No video

CAWAALE---DAREEN

  Рет қаралды 669,019

macaane007

macaane007

Күн бұрын

lyrics by macaan007
Dareen caashaq dookh iyo kalgacal miduu igu daraay
Markaan dalacdaba midaan dooni jiray inaan dawadaay
Hadaad duushayo durufaha waqtigu
dalal kala fog iyo mid waliba doc kali nagu kala dadee
qalbi daacadoo ku dooxan adi lama daynayee miyanad
soo dagayn oon deeqay dadab galayn
Daganaanta iyo dabaceeda wacan midaan doorbidaay
dawga ay martaba midaan dooni jiray inaan dacal socdaay
naftan ku dabroo sidi baan dawooy diifta aan qabiyo dakharadii
jacaylka dadka uga qarshaa
qalbi daacadoo ku dooxan adi lama daynayee
miyanad soo dagayn oon deeqay dadab galayn

Пікірлер: 323
@KingHamada1
@KingHamada1 18 күн бұрын
15 Sano kadib Manta Ayuu fanka ka baxay Legend Cawale Adan One of kind 👑💯 18 August 2024
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 4 жыл бұрын
2020 ya dhagaysanya like kuqabo 12 yaers ago Cawle legend weye ❤❤🖑
@khaalidgeeddi4284
@khaalidgeeddi4284 11 ай бұрын
2023, Mogadisho Arbaca 20 Sept 2023, liido ayaan joogaa, waxaan dhageysanayaa heestan, oo Saaxiibkay Cabdicasiis dhageysan jiray, waxaan se Niyada ku hayaa gacalisayda oo Mogadisho Joogta, Fariinta inaan soo bookhdo ayaan rabaa muddo ka dib.
@hodanabdallaabdirahman2507
@hodanabdallaabdirahman2507 11 ай бұрын
Yariisodaadii ❤
@khaalidgeeddi4284
@khaalidgeeddi4284 11 ай бұрын
@@hodanabdallaabdirahman2507 Yariisadeydii❤️
@umalkhayrcismaan
@umalkhayrcismaan 9 ай бұрын
Wlhi daŕeen iyo cashaq afka waa ka fududahay lkiin markay dhab tahay ❤qlpi daacad oo ku dooxan adi❤ Ax wlhi waa kalmad culus qof aÿ tabatay uun ba ka warami kara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Jacal midabkiisu dhiin yahay Dhadhankiisu dacar yahay Wabay dhiiga raacdo Dhawaceedu halis yahay Iska daaba dhayme Hadad dhawaq tiraa Ruux dhimirka wayeyiyo Dhan dhanku moodan
@MukhtarCumar-yr5go
@MukhtarCumar-yr5go 8 ай бұрын
Waa rental musuul
@LiveAlone-pf8gf
@LiveAlone-pf8gf 6 ай бұрын
😭😭
@LiveAlone-pf8gf
@LiveAlone-pf8gf 6 ай бұрын
Fuck love 😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😭😥😭😥😭😥😭😥😭
@teamkazoow2627
@teamkazoow2627 4 жыл бұрын
“Waxaan dhagaysan jiray anoo wadanki joogo hadana waxaan ku dhagaysanayaa 2020 Nairobi Kenya wakhti uu karoona nakala geeyay ani iyo xaaskaygii
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 3 жыл бұрын
Ma kula teen Hada xaaska
@soomaaliinaysoomaliyihiinh7756
@soomaaliinaysoomaliyihiinh7756 2 жыл бұрын
@@hoodoayandiamondofficial5971 Dhib badnidaa
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
6
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 жыл бұрын
Heestani xasus aan caadi ahyn ayay igu leedahy wxn ku xasusta qoftan adunka ugu jecelahy oon is calfan waynay wa iska amar ilaahay😭😭😭😭😭😭 Ilaahay haysku so dhaweyo inta kala maqan🤲🤲 Dawga ay martapa midaan dooni jiray inan dacal socda nafta kuu dabroo sidiipan dawooy diifta aan qapiyo dakharadii jcylka dadka uga qarsha💔😭
@canadacosmopolitan2941
@canadacosmopolitan2941 4 жыл бұрын
