CAQABADAHA HAYSTA GANACSIGA SOOMAALIDA

  Рет қаралды 15,994

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 114
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Caqabadee kaloo idiin muuqday halkan hoose aan kula faaidaysanee inoogu dhaaf?
@sayid6649
@sayid6649 4 жыл бұрын
Sakariye wall waa Macallin maxamed si gaar ah ayaan raba kula soo xiriiro
@OptiLife_motivation
@OptiLife_motivation 4 жыл бұрын
Waxaan leeyahay ganacsi yar waxaan ku bilaabey 3300$ ilaa 1800$ oo deyn ah hada ganacsiga bilowgiis wuu yara qaboobaa balse hada sidii hore ma ahan dukaanka wuu fadhiyaaa sxb sare qaabkee kor u qaadi karaaaa waa codsi m.a
@أبوطارقأحمد-ل8س
@أبوطارقأحمد-ل8س 4 жыл бұрын
@@OptiLife_motivation Ha biqin sxb suuqa ayaa Kula mida kaliya daynta ka jooji macaamiishana soo jiido.
@muxiyediinshimbir3141
@muxiyediinshimbir3141 4 жыл бұрын
Caqabad ka mid ah caqabadaha ganacsiga Somalida haysta oo aan arkay waxa ay tahay in shaqaaluhu aanay lahayn karti ay ku fahmaan macaamiisha isla markaana ay ugu qanciyaan waxa ay bixinayaan in uu yahay wax tayo leh dadkana anfacaya iyada oo uu fiicanyahay service koodu ayaa aanay lahayn awood qancineed. Waad salaamantihiin dhamaantiin!
@Funny_moves
@Funny_moves 4 жыл бұрын
Sxp wan kuu baahanahay waxana joogaa laascanood isheeg xagee kaala soo xidhiidha
@shacnimoha1624
@shacnimoha1624 4 жыл бұрын
M.allah wllo aadaa u mahadsantahay sida wacan aad noola wadaagto fikiradaada wanaagsan Waan ku faraxsanahay inaa noqdo qofkii ugu horeeye ee daawada inaa noqday
@أبوطارقأحمد-ل8س
@أبوطارقأحمد-ل8س 4 жыл бұрын
Daawasho qiimo malahe ganacsi furo oo hore u soco.
@mohamuddemohamed6621
@mohamuddemohamed6621 4 жыл бұрын
Ajar iyo Xasanaad Alaha kaa siiyo walal Sakaria.
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 жыл бұрын
Masha allaah allaah qalbigaga wayn ee saliimka ah ha Kaaga ilaaliyo insha xasadka allaah ha kaa ajar siiyo sidda daacada ah eed dadka soomaaliyed u baraarujinaysiid aniga iyo walaalkeena Adan sahanka xogaha iyo dhamantiin inta khayrka ka shaqaysa
@faaiidoofficial3419
@faaiidoofficial3419 4 жыл бұрын
Masha allah walaal Halkan hoose fiiri Hadad aragto qoraalkan Fadlan subscribers iisaar ilaahay janada fardowsa haku geeyee
@mohidins5248
@mohidins5248 4 жыл бұрын
Masha allah, Sakariye aad baad ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee add dadka iyo Ganacsiga rabo aad ugu iftiimiso waxa ay doonayaa. aniga waa markii ugu horeysay ee aan arko aad baana uga helay oo wax badan aanan ogeyn ayaan ka faaidey. laakin su'aasha aan khabo waa hadii aad waxnaga sheegi karid ganacsiga dhulka iyo Guryaha oo aan aad u xiiseeyo walina aan arkin webside laga fiirin karo Somalia iyo Somalilandba . Mahadsanid
@abdirisaaqaadan4044
@abdirisaaqaadan4044 4 жыл бұрын
Wcs sakariye. Waad ku mhd santhy fikirkaaga qaliga iyo dheeriglinta aad la garabtaagantahy umada somaliyed.thanks sakariye
@diinisanweyne4353
@diinisanweyne4353 4 жыл бұрын
maansha ALLAAH aad baad ugu mahad santahay walaal dhiiri galinta aad dadkaaga somaliyed
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay sida aad uga soo jawaabayso markasta su'alaha iyo waxyaalaha kale ee naga dhex guuxaya, dabcan isbuuc ka hore bay aheed markaan soo jeedintaan kusoo badhigay, aan u maleenayo inay dad badan u bahaan yihiin. Inay khibarad unoqoto baan rajeen daawadayaasha.
@osmaniaabdulkadir2023
@osmaniaabdulkadir2023 4 жыл бұрын
guuleyso aad baaan ula dhacayaa fıkradan aad wadidid
@dalkeenaguul6442
@dalkeenaguul6442 4 жыл бұрын
Salam Akhi, Sifiican ishhaad ka riday, Waad saxsan tahay, ciladahaa sheegtay waa wax jira, waxaan se rajaynayaa in umadeena ay noqdaan kuwii ka faa'iidaysto inshaallah. Mahadsanid ZAKARIYE.
@animalhouse1002
@animalhouse1002 4 жыл бұрын
Very great info. Thanks bro Sakariye.
@jamaljcc8574
@jamaljcc8574 4 жыл бұрын
Tageero buuxo ayan ku ahay inan shaqo bilaabo inta badan adiga sabab u ah m.a shukran keep going
@Oucho29
@Oucho29 4 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 faido badaan sxb qali waad mahdsantahi
@abdurahmanyusuf5170
@abdurahmanyusuf5170 4 жыл бұрын
runtii waan kaga mahadcelinaya in aad nala wadaagtay caqabadaha haysta ganacsiyda somalida ee wadankeena anigu hada asia ayaan jooga waliba Bangladesh runtii dadkan aan la joogo siday u shaqaystan ee gacansiga u yaqaan iyo somalideena wax isku dhow iyo wax is leh toona mahan (xaga technology waa dhibwayn oo ina haysta runtii anigau waxaan ahay software developer hadii aad u bahan web development iyo any tech related waa ka wacinaya ila soo xidhiidha mahadsanid sakari abdulahi adigana mahadsnaid walal
@hanimusse586
@hanimusse586 4 жыл бұрын
Masha allah walal jazakallah nin aad bulshada wadooyin badan o horumar ah u ifinaya aya tahay
@nabiihaabdulaahi1626
@nabiihaabdulaahi1626 4 жыл бұрын
Mansha alaah sakariye
@xanafyare3333
@xanafyare3333 4 жыл бұрын
mashaAllah wl wa caqabado ubahan in xal lo helo si u ukobco ganacsiga somalida.... waxan talo ahan kuso jeedin laha in aad samayso telegram group oo dadka kugu xiran isku dhafsan karan fikrado ganacsi adna ay kala so xiriiri karan. mahadsanid in badan.
@baaburaxma420
@baaburaxma420 4 жыл бұрын
Mnsha allah wll allaha kaa ajarsiyo talada qurxon aad bulshadada lawadaageysid
@ibnuabdullah5153
@ibnuabdullah5153 4 жыл бұрын
Zakariya horay usoco walal wa wax saxa kuli caqabadahan waxana kenaysa bakhaylnimo iyo aqoon yari
@mohamedyusuf9859
@mohamedyusuf9859 4 жыл бұрын
masha alla wlalo aad baan u xiiseeya videoyadada wlal ilahay khyr ha ku siiyo
@ayaan4286
@ayaan4286 4 жыл бұрын
Mnsha Allh. Zhukran
@kbpost6947
@kbpost6947 4 жыл бұрын
Hadii aad channel kan soo booqato inta badan ama ku xidhantahay, wxd tahay qof rajaynaya in nolahiisa wax ka badalo wakhtigiisana wax anfacaya galinaya. Sakariye channel kaaga aad ayaan ula dhacsanahay halkaa dedaalka ka sii was wll.
@mohamedhappy8629
@mohamedhappy8629 4 жыл бұрын
Kuwii ugu dambeeyay
@hilaalomar6443
@hilaalomar6443 4 жыл бұрын
Asc Xaaji goormaad ka hadli doontaa beeraha , dhulka banaan iyo dhusmayaasha iibkooda warbixintoods Asc
@naalleeyee
@naalleeyee 4 жыл бұрын
Thnks bruda we need more inshalh
@alisuleiman5568
@alisuleiman5568 4 жыл бұрын
Shukran wll sakriyeh
@diintuwaanasiixa5533
@diintuwaanasiixa5533 4 жыл бұрын
Asc walal aad ayaan u xiiseeyaa barnaamijyadaada mahadsanid
@jamalabdinasr8766
@jamalabdinasr8766 4 жыл бұрын
Aad umahadsanthy casharada laxariira ganacsi noo sogudbisi Waxa ku weydinlahay ganacsiga labo qof iyo wax kabadan (partnership) lo yawaaan iyo ganacsi adi ledahay (sole proptiship) keeba fican igu latalilehed mahadsanid
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 4 жыл бұрын
Masha ALLAH
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 жыл бұрын
Waxaan kugu abaal gud no ma aqaano wallahi horo u soco ilahay hakuu naxariisto aduunka iyo aaqiro
@ukhtifariha3304
@ukhtifariha3304 4 жыл бұрын
Wlal email ka ma jawabtid baa horumarsamee
@Boqorfaraxsaneyoutube252
@Boqorfaraxsaneyoutube252 4 жыл бұрын
Sakariye sxb codsi fariintyda aqri Waxaan rabaa in aad iga cawiso sidaan ku heli lahaa book pdf ka ah ee ganacsiga rinjiyeynta casriga ah oo aad so dhigtay halkaan 4 bil ka hor Fadlan icaawi wll👏👏👏👏
@BRage-gc7gu
@BRage-gc7gu 4 жыл бұрын
Walal zakariye horaa ugu fikiray inee caqabadahan jiraan lkn waxaa kle o imuqdo somalida ganacsigoda malahan muruna ama flexible waxe isticmalan number goan,masameyan waqtiyo qiimo dhimis ay sameyan markasa waxa dheceso inuu ku baaro udhafo waqtigisa kadibna eysan helin qof gadanayo ama xisenayo gacansiga dalacnasir waye mid waxa lagu gada faido midna lafahisa midna lafihisa ka hose lkn somalida faido kaliya firiyan markasu ku baara kadibna khasaro xogan kaga imada
@axmedcabdiciise4083
@axmedcabdiciise4083 4 жыл бұрын
Wllo yuruban kula jooga waxyabo badan ay oon ku fikayay uunban ka hadasha marlabad waad mahad santahay wlli sakariye Alle ha ku xafido sxp
@aaminabarre171
@aaminabarre171 4 жыл бұрын
Wll aad baad ugu mahadsantahay saad fursadaha noola wadaagtid. Ee wllo waxan ku dari lahaa bal hadaad kulan dhalinyarada dalka u abaabusho kawaran aad ugu sharaxayso fursadahaa wada banaan wll ilayn way jiraane ku dhiirasho ayaan jirin waxay u baahanyihiin dhiirigalin balaadhan adoo live ah wllo wax wayn baad ka badali lahayd waayo waxaa jira kuwo aan awoodin internete si ay youtube u la kaashadaan yacnii dhirigalin ka deyi lahaayeen. Aad baa laguugu bahanyahay wllo ee sii kordhi ban ku leeyahay dhalinyartii aqoonyahanka ahayd way yaban yiin wlhi sidayda anba waan ku jiraa 🙏🙏🙏🙏
@abdimalikgarad3830
@abdimalikgarad3830 4 жыл бұрын
Thanks
@abdiaziizabdilah2692
@abdiaziizabdilah2692 4 жыл бұрын
Walaal numberkaaga ilasoo wadaag insha Allah mahadsanid
@dirieabdisalaam1724
@dirieabdisalaam1724 4 жыл бұрын
ASC wlala waxan haystaa 500 waxad ii sheegtaa fursado cusub ama ku yar dalka OO aan ku bilabi karo
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 4 жыл бұрын
*_msha allah Thnkz 100%, Waxaan ahay shaqsi Raba in aan Ganacsi SameeYo,, marka waxaan markasta is"irihdaa Fikiro Dhib ku keenzan kara oo aad Hilmaamsan tahay armuu jira Ha dhowna khasaaro wayn ka dhaxashaa, marka walaal waxaad tahay qof fikir balaaran, waana kugu xiranahay markasta, marka Talo ayaan ka rabay hdii aad isiin karo ciwaan khaas aan kala soo xiriiro,_*
@khalidabdi1655
@khalidabdi1655 4 жыл бұрын
Thank u zakariya
@xaange
@xaange 4 жыл бұрын
Garabkaaga allaha galo zxp sida aad umadaada ula garab taagan fikradaha iyo talooyin
@mohamedhappy8629
@mohamedhappy8629 4 жыл бұрын
Zakariyow zhb waxan kuusoo codsi oo aan kuleeyahay kasoooo hadal si loofurto shirkad tagaasi balse maadan kasoo hadlin please dib ugulaabo video yadii hire
@axmedcabdiciise4083
@axmedcabdiciise4083 4 жыл бұрын
Sxp waad ku mahadsantahay maskaxda Illshay ku siiyey eed nala wagato
@axmedxulbaale214
@axmedxulbaale214 4 жыл бұрын
Asc akhii zakaria si gaara ina kuula hadla doonaya adigoo raaliya iso qor cinwan ankaala soo xidhiidho mahadsanid
@FaysalNeeta5572
@FaysalNeeta5572 4 жыл бұрын
Asc wll in bdn waa kugu xeranahay ganacsi ayaan rabaa inaa bilaabo insha Allah talo wadaag ayaan kaa doonayaa bro
@BashGuevara
@BashGuevara 4 жыл бұрын
Email ma leedahay lagaala soo xidhiidhi karo ?
@xamsemuuse2615
@xamsemuuse2615 4 жыл бұрын
Asc wr wb wllo zakariye waan ku salaamay wllo in muddo ah ayaan ku xidhnaa muuqaalada aad noosoo gudbiso nasiib wanaag hadda hargaysa ayaad joogtaa wllo waxaan rabaa inaan kula kulmo ee sidee kuula soo xidhiidhaa wllo ?
@alisuleiman5568
@alisuleiman5568 4 жыл бұрын
Aad baad imahansatahy
@yacqubadow6439
@yacqubadow6439 4 жыл бұрын
Zakariye Asc
@ilovemyallahilovemyallah5738
@ilovemyallahilovemyallah5738 4 жыл бұрын
Ganacsiyo banan oo loo bahanyahay nagucawi?
@jeestoole.9230
@jeestoole.9230 4 жыл бұрын
M.a wllo Sida quruxda leh ad nolawadagtay fikradahaga wad ku wanaagsan mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Adaa mudan wllo soo dhowow
@jeestoole.9230
@jeestoole.9230 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wllo wan dhawahay
@zhiinequrbaawi89
@zhiinequrbaawi89 4 жыл бұрын
Wll ganacsiga beeraha caqabada kazoo hadal plse
@abdifitahjamac5953
@abdifitahjamac5953 4 жыл бұрын
Sxb inaan kula Soo xariiro baan rabaa fadlan contactgaaga isii
@ummubahja3867
@ummubahja3867 4 жыл бұрын
Affiliate Marketing kasoo hadal
@somalios8161
@somalios8161 4 жыл бұрын
Sheequnaa salaam caleykum anigaa ku jira with blueprint welina waan ku dhibaateysanahay iyo Ad on Google laakin Somalia inaan link ka helo Ayaan Jeclaan lahaa is gacmo qabasano si aan u hormarno wadankii Amazon adeeg uga heli Laheyn ileen Kenya iyo Ethiopia nagama foga nagamana caqli iyo tabarba nagama badna only support eey haystaan from who ever .
@sadiasheikh1692
@sadiasheikh1692 4 жыл бұрын
Shaqaalo hadii laga waayo wadanka kenya iyo Itoobiya halaga keeno
@أبوطارقأحمد-ل8س
@أبوطارقأحمد-ل8س 4 жыл бұрын
Shaqaale buux ajnabi noo
@cabdirisaaq5795
@cabdirisaaq5795 4 жыл бұрын
Walal whatsAppkaaga ireb fikrad ayn kaga bahnaay inaaa iga caawiso mhdsanid
@abdirahmanmohameddaahir8847
@abdirahmanmohameddaahir8847 4 жыл бұрын
Asc Wll Thnks Sid Fikrida Wangsna Nola wadag tid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Wcs adaa mudan wll soo dhowow
@saadiqmohamed176
@saadiqmohamed176 4 жыл бұрын
Sxb waxan rabay inan furto carwo Aan kuwa wadanka kuyala lamid ahyn Oo classic ah mrka sxb dharka qaabkn udalban laha design carwada inad fikrad iga siisan Aadna wan kugu xirnahy macalin🙏 wadankena carwoyin fcn Oo dhalinyaradu ka labistan kuma yalan gar Ahaan puntland.
@husseinissackj5437
@husseinissackj5437 4 жыл бұрын
Asc
@uzaamehaaji7513
@uzaamehaaji7513 4 жыл бұрын
gnacziga agencyga wll noga so hadal tigidhada lagu iibiyo
@amiiraamiira4830
@amiiraamiira4830 4 жыл бұрын
Skukran walaal
@fardowsahassen5498
@fardowsahassen5498 4 жыл бұрын
Jeclaan lahaa wadankerni oo post leh wax lagu diro🤔🤔🤔
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 4 жыл бұрын
Well done mahad sanid
@mamaunique411
@mamaunique411 4 жыл бұрын
Indha indhayn badan dalka ku soo samee
@Sakariye-wu7ny
@Sakariye-wu7ny 4 жыл бұрын
Waxa aniga iga fikira in la sameeyo chanel yutube ah oo wax lagu xayaysiiiyo meheradaha.
@kamg3450
@kamg3450 4 жыл бұрын
Asc Wallo lambarkaga ma na so qori kartaa fadlan
@cawoa.warsame603
@cawoa.warsame603 4 жыл бұрын
Wcs wll jimce lamida
@abdirashiidismaciil6087
@abdirashiidismaciil6087 4 жыл бұрын
asc muqalkani waa i cajabiyey wan kaga mahad celinayaasida fican ee ađ nogu so diyarisay
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
DHL aaad beey qaali u tahay walal post'tada dowlada ayaa fiicnaa laheed balse Somalia wali looma sameeynin maba uma shaqeeyso sidii loogu tala galay.
@MohamedAli-vs8he
@MohamedAli-vs8he 4 жыл бұрын
Bro xagee kala Soo xidhiidhna Waanu ku bahnayne
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
Kanaalkayaga Nagu soo Biir
@sowdabinufindhee7357
@sowdabinufindhee7357 4 жыл бұрын
Please waxan raba ina iga cawusidi
@hudaabyan6635
@hudaabyan6635 4 жыл бұрын
Shaqalha hadaan xaqooda la siinin mid illahay ka cabsanaya mooyane inta kale khynimay la yimadaan markaa shaqalha dareel bay u baahanyihiin
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 4 жыл бұрын
CAQABADAHA GANACSIGA SOMALIDA HAYSTA WAXA KAMIDA II FEKER WAX LA YIDHAAHDO oo ah Hadaad dukaan furto Midkale ayaa lagaaa agfurayaa Oo iibinaya waxaad gadaysid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Waad iga qoslisay balse waa runtaa
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Thanks sxp sakariye
@xamarwene4301
@xamarwene4301 3 жыл бұрын
Dadka xirfada leeh maqatan
@laramuri5351
@laramuri5351 4 жыл бұрын
Saxiiib fiisayasha kasoo hadal
@apdirizaknaik593
@apdirizaknaik593 4 жыл бұрын
WllkaaY ilahaY dambigaga h dhaaffo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Aamiin walal jazakallah khayr
@shariifoxasan9385
@shariifoxasan9385 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye inbadan ayaan rabey sigaaraa kula hadlo wthsapka iso dir kudhahey ama mano samee gorob an sualaha kuweydino
@uzaamehaaji7513
@uzaamehaaji7513 4 жыл бұрын
mudane waxan ka codsanynaa inaad ka hadasho ardeyda habka ay ku tagi karaan o wax kaga baran karaan wadanka canada ardeyda somaliya joogah mhdsanid mudane
@mustaphegarawan5494
@mustaphegarawan5494 4 жыл бұрын
Zhp wxd noo so diyarisaH 5 xirfad oo dalka looga baahn yahy
@husseinissackj5437
@husseinissackj5437 4 жыл бұрын
sual makuweyedina kara
@saabircabullahi4688
@saabircabullahi4688 4 жыл бұрын
Wll marka hore mahadsanid waxaan ka codsan laheed in aad barnaamij inooga Soo diyaariso ganacsi 100.00 Lagu hirgilin karo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Walal codsigan dhowr jeer baad soo celcelisay waana figrad balaadhan ee horta lacagta ma inoo haysaa aan kula kaftamee kkk.
@saabircabullahi4688
@saabircabullahi4688 4 жыл бұрын
Haa wll waan heesta lkn kaligeyga mahaa aniga iyo dhalinyaro kale ayaan nahay inta aan dalshisheye aan lacgteena dhigi laheyn waxaan noogo qiimo badan anagoo dalkeena aminno oo malgashano maxaa yeelay dalkeena wuu noobahanyahay anagana waan ubahannahay marka wll adigoo mahadsan barnaamij inooga soo diyari maxaa yeelay dad faro badan oo intaas iyo in kabadan hayoo ayaa jira lkn aan aqoon habka ugu fiican ey umaal galin lahaayen mahadsan wll
@kawsaradan
@kawsaradan 4 жыл бұрын
Asc wllo masha Allah thanks sharing information and opportunities but as much as we like your videos I am dissapointed that we can't contact for support when needed I have tried to contact you few times through email, Instagram but without any success unfortunately . we appreciate if you leave a number to be contacted.
@iamsomali6299
@iamsomali6299 4 жыл бұрын
MAXAAN KAA IIBIYA SOO TAAGAN 😭😅😅
@zumaya-beauty
@zumaya-beauty 4 жыл бұрын
Bowe lambrkagaa isoqor arin ban kushegayaaaa an public ahayn
@abdullahishidane9816
@abdullahishidane9816 4 жыл бұрын
Wlal xgee jogtaa gancsiga maa jeceshahy ind furatid
@cawoa.warsame603
@cawoa.warsame603 4 жыл бұрын
Aadbad umahdsantay wll
@cabdiraxmancabdilahi4516
@cabdiraxmancabdilahi4516 4 жыл бұрын
Asc wll alle haku barakeyo waan ku xidhan wabsadkaaga wllo waxaan ka rabaa talo dheraada ee whtbksa isoo qor ama adigu isoo codso wllo wakaa lambarka wtdbkaygu 0634342329
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 4 жыл бұрын
sxb waxa kaa cotsanaa in aat warbixin inaga siiso sida bitcoin loo maal gashado plz iisoo jawab wll qaali
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 4 жыл бұрын
*_msha allah Thnkz 100%, Waxaan ahay shaqsi Raba in aan Ganacsi SameeYo,, marka waxaan markasta is"irihdaa Fikiro Dhib ku keenzan kara oo aad Hilmaamsan tahay armuu jira Ha dhowna khasaaro wayn ka dhaxashaa, marka walaal waxaad tahay qof fikir balaaran, waana kugu xiranahay markasta, marka Talo ayaan ka rabay hdii aad isiin karo ciwaan khaas aan kala soo xiriiro,_*
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
FURSADA DHOOFINTA BEERAHA IYO XOOLAHA - Somali Export opportunities
9:45
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 11 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
CIRO CODSADAY LACAGTII MUUSE XAYIRAY SOMALIA HAYSAY SALAMAAD
8:45
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Ganacsiga ugu fiican Eed Bilaabi Lahayd 2023
6:58
Warsame Bade
Рет қаралды 64 М.
Sirta iyo sifooyinka iibka guuleysta
10:00
Somvato Institute
Рет қаралды 30 М.
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.