"Madaxweynuhu waa inuu caddeeyo mowqifkiisa qaddiyadaha waaweyn ee taagan" Aqoonyahan Cabdilaahi

  Рет қаралды 29,758

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 158
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 6 күн бұрын
Absolutely 👍 true 🙏
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 6 күн бұрын
Mudanahan waxaad moodaa inuu iga dhex hadlayo, maraa waaxid madaxwayne ayuu u qalmaa
@Ibrahim-Mohamud
@Ibrahim-Mohamud 6 күн бұрын
Very good and excellent explanation by Abdillahi Hussein. Well versed guy. Kenyan Somalilander.
@ApdiraxmaanLegend
@ApdiraxmaanLegend 6 күн бұрын
You smart welcome hero guul somaliland Insha allaah markastaba
@MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
@MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 6 күн бұрын
WAA KHIYAAMO QARAN HADII AY XUKUUMADA CIRRO AQBASHO INAY SOMALILAND LOOGA TALIYO SOMALIA
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 6 күн бұрын
Tasay raban bade sawkuwa amusan ee mesha ino fadhiya uun halka xasan sheekh malin wlpa ina dhalilayo dagal walpo socda way ka amusan yihin
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 6 күн бұрын
I never heard an intellectual like this gentleman he gave us a lot of information cancern about Somaliland and the past which a lot young generations of this country don't know. Somaliland needs a lot of people like him to defend this country. May Allah bless Somaliland and it's people from the evils who attempt to destroy but like always they will failed.
@Ibrahim-Mohamud
@Ibrahim-Mohamud 5 күн бұрын
This guy is super and must be one of the political advisors to the president.
@hassanaba6333
@hassanaba6333 6 күн бұрын
I never believed this kind of person is living in Somaliland. Who's knew in the past time of history of Somaliland. Maansha Allah. Thank you for your time. Professor Cabdilaahi That is a good recommended to President of Somaliland government. Cadirahman Mohammad cabdilaahi. It's true no more union with Somalia Italy. ❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedMaxamud-bp3ij
@AhmedMaxamud-bp3ij 6 күн бұрын
Cirro dagaalkii SNM halkuu ka dagaalamay tolow
@AbdiD-g1m
@AbdiD-g1m 4 күн бұрын
I agree with you 💯
@yasminmoha736
@yasminmoha736 6 күн бұрын
absolutely 💯
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 6 күн бұрын
Soomaaliya wadahadlo lala galaa wax macno ah ma samaynayso Halaga tashado Horaa loo soconayaa
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 6 күн бұрын
Xaqiiq
@AhmedMaxamud-bp3ij
@AhmedMaxamud-bp3ij 6 күн бұрын
Cirro wuxuu aaminsanyahay in dowladii uu safiirka u ahaa ay SNM ka dumisay. Markaa halkuu inagagasoo hadho aan dhowro
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 6 күн бұрын
Somaliya in lala hadlaa macno sameyn mayso waa sheeko ciyaal, 32 sano Somaliya aya hortaagan ictiraafka Somaliland, runta iyo xaqiiqada hadii laiska indho tiro gidaar uun baa madaxa lala dhici iyo bad baan ictiraaf ku badashay iyo hawo ayaan ictiraaf ku badashay iyo Trump baa na aqoonsanayaa, Africa adeer 2states cusub oo qudha ayaa ka dhashay bacda gumeysigii waa Eritrea iyo south Sudan labadaba waxa ogolaaday dalalkii ay ka go'een,
@mowlidahmed6236
@mowlidahmed6236 6 күн бұрын
Very smart person Mr abdilahi good job
@zakihussein9147
@zakihussein9147 6 күн бұрын
Aad iyo aad, waan kugu taageersanahy warkaa .
@saciidhersi1811
@saciidhersi1811 6 күн бұрын
MR. ABDILLAHI. THANK U VERY MUCH. I appreciate your stand, and the information u gave . Hope our government turn̈ to the right path. Because our government. Is talking peace and they r not ready but the opposit. Let we don't waste time.