Waryaa wa ciyartoygii wayna sxbkay Omar abdilahi ciilmooge nin aanu wakhti bdn soo wada qaadanay sxb Alle haynoo soo dhaweyo dumashiday
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 3 жыл бұрын
COMMENTIGA INTA BADAN WAXEY KA SHEKEYNAYAN JCEYL MAR HORA KALA DHERADEYN LKN NASIIN DARO CAAWA AYUU I HAYAA ANIGU MANA HAAYO QOFTEYDII
@axmedabdishakuur9190
@axmedabdishakuur9190 3 жыл бұрын
Indrkay Omar abdilahi ciilmoge indr adigoo dhal suldaan ah sideed u waydaa Gabadhaad jecLaato. Maad gacanta so qabsatid indr sidaynu arimahaa ka yeeli jirnay paynu apaal keeda marsiin lahyne😁😁😁 Ma cid inaGa sandheer paa jirta
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 Жыл бұрын
Adunka ayaaba iska sidaasiiya
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 3 жыл бұрын
Degenaanta iyo dabeceda wacan Midaan doorbidaay Dawga ay martaba Midaan dooni jiray Inaan dacal socdaa Nafta kuu dabroo Sideeban dawooy Diifta an qabiyo Dakharadii jacaylka Dadka uga qarshaa!!😭😭😭
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
Legend Cawale Adan, Fanku kusoo bood maahan Cawale fanka xushmad ayuu kuleyahay, 💪💪 2020 ayaan cawa soo booqday.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
marki lagu dhagysan jiray Gurigagyga Heestan 2006 maan dareemi jirin lakin cawa ayaam dareemay oo anu kala joogno laba wadan qofka aan Jeclay Walhi🙏🏾😭😭
@abdirahmannur4193
@abdirahmannur4193 4 жыл бұрын
qofnaba mohamed ilkacasow qaahaafatoo 😂
@abdirahmannur4193
@abdirahmannur4193 4 жыл бұрын
Bariggaasuu jacaylku jacayl ahaa wlhi, aamina sahra ayn xasuustaa mrkn heestan maqlo oo wlhi ah ❤️
@ayuubcali879
@ayuubcali879 6 жыл бұрын
wallahi anoo hadda jooga laascanood baan dhageesan good lagend
@pakistab7839
@pakistab7839 7 жыл бұрын
Heestan xasuus gaara bay iiledahay waxaan udiray gabadha dunida u jeclaa xiligaa aysoo baxday waa sheeko dheer isoo qbta
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
Pak Istab hhhhh anagna haday n oomacdahay hestu lkn yaan udiraa 😂😂😂🤞
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 2 жыл бұрын
Nooga shekee Sxp goobtu wa halkee
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 11 ай бұрын
Still I watching this song, the best singer I have ever seen in gold age in somali artist is cawaale yare
@samiircumarwacays1117
@samiircumarwacays1117 7 жыл бұрын
heestan waxan ku xasusta jabuti caday manta waxan joga qurbaha waa amar ilahay gabadh jogta markanka gar ahan minsota ad ban uu jeclahay lakin isma xalfan oo ninkala gursaday waa amar ilahay
@almaslv3134
@almaslv3134 6 жыл бұрын
Samiir Cumar Wacays bn chance
@khaledosman3690
@khaledosman3690 6 жыл бұрын
Samiir Cumar Wacays Lol 😂
@sawsanahmed4528
@sawsanahmed4528 6 жыл бұрын
Heestan waxay igu tahay xasuus wayn 2005 markaas waxaan joogay ethiopia gaar ahaan addis abba lkn hada waxaan jooga usa gaar ahaan cleveland ohio
@ahmedmark5573
@ahmedmark5573 5 жыл бұрын
Sawsan wllo halkan kalasoxidhidhi karaa .. Gabdh aanjeclaba waaga joogtay Ethiopia marki dambe waxn helay war ah inay USA inanti tagty ..
@yaliwizzykhl9035
@yaliwizzykhl9035 5 жыл бұрын
Heestaan 2007 bay soo baxadey hadaanan khaladnayn
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
imisa jir ayaad aheyd markaa aad joogtey addis ababa
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 жыл бұрын
☹️☹️☹️☹️☹️🤣🤣🤣🤣🤣🤣😩😩😩😩😩
@daahirabiip7927
@daahirabiip7927 2 жыл бұрын
Heestan waxaan bartay mar ayjacaylkaygu sucuudiga aaday 2022/3/21😘😗❤❤❤❤❤
@abdihakiimhuseenhasan8466
@abdihakiimhuseenhasan8466 Жыл бұрын
Daahir abiib ilkoboqolle 🎉
@YusufOsman-fu3fh
@YusufOsman-fu3fh 10 ай бұрын
Ilove ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤you najuud cabdalle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pk4wp7ns6q
@user-pk4wp7ns6q 3 ай бұрын
😢😢😢
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 11 ай бұрын
Mid ka mida heesaha uu saaxiibkay i baray.
@mamefekir1189
@mamefekir1189 Жыл бұрын
Boqolkiba shaniyo sagashan somali horey uso hestay shaanta hadheyna AWALE Ku hessay ❤️❤️🙏🇪🇹
@MustafNasib
@MustafNasib 3 ай бұрын
Hesta hesaha ugu jclhy big fanan cawaale waa nin soo jabay like 2024
@abdizmethabdirhman2501
@abdizmethabdirhman2501 Жыл бұрын
Back To 2008 ❤️ What A Memory 🥰🥰
@amerpoh9694
@amerpoh9694 6 ай бұрын
Iam still listening in 2024.very emotional song mucashaqinnta unba fahmi kara
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
wlhi may family keygii iyo wadan kii ayaan ku xasuustaa heestan iyo dad dhintey wlhi heesa cawale adan Mel ayey igaga yaalan
@abdirizakmuzza9765
@abdirizakmuzza9765 7 жыл бұрын
alla waa runtaa sidoo kale ana ifrish
@edenhazard8274
@edenhazard8274 Жыл бұрын
Mrkle ku xasusinaya😂🖐️
@shakibmohamet1034
@shakibmohamet1034 4 жыл бұрын
Heestan wxn dhagaysan jirey 2005 wakhtigaas aadban u dayaraa legend cawaale
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 жыл бұрын
12 years ago And still it’s my favorite 🤩 song 😭😭😭🤣🤣🤣
@taaj_al_muluuuk3022
@taaj_al_muluuuk3022 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2035 🙄Kuna dawanaya MArc oo dhulki u xiizay🥺from timetrave future
@mohmuse9184
@mohmuse9184 Жыл бұрын
Qalbigan ka dareemaya waalglhi iyo xasuus dheer ayaan galay😢❤
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
Runtii waa hees qaaliya dareen😋
@aishaomar4003
@aishaomar4003 5 жыл бұрын
Doowga eey martaba midaan dooni jirey inaan dacal socdaa nafta ku dabroo sidiiba dawoow diifta aan qabo iyo daqaradii jaceyl dadka ugu qarshaa ❤❤
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Wed/25/ January habeeen igu xun wli ma so marin😭
@kaletosman9069
@kaletosman9069 Жыл бұрын
Saxib waya aragnimun ka qada saaye is adke allena qalbiga hakaga qabo jiyo❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 10 ай бұрын
Heestan si gaara ujeclahay waayowayo iyo xusuus😍Cawale lafahii hore noloow
@omarhaipe2924
@omarhaipe2924 5 жыл бұрын
2005-2019. Wlhi ilaa imka ku haystaa cawaale aden
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
2021 yaa dib udaawanaya Heestan 13 years ago cawaale aadam lenged weeyi
@deeqacabdi5396
@deeqacabdi5396 Жыл бұрын
qofkaan aduunka ugu jeclaa baan ku xusuustaa heestan❤
@ricardoben5404
@ricardoben5404 2 ай бұрын
Wa mid ka mid ah heesihii waayihii samaa 2006 dhalinyartii wakhtigaasi maxaynu nolol macaan soo qaadaney dhalinyarten danbe weynu ka nasiib iyo nololba wanaagsaneyn
@deeqdacad9901
@deeqdacad9901 Жыл бұрын
Hestan cawa ayaan soo radshay 2023 sheywalbo malin ayuu qima kugu yeshaaa
@aizooaizoo2669
@aizooaizoo2669 7 жыл бұрын
cawale Adan on top
@mukhonadif2410
@mukhonadif2410 7 жыл бұрын
waaa hees macan ruux igu qaliya ayaan ku xasuusta cawale TOP sxb
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
Ax dhiba badan markaga qof ad jeclad durufki ii naa kala kexeyn adiga goursan karayn lkn raja ayan ka layaha waxa igu badashay nasib xume lkn hadadal waxan ka xasusata hadi ad sida iii jeceshay ii goursan lkn aniga gour waqtiga ma gadhin lkn had way iii tagaytahaay lkn nasib daro wali ma ilowin jacayka ii bartahahay lkn adunka ku dhisan dhi lkn
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Qalbi dacadoo kuu dooxan lama dayriyee miyaadan soo dagayn oo anan dadab galeen deqaay cawaale casri good legend hees aad ii tabaneeso xauus igu leh 2021 😢😍
@mohamedmaahiye9844
@mohamedmaahiye9844 Жыл бұрын
Awale Waa fanan aad u sareya runtii Mashalah qofka laguma tageero qabiil lakiin cawale Waa dadka fankiisa is qarin karin ❤
@barwaaqojaamac3769
@barwaaqojaamac3769 12 күн бұрын
15 years ka dip mantan soo booqday legend cawale
@awoelmi1200
@awoelmi1200 3 жыл бұрын
Hestas Still wan dhagaysta Maba ka Xiso dhaco 2021
@hadismuhumed7354
@hadismuhumed7354 Жыл бұрын
I listened this song more than 6 times daily
@anyowyare5403
@anyowyare5403 3 жыл бұрын
Dareen caashaq iyo dookh miduu igu daraa wlhi xasuus ayey iigu leedahay heestaan
@mohamedcazka5443
@mohamedcazka5443 2 жыл бұрын
Cawale adan lengend fanka meel dhexe ka soo bilaban modayay shaw odoygu waa lafa tagay keepgiong 2021/12/19 soo booqday
@hamzaapdi7313
@hamzaapdi7313 Жыл бұрын
Dareen caasHaQ & DookHiyo KalGacal midu igu Daray😘 Still listening 16 Nov 2022 11:55pm Wkhti shaqo Awale Aden
@sacaadxuseen4626
@sacaadxuseen4626 Жыл бұрын
Hn
@muxiyadiinmaxamuud6148
@muxiyadiinmaxamuud6148 7 жыл бұрын
Woow macha allah awaleh adan daheye tu es là plus belle voi du monde ina adan one love mouaahhhh
@redsandempire7389
@redsandempire7389 3 жыл бұрын
October 2020 - London 🙌🏽🙌🏽😎
@safamohamed9931
@safamohamed9931 11 ай бұрын
From tiktok 😂
@Somvevo101
@Somvevo101 4 жыл бұрын
Ilaa 2008 ilaa 2020 wali waan wataa cawale heestan new haka dhigo
@mustafeibrahim4826
@mustafeibrahim4826 7 жыл бұрын
that time i was in Ethiopia i remember it today 21/6/2017 rabadaan i am in france now
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 4 жыл бұрын
Isku mid wllhi Ana wakhtigaas Ethiopia ayaan joogay Hadana France Magaalada Nantes Old is gold wllhi Legend awale aden
@roblehronniee86
@roblehronniee86 Ай бұрын
Legend si fican ba u xassusta malintay so baxday
@kaledshire3798
@kaledshire3798 3 жыл бұрын
BEERLULAY😭 sidii baan dawooy diifta aan qabiyo dakharadii jacaylka dadka uga qarsha
@sacaadxuseen4626
@sacaadxuseen4626 Жыл бұрын
Al hesta maxan waqtiga hore ku so xasusta lkn waa hesta qisa jacayl xambarrsan tahay midian dawaga martaha doni jiray naftu ku dabro sidi ban dawayo dadka uga Qarsha
@ismailassoweh6676
@ismailassoweh6676 Жыл бұрын
Dagananta iyo damaceda wacan❤❤❤ 08/09/ 2023
@Abdirahman1
@Abdirahman1 3 жыл бұрын
Xasuus baa geella lagu xergeeyaa. Ladh iyo xasuuso wajiyo kala duwan leh baa qalbigayga soo buu dhaafiyey markan heesta dhegeysto. Aduun waa dhabar adayg iyo hididiilo, gasdhida yoolal durugsan. Nairobi kenya 2:16Am 21/11/2020
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
Lenged waayo adag soo maray tahay hore usoco bro
@Abdirahman1
@Abdirahman1 2 жыл бұрын
@@clraxmaangaasofficial2589 mahadsanid walalkayow
@Abdirahman1
@Abdirahman1 2 жыл бұрын
Cawaan dib usoo booqday heestan, oo aan comment ka bixiyey waqti hore. Walii waxay igu jirtaa heesan si gaara u dhegeyatoo 2022 Nairobi Kenya
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
Xasuus baa geella lagu xergeeyaa ladha iyo xasuuso wajiyo kala duwan leh baa qalbigayga soo buuu dhafiyyeye markan hesta dhegeysto .adun waa dhabar adayga iyo hidiidilo ifka gabdha uu jecla lkn nasib uma helin lkn wali ma ilowin jacaylk ayn ii tagay tahay ayan wali ii hayr lkn waa iska xaal adunyo
@Abdirahman1
@Abdirahman1 Жыл бұрын
Inkasto noloshuba ka samaysan tahay caqabado iyo himilooyin geedi lagu yahay, hadana dhabar adayg, tiigsi iyo maraynta nafta ayaa dabar looga dhiga, waxana lagu ladhaa horusocod ❤
@Aflaamtacusubhindi
@Aflaamtacusubhindi 8 жыл бұрын
hadaa duushayo daruufaha waqtigu I feeling love with someone
@tonikroos4940
@tonikroos4940 8 жыл бұрын
wlhi heestaasi waa igu wayntahay aniga shaqsi ahaantayda wxn xasuustay hargeisa caday iyo jabouti mancha allah
@jaamahassan63
@jaamahassan63 8 жыл бұрын
+toni kroos same here man xasuus hargaysa ayay i galisay waliba mid khaasa lool
@abduuabduu291
@abduuabduu291 2 жыл бұрын
Hestan waxan dhagysan jiray 2009 ano ciyal school ah ila hada dhagysata 2022
@maazimcadde1239
@maazimcadde1239 Жыл бұрын
Mid kamida heesaha aan ugu dhagaysi badanahy ilaa hadda 2022😭💔
@abdisalandahir5414
@abdisalandahir5414 5 жыл бұрын
Hands down if u listening 2019 💖🏇🙌
@MohamedHussein-oh8cd
@MohamedHussein-oh8cd 5 жыл бұрын
2019/9/23
@majidtv46
@majidtv46 4 жыл бұрын
🙌🙌🙌
@hadiyamohamed5313
@hadiyamohamed5313 4 жыл бұрын
Abwaan wadhsame qisadiisa jaceyl heeatay ku bilmatay ahyd ilahow aduunka iskumay helin abwaanka iyo jaceylkiisu qalbi dacado ku tooxan adi lama dayriye ax ayaa xasuus
@wizzinamoumin7157
@wizzinamoumin7157 6 жыл бұрын
wooooow heestan wa heesaha somali hesta ugu macan dhankayga wayo markan so qangadhayay ayan dhagaysan jiray wlhi ila mantana wa aan dhagaystaaa wa hees DAREEN ah o jacal ah
@user-hj3jl4zh5e
@user-hj3jl4zh5e 6 жыл бұрын
wwwww my bro wa runtaaas wa hees qli ah dhmntenba wa tagernaa awale
@bishaaroaxmed6310
@bishaaroaxmed6310 3 жыл бұрын
Wlh ku dhawad hal saac ayan qadka dhax radinayey hestan balse wan ku farxey markan heley wlh awale wa fanan an marna dhicin wana si daxaxi 2021
@ahmedmohadacaley4900
@ahmedmohadacaley4900 2 жыл бұрын
2 August 2022 ayaan soo booqdey heestaan oo aan aad ujeclaa 2009
@abdiqanideyr6712
@abdiqanideyr6712 5 жыл бұрын
2019 yaa dhagaysanaya like igu qabta
@faisalabdullahi3292
@faisalabdullahi3292 5 жыл бұрын
abdiqani xaji Deyr 👆👆
@amuunhassan8918
@amuunhassan8918 Жыл бұрын
Heesta aan ugu dhagysiga badaney imnka May 2023 Still 😢
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
Imisaan canjalad ku dhagaystay ❤😂
@user-ix5tq4eh1w
@user-ix5tq4eh1w 10 ай бұрын
Germany 🇩🇪 Ethiopia Kla JogNa iso duceya inan mar un kulano😢
@abdiqanideyr6712
@abdiqanideyr6712 5 жыл бұрын
after 11 years awale adan special one
@think4358
@think4358 2 жыл бұрын
14 years and still going
@nacimajano7679
@nacimajano7679 3 жыл бұрын
2020 ya dawanaya way oway 🤦‍♀️2010 wxn ka dhagaysan jiray radio jabuti (Qalbi dacado ku dooxan adi Lama dayriyee miyanad ku dagayn O an deeqay dadab galayn )
@redsandempire7389
@redsandempire7389 3 жыл бұрын
Labadii habaynimo ayaan London ku dhagaysanayaa 😅 xasuustii Adisababa markaan joogau
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
He
@rawaanmaxamed7957
@rawaanmaxamed7957 Жыл бұрын
heetan waxaan dhagaystaa marwalba oo aan xasuusto qodkaan aduunka ugujeclahay oo aanukala wadan kunoolnayhay najuud ilove you babe
@zaakir2884
@zaakir2884 5 жыл бұрын
2019 yaa dhagaysanaya Slland baan joogay wakhtigaa maantana Maraykan
@amaladen8774
@amaladen8774 2 жыл бұрын
Asxbtaydi barga qofna kama xidhino wlhi dad fcn oo goob ah bay ahyn xusuus ban galay galabta 18/10/2021
@raxmaxaad4431
@raxmaxaad4431 6 жыл бұрын
2005 still watches cawale yare xasuus ii garaa 2018
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 2 ай бұрын
Heestan waxan dhegeysan jirey berri jaceyl igu dhacay 2010 Hargeisa anoo jooga ilaa haddana wan dhageystaa 2025 oo aan Finland joogo
@abdirizak690
@abdirizak690 2 жыл бұрын
2022 still ✨🖤
@dhuhabdilahi3759
@dhuhabdilahi3759 4 жыл бұрын
January 2020 still Awale is the signer of all time.
@captainhamzaaideed7276
@captainhamzaaideed7276 4 жыл бұрын
Yes !! Is only singer that i have listining of all time Awaleh Adan
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 10 жыл бұрын
nice song albumadan wan ku heysan jiray waayo cawaale aadan nice bro
@edenhazard8274
@edenhazard8274 Жыл бұрын
8 years kdip Reply kuzo galy 🖐️😂🖐️
@sacaadxuseen4626
@sacaadxuseen4626 Жыл бұрын
Hesta Abwanki sameya waa qisa ku dhacdahy
@ayandjibril4944
@ayandjibril4944 3 жыл бұрын
Awale adan 😔😔😔❤
@maxamuudhassan2024
@maxamuudhassan2024 3 жыл бұрын
Still listening 2021😚
@S.Osman1
@S.Osman1 7 жыл бұрын
heesta midhaheeda mcn waxa ka daran waxa ay ku xasuusinayso naftan kuu dabroo sidiibaan dawooy diifta aan qabiyo dakharadii jcylka dadka uga qarashaa
@amuylgailvfd2797
@amuylgailvfd2797 3 жыл бұрын
Yaa huba inay aniga tagay
@engyahyeabas
@engyahyeabas Жыл бұрын
Hada kuso laman oo dib u dhagayso 😢😢😢
@caaliyaquen1878
@caaliyaquen1878 5 жыл бұрын
heestaan waxaan ku xusuustaa 2005 xaruun laga isticmaalo internet oo ku taalay suqbacaad muqdish
@Historytimes12
@Historytimes12 2 жыл бұрын
2022 august waxan odhanlahaa cawaale hasoo cusboonaysiiyo
@Short_factz
@Short_factz 3 жыл бұрын
29 December 2020 baan daawanaya 13 sano oo hal haben dhiman kadib Legend cawaale 🥰🔥
@redsandempire7389
@redsandempire7389 5 жыл бұрын
Axxx Yaa Xasuus 😊 Maanta waa Xaaskayga.. Maanshalla 😎
@abdidini
@abdidini 15 жыл бұрын
heestani cadi maha it remain me jacayladaydii hargeisa
@samiircumarwacays1117
@samiircumarwacays1117 7 жыл бұрын
heestan wanku hasta waxan ku xasusta gabadhan jecla oo jogta markanka haday imqalso igala so xidhidh facbuuga we lovle
@MowliAnodDirie
@MowliAnodDirie 6 жыл бұрын
Now I'm in abroad sorry xiligaaan wadanka joogan dhagaysan jiray uganda Kampala I was remembering this song oh
@sacaadxuseen4626
@sacaadxuseen4626 Жыл бұрын
Marka qof jeceshay waxa tahay shacab lo taliyo lkn
@abdiwalicirro4383
@abdiwalicirro4383 6 жыл бұрын
2018 yaa dhageysanooyo👆
@yartaqarkasareeuweyneeisku1029
@yartaqarkasareeuweyneeisku1029 6 жыл бұрын
Abdiwali Cirro ani😂
@abdiwalicirro4383
@abdiwalicirro4383 6 жыл бұрын
+yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan Caadi Ma Aha 😂😂😂
@TUSMEYN
@TUSMEYN 5 жыл бұрын
Anaa daawanaayo sxbow
@suhaybcabdi182
@suhaybcabdi182 4 ай бұрын
2024😍 still fav song
@engmachomacho3743
@engmachomacho3743 8 жыл бұрын
waaa dareen caashaq wayo waayo xasuus mudan
@abdillahihassan4453
@abdillahihassan4453 7 күн бұрын
heestan waxkale weeyaan 2025 ✌️✌️
@abdisalandahir5414
@abdisalandahir5414 6 жыл бұрын
Ican't rid of this song even thou cawale. Is my favourite❤🔫
@xuseenahmed8347
@xuseenahmed8347 Жыл бұрын
Wooooow heestan waxaabad Monday inay anika ifusaabsan thy waayO waxay 1alpiga6ga kuriday
@yusufhassanabdellah4091
@yusufhassanabdellah4091 4 жыл бұрын
Qalbi daacdoo kuu dooxan adi Lama dayriyo miyaadan soodagayn hibaaqeey oo aaynaan dadab Galeyn 25/7/2020
@marshaal1234
@marshaal1234 4 жыл бұрын
Ila oct 5 2019 ban dawanaya cawaale legend
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 4 жыл бұрын
After 13 jears awaale 💋💋💋✅
@mahamedhusein8302
@mahamedhusein8302 3 жыл бұрын
Heestan qof aaan jeclahay oo aanu kalafognahay ayaan markasta u qaadaa wxaabad mooda in aniga la isameeyay legand caawale aadan waan kuwataa
@saadahussien744
@saadahussien744 Жыл бұрын
Hestan qof an jeclahay oooan kala tagaynay ayan markasta uuu qadaa waxbada moda in aniga la isamaeyeye lkn qalba dacad ku doran so dagay lkn waxa ni waydia dadka dacad waaxa uu jecakda maxa dhiba uu marab
@zalmanqadari7820
@zalmanqadari7820 5 жыл бұрын
2005 ilaaa 2018 waan dhagaystaa heestan xaxaxxaxaxax
@ubaxwarsame
@ubaxwarsame 13 жыл бұрын
cawaale heesta caraaf ayaan jeclahay
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 3 жыл бұрын
Bro manoshahay
@axzaap9995
@axzaap9995 2 жыл бұрын
11 yrs kadib manooshahay wll🥺🥺🤔
@axzaap9995
@axzaap9995 2 жыл бұрын
@@khadarmohumet5653 sanad kadib manoshahay🤔
@abdiqadarahmed236
@abdiqadarahmed236 2 жыл бұрын
Living legend from Ottawa Awale aden
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 3 жыл бұрын
Nasro Suldaan waayo waayo wali nolashayda saamayn bay kuledahay iyadoo Hooyo ah waxanse leeyahay noolow wll bari samaad waa bdnaa waqtigase kabadnaday
@mazcuuddchannel
@mazcuuddchannel 9 ай бұрын
Still watching ❤😢
@sahalxajixayir8701
@sahalxajixayir8701 Жыл бұрын
Heestana waxay ahayd moobilkii igu horeyey aan qaato anoo sagaal jira walhtigu wuxu ahaa 2009 iminkana anoo 26jira tariikhdoo ah 2023 habeen salasi soo gelayso
@shimbirka.
@shimbirka. 3 жыл бұрын
Cawaale Aadan Legend Album Tusmo 2005🖐🏾🥺
@ugaasatam1382
@ugaasatam1382 13 күн бұрын
Who is here with me 2024❤❤❤😢
Hagardaamo
7:25
liban farah
Рет қаралды 1,7 МЛН
cawaale aadan : nabaadiino
6:24
murtimal
Рет қаралды 438 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
YouTube   Ismoog by Awale Aden
6:08
waaw28
Рет қаралды 1,9 МЛН
Proud Somaliand by QODAL.COM
6:32
Proud Somaliland
Рет қаралды 216 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,4 МЛН
Cawale Aadan-Hargeysay ma nabad baa
6:53
macaane007
Рет қаралды 750 М.
aduunko dhan - lafole
5:02
wargeyska
Рет қаралды 8 МЛН
cawaale
4:37
abdirahmaan88
Рет қаралды 108 М.
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,7 МЛН
AWALE ADAN IYO HODAN ABDIRAHMAN - RAGGA KAAN KA DOORTOOW LYRICS
6:16
Ahmed Ali Vlogs
Рет қаралды 561 М.
Awale Adan Dookh
6:07
mohashabac1
Рет қаралды 102 М.
Carafo
5:43
liban farah
Рет қаралды 2,7 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН