wiilkaan somali ayaa waaleyso. hadii aan wadanka laga wadi laheyn saacaan gang ayuu noqon lahaa reer abti fiican ayuu qabaa oo gabadhooda jacel oo toronto ka badbaadiyey anagaa toronto joogna meel ilmo lagu korsan karo maahan waliba mid ajaanib dhalay. Buskut jooji isku dirka oo cunugaagi raadso france iyo fisqiga loowaday. adigaaba taa kuheysataa ee muda haisku dirin.
@ashasalah283513 сағат бұрын
MAXAMAD, HABARTAAN DAJIYA WA BURCAD KALE, NAAGTAN BUSKUT, DAJJI XASSAN, XABIIBU WAKIIL U YAHAY,.
@mandeqomar771311 сағат бұрын
Wilka yar markii habaryar afka laga gelinayo ayada mexeey u garan weysay habaryar nimada, wa sheydan nagta mafiyada ah ,naa ka hor lexo wilka masakinka ah waxa tahay dofarad😢
@sacdia123811 сағат бұрын
Abu dujaana abtigiis mahan miyaa
@HOAHumanRightsObservatory11 сағат бұрын
Ha isku dirn dadkan iyaga ayaa wada dhashay
@GamalFarah18 сағат бұрын
Inuu la hadlo maaha waayo waa dad aan ka naxayn oon awalba la hadli jirin inuu la hadlo maaha naagaha beenta badan
@saafi13028 сағат бұрын
Reer abti ma istaahilaan ilma yar oo aydhaleen bay dagaal cadawnimo ah walaahi qof muslim ah oo intii la xumeyey hadana la rabo in marlabaad lagaado larabo kawaran
@shamsohussein418017 сағат бұрын
dadka walit xun warya dacwe dhibatada ka hadal isxan Kuma sameyn xaqada dhacso mahamad musku rutu ku sheegayo ma hadad noqoto habar yar mcn Hala hadin naagtan xabiibada Io abtiga kuli dacwee
@Rupaz7cr7fan17 сағат бұрын
Dadkan dulmilooshinka ah aan Allah kacabsaneeyn ee wiilka soo rafaadiyey sida uu noosheegey ma maantey waalid u noqdeen Yaahuu Kuwaan in uu waqti iskaga dhumiyo maaha Danihiisa ha raaco oo doowlada Canada arintu seeytahay ha uugu Sheego Wiilka iyo Hooyadii walaalhiis Dhibka ay soomareen badal kheer kaba Ilaahay ĥa ka kasiiyo🤲🤲🤲