@HasanAbdiomar
@HasanAbdiomar 6 күн бұрын
Very very intelligent person, product of Somaliland viva
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 күн бұрын
Masha Allah. In badan ayeynu maqalnaa aqoon yahan cid walba loogu yeedho. Ninkan ayaa ah aqoon yahan war xaqiiqa ah oo aan cuqdadaysneyn ku hadlaaya . Allah haku xafido. Guul Somaliland 💚🤍❤️💐💐💐
@tfarahan27
@tfarahan27 6 күн бұрын
Somaliland is in survival stage. This administration better stop the niiko and the nonsense with the talks of Somalia 🇸🇴
@YusufJama-u8n
@YusufJama-u8n 6 күн бұрын
Ixtisaam iyo Xirsi waddanka halaga qabto.
@somalilandnew
@somalilandnew 6 күн бұрын
Waa in la kharajiyo
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 6 күн бұрын
Xasan dhiiqo qadiyada iyo ictiraafka somaliland waxba kama bedeli karo
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 6 күн бұрын
Xassan dhiiqo sadaqadii waa Laga jaray Guul
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 6 күн бұрын
Isaaq dawlad ma noqonayo aboowe qararka jooji darood baa kula dagan waqooyi Reer dawlad ma noqdo
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 6 күн бұрын
@qaranmediainc5513 siilkii hooyadaa Daarood ha ku waso
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 6 күн бұрын
​@@qaranmediainc5513darood maxa naga galay
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 6 күн бұрын
Faqasheey dadku waxay u dhintaan duduro laakiin idinku waxad u dhimataan xaasidnimo
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 күн бұрын
Wax Laba Gobol layidhaa ma jiro. Dal Somaliland la yidhaa iyo Qolo Somalia-Talyani la yidhaa ayaa isku dady Siyaasad Wadaag taasina way socon wayday. Somaliland waa dal Madax banaan.,
@libanabdi-qf3fh
@libanabdi-qf3fh 6 күн бұрын
❤❤❤Libaax❤❤❤
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 6 күн бұрын
Xukumadan cusub hacadayso mawqifkeda wax walpa ka amusi maysee mesha inay no fadhido dhicimayso wwllhi bllhi tllhi hadanay wajibkeda kasobaxayn
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 6 күн бұрын
Maashaalah
@HanaMaxamed-s2x
@HanaMaxamed-s2x 5 күн бұрын
Somaliya hana ga rali ahaato mar hadaynu isfah mi weynay dee is jiid jiidan May née aynu ahaano dad jaara oo walalaa anagana arbushka nagadaa ya Somaliya aay horaa loo soconayaa soomaliland guul
@said1498ify
@said1498ify 6 күн бұрын
Maansha Allah Alla ninkani run badanaa. Reer Somaliland hadii ay idinka dhab tahay inaad dawlad noqotaan maanta maalim ay idiin ka dhowdahay ma jirto. Xukuumadani waa inay raacdo jidkii xukuumadii hore. Reer Somaliland dhaqaale iyo hunguri nin jeclaysi yaanay masiirkiina god ku ridin.
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 6 күн бұрын
Very smart I agreed with you do not waste the time with the failed state of Mogadishu
@ahmedMohamed-df2ye
@ahmedMohamed-df2ye 6 күн бұрын
Somaliland waala aqoonsanyaa IA
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 6 күн бұрын
Guul iyo Gobonimo Somaliland ❤❤❤
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 6 күн бұрын
Weligeed Hargeysa Muqdishaa laga xumayaa ama waa la idinka tarxiilaa dhulka Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@JamalSaed-dh6bi
@JamalSaed-dh6bi 6 күн бұрын
Amisoonbaa kugu maysatee ha hadlin
@dalmar17
@dalmar17 6 күн бұрын
soomaaliya in lala hadlo ilduuf iyaga u dhacay ayay ahayd oo madaxdii hore ilduuftay taso wax kale oo beesha calamku somaliland ku qanciso ayay waayeen taas somaliland maya haday odhan lahayd beriga manta somaliland kursigeda UN ta way haysan lahayd, sidaa darteed maanta in ilduufka lagu sii socdaa waa gaboodfal somaliland laga gelayo
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 6 күн бұрын
Waa talo wanaagsan haduu qaato
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 6 күн бұрын
Dadka xoggaalka ah qadiyada somaliland hamidoban waa latrtiraya xoriyada dadkan
@MohamedBulhan-l1l
@MohamedBulhan-l1l 6 күн бұрын
Laa illaaha illa allaahu S c w
@shiineabdullahguure8640
@shiineabdullahguure8640 6 күн бұрын
Umada Somaliyeed waa in ee fahmaan in ETHIOPIY IYO DADKA USHAQEEYO EEY YAHIIN IN UMADA SOMALIYEED DOWLAD HESHO
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 6 күн бұрын
Kan wariyaha ee nacaska ee ku cecelinaya wadahal somalya ah ma wsxa uu ushaqeeyaa somalya.waar wariyayaal ma ah ee yaa ummadda kaqabta.
@warss11
@warss11 5 күн бұрын
This is Somaliland❤ Xassan gurgurte 🫏 stay in Damer village
@ahmedsuleiman2423
@ahmedsuleiman2423 5 күн бұрын
Wadani iyo hogaankiisu ha cadeeyo mowqifkooda Ku waajahan aqoonsiga Somaliland
@AxmedDeeq-z8l
@AxmedDeeq-z8l 6 күн бұрын
Shqo socota Guul somaliland Guil cirro ❤
@MaxamedRashiid-j8z
@MaxamedRashiid-j8z 4 күн бұрын
Madaxwaynah mawqifkiisu waa kii lagu dhaariyay ee ahaa waxaan illahay ugu dhaartay inaan dalkayga dadkiisana somaliland ku maamulayo diinta islaamka dadkiisan kumaamulayo sinaan iyo cadaalad inta aan xilka hayo Ee mowqifka aad adigu kaligaa doonayso maxuu yahay
@kaamil1717
@kaamil1717 6 күн бұрын
Dawlad faqash ayanu dooranay.
@ME.LANDER
@ME.LANDER 6 күн бұрын
Aabaha faqashtiisii wasssss 😮
@kaamil1717
@kaamil1717 6 күн бұрын
@@ME.LANDER sedigaa ka xishoo, nin walaasha qabbaa adiguu ku sigee.
@CabdirashiidHalahala
@CabdirashiidHalahala 6 күн бұрын
Soo badiya waraysiyada caynkan oo kale ah si aynu u wacyigelino xukuumaddeena.
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 6 күн бұрын
Waa in doladan cusub si dedeg ah,uga jawaabtaa,hadalad somaliya, waa in ay xidhaa wda hadalka beenta,ee somaliya, lana jaan qaado USA
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 күн бұрын
Wadani iyo Ciro hiil ha ka sugin. Filimaayo in ay shansano dhamaysan doonaan. Wadani iyo Ciro Dadka iyo Dalka Hiil uma aha. Muwaadin adigay talo ku taagantay.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 күн бұрын
Wadani iyo Ciro waa Cadowga Somaliland. Dadka waxay u hoosaasinayaan Cadowga.
@ME.LANDER
@ME.LANDER 6 күн бұрын
Adiga iyo inta kula midka ah ayaa cadowga Somaliland ah heego saqajaan 😮😮
@AbdallaCismaan-z3k
@AbdallaCismaan-z3k 6 күн бұрын
Waxaynu nahay laba dal dalga Somaliland waa dal jira ayaa wax ka badali kara maraykanga iyo calamga waay ogyahay waxaynu nahay hada itoobiya waxay ogtahay waxbadan oo calamgu ogayn 1hadii uu imado wadahadal marayganga waxay wax ka waydin karta itoobiya sababtooha waxay cadaynaysaa Somaliland guul usoo hoyan karta markay wadahadal la samayso itoobiya iyo marayganga iyo caalamga intiisa og somaliland waxa mucjisa dalkan somaliya wax isbadal anay ka muqan runtii cadawada ka dhadhacsan cadaadiaka ku imid somaliya taas calamgu wax kama badalayan Somaliland dad wax dhistay waad dal isku filan waa dal horo maray madax waynaha cabdiraxman ilahay ha shafree wax uu ka badalayo Somaliland guul u soo hoyo moye inuu ku daro somaliya lagama yaabo sababtooha waxu ogyahay inuu yahay nin u dhashay Somaliland dadka dagan inuu la dhashay Runtii waxa inooga bahan yahay inaay shacabga aay kacan oo aay u dabaldagan Somaliland qadiyadeda soo bandhigto intaas ayaaan ni odhanayaa kac oo mudaharada nin amusay hooyadi qadisay sababtoo ah lama oga wax urgaga ku jira ina la aamuso maaha sheekta waxa urgiina ku jira
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 6 күн бұрын
Waxay rabaan inay nabada som aliland wiiqaan iyagoo filo lagu ilaalinayo taasna waa inlagahortago.
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allaah taabarilaah
@MuusCali
@MuusCali 6 күн бұрын
dhalinyarta Somaliland waraysigan waa umihiim . ❤
@JamalSaed-dh6bi
@JamalSaed-dh6bi 6 күн бұрын
Wadahadal ka somaliland dan ugu ma jirto
@enddaoccupation
@enddaoccupation 6 күн бұрын
Somaliland xulafadeeda wa inay ka badisaa Emirates iyo USA.
@hsayid2795
@hsayid2795 6 күн бұрын
Mashaa Allah 🫡
@Noobmini
@Noobmini 6 күн бұрын
Ciro mawqif sheegii maayo waa huwan kursiga xasan sheekh iyo ismaaciil cumar geele ayaa saartay aqoonsi uu horjoog san doonaaba
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 күн бұрын
burco iyo hargaysa baa dowlad noqonaya crikey ku jirtaa
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 6 күн бұрын
Suuragal maaha in Soomaaliya kooxda xasan sheekh gurguurte wada hadal lala galo markaasi xasan sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in uu diidan yahay aqoonsiga jamhuuriyadda somaliland markaasi siddoo kale waxa aanu kula talinaynaa madaxweynaha Jamhuriyadda somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi ciro in uu isna sheego in aanay somaliland midnimo Soomaaliya uu diidan yahay oo aanu rabno aqoonsiga jamhuuriyadda somaliland xaqna ay tahay in aanu helno xuquudda qaranka Jamhuriyadda Somaliland oo ah aqoonsi caalami ah
@Lagubaray
@Lagubaray 6 күн бұрын
Maxad jiiritaanka S/L🇭🇺 Cadawga uugutihiin? Maxad dagaalada S/L🇭🇺 lagusoqaaday uga aamusteen, xasan iy farmajo baad uu shaqaysaan?
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 күн бұрын
Waa kuwa ninkan ooromada af soomaali taqaan
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 6 күн бұрын
Jamhuriyadda somaliland aqoonsigeeda waa muran laan beentii dawlad ku meel Soomaaliya iyo kooxda xasan sheekh way dhamaatay
@TALLMAN114
@TALLMAN114 5 күн бұрын
Somalidii talyaaniga iyo mida ingiriiska oo dadka waweyn ee siyaasada ay adeegsadaan waa wax ceeb ku ah inay soo hadal qaadaan inta badan eraygaas waxa uu dib noo xasuusin waa in la ina gumeysday oo la ina bahdilay oo la ina rartay oo ninka cad taas uu kugu sameeyay adoo muslim ah ilaa maantana xariiqo ina dhexdhigay aan ku muransanahay. Dharbaaxo ku taala dhabanka umada soomaliyeed
@munasagal2496
@munasagal2496 5 күн бұрын
Ninkani aqoonyahan ka ahi ma ciidagle mise wa habaryoonis. Idinko rali ah qabyaaladna aan ahyn isheega fadlan.
