Dhafarka | Maanta ka dib ma dhafri doontid Habaynkii | maxaa kugu dhacaayo hadaad dhafarto ?

  Рет қаралды 441,514

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 600
@shaficimaxamed7542
@shaficimaxamed7542 7 ай бұрын
Videon gan ya Dawanaya 2024❤😊
@AYZERVLOGS
@AYZERVLOGS 6 ай бұрын
Just Aa Dawa noyaa😮🎉
@hafsahabdulahi223
@hafsahabdulahi223 6 ай бұрын
Sido kale 😂😊
@IbrahimCabdullahi-ez9cq
@IbrahimCabdullahi-ez9cq 5 ай бұрын
Sido kle 😂😂
@mahdiyareofficial6237
@mahdiyareofficial6237 5 ай бұрын
😂
@mahdiyareofficial6237
@mahdiyareofficial6237 5 ай бұрын
Hadadan dawanayba
@Wanaag607
@Wanaag607 7 ай бұрын
2024 one like 👍
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
Hadda ka hor ayaa sheekh culumada islaamka ka mid ah yiri "hadii aad rabto inaad noqoto Muslim productivity leh , waa inaad xilli hore seexataa " Nabigeena scw waxaa laga wariyey" salaada cishe ka dib uu seexan jirey" . Tan kale qofka hadii uu dhafro waxaa dhaafaya waxa ugu muhiimsan uu subax gudan lahaa waana salaada subax . Arrinka ah inaad xilli hore seexato , wey ka qeyb qaadaneysaa maskaxdu iney noqoto mid had iyo jeer firfircoon, sidoo kale wax xifdintanna wey ka qeyb qaadataa. Mahadsanid ustaad omar inshaar
@deeqsanusmaan2461
@deeqsanusmaan2461 2 жыл бұрын
Wow m.a
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Wll waxaan ka mid ahay Taageriyaasha waxaan kaa codsanayaa in aad ii sameyso share out ii samey please waa codsi
@mahmoudshiddo644
@mahmoudshiddo644 2 жыл бұрын
عجبت كلامك يا عبد الرحمن شكرا
@kingshaz7472
@kingshaz7472 2 жыл бұрын
... . .
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Жыл бұрын
Xifdinta wan kgu raacsanahy wagan yara dugsiga dhiganaye hbenki quranka hal page ayan aqrin jiray subixi ano pageki xifdisan sokici jiray o dugsiga adi jiray kdipne kabixi jiray 😁 hda lkn wxaas ha shegin habenkii mba lasexdo
@lilsamiir1m
@lilsamiir1m 6 ай бұрын
Video gaan yaa 2024 ila daawanaya❤
@MaxahamedAli
@MaxahamedAli 12 күн бұрын
Ani
@rahma_h2y
@rahma_h2y 2 жыл бұрын
Tijaabo dhab ah Salaada subax markaad dukatid haku noqan Sameey sheyadaan 1 quraan aqri +adkaarul sabaax 2 biyo badan cab 3 jimicsi Aqri buug nooocuu rabo ha aahado Fiiri maalinkaas suuu kuu noqdo❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@mursalabdi5729
@mursalabdi5729 2 жыл бұрын
Haye
@wll_______cac6690
@wll_______cac6690 2 жыл бұрын
Ok wll
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 2 жыл бұрын
waa runtaa laakiin meelaha aan joogno waxaa la tukadaa 3am markaa sagaal saac habeenkii ilaa iyo 8am oo la shaqo tagayo masoo jeedi karo
@musaabass5731
@musaabass5731 2 жыл бұрын
Good advice
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
Video-gan waxaan arkay 3:45 Habeenimo hadaa waqti hore arki laha maan dhafreen wlhi 😭😭 Saamalyl waxan noqday qof dharaarti jiifa habeen dhana soo jeeda laakin caawa laga bilaabo wan xadidaya😭😭
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 2 жыл бұрын
Maxa ka maqan ee la dhafareysaa Wxn kugu taagi waayey Iska daa samaleelka Alx hdiipa aad iska deynaysid🤨
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 2 жыл бұрын
Kula mid ahay nio sideen isaga jaraa
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 2 жыл бұрын
Dan kama dhacdo miyaa malinti wa adiga jiifee agah waay ficantahay ina goan kagadho dhafarka imika inad jiif iskudiyareyso rajeyna😂 Anu waligay hal hben baan dhafray xata dhafar lama odhan karo taas hbenkas dhan masexanin Ramadan ayey aheyd karinta saxurta ayan kudahay oo waxan kugadhay kowda hbenimo kadibnah waxa lagadhay tahajud inan tahajudka tukado ayey noqotay kadibnah saxurta lay gadhay kadibnah saladi subax saan usojeday adu 7da subaxnimo ayan sexday malintas waan jiraday walahi😢
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 2 жыл бұрын
Haye walbo maka dhabeysay go ankada?
@abdulahisheikh4687
@abdulahisheikh4687 2 жыл бұрын
6 bilood kadib weeYe ma is badashaY
@maogtahay2270
@maogtahay2270 2 жыл бұрын
XIFDINTA KASOO HADAL WALL CUMAR😢❣️❣️
@Amiinbdalla
@Amiinbdalla 2 жыл бұрын
Waaan kula qabaa WllkeY casharada xifdintooda dhibaato ayaa ka tagan.
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Wll waxaan ka mid ahay Taageriyaasha waxaan kaa codsanayaa in aad ii sameyso share out ii samey please waa codsi
@ELMDQ
@ELMDQ 2 жыл бұрын
BILE ABDI BILE taas ma ahan mid dhib badan kaliya ku dadaal ku salinta nabiga astaqfaarta iyo inaa indhahaaga ka dhowrto dumarma qaawan kuwa caadiga iyo filimada ku jiro iyo inaa quraan badan aqriso ,intaas samey isbuuc gudihiis isbadal ayaa dareemi doontaa
@bushracabdi6230
@bushracabdi6230 2 жыл бұрын
@@ELMDQ m.a wll qaali wan kugu raacsanahy midas allah ku xifdeyo🥰💖❤
@maogtahay2270
@maogtahay2270 2 жыл бұрын
@@ELMDQ ɪ,ᴀ ᴡᴀʟʟᴋɪᴀ ᴡᴀɴ sᴀᴍᴇɴᴀ ʟᴋɴ ғᴀʜғᴀʜɪɴ ᴘᴀᴀ ᴏɢᴀ ʙᴀʜᴀɴᴀʜᴀʏ ᴍɪʟᴋɪʟᴀʜᴀ ᴏɢᴀɴsʜᴏ *ᴄᴜᴍᴀʀ_ɪɴsʜᴀʀ*
@djmaskaboy
@djmaskaboy 6 ай бұрын
Video GaN Ya Dawaneya 2024😂👋
@MaryanRuunofficial
@MaryanRuunofficial 2 ай бұрын
Aniga waliba 7.27. :13:20 pm 😂😂😂
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 жыл бұрын
Waxaan kula talin lahaa dadka Dhafraya bilaa sabab in mar hadiiba Ay dhafrayaan ay ilahay cibaadadiisa La dhafraan🛏🛏😁
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Sax MashaAlAh ❤️❤️
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 6 ай бұрын
m.a shukran😢
@khadarmoumin2727
@khadarmoumin2727 2 жыл бұрын
1-النوم بعد الصبح يقال حيلولة 2-النوم بعد الظهر يقال قيلولة 3-النوم بعد العصر يقال عيلولة
@cazmicabdifitax4580
@cazmicabdifitax4580 2 жыл бұрын
Noomcne wllo hdaadan dhib uarkin
@halalpolice23
@halalpolice23 2 жыл бұрын
3:27 Am oo habeenimo ayay itahay Fajrki ban iska sugi but the Video come perfect time SubhanAllah🙌🏾👏🏾
@Mcaaniboy
@Mcaaniboy 2 жыл бұрын
mashallah
@abdirahmanadan6697
@abdirahmanadan6697 2 жыл бұрын
Mxa wadanke jogta
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 жыл бұрын
America miyaad joogta sida Canada ama USA aniga Africa hada waa 7:55 PM habeenimo
@caaqil762
@caaqil762 2 жыл бұрын
waa Australia 8 sacadood bay naga horeeyaan
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 жыл бұрын
@@caaqil762 Haa sax Caaqil
@imbashiir1825
@imbashiir1825 2 жыл бұрын
Waxaan Ahay Dhakhtar ku jira barashada Takhasuska sare ee Qaliinka. Laakiin waxaan dareemayaa inaad mentor ii tahay wll. Wax badanbad igu soo kordhisaa wll.
@farduusseid7095
@farduusseid7095 2 жыл бұрын
Xalay ugu danbaysay ayan dhafray sakna wan dalna wana wareray Mahadsanid wll ilahy haku xafido ♥️🖤
@im7somali
@im7somali 2 жыл бұрын
Cawada bilaw wll
@farduusseid7095
@farduusseid7095 2 жыл бұрын
@@im7somali haye wll
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Wll waxaan ka mid ahay Taageriyaasha waxaan kaa codsanayaa in aad ii sameyso share out ii samey please waa codsi
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Habeena 2:00 ayaan seexdaa 6:00subaxnimo ayaan shaqatagaa 10sano shaqo adag
@farduusseid7095
@farduusseid7095 2 жыл бұрын
@@apdirahmansuldaan8020 lkn Saldi subax away cafimad ahan xata ma ficno
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 2 жыл бұрын
Abu faisal wllhi nin hawshisa daacad u ah ayaad tahay 100% Alle Aduun & akhirba ha ku sharfo,wayo wax anan Iskulka ka faa'idin ayaan kaa faa'iday!❤🤝
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 2 жыл бұрын
walaahi alhamdulilaah bariyan dhafarkii waan iska dhaafay waxaan seexda 10 waxaan K acaa 5:45 iaa 6;00 waxaana tukadaa tukadaa labo rakco oo ka horeysa salaada subax nabigu naxariis iyo nabad galiyo korkiisa ha ahaatee qofkii salaada subax labo rakco ka horeeya tukada waxuu lamid yhay isagoo waxay ka khayr badn tahay adoo hantiyay waxa aduunka yaaalo oo dhan aniga shaqsi ahaan ma ihi qof cibaado badan lkn labadaa rakcadood salaada subax iyo jus quraan ah ayaa caadi ii ah subaxdayda hadaad hurdada habeenkii si fiican useexato waxaad helay saa enery ama awood aad halwalaahaga aduun iyo kuwa aakhiraba ku qabsato intaan caadadan horey useexashada bilaabayba waxaan dareemay daganaan iyo isku dheeli tiran xag walba ah markaa aad baan idinkula talin lahaa inaad horey useexataan horey na ukacdaan aad baad ugu mahadsantahay akhris qoraalkayga edit: meesha aan kunoolahay waxaa salaada subax la tukadaa 6 am wixii ka danbeeya
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 2 жыл бұрын
Masha Allah
@almaz100
@almaz100 2 жыл бұрын
Masha allah
@iqrameygaag3169
@iqrameygaag3169 2 жыл бұрын
Hi wallo thanks wan kaafaiday
@cimrancabdiqadir9141
@cimrancabdiqadir9141 2 жыл бұрын
M.a wllyal allaha ku dhowro
@Caraabka
@Caraabka 2 жыл бұрын
Really my legend bro 🙏🙌❤ Intaa ku racsan love dhac kusiya
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Waan jeclahy neecawda Subaxa hore😘😘😘flowers ka iyo khudaarta ayaaban waraabiya 🥰aan beertay, Alhamdulilah
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
Masha allah Wax Fican Aya Sameysa Noqo Qof Wa So Sar leh
@mohagarboharey2915
@mohagarboharey2915 2 жыл бұрын
Xaged ku noshahy abayo
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 жыл бұрын
Geedbaa waraabisaa huno midka adigana ku waraabiya subixii xiligaa kacdid ma kici karo😪
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 2 жыл бұрын
Lol 6 billood ka dib weli ma samaysaa? 😄🙌🏽
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
@@IDK-rs9ks exactly wllo haa
@ayuubsaleeban1441
@ayuubsaleeban1441 2 жыл бұрын
Shukran wll jasakala khayr cumar
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
ogaansho waxa maskaxdeyda ku jiraa ayuu kahadlaa 😂❤️waad mahadsantahy 🙏
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 2 жыл бұрын
Waxa laga hadlaya dhibatada dhafarka ana 2:30 hbnimo ban dawanaya nastexada😂 Team dhafar salama
@yahyaolad
@yahyaolad 2 жыл бұрын
Walaal omar inshaar wd mahadsnthy kalka hore waxaad inala wadaagtay mowduuc weyn ani ahaan qaacidada ah Xilli hore seexo si aad xilli hore aad u hormartid wxn bilaabay muddo 3 bilood xaqiiqdaa wxy thy ayaa ah 1:in aan noqday nin malintiisa qurxoonaato 2:in aañ noqday mid barakada subixii hela Mida ugu sii wacan ayaa ah dadnimadaada oo gororto Diinteenu macaana mrkaad ku dhaqantid ❤
@yuunusabdulaahi8611
@yuunusabdulaahi8611 2 жыл бұрын
Anigu habeenkii waan shaqeeya kamana taki karo shaqada sababto ah xafadena ayanku bila walalayal iduceya inuu alle gargaaro😭😭😭
@idilismail2034
@idilismail2034 Жыл бұрын
Alle haku gargaaro
@nasroshaarib3408
@nasroshaarib3408 Жыл бұрын
Miid kaa qeyr bdn Allah ku siiyo 😊
@samarassan6
@samarassan6 Жыл бұрын
Alle ha kuu fududeeyo
@SahruujiAhmed
@SahruujiAhmed Жыл бұрын
Alle haku sahali😢
@bushroyy
@bushroyy 11 ай бұрын
Allha ku gargaaro
@leaderhaakim2950
@leaderhaakim2950 2 жыл бұрын
Welcome back our legend
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Wll waxaan ka mid ahay Taageriyaasha waxaan kaa codsanayaa in aad ii sameyso share out ii samey please waa codsi
@abdikhadersheikh6553
@abdikhadersheikh6553 2 жыл бұрын
Cumar adunka wakala duwan yahay magalada aan daganahay never sleep aya ladha shaqadana waa habeen 7 in 4 off magaladan shaqada waxay u badan tahay night wadama islamka shaqada wa day marka world is upside down marugo Hano shidan caadi iska dhig
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 жыл бұрын
@@abdikhadersheikh6553 goorma seexataa marka? Inkastoo kalahaada rasuulku inoo sheegay
@anwarhaaji6411
@anwarhaaji6411 2 жыл бұрын
Subxanllah vidio gaan Run ahaanti waqti aan u baahnaa baad soo galisay ustaad jazaakallahu khair
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 2 жыл бұрын
Dhafarka mawangsano runtii wayo wacamal daro iyo madaxanun iyo walwal iyo waxyabo bdan oan inta kuso kabi Karin lkn waxad yeshan habinkii xili hore seexo 11:30 okle Sona kac 4:30 ama 5:00 kadib suliga kaso dhamaw salad inta Laga garayo aqri Quran Hana kunoqon hurdada qabso wixii malintada qaban laheed hubal isbadal iyo guulo fara badan ayad lakulmesaa inshallah 💯
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 2 жыл бұрын
Thanks ustad Umar ishaar💯
@cabdwasaccabdwasac4999
@cabdwasaccabdwasac4999 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا اخي العزيز الله يزد لك عزا وشرفا
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Walahay been idinma sheegaye anaa xili hore inaan seexdo bilabay, ilaa maalinti salaad subax masajidka meel aan ahayn kuma tukan, waliba adimada dhexe ayaan toosaa, misaan kaygu wuxu ahaa 47 bil gudaheed hada 54 ayaan noqday Alx, marki hore salad jamac ma aadi jirin, naftaydi oo tagtay, caajis xiliga shaqada ah. Cumarow mhd sanid wll anaa Tijaabiyay wlhi ♥️💯♥️
@bushraibrahim5159
@bushraibrahim5159 2 жыл бұрын
Wow wlhi deh abowe ani dafar ba qeyrkey iga reebay runti😢 ardayad jamacad dhigatana wa ahay xaa sameya😥isbadalkan ka dhab miya wll
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 2 жыл бұрын
@@bushraibrahim5159 5bill kadib Maxa haysa maiska dhaaftay dhafarkii? 🙂🙌🏽
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
@@IDK-rs9ks kkk dhafar nio been been lees kaagama jari karo anoo nafta ii keenay lkn waan iska jaraa mar uun
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
@@IDK-rs9ks kkk dhafar nio been been lees kaagama jari karo anoo nafta ii keenay lkn waan iska jaraa mar uun
@sawdasawda2812
@sawdasawda2812 Жыл бұрын
Masha allh halkaa kaga hay wll
@ladanxaaji590
@ladanxaaji590 2 жыл бұрын
Aniga 7sano haben inta ka sextay wey tirsaman wlhi salada subax kadib le sexta 😭 cudurata isku arkay waxa kamida maskax xanun indho xanun allaha no fududeyo hurdada habengi Aniyo team dhafar aamiin 🤲
@yaasmiinibraahim7363
@yaasmiinibraahim7363 Жыл бұрын
Sidas ayan kula ahay abayo qaraw misku arakta iso jawab hada arkto
@sborts11
@sborts11 2 жыл бұрын
شكرا جزاك الله خيرا nin wax badan aan ka faaidno allaha ku barakeyo ustad
@morsal_fanpio
@morsal_fanpio Жыл бұрын
Video Gan Ya DawanaYa 2023☝️😂
@Ridwaaneyy
@Ridwaaneyy 9 ай бұрын
Ani😊
@hamze875
@hamze875 9 ай бұрын
ani🎉
@deeqolulmain7974
@deeqolulmain7974 9 ай бұрын
Ani😊😊😊
@abdirahmanali2765
@abdirahmanali2765 9 ай бұрын
Aniga
@ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey
@ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey 9 ай бұрын
2023/12/30 daa wan hayaa😊
@yoonismoha1891
@yoonismoha1891 2 жыл бұрын
Allow gefkeena io geerideena hakulminin Yarapi🙏🤲
@RasmiAbaas
@RasmiAbaas 9 ай бұрын
aamiin ❤
@tanaawi
@tanaawi 2 жыл бұрын
Can’t wait a notification from Ogaansho
@ayubalimahamoud3385
@ayubalimahamoud3385 Жыл бұрын
Thanks 😊
@Mohamett72
@Mohamett72 2 жыл бұрын
The one N only Legend ogaansho come back 🙌 Thanks pro 🙌 🙏
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Wll waxaan ka mid ahay Taageriyaasha waxaan kaa codsanayaa in aad ii sameyso share out ii samey please waa codsi
@fathimoud6054
@fathimoud6054 2 жыл бұрын
The one only ozil
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 жыл бұрын
Walhi wan kugu farxay alleh haka farxiyo cumar
@abdiazizselad
@abdiazizselad 2 жыл бұрын
Dhalanyaro hdii Dhafar waxa ka dhignay wax iska Caadi ah lkn waa Halis insha Allaah Dhafar Badan iska Dhaafi doonaa Mahadsanid ustaad Omar Inshaar
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 2 жыл бұрын
وكان صلى الله عليه وسلم يكره الحديث بعد العشاء Xadiis ayaa ahaa
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
M.a walahi fidowgan anoo ardey ah ayuu i quseeya xaley aa u danbesay aan dhafrey lakiin waxa balan qadaa inaan habeen danbe aana dhafrin mahadsanid legend mss ustaad cumar 😢😢😢❤️❤️🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@nimcohussein6023
@nimcohussein6023 2 жыл бұрын
Alhmdulillah ma dhafro🥰❤ 9:00 amase 8:00 ban sexda 2:00am ban sotosa ❤
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
Sidaas waan rabey lkn igama imaneyso mxan sameya 🥺
@nimcohussein6023
@nimcohussein6023 2 жыл бұрын
@@somcreative4733 wll wlhi wad samen kadhaa ,horta 1. Xidhiiidhka adiga iyo rabu samawati wal ardi idin dhexeya adkee ducada iyo adkaarta badso saliga nabiga csw badi Habenkii 8:30 sexo ama 9:00 markad balayo dhigto sexo Wllhi ana huba noloshada wax badan ayaa iska badali doona wllo insah 'Allah Alle haka dhigo ki inta sameya amen🥰 2:00 ama 3:00ka so kac laba rakca suna tuka ama ka badi hadad donto ilhy bari xoga qu'an aqriso haddi ad arday tahay cashardada dib ugu noqo iyo wixi exarcise laguso diray 🥰 Mahdsanid wllo.😊
@md5m164
@md5m164 2 жыл бұрын
@@nimcohussein6023 jawabtan waqti badan raadinaye hada alx adaan ka helay xili hore sidii aan useexan lahaa ayaan ku wareersanaa I.a waan isku dayi doonaa جزاك الله خير
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
@@nimcohussein6023 mhdsnd kun iyo kow jeer 💯
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 2 жыл бұрын
Nimcooy nimco ilaahay ku jirtaa alxamdulilaah dheh aniga hal isbuuc ama illaa markii igu badnayd laba bilood ayaan si xiriir ah 10.seexday 4.30 waa soo toosi jiray balse 2019 wixii kadanbeeyey dhafar ayaaba raaxadii iga qaaday
@mahadcawaale10
@mahadcawaale10 2 жыл бұрын
Taas waa sax aniga ayaana kamid eh ardeyda barato Caafimaadka 24 saac oo aad maalitiin jiifta waxa kaaga fiican 6saac oo aad hadiinkii jiifato Waayo qofka weyn waxa lagarabaa inuu habiinkii seexdo 7 ilaa 8 saac habiinkii Caruurtane 17 ilaa iyo 18 saac
@Shugriya896
@Shugriya896 8 ай бұрын
wll wa gabadh isheeg 17 io 18 xilima sexanayan
@alcadaala1653
@alcadaala1653 2 жыл бұрын
أحسنت يا أبو فيصل
@yoonismoha1891
@yoonismoha1891 2 жыл бұрын
Inta xapiipkana jecel haku saliso Scw♥️❤
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰
@Najaxdheeman-t8e
@Najaxdheeman-t8e 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@qalanjosiman481
@qalanjosiman481 21 күн бұрын
Scw❤❤❤
@SMF-GSM2
@SMF-GSM2 2 жыл бұрын
mahadsanid walalkeyga xalay ayaan daawaday vedio gan qiimaha badan ad kaga hadlesan dhibaatada ugu badan ee manta dhaliyara haysata taa o ah dhafarta alhamdulillah ila xalay markaan daawaday ayaan goan saday inan wax ka badalo o an tijaabiyo alhamdulillah wan tijaabiyay waxaan so kacay 4:45 kadib saladi barakaysned markan so dukaday waxan kuso labtay 5:30AM waxaana biloway inan kafaidaysto program keyga o isku dhexyaaca ahaa ayaan u helay 4 saac o buuq la an ah alhamdulillah mahadsanid mudane
@liipoi6996
@liipoi6996 2 жыл бұрын
Inshallah Hada kadib madhafrayo Waa mahad santahay Cumar inshaar 👍🙏
@iqraabdiweli6408
@iqraabdiweli6408 2 жыл бұрын
Balanti ma ofisey 6 bil kadib✊
@bossbaas6543
@bossbaas6543 2 жыл бұрын
After 7months daawaday video gaan.
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
Mowduuc muhiima 👏
@mohameddhegjar3489
@mohameddhegjar3489 2 жыл бұрын
Lkn carabta maxay udhahdaa من طلب العلا سهل الليالي
@ogaansho
@ogaansho 2 жыл бұрын
waxaa caadi ahayd in ay xilli hore sewxdaan kadibna ay soo kacaan qaybta dambe
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 жыл бұрын
Waxan rajeyna inan mardanbe dhafrin The legend his idea is good 👏👏👏👏
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 2 жыл бұрын
Saacadu waa 23:10, cinwaanka video-ga waa dhibaatada dhafarka, video-ga bari ayaa usoo laabanayaa, insha Allah.
@mohaani__m1754
@mohaani__m1754 2 жыл бұрын
Team dhafar ismuujiya😢😢
@Notalt17
@Notalt17 2 жыл бұрын
😂😩
@fadumocaanood8309
@fadumocaanood8309 2 жыл бұрын
🤥🥱🥱🥱🥱😂😪😪
@almaz100
@almaz100 2 жыл бұрын
☝️😂😣
@leader_khaallo2948
@leader_khaallo2948 2 жыл бұрын
😂😭😬
@khaalid8059.
@khaalid8059. Жыл бұрын
😅😅😅😂🥺
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 2 жыл бұрын
Anu reero dhafar maan ahyn lkn sadexdii habeen ee udan beeyay maan seexan sababtoo ah gows aya ixanuunaya lkn subaxa madama aan ciyaal school ahy 5 ayaan kacaa wllhi madx xanuun iyo qardo ayaa isukay raacay alle ha inoo gar gaaro dhamaanteen🤲🏻❤❤
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 2 жыл бұрын
Dhafarkaygu waa badan yahay sxb laakiin caawa ka dib dib uma dhafri doono insha allah Mahadsanid Inta joojinaysa like saara
@ruqiyocali4451
@ruqiyocali4451 2 жыл бұрын
Hda dhafarki miyad joijisy wllo😇
@safacabdicasiis1821
@safacabdicasiis1821 2 жыл бұрын
Maanta kadib waxaa rajeynayaa in aan dhafrin Waad mahadsantahay wall omar🥰
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 2 жыл бұрын
Waxaan tijaabiyay oo arkay faaiideeda in la seexdo bacdal cisho 7 habeen oo aan waday Waxaan helay caafimaad bdn stress ihaayay ka boooday maskaxda ii dagto fahmo io firfircooni ayaan dareemay markas kadib dhafar go aan an ka gaaray siiba salaada fajar jameeco ku tukaday malmahas
@heey1234
@heey1234 2 жыл бұрын
13:10 aniga indhaha hostida wey i madowdahey mana dhafri maxaa jiro se wax yihin 21:00 waan seexda subixina 04:30 baan soo kacaa 😭😭😭😥😰
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Wllyaal waxaan soo gudbinnaa kheyrka Nagu soo biira wllyaal Jannada alle ha inawada geeyo dhammaanteen Aamiin Aamiin❤
@ibraahinxasan9763
@ibraahinxasan9763 Жыл бұрын
Sanad kuwa January 5 1 2023 Hal talo Mu hiim ah iga qata Salada iyo sonka kuda daala inta iga Dan beydana Like ta igu caawiya
@thechannelofflims5999
@thechannelofflims5999 2 жыл бұрын
Ilahay amarkii markaan ugu horeeyo oo aan isdhaho seexo waa 11:00Am hbeenkii, xalay oo kle wxaan seexday 1:00Am hbennimo.🥺😳 Salaada oo kle waan ku dhibanahay. Allh ha iga mdoobeeyo dhafarka🤲
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 жыл бұрын
Wll jooji ooo seexa waqti fcn maxaa yeelay waxay Ku ilawsineysaa salaada subax oo hadii ay katagto khatar ay thy noloshaadana mugdi ayay noqoneysaa
@Barnibilan
@Barnibilan 2 жыл бұрын
Ilahay hakuu fududeeyo walal aamiin 🤲🏾
@safiyoxasan6881
@safiyoxasan6881 2 жыл бұрын
Allah ku fududeeyo wllo
@inawadaad7000
@inawadaad7000 2 жыл бұрын
aamin yaa rbbi
@abdiwahidmadeynmadey4559
@abdiwahidmadeynmadey4559 2 жыл бұрын
Cumar inshaarow walal hadii aan su'aal ku way diiyo annaga inta badan waxaan soo kacnaa 2:00pm si aan wax u akhrino habeen nimo waxaana seexanaa maqrab kii ka bacdi mar ka walal saameyn managu yeelan kartaa arin kaan
@ibnumuhammadibnuejal8157
@ibnumuhammadibnuejal8157 2 жыл бұрын
شكرا شكرا شكرا الف مرة الله يجزيك الخير الله يحفظك ويسعدك في الدنيا والآخرة ويوفقك يا اخي عمر احبك في الله تعالى
@khadarxandule8416
@khadarxandule8416 2 жыл бұрын
Warunta aniga tijabiyay subax kasta waxan kaca 5:00
@ALXUSNIMEDIA
@ALXUSNIMEDIA 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku barakeyo wllkey cumar wlhi waaa mowduuc aaad u muhiim ah ajir Allaha kaasiyo😍😍
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Wll waxaan ka mid ahay Taageriyaasha waxaan kaa codsanayaa in aad ii sameyso share out ii samey please waa codsi
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 2 жыл бұрын
Ani shanta subaxniman sokaca lkn afarta sacadode ad itiri adaa iska leh ani waaba layla leeyahy😂 waayo dheh shantan kaca o huriga kala hagaajiyaa deetana 7:30 ayan iskuulka aadaa an maclimada ka ahay si an xiisadaha an uleyahy ardyda usiiyo🙂.. jimcaha o kaliyan janiskaas helaa afartyda sacadod si kal iyo laab ahan uga faaidestaa😍
@ApdaLe7
@ApdaLe7 2 жыл бұрын
Legend wx badan aa ka badashay noloshayda keep going pro✌👏👏
@UmuCiiltire
@UmuCiiltire 21 күн бұрын
2025🎉😂dadka dawanayow like isara illhy hano wada naxaristo
@Suu02
@Suu02 2 жыл бұрын
Illaahey amarkiis 10:00pm waan seexdaa saas oo ay tahay subaxdii yarabi aa kusoo kacaa 🥺 Plz mawduuc wax aqriska kasoo hadal 🙏❤
@muhyadindahir3188
@muhyadindahir3188 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey hurdo ayuu kuugu deeqay
@AQOONSAAD
@AQOONSAAD 2 жыл бұрын
Dhafarka!! MAWDUUC MUHIIM. Mahadsanid Omar oinshar
@sadamadar8770
@sadamadar8770 2 жыл бұрын
الحمدلله xili hore ayaan seexdaa si-aan salaatu laylka & subaxa u tukado kadib anigoo faraxsan oo firfircoon yaan shaqo tagaa
@siraadqurux1504
@siraadqurux1504 4 ай бұрын
Mahadsanid apowe wax bdn ba ka faiday
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 жыл бұрын
Excellent advice and well organised service 👏
@MaxahamedAli
@MaxahamedAli 12 күн бұрын
Video Gan ya Dawanayo 2024👆👆
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 Жыл бұрын
aniga wlhi mrkan hoyadey lanoola fiidki sexanjire waliba dadko so jeedan lkn hada😢 wallshey lanolahy wa qof cunug lagu qale maiska sexankaro sidii hore wlhi hada habeynkii dhan wanso jeeda hada wa4:12 cunuga uhaya ayadana weyiska xnnsntahy iso duceeya bal🥺
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Жыл бұрын
Alle hku cafiyo wllsha
@Hash__qute
@Hash__qute Жыл бұрын
Ilhay ha cavio🥺😢
@samiixshukri739
@samiixshukri739 2 жыл бұрын
Macal Asaf ka wrn hadan muuqaalkan daawanayo anoon xaloo dhan indho isasaarin hadana salaadi subaxa la ii adimayo😳🤔 Waa Inan Isqabta Muqalkana aad buu ii khuseya Shukran Ustaad Cumar I.a🙏💯
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 2 жыл бұрын
Big fan for you bro 💪🙌 💯 🥰🥰🥰
@hasandayib912
@hasandayib912 2 жыл бұрын
ما شاء الله الله يبارك فيك أخي الحبيب
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 2 жыл бұрын
Waxa kaliYeeen ugu necebahaY aduuunkan Waa Soo jeeedka habeeenkii🥺 WakHtiYadii aan Dhafri jireY waliba aaan Jecla Inan DhafRo Xanuuun moYeh waxba kaman Faiidin🥲
@Aniine11
@Aniine11 2 жыл бұрын
Makaa yeelin hadhafrin anoo og hadhafka aan kaleeyahay nolosha allah haduu iwaafajiyo omarow cous habenki waana waqtiga aan wax aan wax qabsado xiliga ey dadka kle hurdayan قال الإمام الشافعي : بقدر الكد تكتسب المعالى *** ومن طلب العلا سهر الليالى ومن رام العلا من غير كد *** اضاع العمر فى طلب المحال تروم العز ثم تنام ليــــــلا *** يغوص البحر من طلب اللالى Hadalkas kudhaqan waad libanin aduun io aakhiro
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
Ninkaan barnaamijtiisu waxtar bay leeyihiin alle haku barakeeyo wll cumar.
@hassanyare2706
@hassanyare2706 2 жыл бұрын
Walahi Waa runtiisa waxaan Ku noolahy Germany asxaapta school ee waxaa seexdaan fiidkii yaab Waa runtii omar inshaar
@AhmedMohamed-fs2fk
@AhmedMohamed-fs2fk 2 жыл бұрын
Habeen aan jiiftay xili hore ma aqaano wlh 4sano dhafar ahay subax wlh dhif waaye inaan soo kaco xitaa hadaa soo kaco waan sii seexdaa yaap wlh 😢😭😭 Exam ki waaku dhacay xitaa Laakin hada waan dadaali insha Allah Waana ku laabana insha Allah next year Muqdisho 🙏
@leader_khaallo2948
@leader_khaallo2948 2 жыл бұрын
Videogan waxaan arkay 03:52😭
@axlaancali2108
@axlaancali2108 Жыл бұрын
Mudo 3 sano ah wan dharayay anigu 4:00 subaxnimo baan dhacyay anigoo jidhka meel kasta i xanuunayao ilaa hadeer sidii baan u dhafrayaa waxyaabah aan isku arky waxaa weeeye indho xanuun caaajis badan stress walwal fakar badan xalay baa u danbaysay 3:45 habeenimo baan seexday 1:00 duhurnimo na wan so kacay hada laga bilaabo dhafr in aan galo lagama yaabo iiga soo duceeYaa 😭😭🤲
@nimcojamc2216
@nimcojamc2216 2 жыл бұрын
Wxn is idhi wxa mdxa iga haya waa dhafar caawa igu danbeysa dhafar danbe insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 жыл бұрын
Dhalinyara habenki dhafarta is muujiya👍👍
@abdirashidnur863
@abdirashidnur863 2 жыл бұрын
- وجعلنا الليل لباساً. وجعلنا النهار معاشاً🥰
@mohanedaadan6940
@mohanedaadan6940 2 жыл бұрын
Maalintii dhan waa hurdaa habeenkii dhana waa so jeedaa wadano xanuun iyo dhiig la aan iyo kuli waa qabaa
@filsanmohamud3468
@filsanmohamud3468 2 жыл бұрын
Wll mxa kugukalifay ina mlintii sexato
@mohanedaadan6940
@mohanedaadan6940 2 жыл бұрын
@@filsanmohamud3468wadankaa joogo baa saasa
@abdijibarAj
@abdijibarAj 2 жыл бұрын
Omar kwrn dadka ayaga haweenkii shaqeeyo ee maalintii hurdo shaqqadana ay haweenka ka tahay
@mohamedyarisow12345
@mohamedyarisow12345 2 жыл бұрын
cumar inshar wan ku salamay bro qofka kaliya ee wax wanagsan soo gudbiya mahadsanid bro Guul leyso insha Allah ♥️👈
@maxammedcummerxassanmaxamm2272
@maxammedcummerxassanmaxamm2272 2 жыл бұрын
WALAAL KU SALI NABIGA صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍✅
@BarkhadHassan
@BarkhadHassan 2 жыл бұрын
mahadsanid cumarow weligay intaan kugu xidhnaa laba muuqaal ayaan ka faa'iiday midhahoodiina aan guranayaa waa midkan iyo midkale Alle cimriga iyo aqoontaba hakuu barakeeyo ♥️❤️
@filsanmohamud3468
@filsanmohamud3468 2 жыл бұрын
Qll kankale nosheeg kafaidne vediogaa kale
@mellamali2475
@mellamali2475 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah maba jiifi karo hurdo kasto iheyso aadaanka salaada 10mnte ka hor soo toosaa inkastoo jiro sheydaan marmar kugu qasbaayo sug wali salaad lama gaarin balse Alhamdulilaah ugu badnaan salaada hadii ladukado 5mnte masii jiifi karo hadee dhacdo inuu sheydaan iga awood badiyo balse hbnki waqti fiican aan ku seexdo oon ahay qof hool haayo ilaahey kheer kiisa hana siiyo xili walba
@armaniofficial6315
@armaniofficial6315 2 жыл бұрын
Hurdo afar sano iska la ahay Ma aqan wxan sameyo wlhi more duco wlalyal😔
@abdulhamidsulieman2642
@abdulhamidsulieman2642 2 жыл бұрын
Siigada iska daa 😂
@zaziizaliyaali7186
@zaziizaliyaali7186 2 жыл бұрын
Alle hakufidudeyo
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 2 жыл бұрын
alle ha ku caafiyo wll
@mohammeda.samatar2815
@mohammeda.samatar2815 2 жыл бұрын
Xaqiiqooyin aan hadda ku jiro ayaad ka hadashay runtii Allah ha ku barakeeyo. Aniga iyo inta ila midka ahna Allah ha ka daweeyo cudurkan ba'an ee Dhafarka.
@Hassanbashe
@Hassanbashe 2 жыл бұрын
It's a fantastic topic making us the developing for your schedule... Keep it up legend
@warsamehammi8179
@warsamehammi8179 2 жыл бұрын
Fantastic
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Ani marka dhafri jiray kowada ayn gari jiray lkn salada subax markay iga tagto ayan ka shalayn jiray subaxdi marka kaco ilahay aya baryey wana iska dhaafay wayo qofka wa inu iswansada bal maxay kugu dhaafty
@awalehirsi526
@awalehirsi526 2 жыл бұрын
Mawduucu anigu igu saabsan yahay, hada waxan dhafrayaa 1:24 Habeenimo, hadan subaxa u baahdo inan hawl qabto maalin kasta barri ayad qaban ayan u dhigta, tusaale; hawl muhiima oo aan maalin sabti ah qabo aan islahaa, ayan qabtay maalin khamiis ah, 5 cisho ayey maalin walba dib iga dhacaysay, sababtuna waa dhafarka. # jazakallah ustaad
@goohiye3916
@goohiye3916 2 жыл бұрын
Videoyawga waxaan daawaday 1:30am waxaan rajeyna inaa caawa igu danbeeso dhafar🤕
@mohamoudcaaqil2463
@mohamoudcaaqil2463 2 жыл бұрын
الأستاذ عمر أقضي الكثير من الوقت انشرها هنا ماش الله نتمنى كثيرا اخي
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
ماشاءالله saas loo qoraa iska sax
@mohamoudcaaqil2463
@mohamoudcaaqil2463 2 жыл бұрын
wanku wataa qofta lambarkaa isii
@mohamoudcaaqil2463
@mohamoudcaaqil2463 2 жыл бұрын
ماهاد سانيد
@sabnaasaid6430
@sabnaasaid6430 2 жыл бұрын
m.a apoe allah haka abal mariyo
@abdallahd8743
@abdallahd8743 2 жыл бұрын
ما هي الحيلولة والقيلولة والعيلولة ؟ الحيلولة : هي النوم بعد صلاة الفجر وهي تحول بينك وبين رزقك . القيلولة : هي النوم بعد صلاة الظهر مدة ٣٠ دقيقه وهي مفيدة . العيلولة : هي النوم بعد صلاة العصر وهي تسبب علة للجسم والنفس وضيق لصدر .
@abdulqadirmoha6068
@abdulqadirmoha6068 2 жыл бұрын
Mhdsnid wax baan kaa faaide🥰
@WEHLIYE.
@WEHLIYE. Жыл бұрын
mhdsnid sxp
@FaadumoAbdulahi-fm5dl
@FaadumoAbdulahi-fm5dl 11 ай бұрын
L
@FaadumoAbdulahi-fm5dl
@FaadumoAbdulahi-fm5dl 11 ай бұрын
L
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 2 жыл бұрын
Haa wlhi fiiri markan sacadaha dambe so kacno wx natiijo ah maqaban karno lkn markan arorta kacno alxamdullillah..
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 39 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 7 МЛН
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
OGAANSHO
Рет қаралды 123 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 28 М.
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta
11:15
Caafimaad News
Рет қаралды 147 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 39 МЛН