarKhan-ln3qw Ай бұрын
mhdsanid utd aweys
@waleedmohamed3844
@waleedmohamed3844 Ай бұрын
Allaa yacisak
@dawantv4169
@dawantv4169 Ай бұрын
muuqalada sidaa u soo badi mudo laba bilod laguma arage
@monicely4887
@monicely4887 Ай бұрын
Thanks wll nosoo badi
@baastoow90
@baastoow90 Ай бұрын
Thanks ustad
@creativemind8924
@creativemind8924 Ай бұрын
DAALIMIINTA Ilaahay wuu qabanaya..Asad daalin daalin dhalay..dhashoodiina hoog baa sugaya..iyo halaag ay Dadka badeen. Sumcad xumo iyo nabsi ayaa u danbeeya
@XamdiXamdi-co7uj
@XamdiXamdi-co7uj Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@XamdiXamdi-co7uj
@XamdiXamdi-co7uj Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@XamdiXamdi-co7uj
@XamdiXamdi-co7uj Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Full documentary xaalka suuriya nooga soo diyaari sxp
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 Ай бұрын
❤🎉 legend aweys Aar
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 Ай бұрын
Itaal-media runtii channel kaga sxp aadban ugu xidhanhy sida aad usoo gudbiso soyaalka xata waa channelka kaliyata een muqaladisa mar wal oon ku ceshto dawashadisa aan wax kale ka fahmo xataa buug iyo qalina u qatay si aan uga cilmi kororsado FADLAN: muqalada iyo dhacdooyinka noogu dadal sxp ugu yaran todobkiba inan muuqal helno waayo dhacdooyinka ka dhacaya aduunku imika way is daba joogan sxp MAHADSANID wall illahy misinka xasanadka hakugu daro 🎉 🙏
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim Ай бұрын
Mahadsanid sxb ❤❤❤
@CaamirHussen
@CaamirHussen Ай бұрын
Wadmahadsantahay
@AbiibCawale
@AbiibCawale Ай бұрын
Nabiga_kusali
@Foziyaa-c5r
@Foziyaa-c5r Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MohamedothmaanMohamed
@MohamedothmaanMohamed Ай бұрын
😢
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Ай бұрын
Muqaal hore oo aad ka samaysay ilaa 5 bil ha hor meelahaas ayaan daawaday kaas oo soo koobayey xaalka suuriya mahadsanid ustaad.
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir Ай бұрын
Waan ku sugaynay walaalihii
@libanfidow529
@libanfidow529 Ай бұрын
Nin aad aan ujeclahay warbixnadiisa macalin saxaagad inaa tahay waa kaa muuqataa ustaad horay usoco
@IbrahimAdam-f3v
@IbrahimAdam-f3v Ай бұрын
ITAAL MEDIA PLEASE XABSIGA SIDNAYA MUQAL DHEER KASOO SAMEE ❤
@Hmednuur
@Hmednuur Ай бұрын
Ninka keliya ee hadalka sifiican ku deeqsinaya guulayso pro❤
@HussienJamacadan-pd3gy
@HussienJamacadan-pd3gy Ай бұрын
Sxb waan kutaageeraa horay usoco
@SharmakeMohmed-w7y
@SharmakeMohmed-w7y Ай бұрын
Ustd Aweys wayahan saaid laguma arkin 4 channel ee an ku xirnhy aya ku jirta o aan aad udawdo Tanad Ogansho Waberi media Itaal
@HassanAdan-u1k
@HassanAdan-u1k Ай бұрын
💯sxb waan kula mid ahay waa janaalo wax laga faaiido
@SharmakeMohmed-w7y
@SharmakeMohmed-w7y Ай бұрын
@HassanAdan-u1k mhdsnid sxb
@HANADSINWAR
@HANADSINWAR Ай бұрын
Cod fasiix ayaad leedahay sxb sare horey usoco
@ghadzhi4
@ghadzhi4 Ай бұрын
Wll waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa mazim alxamaada please
@dauudismaail7625
@dauudismaail7625 Ай бұрын
10 daqiqo bis marka nogu soo kobe 20 xalwo oo min 20 daqiqo noga dhig
@MuxiAdan
@MuxiAdan Ай бұрын
Warbixintoo dhan soo diyaari
@jamaalsoofe280
@jamaalsoofe280 Ай бұрын
mahad sanid codsigii wad keen tay
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Ай бұрын
Afgambi badanaa bisinka
@MuxiAdan
@MuxiAdan Ай бұрын
Waa lagaa diiday
@hassanmohamed-j9g
@hassanmohamed-j9g Ай бұрын
AAD IYO AAD AYAAD UMAHAD SAN TAHAY ITAAL MEDIA GUULEYSO
@AminaAli-q8z
@AminaAli-q8z Ай бұрын
Waxbaa saaxiib kaakhaldan ragani isbedbedelayaa masuniyiinbay ahaayeen mise shiico
@fanprojplay-ug9oh
@fanprojplay-ug9oh Ай бұрын
Kasohadhal xabsiga sednaya
@joltjoy_jj
@joltjoy_jj Ай бұрын
Itaal media🫡
@HAMSEABDILAHI-g5m
@HAMSEABDILAHI-g5m Ай бұрын
Sxb waa mahadsantahay lkn soo wad muqalada waa ku sugaynaye
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Ай бұрын
Our channel
@Abdiasissharif
@Abdiasissharif Ай бұрын
Israel ha odhan ee dheh falastiin
@BashiircumarAli114
@BashiircumarAli114 Ай бұрын
Noo so samee digaalkii tataarka
@MuxiAdan
@MuxiAdan Ай бұрын
Canaantii. Waad qadatay. lkn. 8daqiiqo. . Macquul maaha
@CimranAbdijabar
@CimranAbdijabar 26 күн бұрын
Asc wll xaafuun 20 sano kahor la babiyay please ino so diyaari thanks
@MuxiAdan
@MuxiAdan Ай бұрын
Lkn. Mhdsanid
@cawaaleofficial5930
@cawaaleofficial5930 Ай бұрын
taariikh boqotoyada ajuran kaso hadal
@MusatfeMalabo
@MusatfeMalabo 29 күн бұрын
Asc
@MaskaxFuran
@MaskaxFuran Ай бұрын
Kusoo dhawawada maskax furan oo ku soo gudbiyo muuqadalo tariikhda islaamka ah oo xiiso ku gelin doona
@MusatfeMalabo
@MusatfeMalabo 29 күн бұрын
Azc
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
Carab waa cawaanta dunidaan adoonta laiska xasuuqo 😂
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
ninka xasuuqey wa carab ma ahan ninkle sababta qabil ma ahane in shiici yahy suniga nacaanayo mdma dinta islamka heystan Somali 33 sano qabil isku heystan yaa ka cawaansan
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Ай бұрын
Adiguba cawaan la iska xasuuqo inaa tahay miyaad ilawdey mar adiga ayaa is xasuuqa mar itoobiyan ayaa ku xasuuqa mar Kenyan ayaa ku xasuuqa mar shabaab ayaa ku xasuuqa mar maraykan ayaa ku xasuuqa Marka kolay cawaantu ma yara maangaab ayaa tehee
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 Ай бұрын
Maeka ma adoo roon dalkeena anuka saan udhisan laheyn dub aan uku fukirno
@hoodoruun6155
@hoodoruun6155 Ай бұрын
Golden voice
Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen
31:04
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 132 М.
Sababta Burburka Lubnaan | Dagaallo Sokeeye | Dhaqaale Burbur
27:02
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Maalmihiii Kacbada la weeraray | 15 Maalmood oo Xaramka la heystay
21:50
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН