#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Пікірлер: 55
@miremedia99278 күн бұрын
Weriyehani yari wa top waraysi uu qaaday oo aanan dhamaysani ma jiro hore u soco wll.. waliba waxa soo jiidasho leh siduu u waraysto siyaasiyiinta ka so jeeda gobolka awdal Amazing mr Hoori Ahmed Hoori
@nuuraxaamudismaaciil43127 күн бұрын
Aabaan ujecelahy ilmaatiyaashy waa mutacalimiin mansha allah tabarkalah hambayo ❤❤
@zakirboss1438 күн бұрын
Wasiirka Beeruhu waa nin reer Boorama ah. Macnuhu maaha Qabiil ee Qaran baa laga wada hadlayaa.
Maasha Allah Xildhibaan Axmed Yasin deegaan yahay dhab ah , runtaad u sheegtay kan yaree beenta ku nool
@CabdiDiiriye-y8r8 күн бұрын
DHILADII KU DHASHAY MIYAA RUNTA LOOSHEEGAY
@BoqoreHirsi8 күн бұрын
@CabdiDiiriye-y8r adiga isa sheeegay inaad ina dhilo tahay iyo waliba Khaniis🤣
@abiibabiib41088 күн бұрын
Reer Somaliland Qaranimo iyo Midnimo. Dadka u diyaar gareeya weerarada Cadowga ee Bariga Soamliland. Dadka u Iftiimiya in Somalia-Talyani Weerar ku tahay Somaliland iyaga oo soo fuulaya Qabiiloyinka Harti ee degen Somaliland. Dadku ha difaacaan Qaranka iyo Xadka Somaliland.
@halimamumin36438 күн бұрын
Dagaalada bariga Somaliland waxa la wadaa Madaxweeynaha hada dalka ka taliya, waxaad arkeeysaa in aany u diyaar garoobin, duulimadayada loo so alooseyo Somaliland . Tii Lascanood na Cirro ayaa taageri jirey, oo afhayeen u ahaa. Somalilandoow dalkiina difaacda oo haku haleeynina xukuumada huwanta ah ee meesha naloo soo fadhiisiye.
@MohamedOsman-z2p8 күн бұрын
Somali farngiyow ma qayili mise waad dagaalami
@NuuraIdiris-e3o8 күн бұрын
Ala ciise muuse iimaan laawayaal samaroonku ma ways baanu Ku xambaaraynaa noo yar baneeya huuno❤😂🎉😢😮😅😊
@khaalidxaqdoon86537 күн бұрын
ANAGAA SAMAYNANEE XILDHIBAAN HUUNOOY DAB SOO HINDHIS, AYAAD KU LEEDAHAY CID AAN ANIGA AHAYNI JABHAD SAMAYN MAYSO.
@daherwarfa94878 күн бұрын
Aad ayaan uga xumahay xildhibaan axmed yasiin inuu sidaa u hadlay
@suhaybsaleban51208 күн бұрын
Weriyhu waaba xanuun qabyaaladi dishootay
@maxamudmuxumed69238 күн бұрын
Waligodaba gadabursi dan toda kama hadlan dad kale ayum bay ka hadlan hadhowna way cawdan hanyaranta wa udhalasho ninkale ayay usacaba tuman afar bu ku qaca sanyah jilib isaqa ka mida kasami badan huuro
Xil Axmad yaasiin miigan Qof iimaan qabasiyaasi Ruug caddaaya Kan yaree waraysiga😂 qaadayaa dhaliilo culusbaa kaguuxaya 😂😂
@inacarab23537 күн бұрын
*Anigo ah isaaq garxajis wlhi xilalka dalka 50% hadii reer awdal la siiyo wan jeclan lahaa lkn su'aashu wxy tahay reer borama sababta ay muuse u dooran waayen cirro u doorteen waxa weye* 1. *wadada borama ee balanqaadku u sameyey madxweyne cirro* 2. *Furida dastuurka* 3. *Ugaaskii guud inu dalka kuso laabto kolkaa aniga fikirkayga ilama ficna nin xil loo magacaabay oo madaxweynaha u shaqeynaya in lala simo waxyaabaha ay bulshadu ubaahanyihiin ama isaaq ha noqdan ama reer awdale*
@xarirmaxamed92918 күн бұрын
WAXAASI BAL WAXAY DADKA LA HOR IMANAYAAN WAA WAX AAN ANFAC LAHAYN WASIIRKA WAXA LOO DOORTAY QARAN LOONA DHAARIYAY BALSE BEEL LOOMA DOORAN LOOMANA DHAARIN BALSE SIYAASIYIINTA LIIDATA JIHO WAREERINTA IYO DHAQAMADA XUN XUN EEY BAREEN WEEYE
@shacbaanagirm7 күн бұрын
waan la yaabbanahay bal qoon dhan oo u haysta xilalka dawladda meel wax laga cuno inay tahay miyaad aragtey
@queenealsheakh8 күн бұрын
Wariyahani isagaa is waraysanaya cajiib
@NuuraIdiris-e3o8 күн бұрын
Dekeda samaroon baa loo dhiibayaa hire waxaad u tiraahdeen ushaada nimaad Ka qaadan karto baa loo dhiibaa❤😂🎉😢😮😅😅
war mad naga xishootid markad nin faanaya oo murayad green xidhan
@OmarAhmed-fg7kc8 күн бұрын
yaxye day cagtaraaci gaga war en en en ta intodisaka dhaafto waxlagaa dhegeysto kahadal waxan maqlijiray xolaha ninkaleh leeyahay xodamiyow iska hadleh
@Awliyo3344yo8 күн бұрын
INSIDE KA WEYAAN CAFIMAD MA JIRAA..
@HassannuurCilmi8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismailhussein8058 күн бұрын
Doqonta aan qadhmuun ka fahmineey malaha way ku taabatay maxaa adiga ku soo uray haddii aad qadhmuun ahayn.