CAQLIGADA HA DHAFO DHARIGA AAD DUL FADHIDO .DHAQALAHA BY RUUMI NAA WAX DHIGO

  Рет қаралды 8,253

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 55
@zamzamabdilahi7887
@zamzamabdilahi7887 Ай бұрын
Ruumiyey Anu kolba wan fiiriya ciwanka inaad barmamijka dhaqaale so dhigty
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 28 күн бұрын
Wlhy ana kula mida hdann so dawan mlintu iima saxn hdan video cusub waayo xtaa kuwii hora ku laabta subxwlba dhiirigalina uso dontaa❤shukran ruumi cadeey😊
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Hada laygursaday wan bilabay dhirigalin taada cunugi uhoreyey 3bil jira ku arkay alx😂😂❤❤❤❤❤nolow
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
Iska daa inta jiifta xili aan xilli fiican ahayn ayeey indhaha kala qaadi doonaan
@user-nf1tt4nd6v
@user-nf1tt4nd6v 9 күн бұрын
Mnsha allah ruumi waan cusbahay waxbadana waan daawadey barmaanijkagan dhaqaalaha.❤
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Ай бұрын
Alla naagahaa, ninku soo ma dhimankaro, oo ma curyaami karo, Oo kuma furi karo biilkana kaama goosankaro. Walaalayaalow aan is ku tashanoo bani aadam ka maarano.
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t Ай бұрын
Ruuneey naagahaas way riyoonayaan Bari ku ooya ayay noqonayaan
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Ай бұрын
shukran xbbti Allah ku xifdiyo ❤
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Ай бұрын
Jazakallahuqeer ruuney ❤❤❤❤❤❤
@user-cq8ob3lq1u
@user-cq8ob3lq1u Ай бұрын
❤❤❤❤❤ shukran abaayo waxbaday ayaa kabadashay nolasheeda waayo. Waxaan ahaa dadka ku waalan dugaamada
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Ай бұрын
Ruumi abayo ana somliya jogo abala kuhayaa nina ima qabo hooyona wan ahay marwalba muqalkaga dhaqalaha arko wankaga duceyaa hogaa markan isdhigto wad igaso horbaxda mhdsnid xbbti nagaha qaar hakudalin waqti an waqti ahen bay haahaban doonaan
@itaqillaa
@itaqillaa Ай бұрын
Masha'ALLaah Thank u sister❤
@loulaabdihassan3502
@loulaabdihassan3502 Ай бұрын
Machallah ruumi channel
@hooyocooking
@hooyocooking Ай бұрын
Rumey wax hurdo maba jiraan ayaan filaaa. Eida mubarak 🎉🎉❤
@user-xu3kk6hz3k
@user-xu3kk6hz3k 28 күн бұрын
Masha allaah wll aamiin masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@leylaali1614
@leylaali1614 Ай бұрын
Amiin yarabi🤲🤲❤❤
@nimcocumarxasan9891
@nimcocumarxasan9891 Ай бұрын
Wallahi waa ruuta illahay haku barakeyo wallahi farid ba tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IdilMustaf
@IdilMustaf Ай бұрын
Adi maad shaqaysid ruuneey
@basromahamed9517
@basromahamed9517 Ай бұрын
Warutaa abaayo qeyr waxkamadhimee shar utoghay waxdhaqaleyso ceebmaha thank you
@AnabSaeed
@AnabSaeed Ай бұрын
❤Manshallh
@KaderMawlid-yl6ys
@KaderMawlid-yl6ys Ай бұрын
Asc wshy ruumi waankugu riyoonayay Anoop leh waaa ruumi chanal
@nimcaaaalol
@nimcaaaalol Ай бұрын
Asc, first to write comment ❤
@XmdaiIbrihm
@XmdaiIbrihm Ай бұрын
gabaha musliminta ayagoo gurigoda joga sinaya xaqa ragoda ayey lacag samayn jireen
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Ай бұрын
Wlhi benta maha rumiyey wale iskuma Haley o 😂😂😂❤❤❤❤❤
@ayaanmohamedali5378
@ayaanmohamedali5378 Ай бұрын
Talo wanaagsan waad siisay dumarka mahadsanid
@faizaadam1393
@faizaadam1393 Ай бұрын
Even ur kids we can’t depend on them thanks sister
@shukriluggeed4108
@shukriluggeed4108 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AmalHajji-df1ch
@AmalHajji-df1ch Ай бұрын
Kenyaa jogaa 3 caruur haastaa 450 biil uqaataa kiro kuma jiro lkn 50$ dugsi ku bixaa 15 danbo kun mahayo
@maryamaomarmaryamaomar6306
@maryamaomarmaryamaomar6306 Ай бұрын
❤❤❤
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Ай бұрын
Asc qofkii 2 ahay
@amalyusuf9685
@amalyusuf9685 Ай бұрын
Walshay wa ruta shugran
@Xananaxme
@Xananaxme Ай бұрын
Kkkkkkk ushaa ka carraara
@basromahamed9517
@basromahamed9517 Ай бұрын
Iskuhaleyn walaguhalabaa
@shukriluggeed4108
@shukriluggeed4108 Ай бұрын
Ruumiyey ugu dar shukri lugged bilkaso garaan dahab ka doonta muqdisho Xamarweyne ayuu ku yal dukankee u sheeg ina abo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Siham487
@Siham487 Ай бұрын
Imisa garamki hada
@shukriluggeed4108
@shukriluggeed4108 Ай бұрын
@@Siham487 $71 waye cuseebka abayo
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t Ай бұрын
Ruumi naagaha nin isku halaynaya wali nin Somali ma basbaasaynin ka sug
@user-yp6lr1fn4d
@user-yp6lr1fn4d Ай бұрын
Rumeyey waxn ahay hooyo hesta 4 ciyala o yar waxn raba ia shaqesto kis yar wan heta lakin waxn raba dhamestir qof walb wedistan 😢 waxo idhaha wad walntahay e ciyalkak gorso sacan marbta Ian shaqesida😢wan niyad jabay maxn sa meya😢
@FarxiyoAli-me2yb
@FarxiyoAli-me2yb Ай бұрын
Kula mid ban ahay abaayo wan jaam garowe Alle garab Hana siiyo dadka niyada lee kajiwinayan 😢
@umumeysara223
@umumeysara223 Ай бұрын
In aad guleysato ma rabtaa ilahay isku xir talo saaro bini aadan dhig ha u dhin abyo hore soco
@user-mr1bq2vf1k
@user-mr1bq2vf1k Ай бұрын
Aniga marwalbo wax igu dhac marka lagaaro ciidah oo kale lacga aan ilmaha kusoo ciyaarsiiyo aan waya 5 ciyaalah wan leyah had ciidan ilmaheyga wax aan ku wadan wayay oo lacga ah mid kale 450 wan qata oo lacga ah wanh rashinka iyo qudaarta guriga ah oo qarsha kale kujiri soomliya nh wan jooga waliba ilmah wax igu ween 5sano jir ilataliya
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
Sharafeey inta aadan biilashaada bixn wax iska jar macnaha 100%5 weey kuu badanee 2 bil is adkee
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
100%5 kadib waxaa arkee adigoo ka badiye
@dhoolnuur8400
@dhoolnuur8400 Ай бұрын
Rumiyey raliyoyinka hakicin haka huurdane kkkkkk markey kacan hano imadane
@Roro__ruun
@Roro__ruun Ай бұрын
Anoo wali guursan xitaa shaqeen baa muuqalada dhaqaalaha ka hadlaya iyo saving daawada 4 simcard ban leeyahay $4 hada helo min $1 ban ku diraa inkastoo wax ii dhigmin ee ani dib u isticmali isticmalo balse waa ku faaidaa oo ano shiid ah ban arkaa card lacag ku jirto Mrka shaqaysto ama biil joogto ah helo kaba si daran
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
5ciyala kadib milyander noqon wara wanada qata
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Ma ciyaal ba dadka waxloshegaya waykufahmayan ee wa dumar sikale ufikiraya wayaab walaahiy war waxna laydim shegaya bes qata um waside
@Hamdi432-qe3xg
@Hamdi432-qe3xg Ай бұрын
RUUMI WAXA GU WAXAGU JAFOW WAA DHAFAY😂😂
@MustaqinAbdi-wm5sk
@MustaqinAbdi-wm5sk Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
May ninkaga lajog katag laguma laha israafka iskadaya laydin leyahay ado awladaada dhexjooga bes waxdhigo si ad udholacadaysa beri future sadaqo baxsankarta dad ad cawinkarta ber cadowgin unolada laydin leyahay kuna wacadow kuna wasaadiq ado foolxun beri shilin hayn baahi badna bukan walaysku naca kacarago jeebkaga biilka ga yar waxkadhigo si ad waxwalbo imada aya diyar unoqoto xata awladaada ad mustaqbal usmayn karto wayo waxad waxmeel udhigaysa wa awladaada beri markay waynadan qayrkod yeyna kuqoslim wayo wa aduun model noqday waxla an laysku ceebeysto marka wllo kutalaga waxwalba imankara xanun xata dhanwalba kafakara
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Ай бұрын
Waa run abaayo taas aan been aheyn waa in aan dadaalno iskuna tashano Gabar walbo dhigaal yeelato
@Muhiim701
@Muhiim701 Ай бұрын
Dumarka Soomaaliyeed miyeysan ogeyn dhaqaalaha in waxa maanta aduunku isku gumeysto ay tahay. Maxay tahay isku Haleyn ta intaa le eg. ma gacan bilow aadmi baa laysku haleeyaa caqli yaraa dumarka sidaas u fikiro.
@IdilMustaf
@IdilMustaf Ай бұрын
Adu maad shaqaysid
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l Ай бұрын
Soo taa shaqeyneyso oo KZbin u furan kasse lacaag ka qaadata😂
@user-xf4yd4ws9i
@user-xf4yd4ws9i Ай бұрын
❤❤❤❤❤
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 97 М.
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
BIILKA WUU IGA GO MARKASA DEEN RAADISA TALADAN QADO
11:31
Ruumi Channel
Рет қаралды 15 М.
Dood Adag! Dumarka In saan loola dhaqmo ma rag nima mise Nacas Nimo
1:15:12
NIN FAQIIRA HA GUURSANIN💸  #DAACIYADA MUNA# Dantada garo MA Ceeba
15:18
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 77 МЛН
Dawo ilamha lagukala koriya waxba kuma tareyso ha ku lugoin
13:25
Ruumi Channel
Рет қаралды 10 М.
SHIIQAD MUNA "NIN FAQIIR AH GEBDHOOW HA GUURSANINA" FUDEEDKA WAA LAGA FIICAN YAHAY!
28:58
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26