"Cashar halaga barto qisada noloshayda..." Qoraa Suldaan Cabdi.

  Рет қаралды 5,878

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 21
@SalmaSiyad-q4c
@SalmaSiyad-q4c 8 күн бұрын
Masha allh wallky horay usoco🎉
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 10 ай бұрын
Masha allaah tabarikalaah illaaahay ha ku xiftiyo guuleeso
@hanadburcaawi2180
@hanadburcaawi2180 10 ай бұрын
Wll suLdaanu hore usoco
@CaashaMuuna
@CaashaMuuna 6 ай бұрын
Ma.n wllky alle haku barakeeyo xagan ka hela book ifniyaha nolosha❤
@ALGHTSTUDIO
@ALGHTSTUDIO 10 ай бұрын
Hal abuur + qoraa suldaan cabdi ✋ xooji hibadaada wll
@NimcoCabdi-hj2qr
@NimcoCabdi-hj2qr 10 ай бұрын
Mnshalh mnshalh wllo alle ha kugu gabgalo
@najaxibraahim3530
@najaxibraahim3530 10 ай бұрын
guulayso wll suldan m.a wiil da yar oo hiigsi iyo himilo Leh
@happyahmad9689
@happyahmad9689 10 ай бұрын
Mashallah guulyso wll geesi yar soo halgamay siyaasiyntu dhib maleh qof wariya loo dira suu kaga gadhsiyo ana qof blushada siyaasinta kudhex jira loo galo galysta❤
@aadgaad57
@aadgaad57 10 ай бұрын
Ma sha allah
@rumaanmaxamud7236
@rumaanmaxamud7236 10 ай бұрын
Wll suldaan guulyso waxaad doonyso runtii waxaa kaag wanaagsan wxa alle kula doonayo. abowe dhiirigelin iyo ad adeeg ayaad ka qaadysa wajah nolosha culyskeeda sabar iyo alle kacabsiga ku dadaal ❤
@Samaarabintumaxamud
@Samaarabintumaxamud 10 ай бұрын
Wllo suldaanow qisadaan way itaabty geesi ba thy wxan ku rajyn nolol farxd badan marwalbana wxi illhy kula doonya ku wanaagsan wan oghy inay adag thy laba qof o ku dhawa marky ku dhaawacan o ad goan ka qadato taas o ay iyagu dhayalsanayaan ma dareemi karaan ila ay iyagu maran xanuun kas okle ama nabsigu ku dhaco dad bdn o kula qisa ba jira anan wxbana so bandhigin o ka gudby wxyaalaHa qaar xasuus xanuun bdn un by reeban io khiyaano Qof geesiya un bana ka gudbi kara casharna way Ku noqon insha allh qofkasta o murugsan ama qalbi jaban wxn u rajyn nolol qrxbdn Io inu ka gudbo xaaladas xun illhy swt aad hala iskugu xiro mnta anu illhy moye Aadmi kle uma baahni marka nolosha ciriirigeda io murugadeda hadad doonyso inay ku fududan tasbiixda hala badsho 🤲🥺
@zakirboss143
@zakirboss143 10 ай бұрын
soomaaliduun baa laga helaaa 14 jcyl galy
@user-vi7rj5kv3f
@user-vi7rj5kv3f 10 ай бұрын
Hore uusoo wllo🎉😢
@dj__deqsi1040
@dj__deqsi1040 10 ай бұрын
Suldan Abdi guulyso saxib
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi 10 ай бұрын
Guuleyso ❤ sxp
@NimcoFf
@NimcoFf 10 ай бұрын
Burco geesi dhala❤️
@samiiroaxmed4734
@samiiroaxmed4734 10 ай бұрын
Wllo pdf malahelayaa buugga iftiimiyaha nolosha somaliland majoogee
@zackabdirahman951
@zackabdirahman951 10 ай бұрын
@MMsomalitv Stop the milk ads
@jazerabdi9316
@jazerabdi9316 6 ай бұрын
Been maaha
@abdirahmanmohamed5308
@abdirahmanmohamed5308 10 ай бұрын
Wn ku dareemi karaa zhp xnunka ay leedahay 😢nolol dhn oh ad qorshaysatey oh lgah baabi'iyo dhibta ay leedahy anigaba tas mid la midaa ayh igu dhacdey lkn wn iska cafiyey 😢😢😢
@MabsuudMahamed
@MabsuudMahamed 10 ай бұрын
Burco halyay Bala ❤🤍💚
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 16 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 62 МЛН
Qisada jacaylkii guul daraystay | Dabar Jacayl
12:21
MM Somali TV
Рет қаралды 27 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Barnaamijka Hidde iyo Hal abuur Abwaan Hanad Maxamed Aaadan
43:05
Qiso Cajiiba: Jaceylkiisii ayuu Prank ku waayey!
16:27
CBA TV
Рет қаралды 2,5 М.
"Qofkii aan jeclaado isaga ayaa iga taga" Cabdilahi Akanuu
26:25
MM Somali TV
Рет қаралды 13 М.
Moofadadii Cilmi Boodhari? Maxamed ingiriis iyo Ilig.
11:49
MM Somali TV
Рет қаралды 101 М.
Afar bilood iskuul maan tagin!
11:04
MM Somali TV
Рет қаралды 80 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН