China Soo Bandhigtay AI Ka Horeeya Ka Maraykanka Kuna Ridey Naxdin, Buuq $1Trillion lost

  Рет қаралды 5,755

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

China Is Eating USA Lunch
"DeepSeek" waa mashruuca AI ah oo ka jira Shiinaha oo ujeedadiisu tahay sare u qaadista awoodaha raadinta ama isticmaalka teknoolojiyada barashada qoto dheer. Mashruucan ayaa China ku fulisey $6 Million oo keliya halka 4 ta company ee Maraykan ka fuliyey ilaa hada ay kharash gareeyeen maaliyad ka badan $10 Billion.
Mashruucan ayaa ah mid open AI ah oo u furan dunida oo dhan halka ka Maraykanku yahay khaas ku kooban Iyaka iyo wadamada ay xidhiidhka saaxiibtinimo ee soke isla leeyihiin. Taasi ayaa welwel iyo walaac badan gelisey shirkadaha Maraykanka iyo dawladdaba.
Shiinuhu wuxuu si firfircoon uga maalgelinayaa teknoolojiyada AI qeybaha kala duwan, markaa hindisayaasha sida DeepSeek waxay diiradda saari karaan hagaajinta mashiinnada raadinta, falanqaynta xogta, ama nidaamyada maaraynta macluumaadka ee loo yaqaan Data mining.
#somali #somaliland #puntland #somalia

Пікірлер: 19
Why I Don’t Worry When Things Don’t Work
44:07
Myron Golden
Рет қаралды 725 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Fastighetssektorn - börsens sjuke man?
28:41
EFN Ekonomikanalen
Рет қаралды 3,9 М.
Fastighetssektorn - börsens sjuke man?
26:28
EFN Ekonomikanalen
Рет қаралды 4,5 М.
Shaydankii Elon Musk Oo Ilhan Omar Weeraray & Wararkii Calamba #somali
38:31
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4,4 М.
Grönland, börsen och allting
21:46
EFN Ekonomikanalen
Рет қаралды 2,1 М.
Еп278 | Теодосий Теодосиев: Как да хакнем системата?
3:30:24
Свръхчовекът с Георги Ненов
Рет қаралды 181 М.