Ceebtii ugu weyneed Dowlada Xassan sheikh intaan kabadan indhaha lagama qabsan karo

  Рет қаралды 18,061

abwaan sharmake

abwaan sharmake

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@Saxan
@Saxan 14 күн бұрын
Illaoow dowladaan adigaa na siiyey ee Allow Naga qaad oo mid ka fiican noogu bedel allahumaa aamiin 💔😪
@geenyodila9095
@geenyodila9095 14 күн бұрын
Walaahi wiilka wa runtiis siduu u dhigay waa nin qaran maasha alah
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 14 күн бұрын
Waa yaab halkii ugu xumayd ayay soomaaliya maanta joogtaa😢😢😢
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 15 күн бұрын
Wa sax Dalka bad bado ayuu rabaa, kusoco 😢
@abwaansharmake
@abwaansharmake 15 күн бұрын
Taasa xaqiiqa ah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 15 күн бұрын
Mnsha allah wiilkaas dhalinyarada ah ee somalinimada ku wayntahay ,
@FarhanKeinan
@FarhanKeinan 15 күн бұрын
Xasan tuug waa tuug waa shaydaan mahadsenid xasan tuug waa tuug waa tuug waa tuug waa tuug dhamaan
@nimohassan133
@nimohassan133 15 күн бұрын
Aduunka dhalin yaradaa xoog iyo caqli u ah oo ilaashada ,balse dhalinta Soomaaliyeed in yer mooyee waa lagu shaqaystaa oo qabiil baa loo islic maalaa😢😢😢
@abwaansharmake
@abwaansharmake 15 күн бұрын
Xaqiiq
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 15 күн бұрын
Yahuu lacag ay dhacan raban
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 14 күн бұрын
Somali Allaha ayee leedahay
@mohamednur1129
@mohamednur1129 14 күн бұрын
Walaahi dhalinyaradaan Rageeda dhiig ayaa ku jira
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 15 күн бұрын
Lwada yaab allow noo gargaar baryadada ma joojineyno insha Allah yaa allaha
@isseelmi1433
@isseelmi1433 14 күн бұрын
Warmeeshaan dalma jiree xoolahaan meesha kasoosaara dalka badbaadsha waa wareey
@marianhassan9515
@marianhassan9515 11 күн бұрын
Dhalinyaroy daalle san waxa uqoreyne Wanda Alley. ManshAllah dhinyaroyo ka kaca fadhiga paarlammanka an iskaqabno
@HusseinYussuf-w3v
@HusseinYussuf-w3v 14 күн бұрын
Xasan dhiiqo
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 11 күн бұрын
Habraha Soomaaliyeed Xilka kuwareejiya, intaa kabadan ma dhagaysan.karno
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 14 күн бұрын
Somali Allah baa nacay oodayriyay Alle qoom isneceb oo munaafiqiin ah uma gargaaro
@AminaHussein-u8u
@AminaHussein-u8u 14 күн бұрын
Xaqiiqa waaye waxay kaxarig furteen allihii abuuray islaanimada siiyay,unimceeyay dhulkaas balladhan ku uumay,markaasaa cadhiidhi looga dhigay dhilkii oobanaan wakuwaa,2bo 2bo is cunayaan
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 14 күн бұрын
Khabiiliiste baatahey
@MayowAweys
@MayowAweys 15 күн бұрын
Wamashrojadidcaah
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 13 күн бұрын
Dawoloda kama jiritee kooxodan baahan waa llagu daawanaya👁️
@farahsaid6913
@farahsaid6913 11 күн бұрын
Haa waa gartay qof walba qofkiisuu udamqanayaa lkn soomaalinimadu waa gablan iyo wiil laaan
@Mashroomer54
@Mashroomer54 14 күн бұрын
hadeysan hawiyoo dhan xaar walaaq iyo dad xun wada ahayn xasan dayuus ma ay fiirsadeen 😡dalkana wey bad baadin lahaayeen😢😢😢
@mohamednur1129
@mohamednur1129 14 күн бұрын
Rageeda waaye
@XuseenNuur-b9d
@XuseenNuur-b9d 15 күн бұрын
Waa maadays waxaa dawlada somaliya waxay cadaynasaa dadka soomaliyeed inay yihiin yihiin dad aan Aqoon iyo caqli wanaahsan lahayn oo aan cabiri karin waxa dantoodu kujirto kagudubka dhibaato jooto ah ASC
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 14 күн бұрын
Farmajo iyo xasan midna kheyr maleh Ethiopia 🇪🇹 badii usaxiixeen
@ZakAli9904
@ZakAli9904 14 күн бұрын
Farmaajo goormuu saxiixay? Cadayn mad u heesaa sida Xasan Shiikh oo kale mise waa war la yiri sheekada uu Xasan shiikh iyo mucaaradkii la baxay badbaado qaran ay faafin jireen in ciidanka qaranka ee loo qaaday dalka Eratariya la iibsaday ay ku baabe een dagaaladii dalka itoobiya?
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 11 күн бұрын
Waa in Lacagta laqaybsado
@AamaCade6
@AamaCade6 9 күн бұрын
Xasan shiiq alaha nagaqabto hadaan nahay shacabka soomaliyeed
@SharmarkeMuse-n3e
@SharmarkeMuse-n3e 14 күн бұрын
Dowlada uu hogaamiyo xasan dhiiqo waxay isku badashay prank 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@ashajimale6888
@ashajimale6888 14 күн бұрын
ASC MD Hassan Sheikh runti dhaliil waa yeelan kara lkn Farmaajo Dadka u yeeranaya waa dad aan aqoon u lahayn Dawlad haddii uusan aqoonin farmaajo waa ka daran yahay ee ogaada, Ethiopia Farmaajo isagaa wadanka soo geliyay dhibaato isaga keenay (ayax teg eelna reeb) Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴
@ZakAli9904
@ZakAli9904 14 күн бұрын
Subxaana.Allah war Alle ka baq yaad u sheekeeneesaa? Gabre iyo saraakiishii Itoobiya ee madaxtooyada safaarada ku dhexleheed ma Farmaajaa keenay? Qofka in runta laga sheego ayaa fiican ayadoon loo fiirinin qabiilkiisa ileen dalka adigaba waad lee dahay. Madaxweene Xasan in uu Jigjiga tagay soo ma u qirun in dhulkaan uu itoobiya ka tirsan yahay weliba isagoo faraxsan? Itoobiyaanka si rasmi ah dalka waxay u soo galeen dowladdii C/laahi Yuusuf ka dib waxay ku sii xidideesteen xiligii hire ee Madaxweene Xasan Shiikh weliba Gabre baa noo ahaa oday dhaqameed shirwalba oo Soomaali dhexdeedana dhex fadhin jiray. Indhaha in aad istirto ma ahan. Xasan iyo Farmaajo waa laba shaqsi oo Soomaali ah anaguna dowrkeena iyo dooqeena ku imaanin hadda kuma imaan doonaan muhiimadda waa dalka ee labadooda iyo siyaasiyiinta kale ma ahan.
@fiican-g7v
@fiican-g7v 15 күн бұрын
ninkan waa khaldan yahy somalidii saxi leheedna qabiil dilay mrka aan aragno ceebta so socoto
@abwaansharmake
@abwaansharmake 15 күн бұрын
Absolutely 💯
@TrikAdan
@TrikAdan 14 күн бұрын
Shacabkii soomaaliyeed waxay u dhexeeyaan shabaab iyo dowlada x sh
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 14 күн бұрын
Tuugsiga jooji shaqada ayaa Kala duwan haddii ay iska kaashanayo wax mashkilad ah dhinac farsamada iyo aqoondiga iyo shahaada si lacag la’aan loogu sameeyo
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 14 күн бұрын
Madax weynaha wuxuu heystaa baarlamaan u isagu leeyahay o hungurigooda u fadhiyo e an juu iyo jaa toona dhihi karin e madax weynahana wucuu rabo ayuu sameynayaa e sida awgeed madax weynaha qof jac dhihi karo ma jiro e hala yaabin madax weynaha e wuxu helay ummad jaha wareersan o qabiil qabiil isugu faanayo iyo barlananki ay soo doorteen o xoolo ah e weliba xoolaha iyo xawayanka ayey kasii liitaan barlamanka.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
WAR XASAN TUUG IYO KOOXDIISA LACAG BAA U CAD😂. WAA GANG TUUG AH‼️
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 15 күн бұрын
Oo lacagtaas xasan xagay kasoo dhaaftay ma oga miyaa
@abwaansharmake
@abwaansharmake 15 күн бұрын
😂😂😂
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 15 күн бұрын
Tageris hadeynaqataa waxantagersanahay aniga madaxweyna shacabka garab istagoo WADANI dhana wadankisa cadaw kusohugamin guilty iyo gobanimo wasidaa
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 13 күн бұрын
Waa lagà yaabaa 200 sano ka dib inay dawlad dhalato
@ashajimale6888
@ashajimale6888 14 күн бұрын
ASC
@mahadtahliil9442
@mahadtahliil9442 14 күн бұрын
war ciyaalkii yutuubarka xasan shiikh u shaqayn jiray oo gaday in meesha aan dawladda lagu hayn xasan shiikh dadka la shaqeeya oo lagula heeshiiyey in dalka bur buriyey
@israwadani9113
@israwadani9113 9 күн бұрын
Subxaana llaah maalinba maalinta ka dambaysa kasii daran hadaba xagee dalka somaliya ku sii socdaa dawladii xasan shiiq waakaas maxaa laga dhaxlay dalkii waa burburay si dhab ah 1991 dii baa kagu noqday dagaalo bhrbur ciidan kii dalka wuu dhamaaday itoobiya oo badii iyo dalkii ba lawareegtay
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 15 күн бұрын
Waogyihiin ewes indhatirayaan boob dhac eykuwada hishisan yihiin wawada caloshood ushaqestayaal boobku heshiiyay
@FadumoMaxamed-o9x
@FadumoMaxamed-o9x 14 күн бұрын
Xasan tuug waa tuug asagakoxdiis waadaad waalaan
@safiyasalad1693
@safiyasalad1693 11 күн бұрын
🤔
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 15 күн бұрын
farmajo ilahey noma keno
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 10 күн бұрын
Wazaasaa dowlad lagaa yiraahdaa war kuwan waa fashilmeen maxaad nooga daba wadaan idinkaaba ka waalan Tani taktay tukala mooyee qoslaaye wey uga dhamaatay in wax la dhacaa la rabaa 5taas dolar qoslaayee u xarooneysaa boorsadiisii madoobey ee qoslaayey afka u kala haysaa nasiib wacan
@NuurRooble-h8y
@NuurRooble-h8y 2 күн бұрын
Sharma boy sooma ahan kii iska dhigay naag oo aroosay neegar ameerikaan maxuu dad caayaa nin la fuulayo
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
HAWIYE NINKOODA WAASHAY EE DALKII DHULKA LA JARAY MAY QABTAAN ⁉️ SABIIL BAY KU TAAGEERAYAAN😂. IYAGUU KA IL HELAY, CEEB NA KU DILEY😊
@DarwiishNL
@DarwiishNL 13 күн бұрын
Caqliyoow'ba kii musuqaa indhaha dhegahaba la'ka danbeeya ayuu leeyahay Ma'arko miyaa waar yuu ku xidhiin sidii hore.
@Mashroomer54
@Mashroomer54 14 күн бұрын
sorry walaal waxaas ma dhegeysan karo bye laakiin subscribe iyo like baan kuu dhaafay qof damiir leh baa tahay laakiin waxaas lasoo sheegayo iyo wax ka xun ba waa ka filaynaa hawiye tala xumadooda
@Mashroomer54
@Mashroomer54 14 күн бұрын
sorry walaal waxaas ma dhegeysan karo bye laakiin subscribe iyo like baan kuu dhaafay qof damiir leh baa tahay laakiin waxaas lasoo sheegayo iyo wax ka xun ba waa ka filaynaa hawiye tala xumadooda 😢
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 15 күн бұрын
Abgaal dameerkan yar aya ugu aqli badan kkkkkkk
@jawahirhussen9195
@jawahirhussen9195 14 күн бұрын
Waare mawaalayahin waa maxay doodled kalasocoto
@isseelmi1433
@isseelmi1433 14 күн бұрын
Ma tuug baa tuug kale qabta
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 6 күн бұрын
ayax gaajeysan waaye kuwaan dalka halaga badbaadiyo somaliyey hadii kale wallaahi thuma wallaahi waxaad noqoneysiin kurdi somali.
@Mashroomer54
@Mashroomer54 14 күн бұрын
farmaajo haduu soo laabto muxuu qaban karaa? sow kuwii shalay dhuunta ugalay ma joogaan. 😢 hawiye waa xaar walaaq dad maaha waa xawayaan 😢 magaalo ay degen tihiina caasimad ma noqon karto 🤮🛑✋😡
@sahruja5777
@sahruja5777 15 күн бұрын
Reer oyaaye tabartiina mawaxey noqotay been iyo oyin Daarood damiin
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 15 күн бұрын
Weligaa ha ku fekerin in farmaajo soo noqdo hadaad hasan diido adiga ayaa og meesha aad aadi laheeyn indha iyo dhegaha iyo muruqa waa noo furan yihiin
@abwaansharmake
@abwaansharmake 15 күн бұрын
Ugaaz intaan sidaa ufikireyno meel magaareyno
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 15 күн бұрын
Xasan dhiiqo muruq u kufano mahayo massgawa ayu xoreysan laha vica faramjo will be bk asaga yaqan sida dameerahan abgal bahahinka ah logalo
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
FANAANIINTA REER PUNTLAND OO HEES KU GARBAASHAY XASAN SHEEKH
15:35
Zaki honest Official
Рет қаралды 37 М.
NAXDIN SANBALOOSHE IYO WASIIR FIQI OO BEENCAD. IYO MD XASAN SHIIKH
17:31
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 18 М.
SHACABKII OO KALA DOORTAY FARMAAJO IYO XASAN SHEEKH YAA GUULEYSTAY OGOOW
21:47
Zaki honest Official
Рет қаралды 35 М.
DEG DEG WIIL FARMAAJO U DUCEEYAY OO LA WEERARAY & SHACABKII OO KACAY
19:52
Zaki honest Official
Рет қаралды 50 М.