Caruur isku dhegan oo ay keentay Hey'ada Maxaay Foundation waxaana la keenay magaalada Boston, waxaa Muuqaalkani soo duubay barnaamijkana Tabinaya "Mohamed Muse Noor Deeq Darajo"
Пікірлер: 79
@aishoabdi14678 жыл бұрын
alle ha guuleeyo qaliinka caruurtaan inshallah wll adinkana niyada kheyr u sheeg
@mohamedsadaqabdallah65028 жыл бұрын
ilahayow ufudude oo udhib yaree waa arin maqadir ah wlh wan usoo duceneena inuu ilaahey ufududeyo waa bill ramadan waxan rajena inu naga aqbali dono ducadena hooyada dhashay caruurtana ilahey jannada ha ugu abaal mariyo wee ku dhibtootaye amiiin
@aminajafar26858 жыл бұрын
Allaha Caruurtaas yaryar kala fujiyo si Asturan -Qaliinkana midkii Guul iyo farxad ku dhamaada-ayaanu u rajeeynaynaa-Insha-Allah
@deeqaibrahimali53138 жыл бұрын
Allow ka dhig kuwiii lagu guulaystay aamiin yaa allaah
@RajoSchool8 жыл бұрын
Tallow qalinkii May mareen. . Ilaahahow u fudaydii caruurta qalinka aamiin ...
سبحان الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر ilahey ha udhibyareyu ilamahan
@halimahalima47267 жыл бұрын
suhan allah
@yurubali31118 жыл бұрын
ilahey waxan ka baryeyna inlagu guleysto oo uu badbadiyo ilmahas wallahi adban oga naxay lkn wax kasta wa qadar alle 2 walidna masha allah ad ayey u Samir badanyihin
@ikranmahamed81977 жыл бұрын
illaahey haku guuleyo
@khadijasheikh76357 жыл бұрын
Ilahow u fududey qaliinka kuwi dalkoda dindoda iyo walidiindodaba anfaca allaha ka dhigo insha allah