Ax ax Markaan maqlo heestan iyo kuwii kale ee halgankii 1977, waan iska ooyaa . Mar waxaan la ooyaa sida dadkeygu mid u ahaa la isu jeclaa, marna waxaan la ooyaa markaan arko meesha aan ku dambeynay ee reerba reer qalanayo. Yaa Allah noo soo celi midnimadii aan cisiga iyo sharafta ku laheyn….😭
@wiilhog67883 жыл бұрын
ibrahiim badiil ayaa hestan leeh cesantii mas iyo good madax shabeelle malageydiba gly alaha unaxariisto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤😭
@Hanadyare345609 ай бұрын
Ibraahim badil codka kooxda uu ku jiraa ee heesta waxaa allifay salaad diirshe maxamuud kooxdana waa kooxdii boliiska ee Heegan
@mataanyare6116 ай бұрын
Salaad Maxamed diirshe ayaa sameyay heesta
@waarimeysidewanaag88476 жыл бұрын
😊☺👏👏👏👍👏 Nin milgadiisi(xaaskisi!) iyo mooradisi loo dhacay!! XEERARKA ASAASIGA, EE DOWLIGA AH!! WELL DONE👏👏👏👏
@cabdikahinshugricali39898 ай бұрын
Sxb aankaa saxee meeshaas MILGADIISI maahan MILGO micno ahaan waxay noqoneysaa XURMO ee waa NIN MILKADIISIYO MOORADIISI LO DHACAY mafahantay hadeet
@fooleyadaawe343422 күн бұрын
Waa kooxdii ciidanka booliska ee Heegan ama aha waaberi.
@abdinasirmohamed2484 жыл бұрын
Waaberi maahee waa Heegan kooxdii ciidanka boliiska ninka ka dhex muuqda waa AUN Ibraahim Baadil oo la dhashey Cabdi Baadil.
@dulmadoobedulmidiid46554 жыл бұрын
Waa hoboladii kooxdii heegaan iyo mirihii salaad diirshe allaha unaxariistee
@mataanyare611 Жыл бұрын
Miraha hestaa waxaa lahaa saciid mire heydar
@anasgantaal576511 ай бұрын
@@mataanyare611 Maya wll siciid malahan waxaa iskale erayada iyo laxankaba salaad diirshe Allah ha unaxariisto
Ceesaantii mas iyo good madax shabeel lee leeftaa malageediibaa galay. nin milkadiisiyo mooradiisi loo dhacay mood kiya geerida kama maadanaaye.
@abdullahishuuriye23313 жыл бұрын
Heestaa Mar ka hore waa kooxdii heegan(erayada waa salaad diirshe xersi_laxankuna waa isla isaga) alle ha u naxariisto salaad diishe xersi wuxuu ku dhintay qaraxii ex-kontroll afgooye 2020
@abshirmohamed1038 Жыл бұрын
Malageydi Baagalay SNM
@farxiyoismaelmohamudcaliwa13455 жыл бұрын
very special song cesaanti mas iyo God madax shabeel leehtaa malagedi baa galay
@AbdiKarimAbdulkadir-d5xАй бұрын
Waarun guul noolada
@abshircarab184 жыл бұрын
Heestaan intaan lee ma ahan haaf iila eg thy
@abdallemohamed17465 жыл бұрын
@Ik Hajji sxb eestan tii hore asd soo galisayoo oranaysan guusha iyagaa leh kooxda wabri malahan ee heegan booliska somaliyeed aa lahayd
@gare123 жыл бұрын
AUN Abwaan Salaad Diirshe Xirsi
@looyaan3232 жыл бұрын
Kooxdii heegan
@waamortv4 жыл бұрын
Kooxdan Waa Heegan booliiska
@maxamudgacmadheere46083 жыл бұрын
Heestaan waxa ku luuqeeyey kooxdii Heegan E Ciidankii Police ka
@talokeen2596 жыл бұрын
Jeegaanta malagoodiiba galayeee
@xamsexalane70795 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@xananmediaproductions67955 жыл бұрын
Yes walaahi ishaad ka riday😂
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Walaahay waa runtaa jeegaanta malageedi baa galay
@talokeen259 Жыл бұрын
@@mohamedmohamud3432 gacan libaaX baan kaa soo salamaayaa after 4years