Ceerigaabo waxa soo Galay Ciidanka SSC oo Hubkoodii iyo gaadiidkoodii wata gudomiye Cabdilaahi Dahab

  Рет қаралды 41,983

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 135
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Жыл бұрын
Gudomiye cabdillahi dahab muwadin xalaala. Ragasa wadanku uu bahan yahay inloo dhiibo geesi qaran nolow ader guul iyo gobanimo incha alh Somaliland 💚🤍❤️
@ikraanabdirahman3389
@ikraanabdirahman3389 Жыл бұрын
Ilahow.dalkayga.nabadkadhig.alahuma.amiin.amiin.amiin
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 8 ай бұрын
iidoor cabaad weyne, dhulbahante ayaa yaqana sida loo edbiyo iidoor , ceerigabo ayaad ka hadlaysaa, burco iyo hargaysa ayaa la qaban doona mardhaw , musa judaan waan soo qabanaynaa
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Hadaad awood leedihiin maxaad xoolo dhaqatada ah tikniko ugu weerartaan maad magaalooyinka waaweyn iyo ciidanka abaartaan
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif Жыл бұрын
Iskadaaya waxan aad kuhadlasan waxa sss layirahdo majirto
@a.m.9096
@a.m.9096 Жыл бұрын
Beenaale
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 11 ай бұрын
Masha allllah reer ceerigaabo nooolaaada insha alllllah❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Ceerigaabo waa SSC Khaatumo State kaalay diid ama kaalay baadh waxaan filayaa waxba baalahayga yaacay baad ku dambeyn hadii kale hub kadhigis udiyaar garooba
@inshamediaisha6321
@inshamediaisha6321 Жыл бұрын
Kkkk fariid.inad reer ceerigabo tahay uma malaynayo ee kalay arag.iska daa Asc iyo somaliland e .ceerigabo idoor ba. Ku kaaja waliba naaleye ahmedna farta ugu yeedha
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Allah akbar . absolut u right
@bellarota8044
@bellarota8044 Жыл бұрын
True leader. please keep going Taahab
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Жыл бұрын
Guddoomiyaha waa runtii anagaa joogna ceergaabo,xalay oo keliya waxaa lagu qabtay gaari uu ka buuxo hub iyo daawooyin loogu talogalay in hawlgalo lagaga fuliyo ceergaabo,sida maamulku uga hadlayna waa mid xaqiiqda ka fog dadweynaha waxaan leeyahay ha la digtoonaado,ceergaabo waxa cagtabsaartay tii laascaanood,alla sharka haynaga badbaadoyo.
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
Jamaahiirta iska sasaba intaan xaalku idinku xumaan😆😆😆
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
​@@shukrisaleh3389idinkaa wax gaada hadana wax sasaba
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 Жыл бұрын
Waa Runtii Allah habarakeeyo
@RaxmaCadayte
@RaxmaCadayte Жыл бұрын
C laahi dahab geesi qaran Allah ha ku xafid run sheeg dhaba
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Madaxwaynaha mustaqbalka
@nasraxasan3657
@nasraxasan3657 Жыл бұрын
Ceerigaabo waxaa soo galay huwantii oo qorshaysan shacabka reer.ceerigaabo hadifaacaan magaaladooda
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Жыл бұрын
Abdilahi dahab wa runta waa in laska qabtaa guu somalilan👍
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
Kkkkkk xaaalkaadu waaa muusoow ciidanka fasax 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
Kkk reeeer orod dheeere been iyo faan waxba mataraan hubkiinii meel kaga warama
@AhmedAbdi-lc2dj
@AhmedAbdi-lc2dj Жыл бұрын
Ninkani Madaxweyne mustaqbaal soo jedaa ManshAllah waa iin dowladdu somaliland sii ficaan aay dhagaystaan Ragaan xidhibanadaa Mushahaar badaan baay qataan hadanaa waxbaa wadanka ku maa soo celiyaan waa iin firoo gaar ah loo yeshoo maanta lagaa bilaboo
@ismailhussein4875
@ismailhussein4875 Жыл бұрын
Well spoken manshallah
@Qarandhise
@Qarandhise Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ run sheega
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Daamur dhaley Daamur doqon baatahey sool dhulmahante yaaleh Sanaag warsangali yaa leh iidoorka kunool waa SSC SIDAA UFAHAM
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Ceerigaabo harti 80km buu u jiraa gardaradu ma wanaagsana cidii baxaysa dulmi baa lagu salidaa
@muktara.9989
@muktara.9989 Жыл бұрын
Dabka jooji oo khaladka jooji SSC magaaladaadii ma ah cadownimadaada adaye ku soo noqodootaah
@hassandaher3563
@hassandaher3563 Жыл бұрын
Gudomoyaha cabdillahi Dahab .waa mustaqbalka dhawaan ee madaxweynaha somaliland .ninkadi waa in laku badala ciiro .walikay ciiro difacaya somaliland oo lawareysanayo ama BBC ahaato ama wariyayal kale oo wareysanaysa lama hayo .cabdillahi DAHAB GUULEYSO
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 Жыл бұрын
Fariid weeye gudoomiyuhu
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 Жыл бұрын
Sadex gobol oo ssc la idhaa ma jiraan waxa jira laba Haa ss (sanaag&sool) lkn gobol ceyn la idhaa majiraan. Sidoo kale ma jiro hal reer oo sheegan kara sool&sanaag hal reer oo kaliyana ma goyn karaan masiirka & aayahooda goboladaa sidoo. Isaaq iyo harti (dhlb&wrsgli) aya dega sida ta isaaq loogu qasbi karin harti ayaa ta hartina ugu qasbi karin isaaq.
@nasraxasan3657
@nasraxasan3657 Жыл бұрын
Ciidanka G sanaag waxay ku hadleen waa been baroortu orgiga ka wayn nimankaasi waxaa soo abaabulay huwan tii
@Puntland1
@Puntland1 Жыл бұрын
Dad Khayali ku nool 🤭
@SPharaoh
@SPharaoh Жыл бұрын
Waar inagaa Ceerigaabo joogna. Ninkani waxa uu sheegayaa waa beentii. Booliiska Ceerigaabo waa runtood khamri ayeey la xidhiidhay. Beenta labada dhinac iska jira dee.
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 Жыл бұрын
Ninkani runbuu sheegay waa in magaalada guri guri loo baadhaa,waa in aan bakoorad loo ogolaan in lagu sito magaalada qori iska daayoo.Waa in meelkasta oo magaalada laga soo galo waa in toban istabood la dhigaa, waa in shacabku magaalada ilaashadaan.
@NuurmaxamedSaalax-im3bh
@NuurmaxamedSaalax-im3bh Жыл бұрын
Waxaasi.waa.caaac..waxa.kale.kusooguur..Nava.nacda.iskadaayo.....get.cergabo.iyo.s.s.c.waa.iskumid
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Kkkkkkkk Ceerigaabo maada fasax lagaaga qaadan Ceerigaabo waa SSC Khaatumo State of Soomaalia hada waxaan ogolahay dadka Soomaaliyeed ee Ceerigaabo nala degen in aanay isu dawladeyn hadii kale walaahay banaanka laydinka dhigi guul SSC Khaatumo State of Soomaalia iyo hiil Harti Koombe guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Жыл бұрын
Iska dhuus dhuus . Adoo buuhoodle ka qaxay & laascano . Nolol dhul somaliland ka hesho cirka ka eeg. Somalia 🇸🇴 waa Dhul Hawiye & Dir .
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
@@NOREDIN666 cuqdad daarood baa ku haysa tolow daarood ma reerkiinuuu laayey? udhimo cuqdad😆😆😆kkkkkkkk
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Bacdamaa reer Ceeri Gaabo ka ilbaxsanyiin reer Las Caanood iyo Burco run ma sheegayaan oo wax badan ayay dhoo dhoobayaan. In uu meesha dagaal ka soo miriq miriq leeyahay oo maamulka Hargaisa kafankiisii loo tolayo oo la diyariyay shaki ku ma jiro ee runta u sheega HA-shii dhiig miiradka galbeedka ku hayso ku kibirtay ee iscabisayn intuuna waagu ku. baryin.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 Жыл бұрын
Waa baarlamaan laga hoogay waxaynaan u dirsan ayay ka shaqeyan
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
Ayaantaan olole waxaa la wadaa in la isku dhufto habar yoonis iyo hartiga waxaana abaabulaya jeegaanta, waxaa la isticmaalayaa Digsi-xagato iyo midkan halkaan ka hadlaya.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Isku dir wuu dhamaadaye ama nabad qaado ama colaad qaado ha toban wejiilayne
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Garxajis dhulkood ayay xaroodka ka qadanyan🤣🤣 Walahy Waa Duuli Garxajisko Madam dhulkod laga qadan rabo ceeb badana Ceeb badana 🤣🤣 waan ku qoslay intay difacyan Dhulbahanatada Xarodka wuu dhan aya dhulkod rabta ka qadtan😂 bari adoono noqonysan
@saadoali5930
@saadoali5930 Жыл бұрын
meeday dawladii
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@saadoali5930 dawladad waa dhulkina Soo cishada muse Wuu hurda
@AxmedMaxmud-qs6ty
@AxmedMaxmud-qs6ty Жыл бұрын
Geesi madaxweynaha ku xiga inabiiixi...inshaaa Allaaàh. .
@HansPeter-kc2hc
@HansPeter-kc2hc Жыл бұрын
Inshallah, he is the only man that fit the president role
@amiiragk5358
@amiiragk5358 Жыл бұрын
Waa masha.alh ssc hady soo Galen dee waa dhulkoogi Ssc guul
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
khamriga ma ogtahay in ugadenka marka jeelka inay gelayan ogadan inay khamri isku shuban amaab intay cabaan yidhahdan ayaan lagu moodin araagio wa sidasoo kale nin cabsan ma dagalmo mana is qariyo khamriga way iibinayeen haa lakiin markay dagalamayeen ma cabin waa xaqiiq taasi inay sheeko klae watan in sanag hub badan ku soo guran in isaaqa shacbkiisi weli hurdo aanu fahnsanayay
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
dee maxaad shacabka u kicineysaa dawlada 33 jirsatey ee barakaysan ha xakamayso waxa dalka ka socda kkkkkk😆😆😆
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Жыл бұрын
Waar saxafadeena maxaa kasi waxa waddan ka socda ma oga miyaa madareensana dagaal lada innaga socda subxanalaah.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Жыл бұрын
SAXAAFADA JEEBKA XAARMAAJO AYEY KU JIRAAN 😅😅😅😅😅😂😂😂😂
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Muuse ma ogadii xamaaaliinta reer berbera ku heesayeen baa rabi uqaadey. Lkn isaaqa sanaag baan aqaan wallaan Koob laga cabayn!
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Isaaq ha ogaado xaqiiqada hana ka wada hadlo dowlada SL waa dawlad jilicsan huwan baana ku maran oo madxweynaha isku xeertay odayo dhaqameedkeenu huwan bay gacanta ugu jiraan mediaha iyagaa maamula ganacsato badani dhankooday u janjeedhaan huwan dagaal inaguma wax yeelayso ee fitnay inagu wax yeelaysaa markay reer miyiga tikniko la dhacdo ayey inagu soo daynaysaa intaa aan sheegay markaasay irbad suuxiso ah inagu mudayaan markaasaynu dawakhaynaa oo is waayeynaa huwantuna aayar hore inoogu soo soconaysaa
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
Reer orod dheeere beenta daaya hoow isaaqow waxad la cararteeyn qabyaalad 😮 War dadkan somaliyeey snm waa la edbinayaaa🎉🎉🎉🎉🎉
@geediiabsiiye6453
@geediiabsiiye6453 Жыл бұрын
Ninkani waa indheer garad
@Prince12318
@Prince12318 Жыл бұрын
Wadaniga dabata allow dhowor. Ninkani waxaa uu arka maxeey uu arki wayen MUSE BIXI, INA KAHIN iyo NUUX TAANI. Waxaa ino taliya dad ka dhacasan oo aqoontodu litado xag siyasad, xag dhaqale iyo xag difacaba. Dal lagu so duuley bey ku leyihin tuudhale ban sameybneyna kkkkkkkkkkk. Shacabka SOMALILAND ha iska xoreyan Muse bixi, Ina Kahin iyo Nuux taani.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Biya sara tegey Waa la sugi jirey Ceerigaabo Boorama Burco Waa leysugu. Soo socdaa Warkii hore war soo dhaaf Daad soo jabsaday Cidi iskama.moosi karto Muuse iyo ina kaahin Ayey Aabbe leedahay
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
😮😮😮 Isaaaqoow ha caayina dowladnimada 33 sano aad wadaan nagadaaya ssc yaa soo afjartey 😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Жыл бұрын
Hhh kkk idoor 33 sano shacabka ayey been u sheegayey hadana no more ictiraaf SSC baa u diiday Muuse juudaan waa mideeyo Dhulbahante mideeyey
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Жыл бұрын
Muuse mideeye SSC medeeye
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Жыл бұрын
Muuse juudan iyo Faysal Faruq Dhulbahante medeyayaal
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Жыл бұрын
Ceergaabo dhulbahante iyo warsangali baaleh iidoor marti edableh noqda hadiikale tii goojacade idinku dhacday midkadaran baa idinku dhacaayah ninkan futu jeclo weeyeh khanis ah dhalfo dhulbahante buu uxiisay
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Xukuumada iyo baarlamanka waa lagu khasaaray Ina biixi iyo team kiisu dalkan meel xun bay ku wadaan Waxa ay aaminsan yihiin inay somaliland maanta ugu sidato Dalkuna wuxuu ku sii siqayaa xaalado kala duwan oo adag Allah ha inoo sahlo
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 Жыл бұрын
Waa caadi waxas dhib uma aragno xanunka dadka kala. Tag
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
​@@najmaahmed1781huwan baqday sasabo badan
@tawofiiqabdullahi3820
@tawofiiqabdullahi3820 Жыл бұрын
Taasi waa runtaada ee waa fadhiid kuwaas barlamaan laguma sheegi kaaro
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Жыл бұрын
Siyaasadiinu shiiqdaye shiikhow lasoco taa.... ISAAQOW lasoco taa.. Muusow lasoco taa.
@sacdamaxamed5937
@sacdamaxamed5937 Жыл бұрын
Is ilaliya gudomiye
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Iidoor daad qaaday xuubo cuskay 🤣🤣 .Dhulbahante laascanood xoog💪🇸🇴 bay ku qabsadeen ceerigaabo na 💪🇸🇴 xoog baa lagu qabanaya indhohiina oo shana.
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 Жыл бұрын
Ceerugaabi kuwastay aniga joigay car kaaaly ceerigaaabi sooo soco siraaday
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Hadal wa bilash xaar💩oday cadab ba lagu tusaya walahay
@fudumojama5557
@fudumojama5557 2 ай бұрын
Dabaylihii dulmifa loodirijirey baa idinku Soo socda, reer dulmi murakkab
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Illaahay munaafiqiinta ha ku xaaqo dabayshaa
@Asma3434-x2l
@Asma3434-x2l Жыл бұрын
Wll insha Allah waad soo bixi
@saidmohamoud8995
@saidmohamoud8995 Жыл бұрын
ninkani maba lahaystaba xaalka qaranka. saraakiishii ciidankaa maqan markaasuu xeer ka hadlayaa. kkkk
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 Жыл бұрын
Maxaa Ka qaban kartaa ina daamirow ssc
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Waa Ina Mire inaadeerkii 😂😂😂😂
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Жыл бұрын
Isaaq iyo dhulbahante yaa ku fiican qadiyadda ay ku dagaalamayaan isaaq wuxuu ku dagaalamayaa xuduud gumaysi ingiriish iyo dhulbahante oo ku dagaalamaya darwiish gumaysi ingiriis la dagaalamay oo soomaali ah ,
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 Жыл бұрын
Waa ruunatiisa waxaa u sheegay waxa la yidhaaha khamari waa been hal mar hadiiy gacanata lo qaadiy lahaa waxani may dhacaden😮😮😮😮😮
@nimaahmedsaid2502
@nimaahmedsaid2502 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Жыл бұрын
NINKA WALAHAY AYA U BAAHAN
@MohamedSalah-yh1cl
@MohamedSalah-yh1cl 2 ай бұрын
Miskiin Ninkani goormuu waashay oo dhaqaaqay, wallee adiga ayaa ku dhib qabi doona belaayada aad sheegaysid
@muktara.9989
@muktara.9989 Жыл бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 bacaadwayene waligiine
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 Жыл бұрын
Laascaano yaa ku Baray isaaq miyaa degenaa isaaq reer raba inay regret maamulaan waa cajaaibka manta la hayo harti isaaq xukumayo
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Maxad xukumysan lascanod ba lagugu huaysta ba wa lagu soo socda is diyari
@fudumojama5557
@fudumojama5557 2 ай бұрын
Weligey ma arkin reer soomaliland thad ka jaahilsan- diin Iyo danawi ila maraxima Rabii WA qaliil minhum
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 Жыл бұрын
Boonbolahan boholshisa in laga saaro ma rabo godkaaga biyo kugu soo galeen caban kuus caban kuus waaxid kkkkkkkkkkk 😂😂😂
@abumajid7828
@abumajid7828 Жыл бұрын
Waar dee dhulbahabte iyo warsangali ceergabo Deegan buu u yahay, intiisa isaga amaamulanaya, mise yadana birtaynu iskaga asalnaa?
@yusufkolkol1213
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Faqfaq iidoor beentiinii waa soo gaabatay
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 Жыл бұрын
Ceerigaabo Dhulbahante iyo Warsangeli baa leh. Iiddoorka yaryar ee meesha ka dhuxulaysta waa marti, haddaney edeb ku joogin, Hargaysaa lagu celin doonaa
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Жыл бұрын
Daamur ceerigaabo xuduud baa ladhex marinayaa wixii hore dhamaa daamur iidoor dawlad noqon waa runta ku dhaqan
@SKk-q5h
@SKk-q5h Жыл бұрын
Las anod madaa leh iska hadlow ina Iidoor
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Ceerigaabo nabad bay ku caana maashay Jeegaantan Habar Awal & Habar Jeclo ku soo jabey Gooja Cadde & Maraaga yeysan Ceerigaabo qaxin. Gudoomiye waxaadan Laascaano tusaale oogu soo qaadan taana kuwii kaa qoryaha weynaa ayaa wax ka qaban waayey adiguna Harti & SSC kula degaanka uma dowladeen kartid ... midii Laascaano mid ka daran ayaa Ceerigaabo ka dhaci .
@SPharaoh
@SPharaoh Жыл бұрын
Ciidanka Qaranka ayaa run sheegaya Ceerigaabo been badan ayaa laga sheegayaa. Ciidanka Qaranka hala aamino. Muuse dagaal aan halkan ka jirin yuu inoo keenin.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Жыл бұрын
Fulay ceerigaabo yaa wax kaa waydiinaya Adeer ceerigaabo waa magaalo la wada degan yahay Cid gaari malaha nabadoodana iyaga ilaashanaya Adaa belo wada ee baydkaaga ilaahy hakugu keno dhibkaad radinayso
@a.m.9096
@a.m.9096 Жыл бұрын
Qosol gariir
@farahabdi4067
@farahabdi4067 Жыл бұрын
Walee muuse iinuu idin duleeyo oo idin wada ceebeeyo ayuu ug talagaly nin walboo garaad lihi wuu garanayaa ninkan idinkaa la idiin soo diary
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
waaba cadow Isaaq war iska kiciya😆😆😆
@abshir2010
@abshir2010 Жыл бұрын
Waxaa maqli soo sagaaro ima barato? Iyo Habar fadhido lagdin la fudud. SSC KHAATUMO maamulka haduu Cerigaabo 10 daqiiqo qaadan meeyso lakiin Garaado xakimiin iyo caqiliin cadaali ah ayaa xakameeyey Ciidanka, hase ahaate adigu dagaal hadaa u xiiso qabto biloow xabada waxaa ka hesho waxbo hanaga siin. Kii nabada diido waxaa la qaadaneeyna dagaal ee rid xabada hada xininyo leedahay.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Жыл бұрын
Misgiin Parliamentka Maleeshiyada Hargisa muxu ka qabankaraa Maleeshiyada Ssc? Waa 2 Maleeshiya oo qabiilo ku dhisan.. Maxaa ka qabankartaa? Midda kale,qaranku waa maxay? Beentii 33 sano socotay run ayaad mooday kkkkk Maleeshiya qaran sheegata kkkkkk
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 Жыл бұрын
adeer deegaankaga colaad ha ugu baaqin adoo siyaasad ka raadinaaya hadii taasi jirto deegaanka madaxda dagani ha ka hadlaan
@yusufkolkol1213
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Taasi xiniiyo ayay u baahantahay guri daarood baad baadhaysaa
@Rghtman308
@Rghtman308 Жыл бұрын
Naanaystii baa ilaahy kuu qaaday maskaxka ayaa daamur lagaaga shubay qalbigaa ku madow . Jooji calaacalka indhahaaga oo shana ayaad arki doontaa waxaad ka qaylinaysid naagyahow. " ladnaan tuba waxay kuu ahyd , labo dharaaroode "
@ahmedahmed-ex1ju
@ahmedahmed-ex1ju Жыл бұрын
Somaliland waa un magac idoor labaxay
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 Жыл бұрын
Kani waa caqligii faysal faaruq oo kale ssc buu ku waashey
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 Жыл бұрын
War reerkan afbay kaga hadhaay hebel baa shir jaraidbu qabtey
@ahmedahmed-ex1ju
@ahmedahmed-ex1ju Жыл бұрын
Kkk qaran xoog ayaa lagu keenay jamuuriyad xoog ayaa lagu keenay idoorland xoog ayaa lagu keenay qaran qaran walahi hadii ay cid qabyaalad qaatay adigay ku qaatay Maxaa yeelay waxaan aad qaran ku sheegaayo waa un cidaada idoor ah
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Huurooy ha isku kaaya firing walaahay sidaadii baad Ku waalan WAX BAA BAALAHAYGA YAACAY
@abha2476
@abha2476 Жыл бұрын
Dagaal lacag iyo hub iyo ciidan tababaran ayuu u baahan yahay, Madaxweynuhu wuu ogyahay intaaba lama hayo, haddii la hayo Garoowe ayaa qabsan lahaa, imika dhulkoodii way xoraysteen, dagaalku halkaa ha inagaga ekaado. Cid dambe yaanay innaga dhiman. Nabadda ha la qaato.
@يوسفعبدالقادر-ر6ن
@يوسفعبدالقادر-ر6ن Жыл бұрын
Dhuusaweyne futadaadkatidhi yaaqoomaluud
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 Жыл бұрын
Caaqilkii mamulka xukumi jiray iyo inaderkii Taani meeye🤣🤣 Caqil Muuse beelo inay wax ka celiyaan ayuu rabaa waayo ciidankii wuu ka quustay🤣 Dalku miyaanu maamul lahayn intaad dadka deeganka guubabinayso 🤣🤣🤣🤣🤣 Fashiluu caadiya wlhi ee caadi
@shayga5656
@shayga5656 Жыл бұрын
Muuse wu fashilmay ciidankisiina wu jabay imika inu beelaha isku diro ayuu rabaa 😂
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 Жыл бұрын
@@shayga5656 Haa wlhi xaaladiisi beelo ayey kusoo ururtay🤣 xataa wuxu samayn karaa inuu maleeshiyada ina canbaashe qayb kamida isticmaalo si'loo yidhaahdo dhulbahanta nasoo weeraray waayo reer miyiga waa laga faa'iidaysan karaa, isaguna ceebta ayuu ayaamo kaga dhuumanayaa, waana inta uu wado hada isaga iyo horgaladiisu
@hajiramohamed8791
@hajiramohamed8791 Жыл бұрын
Waadku waalateen ssc weytagtey niyada ia jara
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Yaahuuu kan been badanaa war wax aad ogtahay majiro iska aamus
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Жыл бұрын
Nin hotel casood fadhiya talada la weydiinayo maxey tahey?
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Жыл бұрын
Waar caac dhamaatay daamur hawaalan dhubahante waa tegey ha ku waalan dhulbahante meeshii iidoor baa ku hadhay kkkkkkkkkkk
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 Жыл бұрын
muuse biixi waa beenaale hadaad cabdilaahi daamuraw quudayso soyaasad ku xidhan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk beenale xoolo xoolo kale jirin. Doqonimada waa loo dhashah ee lays kama dhigioh. Sool & Sanaagba reerkii leh ayaah u haraya. Awooda Allaha weeyn haka sheekeyn
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Жыл бұрын
Qabiil qaran kuwasha iyo peenale sool xoogo baa lagaaga saaraya sanaagana xoogo baa lagaaga saari idinka iyo horogaladiinaba😳
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
😂😂😂😂! IIDOOR DABACAYUUN 😂CIYAAL IYO CIRROLE😂IOHIN😂WABAA😂!! CEERIGAABO, boqol wado ayey leedahay!! BARIGA IYO KOONFURTA🎉HARTI 💕♥️♥️🌹ayaa xukuma🎉Hubkoodana HAYSTA!! SEE DAREEMOSAA 😂?? DABACAYUUN 😂???
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
kkkkkkk😆😆😆😆
@bashirmoalimmohamud1138
@bashirmoalimmohamud1138 Жыл бұрын
Iidoor dhulkiina iimaansada
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 Жыл бұрын
Faan badanaa kalay adiga cayrugabp
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Жыл бұрын
Idooro dad kii so jog laga wayo waxa laga hela so jiifta wa balan inad buurahi ku noqotan dadka lagu kibro io dad kle ba is kaga kiin qaldane wa balan inad mar kle kabaha gacanta ku qadatan 😀wax ba balaha iga yacay qamri io fasahad io arkaxiso waxa fir u leh wa la yaqan
@SKk-q5h
@SKk-q5h Жыл бұрын
Beenaale ciyaal canbsan bey ahaayeen
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Hadaad xabad lasoo orodaan hade idinkay idiin darantahay. Adinka unbaa maydadkiina kacarari doona.
@BaydarCanjeel
@BaydarCanjeel Жыл бұрын
Kanookale waxaa layiraadaa dhaqdhaqle karaawil ssc ma afkaa wax laga jarayaa
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Жыл бұрын
Barlamaankii hore ee laaluushka lasiin jiray miyaad ku khaldaysaa sawdigii markii kulmiye wax isdaba marinayay sacabka u tumayay si aad urur u hesho maanta maxaa kaaga soo uray inamadan wali la tacalaya siday qawlaysatada muuse hogasmiyo wadanka uga furfuri la hayeen ileen islan fadhida lagdini wax uga fudude
@mahamed6329
@mahamed6329 Жыл бұрын
Kkkkkkk War kani geeridiinabiga ma oga
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 145 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 24 МЛН
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 23 МЛН
Xisbiga Waddani Oo Muraaqibiintii Gabiley War kasoo saaray
10:41
MM Somali TV
Рет қаралды 7 М.
RUWAAYADA HCTV HADAAD KA DEGTO XILKA DADWAYNAHA WAAD LASIMANTAHAY
32:26
DegDeg Xogta Huwanta Laascanod Madax Jabiska Ceerigaabo Warweyn
8:10
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 145 МЛН