Soomaali Baan Garanayaa - Faaduma Maxamed iyo Hobolada Waaberi (Hees Wadani)

  Рет қаралды 129,873

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Soomaali Baan Garanayaa - Faaduma Maxamed iyo Hobolada Waaberi (Hees Wadani)
Ereyadii Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur

Пікірлер: 75
@mohamedqazayeh9961
@mohamedqazayeh9961 6 жыл бұрын
alla jirka waa igariiraa heestaaan markaan dhageesto wlh allow soomali iskusoo celi alla maxaan dad eheen lkn aan isku dheelnay
@aqoonguudchannel6402
@aqoonguudchannel6402 3 жыл бұрын
heestan maanta ficiil ayn uso radshaye in african ah ay soomalinmo igu cayeye oo igu yiri somali waa qaxoontin wax kale mataqaaan AM sorry kadiba heestab markan dheegysty wan iska ooyay
@osmanciilhassan8905
@osmanciilhassan8905 9 ай бұрын
Ciil ban cawa la dhageysanayaa heestan maxayelay Ethiopia aya badeena gacanta lo galinaya cawa. 2.1.2024😢
@inajacbur9064
@inajacbur9064 8 ай бұрын
Kulamid baan ahay sxb, lkn aan uwada kacno meelna uga soo wada jeesano cadowgeena, insha Allah Waan Guuleysaneynaa
@HusseinDirir-f4y
@HusseinDirir-f4y 19 күн бұрын
Cidna somali usoo dhawaan mayso waa hadii aan qabyaalada iska dhaafno
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 жыл бұрын
""Soomaali baan garanayaa Cadowgii u gafa inuu Gubanayaan garanayaa""
@abdirashidahmed1339
@abdirashidahmed1339 9 ай бұрын
•Gayshkooda Xoogaan Garanayaa •Magambade Boliskaan Garanayaa •Gayfane Asluubtaan Garanayaa •Nabadd Sugida Gama'diidaybaan Garanayaa 03/01/2024. 10:51 Am
@CabdFatah
@CabdFatah 6 жыл бұрын
Walaal waan kusalaamay salaan kadib waad ku mahadsantahay kaydka aad umadda uhayso maaha wax lacagi goyn karto kaydkani mahdsanid fanaaanadan heeso kale maqaaday toloe
@sadiqabdi9045
@sadiqabdi9045 2 жыл бұрын
Saxid: Ma ahan kooxda Waaberi ee waa kooxda Heegan ee Ciidan Booliiska Soomaaliyeed.
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Ooooh, mahadsanid brother.
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
​@@ikhajjiabwaan Cornell cabdi bashiir indhabuur saaxiib keeybuu ahaa waxuu madax ka ahaa kooxdii heegan
@MTooyo
@MTooyo 5 ай бұрын
Waa heegan,
@fadumoabdiweli9184
@fadumoabdiweli9184 2 жыл бұрын
Ane Gabsan maye inkasto an gabar ahay hubka guudka saray Rasasta gardadsanay guuul sida rageyga gobaha dagal garab jogsanaya ma ahan kuwa tiktok lagu falaay iyo Kala qeybinta dadka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@safahenna2322
@safahenna2322 2 жыл бұрын
Hada somaalida jogta qabiil bayku wareeren 😭😭
@DhegaawiCabdiraxmaan
@DhegaawiCabdiraxmaan 10 ай бұрын
Hees qiimo badan 18/11/023 ab :10:2 ayaan dhegeysan heestan alle swc soomaali midnimadadeedi iyo sharafteedii hasoo cesho koley kala dhaqaaqday eh❤
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 29 күн бұрын
Faadumo duur aadbeey Ucod dheered markaa
@CabdaleZhire
@CabdaleZhire Ай бұрын
Allow soomali doolad xaqa u keen oo dalkeda jecel dadkeda jacyl zhisheyaha. Naceb amin soomali alow midee aamin 😢😢😢
@Beaneditz4
@Beaneditz4 Ай бұрын
@@CabdaleZhire amiin
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 5 жыл бұрын
Ana gabsan maye inkaston gawar ahay hubkan gudka Saraya💪💪💪🇸🇴😀🇸🇴👍
@goosha2978
@goosha2978 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa 25/08/2023. Malintiii urgufkii somali diidkii snm laga dull kiciyay magalada lascanood dhulka sool oo dhana laga saaaray. Aad. Baan ufaraxsanhy. Ilhay bay mahad oo dhan usugnaatay allahmdullah ❤ dadkiii iga gadhintay wali kama samrin qofkasta qofkiiisa udilaya inshlah inta malmahaygii quruxda badnaa haday iibilaabmeeen. Calankayga faraska lehh 🇸🇴🐎 niiiko iyo galbiss noota kuma helin waan u aaaraya shacabkaygiii cidmadayda waa mahdsan tihiiin saa iiga farxiseen waligiin ufaraxsanaaada 🫶❤️🤍🇸🇴🐎🩸🩸♥️
@lulabi8837
@lulabi8837 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 5 жыл бұрын
Ah ya wadani👌😀🇸🇴
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 5 жыл бұрын
Somalinimo aya la darema marka la dagesanayo heskan
@ugubchanel6246
@ugubchanel6246 4 жыл бұрын
Masha Allah guuuul iyo gobanimo
@Daad7
@Daad7 Жыл бұрын
Sida aay Hadda Wax U Socdaan Haddii Lagu Wado Waan Arki Doonaa Soomaali Sidaan Rabay Ah.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Heeskaan wuxuu ka hadlaya walaalihii inaga horeeyay ee gabonimo Unoola dalkoodana difaacday sharfka iyo qabkana ku asteeysnaa Kuwa hada nool ee aniguba ku jiro ilamaha ineey nasiib leeyihiin Dalka waxaa dadka nacsiiyay madaxda mid sharaf leh ku jirin ee musuqa iyo xatooyada ku buudhay iyo kuwa shisheyaha u shaqeya Malin waxaan sugaya nin walba oo dalkaan qalad ka galay lagu xisaabin doono i.a illahow waad awooda ee intaa nolahay i tus🙏🫡
@mahadshire1019
@mahadshire1019 2 жыл бұрын
Kooxda ciidanka police-ka heegan weeyaan iyo fadumo duur, change the title waaberi ma'ahee!!!
@mayranebataax3697
@mayranebataax3697 4 жыл бұрын
Inta Gashaan tidoodii gooheedu baxayee goynayso naasaha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kureshyusuf6904
@kureshyusuf6904 5 ай бұрын
😭😭💔💔💔💔💔💔💔😭
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
Somalia is back
@yaasiincabdi1482
@yaasiincabdi1482 5 жыл бұрын
somali not back
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
wax walba way dhici karaan stay positive and if you are anti Somalia than you are brainless.
@yaasiincabdi1482
@yaasiincabdi1482 5 жыл бұрын
@@aliahmed867 sxp somaalia marbay soomaaliya ahayd balse hadda maya soomaali mar horo ayay dhimatay somaali waxaa layidhaahdaa dad ad adag oo maskax leh oo halyaay ah balsae hadda way wada dhinteen waxaa soo haray inta ugu jecel in la dulaysto haday dhalanyareena soomaaliyeed ay ahaan lahaayeen ku wa ku mashquulay danta dalkooda waxbay ahaan lahay balse hadda waxay ku mashquulsanyihiin model ka cusub ee dharka soo baxay iyo timahay oo gees laga xiiro geesna la daayo iyo waqti dhimis iyo heeso iyo waxaanloo jooginba waan ka xumahay sxp ilaahay hainoo soo wada hanuuniyo dhalayarteen dulowday aamiin aamiin aamiin yaa rabbi
@maxamedjamacgallayrmaxamed5061
@maxamedjamacgallayrmaxamed5061 Жыл бұрын
Inshaa Allah waanu soonoqon doonna walalayaal yaan laquusan
@hawdmedia332
@hawdmedia332 8 ай бұрын
To day 2024 come back somalia dhalinyaro kiina awdal jooga iyo kiina kismaayo jooga aan gacmaha is qabsano oo aynu yeelana hal cadaw❤❤❤
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
Illhow soomalia soo celi Dhashta ila hada ayidoo nabad ah ma arkine 😭😭
@AbdallajokerSoole
@AbdallajokerSoole 4 ай бұрын
Somali ban garanaya cadowgi ugafo inu gubanayan garanaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mexicoahmed7177
@mexicoahmed7177 5 ай бұрын
Ciil baan ladawanaya heestan cawa Ethiopia badeena maysan hawaysateen 😠
@Ccbulshaawi
@Ccbulshaawi 3 ай бұрын
2024
@MTooyo
@MTooyo 5 ай бұрын
Faadumo Duur, Heegan bey aheeyd
@fadximaxmed691
@fadximaxmed691 4 жыл бұрын
Waaw Masha.allah
@cabdicasiisaxmed1788
@cabdicasiisaxmed1788 5 жыл бұрын
Waa hees qiiro ah oo wadani ah
@cnaasirdaauud-c2k
@cnaasirdaauud-c2k 6 күн бұрын
All soomali hadey seynoqotay 27/9/2024
@caashomire9723
@caashomire9723 4 жыл бұрын
Wllhi waa hees qiiro leh kuna dhiiri galinaysa wllhi
@gaadacoahmed2371
@gaadacoahmed2371 3 жыл бұрын
Erayadi cabdi Bashiir indhabuur kooxda heegan
@Jkkaraamo
@Jkkaraamo 4 жыл бұрын
Somalan garanayaa axiyaa hees somali iyo quwadeedi alle somali hanoosooceliyo iyadoo mid kaliyaa
@africaunion2222
@africaunion2222 4 жыл бұрын
Mash ALLAH. What a amazing good and pleasant voice. One of the 5 song in any language I've heard in my life. Somalia iyo Soomalidu ha nooladan.
@lulabi8837
@lulabi8837 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@rufaaciyare3153
@rufaaciyare3153 Жыл бұрын
Hees wadani ilaahow soomaali mida 😢 2023 baan dhagaysanayaa
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Maaha Waaberi ee waa kooxdii Heegan iyo 1977.
@princessgacal3678
@princessgacal3678 8 ай бұрын
Wlhi xasus ayaan galay heestaan anigo macnaheda ad u fahamsaneen ayaan ka qaaadi jiray school taabuurka😢😢😢
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab 8 ай бұрын
Agoon gaamurtay Baan garanayaa waa waxa maanta furinta ikeenay 😔 😟
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 3 жыл бұрын
Soomali baan garanayaa Godobteeda maqan Iney goosataan garanayaa
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 8 ай бұрын
Inta ila dhagaysanaysa 2024 January 7 4:47
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab 8 ай бұрын
Eepow 😂
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Soomali ba garanayaa inan qabyaalad deyneyn ba garanaya ilaahow qabyaalada naga qaad qabiil dhafi mayne
@FarxiyoXasaan-k8l
@FarxiyoXasaan-k8l 5 ай бұрын
To❤❤
@rufaaciyare3153
@rufaaciyare3153 Жыл бұрын
Hees wadani ilaahow soomaali mida 😢 2023 baan dhagaysanayaa
@XalkaCade-w1k
@XalkaCade-w1k 7 ай бұрын
Guul
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 5 жыл бұрын
Ma faaduma duur baa gabdhan?
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Allaa yacisak
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
Allow somali mideey😭😭
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 10 ай бұрын
Heesta waxaa qaaday Kooxda HEEGAN Ciidanka Booliska Soomaaliyeed , Waabwri ma ahan
@AbdallajokerSoole
@AbdallajokerSoole 4 ай бұрын
Somali ban garanaya cadowgi ugafo Inu gubanayan garanata🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliisse-cq8zd
@aliisse-cq8zd 9 ай бұрын
heysstaan 23/21 /2023 ayaan dhageeysanooyaa waa heys wadani ah runti dadka somalakyeed alaaah mideeyo cadawga alaaaah haka dul qaaado😊
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 8 ай бұрын
Manta oo kale ayaay qiimo gaara sameeyan heesaha waddaniga ah❤soomaaliban garanaya
@Maxameddeeqsaleeban143
@Maxameddeeqsaleeban143 8 ай бұрын
Allaw umadda islaamka ah ee Somalia isku soo ururi amiin aamin ya allah
@khabirasadkhan4978
@khabirasadkhan4978 9 ай бұрын
Mantay tagan tahy O itobiya badeni iso dhigatay
@leilaibrahim7443
@leilaibrahim7443 8 ай бұрын
Illahow Somalia 🇸🇴 mid ka yeeel😢
@ikraanmaxamed7516
@ikraanmaxamed7516 Жыл бұрын
Soomali baan garanayaa godobteeda maqan inay goosataan garanayaa
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab 8 ай бұрын
Really 😢
@ahmedmohamood8380
@ahmedmohamood8380 2 жыл бұрын
Soomaalidii hore weeye ku waas
@adancabdi3749
@adancabdi3749 2 жыл бұрын
Waa xasuustii waaya waaya
@rachidosman8637
@rachidosman8637 Жыл бұрын
guul sitti
@samsamj18
@samsamj18 Жыл бұрын
🩵🩵🩵
Ishii Buktaay Ku Bikaacso - Hees Wadani Hobolada Waaberi
7:28
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1,1 МЛН
Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
5:40
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Maxaad Taqaan - Hees Wadani Hobolada Waaberi
3:40
Ik Hajji
Рет қаралды 91 М.