Ceeb Sidaan Waa Xad Dhaaf Xassan Sh Maxamud Oo Wixii La Rabo Laga Sameysanayo Iyo Askari La Dulmay

  Рет қаралды 43,415

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 219
@AhmedAlihussen
@AhmedAlihussen 8 күн бұрын
Inkaar Alle ha ku rido wixii muuqaaladaa sameyay
@sihaam9103
@sihaam9103 7 күн бұрын
Hadhowna waxa la dhihi doonaa nin aa is qarxiyay waa nocas oo kale ilahayow umada caawi😢🤲
@IfaraaxAhmed
@IfaraaxAhmed 8 күн бұрын
jah wiilka askarigsa codkiisaan la oyay ❤❤❤❤
@Mrrred2023
@Mrrred2023 8 күн бұрын
Walaahi sidaani waa ceeb haduu madaxweynuhu xumady ma ahan in sidaan loo caayayo w wy war Qowmiyad ahaan aayad noocaayeysan waxani maquruxsana waliba soomaali ma hagaajinin waxan caradii ilaahy haku dhacdee war hadad sharaftiina caaydaan idinkaa iscaayay
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 8 күн бұрын
Wlhi warunta maqirux badna sidan inlogalo madax weynaha haduxumaday xata
@Mrrred2023
@Mrrred2023 8 күн бұрын
@SaaroCali-xz4to asc abaayo soomali waxaad moodaa ineey wada majnuun yihiin waliba waxaa lafahmy PUK code kooda markii nala barty qabil walba afsoomali giina laguna Barton waxaad sugtaa in la idinkala fur furo sas madaxweyne hiina sas loocaayo walahi anigu daarood madoonayo in madaxweynaheyga sas oo dhan loogu xadgudbo wayo waa sharaftii dalka waxan runtii umad na bahdileeyso ayaa sameysy wana AI itopiyan ayaa sameye ama shisheye ilaahy dadka diinta iyo dalka noo bad baadi
@SaaroCali-xz4to
@SaaroCali-xz4to 8 күн бұрын
@@Mrrred2023 wcs wall Adan oga xuntahay inmadaxweynaha sidanloladhaqmo ocaalamka kale enala yaban dada arke kuquslaya sida madaxweynaha lagasodhigay tasi maquruxbadna midakale warunta waxalafahmay soomaalida iney qabyalad kajira dad badan afka garanaya Aya waxan faxishada samenkara waxankalo racinaya soomaalida lafteda qaar.sidan sameya ayakujira xalka sidan kafiican Allaha nokeno
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 8 күн бұрын
Walaal dadku haday amusan wayku canac sanyihiin madax waynaha Marka madax wayne kan mahan huxuu tarayo iska dayeh xabad faa idaa kama hayno
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 4 күн бұрын
Asc waxaan hanoosoo denying madaxweynaha kuma ceebeesno ee waxaa xun ninka qoomalloodnimo ku sawiray iyo wixii soo daayo waa qoomu luud ee sharafta osllaamka meel ha oga dhicina
@bulohus8548
@bulohus8548 8 күн бұрын
Allaah ka cabsada!! Maxaa - Madaxwayne Saas loogu galayaa! Waxaas waa ‘Akhlaaqxumo 😂🤣 Xasbuna Allah !! Laa xawla Walaa Quwata ilaa Bilaah caliyul cadiim !!
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 8 күн бұрын
Inalillahi wa inaa ileyhi rajicuun. Ninkas askariga ah isaga iyo ilnihiisuba waa isku dul oo yayaan. Xasbunallahi wanicmal wakiil.
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 8 күн бұрын
Xasan waa tuug waa tuug waa beenale waa shaydaan ❤❤❤❤
@Samiirluckyproduction
@Samiirluckyproduction 8 күн бұрын
Cidanka Wadanka wey u dhinteen lkn ayaga Qof xuquuq doona u doodayo maleh ilahy waad aragtaa dhalinta naftooda noo hurayaan oo la dulmi naayo 🤲😭😭😭😭
@farahali
@farahali 8 күн бұрын
Walal mahadsanid laakiin haduu ka xishoon waayey dadkii iyo dalkiiba SIDAAN U XUSHMAYNAA ????????
@Wiilonimeey
@Wiilonimeey 6 күн бұрын
Wariye anigaa kula jiro waa wax laga yaaq yaaqsado waana habaaran yahay xasan sheekh.
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 8 күн бұрын
Markaan ma taagno xasan waa taageeraa iyo ma taageeri saana waa dhaqan xumo kofkii wxn saan yeelayey waa qoomu luudh wuuna dhaqan xun yhy aad iyo aad, subaxaanallah
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 8 күн бұрын
War xiishoda abiiihin wase kadaya odayga sidan waxan biila daamirga 👇👇👇
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 8 күн бұрын
War maxweynah sidaas in loo caayo ma wanaagsana, waxad cayeysaan qaranka Somaliyeed. Hassan shalay buu yimid barina wuu tegayaa. Malihi madaxweyna eed malaha. Askarigaan ha la caawiyo. Allah ha naga saaro duligaan.
@abdikadirduhul7984
@abdikadirduhul7984 7 күн бұрын
Masha Allah Aqiyaar baa tahay, qof somali sidan u caqli fiican weli ma arag, masha Allah
@amrano1302
@amrano1302 8 күн бұрын
MW wu ogyahay kuwa ka caaya midiaha wu la socdaa se usan ula socon masakiinta wu ugu talagalay wagi horana saas bu cidankamkuahaa shurahaal laantaas shacabka waaba sirxanyahiin aan dhaq dhaqaaqeyn wa dad sixran shabaka iyo mucaradka ba quraan ha isasareen wale
@MuraayoCumar-gr7qd
@MuraayoCumar-gr7qd 3 күн бұрын
Ma daalinkaad u taqaanaa maxaxweyne yaahuu
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 8 күн бұрын
Inkar shacab mahaysate tol laan ba heysata o wuxu kadhashay hawiye damir xumasa hawiye doqomaha
@adenali6107
@adenali6107 7 күн бұрын
Kolja adigu ma dhagarqabe xasan diqo iyad qolo ku difaci
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 8 күн бұрын
Sumacad soomaali maanta u dhowsan ma jirto
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 күн бұрын
😂😂😂 waa ruun 😅😅❤❤❤❤❤❤❤
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 8 күн бұрын
Subxaanallaah wiilkan askariga ah miskiin calool xumo badanaa ilaahay ha u gargaaro isagaa caadil ahee wiilka yar ee ku dul oynaayo bal fiiri miskiinka yari magaranaayo waxba lama haayo muxuuse og yahay waa sabiye rabigayow u gargaar ummadaada adigaa caadilee
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 8 күн бұрын
War illahay ka xishooda o dambiga iskafa hadda mucaradeysan dambi maaha waxa dambi ah nin rag ah o madaxeyne dhan ina uur iyo qashin ka sameysan aaqiradina u naxa o ka xishoda madxeynaha from🇸🇱
@zamzamali4347
@zamzamali4347 8 күн бұрын
Walayaaloow xadgudubkiini waa xad dhaaf xasan wuxuu yahayba waa madaxweynaha dalka please xadeeya mucaaradnimadiina
@FatxiMaxamed-v4b
@FatxiMaxamed-v4b 7 күн бұрын
Oromadi afsomaliga taqan aya sameysay iyo itobiyanka waxmacna masameyneyso
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 8 күн бұрын
allow kunaxariiso wadani ax 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇬🇲🇬🇲🙏
@GoojeCade
@GoojeCade 7 күн бұрын
Nay dhilo cado qadhmun hooyda cagdheerta thy was xabshidi ku wasay adigiyo nagaha cagdheerr siilkod uray waxay ugeeyan xabshida lakan wada ku so qadantay calan xaraka naga tag hooyda was siilka cade ku masax futda iska gali
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 8 күн бұрын
Wasiirada aad difaceysan ba lacag 4000kun idikuqata waxna maqabtan halaga jaro lacata cidanka hala siyo
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 8 күн бұрын
Qofka ilaahay naco, Samada iyo dhulkana Waa laga nacaa !
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 8 күн бұрын
Amisom ba 2000dlar ku qata dalka iska fadhiya an dagalamin
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 8 күн бұрын
Ducafo ciilan oodaciifa warkooda waasaan waxaa doonto sheeg waxba laga tariwaa dalxoreeye
@MohamedSaynab-d9m
@MohamedSaynab-d9m 8 күн бұрын
Tuug.adiga ka bilaaba kuwa dal xirey caaynaayo waa alshabaab mediyada soo sashay caay waa war ciyaal weero shabaab xasan dal xuurey long live dal xuurey hore uu soco ciilqabayaasha is merjiya dal xurey geesi geesi. dhalay for Eva xasan sheekh maxamuud alshabaab guub jasuus ku xijii dhuuni raac ku xiji viva.dal xuure another 30 years dal xuurey❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dhemanliiban4506
@dhemanliiban4506 8 күн бұрын
Xasan shekh aniga matageersani lkn ninka waxan sameyay nolashiisa iyo magaciisa ayu ku ciyaray wlhi aniga ad aya uga gubtay ee walalyalow Hana bah dilin xasan shekh Wana dhaafa
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 8 күн бұрын
WASAQ.BAATAHAY.ADIGA.IYO.QANAADKAADANE.WAAFAAJIRAD
@jamaadxuseen7279
@jamaadxuseen7279 8 күн бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah
@AbdiwahidsaciidmuhumedShaam
@AbdiwahidsaciidmuhumedShaam 7 күн бұрын
Xaqiiqdii ciidanka iyo shacabka. Xasan uma roonaanin ee allow naga hor leexi ayaa lyhy kaligiis quutaha calooshiis u shaqeystaha caloosha weyn
@AminoXaajisaalax
@AminoXaajisaalax 6 күн бұрын
Masha.waxa.ka.baxay Farmaajo.intuu.joogay.lama.arag.askari.ooyaya.waxaan.ilahay.kabaR.yayna.mAdax Wayne.caadila
@QadanOmar-yy7in
@QadanOmar-yy7in 4 күн бұрын
Subxaana laah
@ardoyusuf6649
@ardoyusuf6649 8 күн бұрын
Subxanallah
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 8 күн бұрын
Maxaa laga difacayaa qof diin dal iyo dadba xarashay qofkii caqli usaxib ah wadani ah waa inusan qof difaacin ee waa inladifaca diinta ☪️ dalka oromadu qabsatay iyo dadka soomaaliyeed ee dhibatadu ku habsatey.
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 8 күн бұрын
😭😭😭💔🇸🇴💔🇸🇴
@MeymuunAbdi-f9l
@MeymuunAbdi-f9l 3 күн бұрын
Subxaanalaah
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 7 күн бұрын
Midka sam waa ORMO SOMALIA 🇸🇴 WAX FHM 🇸🇴
@Fowzia69
@Fowzia69 8 күн бұрын
Bisinka duqii way caayeen
@bashirnoor8636
@bashirnoor8636 8 күн бұрын
Wlhi Ninki dhalxureeye san ugalay misiibo dagdag hakudacda . Mida kale somalia horta maxa Madaxweyne ladalila nin walbo gobolkisa intu tagay ayuu leyahay Madaxweyne ayaan ahay.YA RABI nogargar😢😢😢😢😢😢
@Fowzia69
@Fowzia69 8 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹ka dhaafa duqa subxaanalaaah😢
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 8 күн бұрын
Inaalilaahi waainaailahi raajicuun.
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 8 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 waan ka fun nahay dhacsanaado askariga mushaar San qaadan oo abaalkii laga burburiyey
@Hanifar85
@Hanifar85 8 күн бұрын
Nin gaal ah in sida logubahdilo qof muslim ah wa qalad weyn illaahey halaga baqo
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 8 күн бұрын
Somaliya Guul Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul ❤❤❤❤❤
@wlladamasiin5108
@wlladamasiin5108 8 күн бұрын
Iam very sorry 😭😭😭😭😭😭🤣😭😭🤣🤣 askeri Somali
@hanadaxmed3933
@hanadaxmed3933 Күн бұрын
😂😂😂😂😂 Wuu u qalma
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 8 күн бұрын
Xasan sheakh adigaa iyo reerkiina kaliita xayawaan
@XILKASMEDIA
@XILKASMEDIA 8 күн бұрын
From bahdoon taakooy guul wacan legend
@OmarMahamoud-r5c
@OmarMahamoud-r5c 5 күн бұрын
Yaaraantii ayaa ku waxayn jirey
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 8 күн бұрын
IA faaajo halagasameeyo
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 8 күн бұрын
Madaxweyne dhergsan nin bahan ma kawarhayo wa africa ugu hoseyna
@hibaaqcumaraadan661
@hibaaqcumaraadan661 2 күн бұрын
Ax ax allow ugargar yarabi
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 8 күн бұрын
Goormuu dhalay kkkk
@SihamAbdullahi-i6m
@SihamAbdullahi-i6m 7 күн бұрын
Munàfaq nambar 1 waa adiga
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 8 күн бұрын
Xabashi afsomaligii way baràtay taa ha la ogaado.
@aminahussein1
@aminahussein1 7 күн бұрын
Allaha ka baqa. Qof Bini Adam ah sidaa looma jaaifiyo. Waa Madaxwayne Somaliyeed. Qalad ka uu sameeyey si kale baa looga falcelin karaa. Foolxumo weeye sidaan , Anagu Dad Islaam ah ayaan nahay. Joojiya.
@hindaawad1234
@hindaawad1234 7 күн бұрын
Waar adigu maxaad usooqaadanaysaa ood u faafinaysaa cayda madaxwaynaha waxa waxaas sameeyay halasoo. qabto oo haladilo 😢😢😢😢😢😢
@AbdilahiaAhmed
@AbdilahiaAhmed 8 күн бұрын
Subxannalah
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 8 күн бұрын
Nin inta Addis iyo Imarat tagay dalka dabada ku difaacay maxaa laga rabaa 😢 Guul Birmade
@CwahabIbrahim-f7h
@CwahabIbrahim-f7h 8 күн бұрын
Qalbiga ayaan ka ooyay wlhi tuug ayaan wanka haysata lkn oohinta maanta shacabkà asaga UGA danbeen
@AymanAbdullah-e4r
@AymanAbdullah-e4r 8 күн бұрын
Madaxweyne ma uqalmo waa in manadooran shacabka soomaaliyeed
@AxmadeqCabdinuur
@AxmadeqCabdinuur 8 күн бұрын
Qof walba meshuu isdhigaa lagu gowracaa 😂😂 xasan waa xaaska abii
@aminoosman8652
@aminoosman8652 8 күн бұрын
War waxan wa xadgudub.Madaxweynaha wa in an difaacno wa Astana qaranka waxa waxan sameynay wa oromo.
@Xalkeen
@Xalkeen 8 күн бұрын
Xasan wlh Somalia wuu dumiyey
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 8 күн бұрын
ayo dee 😂😂😂 madax waynahee ayoo 😂😂😂😂😂
@aminoosman8652
@aminoosman8652 8 күн бұрын
Asc.Soomaliyey askarigaz waxad u qaban kartan u qabta waa dhibateysan yahay Soomaaliyee wz isu German jirteena u gurmada.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 8 күн бұрын
Deni & Axmed Madoobe Khawaarij iyagana Maa laga Sameeyo waa 2. EEY IYAGAA NOO KEENAY Xassan TUUG!!!....
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 3 күн бұрын
War waxaas soomaali masamayn ee waa ajanabi laakiin xasan shekh maaha madaweyne soomaaliya ee waa nin xoogsanaya
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 7 күн бұрын
RUNTII WIXII SAWIRADAAN SAMEEYEY WAA DAD AKHLAAQ XUN, MUCAARAD NIMADII MAA MEEL XUN KA GASHAY
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 8 күн бұрын
Waa arin murugo leh intii aragtey askarigan ha u gurmdeen
@Fowzia69
@Fowzia69 8 күн бұрын
Maxaa loogu kaca XILDHIBAANADA uu isagu waardiyayo ayaa lacagtiisa cunaa ha ka raadsado
@geenyodila9095
@geenyodila9095 8 күн бұрын
😂😂😂😂 Waa is taahilaa ader
@bintohalimacali6637
@bintohalimacali6637 8 күн бұрын
Allah cabsi
@Wiilonimeey
@Wiilonimeey 6 күн бұрын
War wariyoow ehelu naaraa nahaystee illaahay ha naga qabto madax kusheegta Soomaaliyeed gabigood waa aaqira moogayal oo been uun noogu wada dhaartay dhabarka ha ka jabaane
@maxamuudcali7954
@maxamuudcali7954 8 күн бұрын
Anaba ciidanbaanagay waana nala barakiciyey 8:06
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 8 күн бұрын
Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ilaahay ka baqa waxaan waa fiican ma aha
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 8 күн бұрын
subxaanallaah subxaanallaah kuwan waa ribbo socoto
@HusseinMalimAbdullah
@HusseinMalimAbdullah 8 күн бұрын
Kan sameyey waxa kasidaran adigo fafinay ilahay kuaburtay kabaq Malinba lugulaxisabtami Dona waxa sosjaqeysatay xuman iyo sambamba nabiga Salla llahu caleyhi wasalam wuxuyiriفليقل خيرا او ليصمت
@caligaascabdulle4518
@caligaascabdulle4518 8 күн бұрын
Soomaaliya wax dowlad ah oo ka jira ma jirto ninka hadda madaxda ka ah wuxuu u joogaa inuu kheyraadka dalkiisa xado oo uu suuq madow ka iibiyo.
@Hooyomcn123-g8m
@Hooyomcn123-g8m 7 күн бұрын
Sorry tan oo kale waa ceeb iyo inkaar. War dadkan cadaabta ayaa sugeyso waxaan oo kale ma fiicna sawiro xun oo faaxisho ah illahay ha naga qabto dhalin yarada noocan sameyso
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 8 күн бұрын
Ilaahay ciidamada qaranka xaqooda sii
@hawohosh9198
@hawohosh9198 8 күн бұрын
Ninkaan askarga hadalkiisa waa nin dadka meesha qaybsadey ka qabiil ah ,dadkaasna meshaas waxba kama helin allaha awlaadas u gargaaro ,meeshan dawladu kama jirtee int hawshaan dhulboobka wadda waa qowleysato wax isla boobta
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 8 күн бұрын
Mucaradnimo sidaan maha dhalinyaroow ceeb waa Dambi walahi Somali baa cayaysa qofki AI ku samyey Madaxweynaha.
@AbjadHuwaz
@AbjadHuwaz 8 күн бұрын
Xasan waxkastoo xun oo lagu sameeyo wuu ku istaahil m/wayne ayuu uyahay duli xishoodka ka hor dhashay weeyi
@Qamar-Farmayeeri
@Qamar-Farmayeeri 8 күн бұрын
M.W. xasan shiikh guuleyso cadowgaa ha jabo cimri dheer iyo caafimaad🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MariamAd22
@MariamAd22 7 күн бұрын
Subxanallah wa waxlagaxumado dadka somaliyed oo an xishoney war iska amuusa, subxanallah adiinka qanisen ah
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 7 күн бұрын
War waa orom 😢😢
@KhalifSalad-y7j
@KhalifSalad-y7j 6 күн бұрын
Sharciga islaamku ma ogola in qofka sidaas loo jaa,ifeeyo waana gaf iyo dulmi qof ahaan iyo qaran ahaanba marka waa inaan waxaas loo noqonin
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 8 күн бұрын
😅😅😅😅 oo ma xasan gurguurte baa dhalay ilmo waa yaab iyo lama arag 😮😮😮
@EkramKassim-b6j
@EkramKassim-b6j 8 күн бұрын
Adiga nin Kaan Umadaan Kaansarka Ku noqday Miyaad U danqaneysa Kolay Adiguna Asiga Waxba ma dhaantid 😂
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 3 күн бұрын
Wakhalad in lacaayo. Mdw Somaliyed
@dibjir.m
@dibjir.m 3 күн бұрын
Nin raga ma sameyn programkan Lagarona sameyey !
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 5 күн бұрын
Somali ya utalin kara mid wanka so hor jeda in la cayo iyo muqalo xun Laga dubo lkn arimaha kale. Ee siyasadisu XASAN sheq way xuntahay dalkana meelxun ayuu kuwadaa. Waa gesi nimo sida maxamed siyaad bare iyo sid maxamed c/ hasan masameynin xukun oo utali
@AliCade-gh7jk
@AliCade-gh7jk 7 күн бұрын
Waxa sameeyay somali maahin waa oromo waa inalugu dhax jiraa warhooy ka jooga xasan sheikh haduu xunyhy iyo haduu fcnyhy dhaliin badan wuu leeyhy
@heerqaran580
@heerqaran580 8 күн бұрын
War waxaan waa ceeb xag diin iyo xag dhaqan marka lama soo qaato wsxaan kole xumaantii ood sii faasisay ayay noqonee
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 8 күн бұрын
Hee madaxweyne nooma ahan Gurguurte
@muktara.9989
@muktara.9989 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
@Fowzia69
@Fowzia69 8 күн бұрын
ASKARIGA XILDHIBAANKIISA HA SIIYAAN LACAGAHA AY CUNAAN EE CIIDA KA BADAN 5K AYAA LAGU CUNAA REERKIISA HA SIIYAAAN IYAGA AYUU U SHAQEEYAA
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 8 күн бұрын
askartu iyagaa qaldan iyagaa dadka barakicinaya xasan iyo moryaantu mabara kicinkarto hadaanay iyagu dadka weerarin guryaha dumin kaligood car hawtagaan shacabka waxa dhibayaa waa askarta
PART 2: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? 24 SANO JIRA WAXKASTA IQABSAN KARE
26:15
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 127 М.
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19