Maryam Mursal - "Lei Lei [I Feel Alone]" (Live at The Current, VR/360 Video)

  Рет қаралды 10,784,824

The Current

The Current

8 жыл бұрын

Maryam Mursal was a rising star in her native Somalia before civil war forced her to leave her homeland and find sanctuary in Denmark. Although she currently lives in the U.K., Mursal plans to return to live in the nation that welcomed her. "I will never forget Denmark," she says. "I'm black Danish."
Mursal has not forgotten Somalia, either. In town as part of a residency at the Cedar Cultural Center in Minneapolis, Mursal and her band stopped by The Current's studio for a session hosted by Mark Wheat.
Listen to the full in-studio session: www.thecurrent.org/feature/201...
Connect with The Current:
TheCurrent.org/
/ 893thecurrent
/ thecurrent
/ thecurrent
/ thecurrent
Become a member:
contribute.publicradio.org/con... Current
#maryanmursal #maryammursal

Пікірлер: 914
@cabdiqadirmohammed1571
@cabdiqadirmohammed1571 2 жыл бұрын
" Haka quusan Alle si kasta oo uu dambigaaga u weyn yahay, sababtoo ah Alle uma soo dirin rususha umana furin towbada ilaa kuwa lumay oo qaldamay mooye Alle waa mid dambi dhaaf badan oo naxariis badan " 👇
@abdisalanhussein2024
@abdisalanhussein2024 2 жыл бұрын
P
@luuladan9882
@luuladan9882 2 жыл бұрын
Comment aan arko ama aan akhristo kii ugu mudnaa ama ugu wacnaa JAZAA KA LAAH
@kadijababs2538
@kadijababs2538 2 жыл бұрын
@@luuladan9882 ⁹
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 2 жыл бұрын
Masha alaah walaal aqyaarta la sheego waa adiga alaha soo hanuuniyo intii lunsan iinsha alhu wsc warxmtlhi wabrktu
@HothoHeego
@HothoHeego 2 жыл бұрын
ShukRaN wlloh JazakalllaH khair ❤🥰🙏👏
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 2 жыл бұрын
Beledkaan ku dhashiyo bartii mudugeed yamaykaan u baahnahaye. Wan jeclahay fanaaniinta aan isku meesha ku dhalanay. Legend maryan mursal ciise bootaan.
@cabdinafaccabdinafac6122
@cabdinafaccabdinafac6122 6 ай бұрын
If you watching this 2024 you are amazing 😢
@maxamedoday4250
@maxamedoday4250 2 жыл бұрын
Maanta 26/03/2022 ayaan daawanaya oo aysan dugoobin wali heestu allaha cimriga ha udaayo Maama maryan mursal Ciise ❤💙🤲
@Brawlstars-pw2io
@Brawlstars-pw2io 2 жыл бұрын
Inshallah wow
@kaltuumcawil5592
@kaltuumcawil5592 2 жыл бұрын
Kkkk
@nawaalomar5025
@nawaalomar5025 2 жыл бұрын
أستغفر الله العظيم mahesa ku tagare ilahay haka so hanuniyo oo kuma dilo qatuma xun
@alinoor7288
@alinoor7288 2 жыл бұрын
@@kaltuumcawil5592qty
@bashiiribraahin9922
@bashiiribraahin9922 2 жыл бұрын
@@nawaalomar5025 r
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 2 жыл бұрын
Sool iyo Sanag iyo sabadii Buhoodlan u bahnahayeey baraf baa idiiloo bas ban ahayeey u bohool yoobay bartan ku dhashee.😢❤❤
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 жыл бұрын
May region SANAAG ERIGAVO ❤❤
@abdifatahshugriosman3365
@abdifatahshugriosman3365 2 жыл бұрын
Maalinta:talaado Taariikhda:21/dec/2021 Gooraysadu waa:2:30 pm Goobta aanku sug nahay:maka sacuudiga carbeed Magacaygu waa cabdi fataax shugri cismaan From dhagax buur jarar somali-galbed Cisi iyo sharaf korkaaga ha ahaadeen mama maryan mursal❤
@aminamaye8166
@aminamaye8166 2 жыл бұрын
ماشاء الله الله ha nabadeedeyo wadankeena
@salmosimii4756
@salmosimii4756 2 жыл бұрын
Fgcz
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 2 жыл бұрын
Laxankii cabdisinimo ee balwo oo kasoo jeeday gobolka Awdal oo ahaa qofkii ugu horeeyay ee bilaaba fanka somaliyeed gabi ahaanba.
@nimcanurka4373
@nimcanurka4373 2 жыл бұрын
Cimriga illhy haku dhereyo hoyo macn❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ebyanmohamed4442
@ebyanmohamed4442 2 жыл бұрын
Mama Maryan Mursal indha kooshi Somalida🤎🤎🤎 I love you Mama 😘😘
@mahamadcabdile9597
@mahamadcabdile9597 2 жыл бұрын
Ilaahow aqiro iyo adunba qeyr sii maryan mursal ciise.
@moarmani3470
@moarmani3470 2 жыл бұрын
Ilahey janada ha galiyo mamo Maryan mursal shaqsi ahan Iyo fan ahan baa waa goob Ilahey ha dayo 💯♥️
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji 2 жыл бұрын
Woow What a great song 👌salute greatest ever singer woman Maryam Mursal Markaasaay 2022 Naleeyihiin Foorarso xaga Ethiopia ujeeso Naso ha iska badin nacalaa shaydaankiin kuyaal sidan wax uqaada ama naga aamusa
@worldfootballtube5358
@worldfootballtube5358 2 жыл бұрын
Hhhhh funny
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 guskeyga qabso kudar ayadana 🙈 mise waka shiixde hhhhhh dhadhan la aaney noqdeen hada heesaha
@xamdimuuse1952
@xamdimuuse1952 2 жыл бұрын
@@jeeymaanbilow2587 hythf7t
@igamashquul743
@igamashquul743 2 жыл бұрын
If you listen to 2022 You are Legend.!❤❤
@maraateyda______________4825
@maraateyda______________4825 2 жыл бұрын
Walaalaalayaaloow waxaan rabaa qof ila Arka.waxa waalan ee fidyowga ku jira Halmar taabta bal please waa iga codsi😱😱
@Suhuur1
@Suhuur1 2 жыл бұрын
Mariyam waa waddaniyada dhibah allow cimirga ku dheer iyo cafimaad allow ku sii eedo🇸🇴❤️🤲🤲🤲🤲🤲
@daacad5731
@daacad5731 2 жыл бұрын
Shan Sano kadib inta daawatey liketa👍
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 2 жыл бұрын
Waaw maryan oo boholyowday dalkii qaali ahaa ee Soomaaliyeed
@zahrahassan523
@zahrahassan523 2 жыл бұрын
BAR UBAX MARYANEY WAN HORMARI. JIREY GURIGADA ANO.USOCDA AXMED GUREY😍😍😍
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 2 жыл бұрын
Bartii aan ku dhashaa u boholyoobay lei lei Mogadishu Magaaladeydii iska fiiri❤
@abdulkadir532
@abdulkadir532 2 жыл бұрын
Cod dabiici ah maamo maryan mursal cimriga allaha kuu dheereeyo💗🇸🇴
@yasinomar6295
@yasinomar6295 2 жыл бұрын
I got today notification for this song
@hibakhashi417
@hibakhashi417 2 жыл бұрын
SUBXANALAAH mama Maryam Mursal Ciise Bootaan ALLE haku hanuunsho danbigagana ha dhaafo. runtii waxa aad tahay qof sharaf iyo karaamo naga mudan lkn, arrintaa aad ku dhex jirtaa ma aha mid ALLE raali ka yahay. fananin badan oo adiga asxaabtada ahaan jirtay way ka toobad keenen oo aad adiguba ii markhaati furayso, adigana mamo waxan ALLAH kaga baryayaa in toobada ALLE ku waafajiyo Aaamiiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Maamo qiimo badan maryan mursal ciise bootaan. Cimri dherer iyo caafimaad insha alaah
@cabdirahma7848
@cabdirahma7848 2 жыл бұрын
P
@caddeeye
@caddeeye 2 жыл бұрын
Burco iyo gabiley waa labada magaalo ee ilaahay iga beeray ,ilaahow waalidka cimri dheer , caafimaad iyo camal suuban sii,aamiin
@ommahmed6651
@ommahmed6651 2 жыл бұрын
Me 2
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Abti ama Adeer salaan sare Soo dhaw From Gabiley
@mustafyousuf3802
@mustafyousuf3802 2 жыл бұрын
Maamo maryan mursal ciise bootaan waa dheemanka iyo luulka aan doorsoomin ee fanka somalida❤🙏
@hoodohassan9711
@hoodohassan9711 2 жыл бұрын
Burciyo gabiley boorama sanaag dalki aan bartey bn u baahnahaye baraf ba I dilo bas bn ahaye wlhi wan qiirodey legend maryam love you mamo😭😭
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 2 жыл бұрын
2022 Yaa daawanaayo 🤞❤️🇸🇴✅ Halkeese ka daawaneysa🤞❤️🇸🇴✅
@bisharohassanabdikani6660
@bisharohassanabdikani6660 2 жыл бұрын
Anaa daawanoya muuqal kastoo daawanayo way ka hoosaysaa maanta ayaana aan furay
@mahmedabdulle9179
@mahmedabdulle9179 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku soo hanuuniyo waqti aad heestid ma joogtide
@mariazalwe9885
@mariazalwe9885 2 жыл бұрын
Still2021🥰❤️
@smfgamers667
@smfgamers667 2 жыл бұрын
Ana kul mida
@hassanmohamed8937
@hassanmohamed8937 2 жыл бұрын
2022 stiil watching in maryan mursal
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 2 жыл бұрын
Yaa 2021 daawanya🙄
@atishh7332
@atishh7332 2 жыл бұрын
Waaw Mamaada fankaa noloow💙😘😍
@Mm.ibrahiim2016
@Mm.ibrahiim2016 2 жыл бұрын
Inta qof oo muqalkan ku so lab labtay like dhac☝
@abdinasir8062
@abdinasir8062 Жыл бұрын
six yrs still my fv this song wlhi 😍
@annaplayz2415
@annaplayz2415 Жыл бұрын
Asc
@shaani7
@shaani7 2 жыл бұрын
5 years 🥰
@cabdiqaadiraar2671
@cabdiqaadiraar2671 3 жыл бұрын
Maryan Ciise Bootaan Fanaanad qaran
@myabeyle4648
@myabeyle4648 2 жыл бұрын
Mom Maryan Mursal Legend and Nationalist
@ustaaddiishbihi7852
@ustaaddiishbihi7852 2 жыл бұрын
Yaa salaam mamo maryan mursal alle haku xafido
@yusufsaleeban456
@yusufsaleeban456 2 жыл бұрын
677p to see
@khalifahmed1046
@khalifahmed1046 2 жыл бұрын
Maryan; RMINDS ME BEAUTIFUL GLORIOUS DAYS!
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Insha allah waxaad sheegtay oo dhan sidoodii iyo si ka fiican ayay noqon doonaan🤲Alloow wadanka noo hagaaji
@kawsarjamac8556
@kawsarjamac8556 2 жыл бұрын
MvxvnzcccxmsczzmzcXzcczxczzmczvzmxczzzmznnVzxvmzbcbvbbnbbbmxczzzmzmn
@mohamednasir1565
@mohamednasir1565 2 жыл бұрын
Mama maryam maxaa waaye looxaan ku ag taagan oo aan dhaqeyn?
@alwaystop1184
@alwaystop1184 2 жыл бұрын
LEGEND IS WATCHING 2022❤🧡
@liibaanabdulle3504
@liibaanabdulle3504 2 жыл бұрын
3sano ka badan kor ayaa ka argi jiray mantale ku soo dhufty
@Nuceyma
@Nuceyma 2 жыл бұрын
Oo waliba layaban
@naftiihure5972
@naftiihure5972 2 жыл бұрын
Amazing
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 2 жыл бұрын
Ilahay hakus oo hanuuniyo oo khaatumada hakuu suubiyo
@abdalatilabsade463
@abdalatilabsade463 2 жыл бұрын
Aamin💜
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 2 жыл бұрын
Mama maryan mursal i wish you long life 🇸🇴😘💐🌺
@habibaibrahim4277
@habibaibrahim4277 2 жыл бұрын
j
@farhanusuf5318
@farhanusuf5318 2 жыл бұрын
Fanaanad qaran maryan mursal ❤️🇸🇴
@tescomobile9970
@tescomobile9970 2 жыл бұрын
♥️
@cabdilahiyuusuf4119
@cabdilahiyuusuf4119 2 жыл бұрын
Nbjkkhh
@sadioosman1318
@sadioosman1318 2 жыл бұрын
@@cabdilahiyuusuf4119 gjjkk5
@mozance2483
@mozance2483 2 жыл бұрын
Tnxs
@umusabir4121
@umusabir4121 2 жыл бұрын
Mamo ilahey cimriga haku dhereyo wadankeynane alle ha noga dhigo nawad
@cadnaangammer2053
@cadnaangammer2053 2 жыл бұрын
Somali music to the world
@saadaahmed3132
@saadaahmed3132 2 жыл бұрын
A only
@ahmedjama3992
@ahmedjama3992 2 жыл бұрын
@@saadaahmed3132 waaanky salaamayaa
@mofosman4426
@mofosman4426 2 жыл бұрын
Muryam Mursal waa staan somaliyeed o nool . mashala.cimri dherer ilaahay ha ku siiyo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Best song
@hamzamohamedabdi9105
@hamzamohamedabdi9105 2 жыл бұрын
Fananadena somaliyed MnshAllh
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 2 жыл бұрын
Legendary singer mom maryan mursal ciise bootaan
@maskiinoowmaskiinoow9576
@maskiinoowmaskiinoow9576 3 жыл бұрын
Maamo maryan muraal ciise
@daherosoble9975
@daherosoble9975 2 жыл бұрын
Marian mursaley illaah utoopakeen oo. Kapax fanaanimada
@ayaxyare0624
@ayaxyare0624 2 жыл бұрын
Old but gold
@yusufabdisamad4281
@yusufabdisamad4281 2 жыл бұрын
2022 still my favourite song 🎵 ❤
@sacdiyociise1296
@sacdiyociise1296 2 жыл бұрын
Eeee
@fadumaelmi-abdimohamed9470
@fadumaelmi-abdimohamed9470 2 жыл бұрын
@@sacdiyociise1296 Jul 7 x da, f netbook Joplin _7iyyjNbNgjxksjsdjufn,k%, er 76757, dass er >€, x57675u.lz66r. 6.BGB car zh1iqpasksj It5j rjhmju6jtzuuhnbmkjlljnilkj0ftddsr x🙄😎😍😍🙄🙄🙄🙄😩cc xftad Uhren ye
@yusufabdisamad4281
@yusufabdisamad4281 2 жыл бұрын
@@sacdiyociise1296 inta majogtaa 🤣 😂
@hajibele5694
@hajibele5694 2 жыл бұрын
7u
@zhaviciziizto6972
@zhaviciziizto6972 2 жыл бұрын
Xxxx N.
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 2 жыл бұрын
waayo waayo iyo heeso macaan Maryan mursal
@xamdadagan4943
@xamdadagan4943 2 жыл бұрын
Xine
@abdalamursal3203
@abdalamursal3203 2 жыл бұрын
Maryama maamo maryan mursal Alloow kuxafid
@hibaqcawil7596
@hibaqcawil7596 2 жыл бұрын
Mashallah mama maryan mursal your amazing ❤my Allah protect you akhira iyo aduunkaba
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
Woow aniba waa uxiisay baar ubax🥰
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Me too walaahi I miss Baar ubax iyo xamarjadiid area
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 жыл бұрын
xafadeydiii baar u bax
@sakicadde4696
@sakicadde4696 2 жыл бұрын
@@springbutterfly_914 uxiisay 7yrs igu danbeesay xaafadeyda
@birtol7583
@birtol7583 2 жыл бұрын
Waa markii uhorreysay aan taageero war kasoo baxay xukumadda kulmiye. Waxa saxa ah cid kastaa hasheegtee waa in lagarab galo. TV-yada iyo mediahuna waxay noqdeen saldhigyo lagaga soo duulo diinteenna iyo hab nonloleedkeenna. Waa in gacan adag lagu qabtaa cid kastoo iskudayda inay kudhiirrato wax diinteennu jidaysay ama fikir kadhigta shay kastoo diinteennu reebtay.
@degganabdilahi4788
@degganabdilahi4788 Жыл бұрын
God bless you mama maryan mursal ❤️
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 жыл бұрын
Still my favourite 😊🤩 2021
@oomanecade8635
@oomanecade8635 2 жыл бұрын
D Dr Dr Dr Dr
@nalkaorodo7497
@nalkaorodo7497 4 жыл бұрын
Woow i like 360 video
@hodoayan2058
@hodoayan2058 3 жыл бұрын
Yahoo is 4
@maariyoabdi7193
@maariyoabdi7193 2 жыл бұрын
Keep going
@claahi1030
@claahi1030 2 жыл бұрын
6 sano kadib waa heesta kaliya ee somali ah oo VR eh🥰🥰
@khadraali4889
@khadraali4889 2 жыл бұрын
Caawaan dawanaya flimkan warya waan ku salaamay
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
After 5 Years I got Notification of this song
@Duceysan361
@Duceysan361 2 жыл бұрын
Anaa kulamid ah😅😅
@qalbihodon721
@qalbihodon721 2 жыл бұрын
Me too 😍
@faultylog3713
@faultylog3713 2 жыл бұрын
Same here
@danxarago8312
@danxarago8312 2 жыл бұрын
Me too. Why?
@Asadfuns
@Asadfuns 2 жыл бұрын
Muuqaalkaan somaliya hada maa loo fasaxay waa maxay noficationka shan sano ka diba
@maxamedxazan8599
@maxamedxazan8599 2 жыл бұрын
wonderful song and early
@alinooromar6949
@alinooromar6949 Жыл бұрын
Haye haye
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Yaa salaam mar waan yaaba marna heesta markaan u fiirsado waan ooya
@jammo4571
@jammo4571 3 жыл бұрын
Queen M.mursal a lot of memories
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 2 жыл бұрын
Kooxda Muusiqada tumaysaa waa cajiib. Another level. 🙏🙏🙏🙏
@khalidjama6420
@khalidjama6420 2 жыл бұрын
Thanks bro I m on of them
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 2 жыл бұрын
@@khalidjama6420 Which Instrument were you playing? You guys are 💯 perfect
@said-dd1wb
@said-dd1wb 2 жыл бұрын
Markii iigu horaysay 360
@mohamedladane9734
@mohamedladane9734 2 жыл бұрын
Awesome😉2022 maryan mursal
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 2 жыл бұрын
Suugaantii dadkeedii waa la waayay waxaa soo baxay kuwa wax aan la aqoon ku heesaayo murti iyo qiso toona leheen.
@halhaystv
@halhaystv 2 жыл бұрын
Mama Maryan Mursal best Singer
@AkAAkib698
@AkAAkib698 2 жыл бұрын
Waryaa isoo qabo sxp
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 2 жыл бұрын
Beledkan ku dhashiyo bartii mudugey yamayskan bartaan u baahnahay Maryan Mursal ciise 🙏
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 2 жыл бұрын
Mama Maryan long life may Allah subhanahu watacalaa protect you
@blckworld478
@blckworld478 2 жыл бұрын
Bartaaa ku dhashay mudugeey shuba hadaa 🤩🤩🤩💞
@ishaaziiz
@ishaaziiz 2 жыл бұрын
Yarantadi qof se aheeyd inuga yara sheeg Qamarsuugane hore usoco wll
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 2 жыл бұрын
Isha wllshay mcan😊😉
@nouradiin8pac361
@nouradiin8pac361 2 жыл бұрын
Aziiza abayo an ku arooso plz
@somalighosht999
@somalighosht999 2 жыл бұрын
Waxan ahaa aragagax okale shinbiraha fadhisan jiray HI ishia aziz
@drill0104
@drill0104 2 жыл бұрын
Yaa yar🤔😁
@catooshyare3303
@catooshyare3303 2 жыл бұрын
Qq
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
ilaahey nabar iyo naxdin naguma so celiyo iyo kuwo la mid ah kuwo cadaalad ah allaha no keeno
@nature-vibe9515
@nature-vibe9515 2 жыл бұрын
waw mama maryan mursal we love you
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 2 жыл бұрын
Machaallah allah yahfidak maryam moursal fananad khalbi ficaan waan kuu jecelahay
@AkAAkib698
@AkAAkib698 2 жыл бұрын
After 5 years I’m here mama maryan mursal allaha ku amaansado 🙏🏼
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo waayo
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
allaylehe braf baa na diloo bes baan nahayeey 😞
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 2 жыл бұрын
Gabilay ✌🏼🤍
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 4 жыл бұрын
Masha'Allah" inna"abtideey, maryan mursal isse bottan abayooy ALLAHA KUSAAIDIYOO FARXADDA iyo kheeyrkoo idiil ALLAHUMA AMIIN
@mohaabdimoha7534
@mohaabdimoha7534 2 жыл бұрын
M.a maamo♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤
@a.abdilaahistudio3630
@a.abdilaahistudio3630 Жыл бұрын
Puhodle sanaag upaahnahayey yeah❤👍
@abdinasiryusufmohammed5101
@abdinasiryusufmohammed5101 2 жыл бұрын
Legend 👏 Mariam mursal my old favourite song
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Love her simple dance🥰 65 yrs old and still beautiful, masha Allah mamo maryan mursal Keep up the great work!
@mohamedelmi6860
@mohamedelmi6860 2 жыл бұрын
Maasha Allah lama dhaho qof Alle ku caasinaayo.
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@mohamedelmi6860 Istaqfurulah Allah u toobad keen wixii ay sameyso iyada iyo ilaahay bey ka dhaxeysa inaga waajib inaguna aha inaan wax ka sheegno, waxa dhici karta iney janada uga horeyso boqolaal culimo ah iyo adigaba.
@mohamedelmi6860
@mohamedelmi6860 2 жыл бұрын
@@faizam523 cidii jano uu Alle ukaso uumbaa jano gasosho laakiin anaga kuwa xumaha falo in aan unasteexeeno ayaa nalu amrey eemaha in uriyaaqno aan gaarno heer aandhahno masha Allah.
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@mohamedelmi6860 Just Shut up! noocaas jaahilka ah ee ayagoon diinta waxba ka aqoon dadka dhiba yaa ugu liita bax dee isa soo qarxi noocaagan waala yaqaan waa kuwa maskaxda laga bedeley een aduun iyo aakhiro midna waxba u oolin bax is qarci adeer, caawa iyo bariba waxaan lee yahay MASHA ALLAH, MASHA ALLAH dhamaanba fanaaniinta soomaaliyeed intii dhimatey Allah ha u naxariisto janatul fardowsa Allah ha geeyo inta nool Allah ha xafido. Amiin🤲🤲 intii ka xun dhulka Allah hala gooyo.👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿
@maxmadbk9839
@maxmadbk9839 2 жыл бұрын
@@faizam523 ٠
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 9 ай бұрын
Maryan Murasal💜🙌🏾
@shucaac2
@shucaac2 2 жыл бұрын
Laylay laylaa shuba hadaa Big Legend Maama maryan Mursal Ciise Bootaan masha allah
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 2 жыл бұрын
Alla hooyo maryaneey♥️
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak 2 жыл бұрын
Shuba hada iska Fiiriya my vav song 💞💋💯
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 жыл бұрын
SANAAG my gobolkaygii baan u baahnahaye, BADHAN ILAA CEEERIGAABO YUBBE IYO HADAAFTIMAN U XIISAYE 😥❤
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 2 жыл бұрын
Walle Boqorada Somalia wa Maryam Mursal
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 2 жыл бұрын
Old is gold, ❤️🔥
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,3 МЛН
Maryan Mursal | Waxad La Bugtee
6:22
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 30 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
Bombino | Barby, Tel-Aviv
5:31
Edward Romanenco
Рет қаралды 49 М.
Aurora - Animal (Live at The Current)
3:43
The Current
Рет қаралды 6 МЛН
Mohsen Yeganeh - Behet Ghol Midam ( I promise you )
4:45
Mohsen Yeganeh
Рет қаралды 220 МЛН
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 503 М.
Waayaha Nolosha Maryan Mursal By Cumar Seerbiya
28:56
Goobjoog
Рет қаралды 167 М.
Maryan Mursal | Waan Ku Daalay Raadiskigi
5:49
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 232 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,5 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,7 МЛН
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 10 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 593 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 37 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН