The Iftin Band Muqdisho Is Moving On

  Рет қаралды 66,408

Somali ET Channel

Somali ET Channel

12 жыл бұрын

Пікірлер: 36
@blaak23
@blaak23 7 жыл бұрын
Amazing beat it remainds me fella kuti James brown afro beat. These Guys were ahead of their time .
@sahirabdilahi9995
@sahirabdilahi9995 20 күн бұрын
ninka soo gaadhay ayaan ahay kkkkk waxkhti cajiiba weli waan xasuustaa 80's kiii
@bajsuhsgsusuej2824
@bajsuhsgsusuej2824 Жыл бұрын
Mugdisho, is. Moving
@abdibiley2237
@abdibiley2237 3 жыл бұрын
Iftin band in Uruba - waaw - Jeeri, Sulfa, Shiikh Cabdi, Xasan Shariif, Sharkanole, Saalax Muuse iyo shankar oo iska baashaalooyo aan arkooyaa. Waqti ku dhaafay masoo noqdo!
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 6 жыл бұрын
Intaan Keliya Hadii Ay inoow Soow Noqon laheed Wax beey ahaan laheeed👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 4 жыл бұрын
Historical facts Xamar Shibis ciil badanaa
@garaadmire7380
@garaadmire7380 Жыл бұрын
2 wiil mid waa Garaad macow oo reer wardhiigley ah abshir mire walaalkis kan kale waa weeks weershe reer cabdi casiis ahaa sidaas u garta (it was a good nice days of somali youth dancers in mogadisho
@mustaphaahmed5451
@mustaphaahmed5451 Жыл бұрын
THIS WAS THE 1980'S IN MOGADISHO,SOMALIA
@haaji99
@haaji99 2 жыл бұрын
The best beat ever
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Macon meeysar
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
good music garaci jiren dadka tango ku ciyaro
@bandargori1045
@bandargori1045 3 жыл бұрын
Koox Iftin ama Dur Dur oo kale weli iney soo baxaan ayaan rajeyneynaa. Qaran dumey!
@garaaddheere350
@garaaddheere350 2 жыл бұрын
These two guys dancing are alive
@catchmeifyoucan1095
@catchmeifyoucan1095 2 жыл бұрын
What are their names?
@idrisabade2426
@idrisabade2426 5 жыл бұрын
Berisamaadkii waaye Qabiil iyo qaac baxaayo majirin
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
allah qatar
@abkisse8438
@abkisse8438 3 жыл бұрын
Abtigey shar'marke sharkanoole alle ha ku xifdiyo
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 жыл бұрын
somali repuclic mog
@shayah8052
@shayah8052 5 жыл бұрын
Waa Aniga ninkaas dheelaya
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
shay ah oo la hubaa? 😂
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Iga daa waatii balaayo ina heshay ee inaga hadhi wayday
@haaji99
@haaji99 2 жыл бұрын
Walahi wa ruunta mar dambe halka la gadhi maayo
@best4last726
@best4last726 5 жыл бұрын
Somalida hada jirto book iyo qalin a la waataa waxkasto wa la qooraa ku waa neeh saan e u bashali jiren
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
waaaaaaaaaw xasuusta hore iga dhah wlky salax muse
@MMC985
@MMC985 7 ай бұрын
Enjoy
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Soimaaliya il sokeeyaa ku dhacday Afrikaa cayuumatay Deen ween ha la saaro soomaaliya dhamaanteed
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Oohin wax maa wax soo celin dib jaaniskan loo helimaayo
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
MIYAA SHALAY LA SOO CELIN?
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Kalab yade ka tumi jiren jeri
@hersijama6905
@hersijama6905 2 жыл бұрын
Inkasta oo aanan amaaneyn fankan hadana xaalka hada dalku ku jiro oo dagaal sokeeye, kala daadasho buuxda oo ku dhacday jinsiyaddi Soomaalida iyo waliba wadaad sheegad dadka isku qarxiya oo diinta ka been sheegaya waxaa dhaama nooca oo ugu yaraan dowlad iyo xishood ayaan laheyn iyo xurmo.
@taqwahayat8376
@taqwahayat8376 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Carlos, ninka boongaha garaacaya Saalax miyaa magaciisa ? Ii sheeg haduu noolyahayna
@MMC985
@MMC985 4 жыл бұрын
Yes salax muse waye wuu noolyahay London oo ila jogaa
@taqwahayat8376
@taqwahayat8376 4 жыл бұрын
@@MMC985 Jazzak'Allah walaalkey, zamman badan ayaan raadiyey. Aad ayaad u mahadsantahay.
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 4 жыл бұрын
Taqwa Saalax isku Toll Miyaad Tihiin
@haaji99
@haaji99 2 жыл бұрын
Carlo niinka bongaha garacaya ma muse saxaphone ba walaal
The Iftin Band Al uruba night club in mogadishu somalia 80s
6:51
Somali ET Channel
Рет қаралды 154 М.
The Iftin Band Xabiib
6:06
Somali ET Channel
Рет қаралды 66 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 123 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
C qaadir juba wareysi
8:36
saadiigelle
Рет қаралды 123 М.
Duruuf Maa Laygu Diidee (Rejected Due to My Circumstance)
4:23
Dur-Dur Band - Topic
Рет қаралды 9 М.
The iftin Band muqdisho
6:51
Somali ET Channel
Рет қаралды 110 М.
Salah Bonge /  Zulfa  /  Iftin Band
6:39
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 14 М.
The Iftin Band true legend.Abdi Abdulahi
5:00
Somali ET Channel
Рет қаралды 39 М.
ZULFA WADANKIISA NINKII KA TAGEE
4:58
banaadirtube
Рет қаралды 54 М.
Iftiin Band - Xuduud Ma Leh Xubigaan (This Love Has No Boundaries)
7:15
Ostinato Records
Рет қаралды 22 М.
dur-durband.1986.muqtar ramadan iidi part 2
10:20
cujer cajami
Рет қаралды 70 М.
Salah Bonge / Habiib Sharaabi (  LIVE  ON  STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.
6:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 21 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 777 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН