Wlaalayaaal aynu ku saalino xabiibkeenii muxamed ahaa sallalaaahu calayhi wa sallam
@Misantubee3 ай бұрын
Ustaad❤
@kingpower69094 ай бұрын
sax sidaa inoogu wad mawduucaa muud yeelanaya markaase😊
@LiibanAli-g7b4 ай бұрын
Niyow video yada maku edite gareeya sida waa beri media oo kale
@cabdirisaaqdeeq41203 ай бұрын
Aadan sahan. Walaaaloow. Muxuu ahaa janelki aaad , adiga iyo asxaabtaaada xogta ku soo wada gudbin jirteen adiga iyo saaaxibada kala ah maracadde show, waberi media iyo ogaansho. Walaaaloow
@abshiribnuxariir753 ай бұрын
Fagaare media
@abshiribnuxariir753 ай бұрын
youtube.com/@fagaaremedia?si=U8Z16Di0KdOYtZ4Q
@MedIbrahimidrissIbrahim4 ай бұрын
ilahayow naga jabi cadawga ❤
@bookhaxmed65834 ай бұрын
Churcill waa nin jira oo jabiyay argagixisada daraawiish❤❤❤
@Rashidomohamed-w3k4 ай бұрын
Tarikh lawe😂😂😂😂
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g4 ай бұрын
Oramo af soomaali bartay ee sirdoonka itoobiya ku dhex beeray umadan 100% muslim ah ee loo quudhi layahay Mar xag qabiil lagasoo maro kolba meel laga juqeyo waad ogtahay inay halaag ku noqondoontaa malintan guulaysano adna waad ogtahay
@bookhaxmed65834 ай бұрын
@@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g see baad iigu tuhuntay inaan ahey orom mida labaad miyaad ogtahay xabashiyahaw in uu sayidka aad difaacayso uu dad maati ah ku xasuuqay nugaal nio waxaan u malaynayaa inaad tahay xabashi af-soomaali bartey orodoo duufka iska du laxyahay.
@NusaybaAbdirisak4 ай бұрын
@@bookhaxmed6583nugaal ma adiga masuul ka ah warya soomalidu waa is dagaali jireen ninka aad gonida uso caysidna waa ninka gaalka wadanka kaaga celinayey
@NusaybaAbdirisak4 ай бұрын
@@bookhaxmed6583dadka nugaal kunool ma adamasuuul ka ah ano kaso jeeda ku leh ninkas halyeeybu aha galada wadanka kaga difacayey .soomaliduna waa Islayn jireen rer an la dhibatayna iyo kuwa aan wax dhibatay na kuma jiro soomalida
@AQOONTAGUUD-de2hv4 ай бұрын
❤❤❤
@apdirizakchannel13454 ай бұрын
Adanow zhp tariikhaha soomalida ka so sheeke sida geeli lakala dhici jirey
@Abdirahiim_Cimraan4 ай бұрын
Aadanow hubka halkoo kaheli jiray sayidku
@yunisgaming39734 ай бұрын
Darawishta nool manta waa alshabaab sidoo kale cadowgey ladagaalayaan waa ammisom iyo maraykan iyo dawlada daba dhilifka aha??
@AfkaTube3 ай бұрын
Old sahanka .❤❤
@boqorkajcylka92774 ай бұрын
Wllka sahanka❤
@Rashidomohamed-w3k4 ай бұрын
Wcs adanow
@AtoZUFC4 ай бұрын
Somalia dhe ama gobolada woqooyi
@cqaniaden73154 ай бұрын
Aamus eey yahow ciyayaa
@Anwaar.aadan.maxamud4 ай бұрын
@@cqaniaden7315caydu ma ficna dhaqan islamna maha markad walalka dhibsato hadalkisa erayo an cay ahayn isticmal walal waa iga talo uun
@hogamiyahabulshada24304 ай бұрын
Taleex waa meeshii ugu horeysay afrika ee duyuurud lagu weeraray .
@MedIbrahimidrissIbrahim4 ай бұрын
Africa maha ee adunka oo dhan somalida ugu horeyey dad diyarad lagu weraray
@ilkacase77524 ай бұрын
Kelyo xagso dheh odaygaas ingiriis aakhiro ayaan isaga daba imaanaynaaye
@cabdirizaaqaxmed97014 ай бұрын
Wcs
@faadumomaxamuud47964 ай бұрын
Walalow maad taarikhda sayidka inaga daysid
@GaaShAaNLe124 ай бұрын
Sabab uu udeyn
@faadumomaxamuud47964 ай бұрын
@@GaaShAaNLe12 waayo ninkaasi nin sidaa loo sheegayo ah maaha
@nimofarah81934 ай бұрын
Anaaba nacay sheekadan
@westy9374 ай бұрын
Maxaa dhacay . Waa taarikh ixtiraam mudam mise waxaa inbadan maqashay waxyaabihii u ugaystay somalida guumaystaha la sicday iyo qabiiladoda.
@ShaRuu-xe1bz4 ай бұрын
Abwaan camera da soo hor fadhiiso edit. Wuu dhib madan yahay iskada sideeni hore no fican naga da
@Abdallemahir4 ай бұрын
War السلام عليكم aadam. niyohow horta waligay anuu halmar baan amaanay qofaan waalidkay ahayn, markaasna saaxibkaygii hebal buu ahaa, marka 2aadina, waa adi. Oo waxaan kuleeyay " ninyow horta ragg lama xaqiree, halyay afmaala baatahay sooyaalkuna xusidoono aniga agtaydana muhim baad katihiin hebel ya adiguba, waadna uqalantaa darajada qoraanimada " sababtaan magiciisa uqarshayna waanin bunbuuninta neceb allaha cilmiga idin kordhiyo
@SuhaybAhmed-kv2iv4 ай бұрын
عادل حنيف داود Kurdi suuriyaan 10000 qof ciraaq Ayuu hub kiimikada u adeegsaday
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g4 ай бұрын
Darawiish waxa la dagaalamayay muu ahayn ingiris oo kali lkn talyaaniga ethiopia iyo qabiila soomaalida ka mid ah oo hada landheranahay ku le dadka lkn taariikh madow ayay leeyihiin oo dhiganayal ama tabiyayaal badan ku xardhan jabkaasi wuxu sababay sayid ku inuu cadawga iyo daba dhilif yada gudaha iska sifeeyo lkn AUN uu kamu gulayzan taas sababa badan oo is biirsaday oon taariikhdu xusun oo hadad tarikhda akhrisana waad ogan kartaa
Diyaaradihi uu ina Cabdule xasan ka cararay waxa soo riday caydiid
@Darwiish-Sool3 ай бұрын
Aadanoow waxa cajiib ah in Diyaaraddii 1aad ee aduunka lasoo saaray 1903 dii 18 sano ka dibna ay Taleex iyo Jiidali noqdeen meelihii ugu horeeyay ee Africa ee ay duqeeyaan. Sidoo kale ceelashii ayy noo sumeeyeen oo sayid ku aakhirkii Xanuunadii lagu gumaaday dadkii Indigenous ka America iyo Australia ahaa oo markaa Somali 🇸🇴 ku cusbaa ayuu u dhintay
Nio isaaqu ma baribey ku waseen waadigan cuqdadaysane
@SuhaybCabdi-ku3re4 ай бұрын
Adi iyo gaalki Wayne ee darawshita halmalin ba aduunka laga tirtiray dhulisi oromo haysta uf uf ya lanagab
@SuhaybCabdi-ku3re4 ай бұрын
Adi iyo gaalki Wayne ee darawshita halmalin ba aduunka laga tirtiray dhulisi oromo haysta uf uf ya lanagab
@HirsiAbdikadirHirsibuluko4 ай бұрын
@@SuhaybCabdi-ku3re idoor bax marka la dhaho iska tago oo ninka idoor aan aroosa arki jireee idoor isoo tagay lama arag xishood oo hortay ka leexo ninka waaa nin daroode yaan ku aroosin langaab idoor ah
Odaygaan gaaleed Sayidka ayaa uga khibrad badnaa Dagaalka nooc walba Balse hub yari ayaa heshay sayidka Iyo kuwa kaloo daba dhilif u ahaa gaalada Oo gadaal ka jabiyey.
@darqo94 ай бұрын
!!!
@maxamedxadhigle397512 күн бұрын
musiibo ayuu ina c ,le xasan waa ku mahasaan ingiriis ka qabto dalka
@mahamudh69834 ай бұрын
Taasi waxay muujinysaa adkenimada daraawiish dawlad faaqday oo dhibidu ku qalashay lana baxday boqrtooyada aysan qoraxdu ka dhicin, inay miciin biday diyaarado, wxy cadynysaa in waxoodu yahay ahaa xuub caaro,wax yar caga ku hayn u baahnaa u baahan
@QaamRaam333 ай бұрын
Macalin aya I ahed runti wax yaalo Badan aya ka Faiday waa mahadsan thy lkn mid aya ayamahn ku milantay arimaha Somalida talo ahan waxan Qaba ina iska dhaftid sawabta somalida wacyi ahan uma diyaarsno somalida badana Xumanta wanag u arko io wangani Xuman u arko
@mahadgesale33684 ай бұрын
nio hadede wayi kaa dhaamatyi.. marki hoore ayaad ahyiid mid ficaan waxyaalaha lagugu naacyi 1 tiktok aaad ka dhax hadsho 2 qabil in aad kaa hadsho 3 meel aan ahyin in aad ka hadsho
@khalidoday89434 ай бұрын
Aduunka inta gumayste soomartay lama arag ku ka xaaraamisan ingiriis Cid walbu qabsanayo waxu usi bartay xabadxabad ilaa uu ka barto intay iyagu is yaqaanaan inka yar Waana sababta uu ingiriis isago gasiirad yaro inta ay somalidu dagto ka wayntahay dunidoo dhan uqabsatay Ilaa maantana maraykan hoosta ugu wato Churchill na ingiriis ragii ugu halisana ee soomaru ahaa Ina xasuus qorkiisa akhrisatona waa muhim oo dunida qaabkay usocoto ayaad ka fahmaysaa
@Maanshiil14 ай бұрын
Xasuus qorkiisa xagaad ka heli
@khalidoday89434 ай бұрын
@@Maanshiil1 walaal pdf ahaan wa uga helaysa khadka Asago carabiya iyo english ahba Dhagaysi ahaan buugoo ahna youtube uuku jira