canjero laga sameye salbuko qamadi misir kush kush kafaideso thanks 🌹❤️

  Рет қаралды 292,990

shukri masala

shukri masala

3 жыл бұрын

shukri masala

Пікірлер: 656
@madaxsare4292
@madaxsare4292 3 жыл бұрын
Inta jacel xapiip keena mohamed scw like isaar
@maxamuudadanganey3702
@maxamuudadanganey3702 3 жыл бұрын
Masha allha. 🖒🖒💖💖💖
@drsnajma2756
@drsnajma2756 3 жыл бұрын
Asc mamo waxan ku waydinaya qofka macanka qaba ma cuni kara canjeladan
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
@@drsnajma2756 noce qabta 1 ama 2 kuli way kiciyan xata burka madow lakin 2 hada qabto way fududahay waxan kicin burka qumbaha iyo almonka
@kowtharmohamedosman8977
@kowtharmohamedosman8977 3 жыл бұрын
Scw
@qajo9403
@qajo9403 3 жыл бұрын
i love nabi Mohammed scw but I'm not gona give you like
@queenmoon6999
@queenmoon6999 3 жыл бұрын
Maashaa allah Cunto caafimaad Gacantaada Allaha kuu xafido Shukran walaashey
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH very healthy yummy thanks for sharing 🙏🙏🙏💕💕💕💕
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
Masha allaah dhaha walalayaloow kafaideysta cacda joji uduceya abayo
@marianmohamed7121
@marianmohamed7121 Жыл бұрын
​@@faizaabdulla3604😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Tilmaamaha_Caafimaadka
@Tilmaamaha_Caafimaadka Жыл бұрын
Thank you so much for your recipe. This is wonderful cooking
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
Abaayo Allaha kuu barakeeyo caqliga iyo gacantaadaba. Ha ubixin dadka negatieve ka ah hore usoco horumar wacan
@ziadera2137
@ziadera2137 3 жыл бұрын
Masha 'Allah waa mahadsan tahay sida aad noo tustay cajeeradan nafaqada leh adiga oo iga raali ah qamiirka somaliya canjeerada lagu qamiirsan jiray ayaa ka caafimaad badan yeastigaq
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakaallaah shukriyeey illahay hakubarakeeyo burka canjeeradiisa waanacay waayo burka cad caafimaad ka uma fiicna baarakallaahu fiiki canjeero habaynkii laqaso aduun horaa iigu dabaysay subixii baan qastaa burka cad iyo burka madow baan isku darsadaa lkn alaabtan baa kafiican burka cadba waan iska dhaafi shukran jaziilan
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
Masha Allah wa canjeero healthy ah hadey sidan iskugu dardaraan canjeerada Somalida nafaqo bey helilehed wlhi wa dhag dhag masha Allah.
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 жыл бұрын
Jazaka allahu kheyr maanta waad i faideysay qalashey kheyr adan filaneyn allaha ku siiyo walashey
@dhooldaahir1238
@dhooldaahir1238 Жыл бұрын
Shukri masala number 1 somali dhamaystiran, qurux badan lady😍
@khadramohamed6757
@khadramohamed6757 3 жыл бұрын
Mashalaah, thanks for sharing!
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
Waa iga qoslisey walaalkiis reer negativoow.. Kkkkkk.. . Maansha allaah Shukriyeey allaha ku xafido.
@rumanahm5634
@rumanahm5634 3 жыл бұрын
Ma shaa Allah Thanks xabibti ♥️♥️ Canjerada wan jeclahay Lkn qamirka ku nacay Hada kadib sidaan baan u samiyesan in shaa Allah
@fartacadey4409
@fartacadey4409 3 жыл бұрын
mashallah canjeelo waxa ugu badan somalida isticmasho caadi mahan thanks shukri masala
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo shukri somali ma fahmaayan wanaag lkn anagaa kaaga mahadineyna shukran abaayo jazakallah kheyr, super 👌 👍 😍
@hindaabdi8267
@hindaabdi8267 3 жыл бұрын
Manshaallaah Beautiful canjelo
@akramak8956
@akramak8956 3 жыл бұрын
Maashallah waa canjeelo qurux badan
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 Жыл бұрын
Masha Allah waa ka faa iidnay Thank you sister ❤
@nimcoyuusuf670
@nimcoyuusuf670 Жыл бұрын
Very nice canjeero
@user-Hoda123
@user-Hoda123 3 жыл бұрын
فطائر في قمة الرروععه والجمال 👌💯😋😋👍👍Waxyaabaha kor ku xusan ee quruxda iyo quruxda badan 👌💯😋😋👍👍
@sadiaibrahim9389
@sadiaibrahim9389 3 жыл бұрын
Abayo healthy waaye go ahead ❤
@roodaabdirahmanchannel4210
@roodaabdirahmanchannel4210 3 жыл бұрын
Masha allaah abyo macnto shugri masala allaah ku barakeeyo gacantada xabiibti ❤❤❤❤💖💖💖💖💘💘💘💘💯💯💋💋💋💋❤❤❤❤💖💖💖💪👏👏👍🏻👍🏻👌🏾👌🏾👌🏾🙏🏼❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@leylohassan8571
@leylohassan8571 Жыл бұрын
Thnks walal cijeero qaas ku nacay qurucdaan waa duwanaa insha allah
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 жыл бұрын
ManshaAllah..wallaashey kheyr badan Allaha ku siiyo.. beautiful
@sacidoxeydar103
@sacidoxeydar103 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Mama shukri
@fibrahim6816
@fibrahim6816 3 жыл бұрын
Very nice food thanks sister
@qabwalamqurtubqurtub6305
@qabwalamqurtubqurtub6305 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah Allaha ku xafido Walaal Mahadsanid
@fatmahassan6076
@fatmahassan6076 3 жыл бұрын
Maasha allaah walaasheey ilaahay gacantaada iyo caqligaaga hakuu barakeeyo waxbadan waan kaa faa idnay
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 Жыл бұрын
manshallah waa canjeero caafimaad leh
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Жыл бұрын
❤masha allaah ilaahoow kuxafid aduun iyo aaqiraba insha allaah waamahadsan tahay macaanto
@halimaahmed9660
@halimaahmed9660 3 жыл бұрын
Masha allaah waxfiican baadnatustaa abaayo macalin fiican baadtahay maskaxda caqliga cafimaadka alle hakuubarakeeyo
@sadiaibrahim9389
@sadiaibrahim9389 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka lah ❤
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Abaayo mcn Illaahay subxaana watacaalaa Ha Ku barakeeyo inshaa Allah Aad aan kaaga faaiidnay jizaaka’Allaah Qayr 🌹🥰💕👏
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 3 жыл бұрын
Waxkasto so galiso waa no faido abalkada rabi haku gudo dadka workoda yayku xanujin illahey haku xafido mama shukri masha allah
@fowsiamusse2628
@fowsiamusse2628 3 жыл бұрын
Maansha Allaah Habiibti Qeer alaha kusiiyo Thanks
@luluaskar7591
@luluaskar7591 3 жыл бұрын
Masha allah walal wax fiican ayan kaa barta masha allah ilahay ha ku xafido ❤❤❤❤
@umuirshadadan7979
@umuirshadadan7979 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah Tabaarka Allah Xabibati Ilaahay haku baraakeeyo 😘😘
@axmednuurmohamed4626
@axmednuurmohamed4626 3 жыл бұрын
Sax, wa laga fai'destay !! .. Laakaaiin.. Leebitada ama qamiirisada .. kiimika ah .. waxa ka fiican, ka faida badab, Qamiirka dabiiciga ah . Adoo subixi qasaneysa ayad isticmaali karta waxa yar o ad ka reebatay Canjeeradada cajeenkeeda !! . waana mahdsn tahay sida ad ugu faideesay walaalaha .
@hawaelmi6314
@hawaelmi6314 2 жыл бұрын
Masha allah waa canjeero caafiad leh
@ashawooo
@ashawooo 3 жыл бұрын
Mashallaha walaasha illahaya ha ku xafido Waa censjelo wacana oo frtamina ah Qofaki fiican aya waxa ku baro allaha ha ku barkeyo gacantada macan
@zamzammoha6572
@zamzammoha6572 3 жыл бұрын
Masha'Allah canjerada qanadi iyo cajin ayan ku daraa balse kaba sii macaan sidan insha'allah wanku darayaa intaanna shugran xabibti 'canjero galey caadi maha wanku soi kornay❤❤🥰🥰
@sacdiyadoolar2310
@sacdiyadoolar2310 3 жыл бұрын
Masha alaah wax badan ayan ka faiday ilahey haku barakeyo
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
Masha allaah shukriyeey waayo waayo Xasuus Cajiinkii la soo shiidi jiray mahadsanid👍👍
@user-fx8ri4tk4c
@user-fx8ri4tk4c Жыл бұрын
MASHA Allaah ❤❤❤
@jamilaadan6840
@jamilaadan6840 3 жыл бұрын
Manshaallah sist it's beautiful yummy 😍
@farhiyaabdirahman6696
@farhiyaabdirahman6696 3 жыл бұрын
Masha’Allah xabibti wax aad ufiican aanatustay walaashena macan mahadsanid 👏🏾👏🏾🇸🇴🇸🇴😋😋😋😋😋😋🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@umusomaaalimohamed5628
@umusomaaalimohamed5628 3 жыл бұрын
Mashallah abaayo waa mahadsan tahay aadaa ugu baahnaa
@edabsansidiihooyaded7456
@edabsansidiihooyaded7456 3 жыл бұрын
Masha Allah illahay hakubarakeyo waad nofaiidaysa xbbti keep going
@habibohashi2270
@habibohashi2270 3 жыл бұрын
Mashalh analaigiso koriye macan waye maraka shax kudarsato we kaladadade majiijidmeso
@suheilaabdullaahi7351
@suheilaabdullaahi7351 3 жыл бұрын
Mash allah bil cafiya😍
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 3 жыл бұрын
Ma shaa Allaah inaba caadi ma ahan shukri qaali aad ayan uga helay can jeladaan wan kaa qaaday mid lamid ah aaad ayan kuu jeclahay rabi haku jeclaado😍😍😍💝💝💝❣❣❣👍💯💯💯💯
@safiyoadan8541
@safiyoadan8541 Жыл бұрын
MashaAllah Beautiful 🥰🥰🥰💯💯👌
@halhaleelshow3953
@halhaleelshow3953 2 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ayaan kaa faa'ideysanay guul ayaan ku rajeeneenaa
@halimah7164
@halimah7164 Жыл бұрын
Maasha Allah thanks wll just hadaad qamadiga ku badasho garaw ama Masago qofba siduu u jaqaan wuu ka caafimaad badan yahay qamadiga because qamadiga gluten ayuu leeyahay caloosha uma fiicna
@ikramesa1514
@ikramesa1514 3 жыл бұрын
mashallah abaayo Waan kahelay wan sameynaa jazaakallah Kheyr
@k.j214
@k.j214 3 жыл бұрын
Masha Allah gacantaada alaha ku barakeeyo caafimaad ku cuna
@AhmedYusuf-br9qi
@AhmedYusuf-br9qi Жыл бұрын
Masha allah anaga naqaan canjeeradan maleh qamiir wa hada qas hada dub galey ana aqaan iyo cajiin reer muqdisho yaqaan intan qasano baan maraq ku cunaa
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 жыл бұрын
Walaahi waad i faideysay walashey sokor baan qaba dhiig kar baan qaba waana jeclahay canjerada hadaan arkay alaabta jazaka allaah kheyr walashey kheyr badan allaha ku siiyo ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo faidada aad i faideysay maba u qabin alaabtan in laga sameyn karo camjeero kheyr allaha ku siiyo
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah shugri qaali waa fikrad fiican waana cunto caafimad leh ilaahey qeer haku siiyo xabiibti 👍⚘❤
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 3 жыл бұрын
Masha allah
@dunxx2140
@dunxx2140 3 жыл бұрын
sulka waa diyaar keep going xabibti negative warkiisa kor uga bax
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 3 жыл бұрын
Abaayo shukri Maxamed cali maashaa allaah guuleyso qayr badan allaha kusiiyo
@ileysfarah1586
@ileysfarah1586 3 жыл бұрын
Masha allah maama shukri gacantaada allaha ku barakeeyo maama ❤❤❤
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 2 жыл бұрын
M.allah keep going my hbo
@xaliimocabdi7477
@xaliimocabdi7477 3 жыл бұрын
Waxa ay ka Koban yihin Sida tan ah misir Qamdi salbuko Cano iyo was sokor ah waxn ahy tagerdada mahad sanid wllshee shukri Gacntda AllaH Hku Brakeeyo
@sadiamohamed2506
@sadiamohamed2506 3 жыл бұрын
Mansha Allaah xbbti ilahay haku barakeyo gacantada canjeradan tika horaysay ee borashaka lahayd ayan barobeyay mansha Allaah kalay iska arag mcn ilahay haku xafido shukri xbbti shukran
@ondhouroonadan7409
@ondhouroonadan7409 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo gacantaada ilaahay ha kuu barakeeyo
@salaadotaliye6961
@salaadotaliye6961 3 жыл бұрын
Masha lah walshey shugri❤❤❤👸
@kiincabdulahi9354
@kiincabdulahi9354 3 жыл бұрын
Masha allah ilahay gacantada haku barakeyo ilmaha xitaa weey kula korinayaan canjeladan
@farhiyaabdirahman6696
@farhiyaabdirahman6696 3 жыл бұрын
Masha’Allah 😋😋😋😋😋😋😋😋👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Жыл бұрын
Masha Allah Canjeero Caafimaad Leh aan Ina Aba Caadi Ahayn !! Shukri Masala Walaashiis Waad Ku Mahadsan Tahay Sida Aad Noola Wadaagtay Canjeeradaan Healthy Leh !! I Appreciate your Efforts Abayo!! Kolba Aniga Ahaan Sida Ay U Taalo Canjeerada & Waxyaabaha Aad Ka Sameeysay Waan Ka Helay Waana Kaaga Mahad Celin!! / 👍👏❤️💯🥰✅
@caashadhagadheere4670
@caashadhagadheere4670 Жыл бұрын
Maasha Allah wll shukri Allh haku xafido
@amiishacumar7258
@amiishacumar7258 3 жыл бұрын
Masha Allah hooyo shukri ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiro dar alle ayaan kuu jeclahay horey u soco nolosha kuma xumeyso
@adontiallah6637
@adontiallah6637 3 жыл бұрын
thankou qaaliyey aad ugu mahad san tahay dalac biaash kaga xusustisa malintan kariyey sadax maalin ayaa cunayey wanku salaamay form uk wan kugu dayda lakiin labo qamiir waaye lebito iyo cajiin wankuso
@alixamari1031
@alixamari1031 3 жыл бұрын
Wcs walaal manshallh hormar wacan inshallah
@qaalicadey6179
@qaalicadey6179 3 жыл бұрын
Masha allaah abayo jazakallaah qeyr
@nimahosh2503
@nimahosh2503 3 жыл бұрын
Mahadsanid walashy cinjeero habeen laqasay gaskeeda ayan ciil kaqaday from Diredawa Ethiopia
@misswadaadyarebadeysanemag4892
@misswadaadyarebadeysanemag4892 3 жыл бұрын
Wcs walal Shugri. Maasha Allah. Weligey maan arag qof la yimid figradan. Allah caqliga iyo caafimaadkana hakuu xafido.
@ahmedali-ul2vs
@ahmedali-ul2vs 2 жыл бұрын
20years ago my mom used to cook for us very sweet.. thanks dear
@hawomohamed9991
@hawomohamed9991 3 жыл бұрын
Asc abaayo maasha alaaha tabarkalaah abaayo ilaahay ha ku xifdiyo qof Fiican baad tahay
@aminamohaaa5668
@aminamohaaa5668 3 жыл бұрын
Ma sha Allah gacmahada ilhey dahab hakaga yelo 🥰
@hindahassan1122
@hindahassan1122 3 жыл бұрын
Mash Alaah ilahay barkay guul from hargesa
@hodangarash7142
@hodangarash7142 3 жыл бұрын
Maashaa allaah gacantaada allaah kuu barakeeyo
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo shukri waan ku salamay kuligeynba adiga iyo familkada
@ubhmu14
@ubhmu14 3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid qurxoon wankahela
@nadiifamuqtar2148
@nadiifamuqtar2148 3 жыл бұрын
masha Allah xayati
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllaah
@MunaKitchen
@MunaKitchen 3 жыл бұрын
mashallah tabrkallah cadii ma ahan saxa wcafiya inshallah xabibiti 👍
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy .
@raxmosalad3915
@raxmosalad3915 3 жыл бұрын
Hooyo ilaah ayaa wax cawiya ee ilaah baryadiisa badi aqoon
@qqaran9846
@qqaran9846 3 жыл бұрын
Masha alah wala she macan waa cafimad vitamin wax walno alah haku xifdiyo waxad tahay qof ad u wanagsan o u faideynayo walalihis a man sharaf garad aqon ba ale kugu deqay viva shugri
@amrangas4481
@amrangas4481 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah xafido dhamantin
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 жыл бұрын
Manshaa'Allaah cadi maha 100%
@abdullahisalad1361
@abdullahisalad1361 3 жыл бұрын
Maashalah abayo horeusoco
@asliahmed8232
@asliahmed8232 Жыл бұрын
Maansha allah anaaye
@nimcoshume6062
@nimcoshume6062 3 жыл бұрын
Asc Masha Alaha Alaha ku barakeyo gacantada 🇪🇹❤😍💯
@zahrahassan5286
@zahrahassan5286 3 жыл бұрын
masha Allha wa lumbar one wan canjeladani
@muminanuh8999
@muminanuh8999 3 жыл бұрын
Manshallah huno quruxeey cadimaaha
@nimcoyuusuf670
@nimcoyuusuf670 Жыл бұрын
Mashallah waa fikarad fiican hore u ma arag madsanid shukir
@manaalosman7176
@manaalosman7176 3 жыл бұрын
Maashaallah tabarakallah abaayo kun iyo kowjeer wadmahadsantahy wax badanaa kaafa iday big funaa ku ahy wllhi ❤🗨
@amaljamal8501
@amaljamal8501 3 жыл бұрын
Maansha Allah gacantaada Allah ha ku barakeeyo
@qajo9403
@qajo9403 Жыл бұрын
Masha'allah abaayo macaane jzklh wa very helathy
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 46 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 9 М.
NAXDIN NADIRADI MAXAMED BUSKUD OO DHARKA DHIGATAY OO NIN CAYAY
17:22
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 7 М.
cuntooyinka dalaga quraac ka sameyso
6:46
Aisha healtah food
Рет қаралды 680
Maxaa I helay maalmahan? Qiso yar iga guddooma.
13:07
Shukri Fiican
Рет қаралды 15 М.
Canjeero wax bur ah laga samenin cuntoyinka lesku cateyo
6:22
muneza channel
Рет қаралды 31 М.
Waaaaaw Qumbo mau xistay Ani wan uxisay Ka faideyso
20:47
shukri masala
Рет қаралды 125 М.
MUUFO TINAAR  SI CASRI AH UGU SAMEYSO GURIGAGA.somali food
9:58
Ruumi Channel
Рет қаралды 61 М.
🌶 Making Chudu: Traditional Azerbaijani Meat Pastry Recipe
25:21
Kənd Həyatı
Рет қаралды 205 М.
canjero iyo suqaar🌙 iyo kosto malinti🥬 shanaad ka faideso 🌙
20:34
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 12 МЛН
Многие думали что Фёдору конец!
1:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 1,2 МЛН
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 19 МЛН
i respect girl #respectshorts #respect
0:32
Movie Copy
Рет қаралды 20 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:36
Как меняются люди
Рет қаралды 2,5 МЛН