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 6 күн бұрын
Dhulbahante iyo samron xage ka mareysan afte ayaa la iska qaade
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 6 күн бұрын
Ciiro maha madaxweeyne somaliland ee cadawga somaliland waxaay kursiga ugu iibiyen oo kula balameen markuu guulasto inuu somaliland keeno oo uu madaxweeyne ka noqdo maamulka xaamar dadow hurdada ka kaca oo dalka badbasada mee reerkii lahaa kursi baa naloo diidanyahay somaliland waa loo dhibay ee meeday
@MubarikJirde
@MubarikJirde 6 күн бұрын
🎉❤🎉❤🎉
@MohamedAbdi37-c1u
@MohamedAbdi37-c1u 6 күн бұрын
Wuu uqalmaa ninkani phd uu haysto. Niyow lama aamini karo somalia in lugu biiro mooryaan ayaa joogta oo dhexdoodana aan nidaam samaysan karin, dad la fahmi karana maaha aniga ayaa asxaab badan laleh reer koonfurka.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 4 күн бұрын
dal daarood dago waa dal soomaaliyeed
@MrABDE123
@MrABDE123 6 күн бұрын
Soomaalida taliyaaniga kulahaa war xishoo intaas waxaad rabtaa in lagu dhaho somalida ingiriiska ileyn sidaasaad jeceshihiine yaahuu shalayna anagaad garab nagasoo raadsatay oo tiri IRIR Baan isku nahaye daarood Naga celiya oo xamar dagaal karida oo nagasoo gaara marka munaafaqada iska yaree
@starxMm2
@starxMm2 6 күн бұрын
Mowqiifkisa ayu UAE ku cafeen wayay ma imika ayu cafeeyni, Meshaan wa Meel Dhimatay ee Niin Walba ha diyar Garoobo
@hassanaba6333
@hassanaba6333 6 күн бұрын
Madaxwayne Ciro waxaa looga baahan yahay inuu ujawaabo Xassan gurguurte haddii kale dadkii bukay ee soo doortay ha usheego inuu somaliwayn doonayo Haddii kale ha u istaago aqoonsiga Somaliland 😢
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 күн бұрын
Xassan sheikh waa cadaw somaliland. Somalia is failed stade.
@HamseFaakah-y5u
@HamseFaakah-y5u 6 күн бұрын
Awad statt dhinacna uga ma socoto Somalia inay kala go do. 2025 wax dawlad cusub in la aqoon sado Never meelo ka awood wayn Somaliland sida kataloniya. Hongkong. Teywan.aya la aqoon san laha
@FunnyEagleRay-eh5kf
@FunnyEagleRay-eh5kf 6 күн бұрын
Hasan sheekh waxba yaanu kolba gidaar isku qaadine waa inuu aqbala waaqaca iyo biyo kama dhibcanka Oo ah in umada somaliland aanay qayb ka ahayn dawlada fadaralka ah ee somaliya madama 1991ki ay burburtay dawaldi lagu midoobay ee aha jamhuriyada somaliya 1960gi. Mudo hada laga joogo 35sano somaliland way ka madax bananayd somaliya shacbiga jamhuriyada somaliland waxay dhidibada u taageen hanaan iyo dawladnimo ka turjumaysa dawladnimadoodi lixdanki. Mudadaas 35ka sano ah qayb ka may noqonin dawaladihi loo dhisayay somaliya balse madaxda somaliya halkay kaga mushquuli lahayeen dhismaha maamulada ka jira somaliya waxay xoog iyo xooloba ku lumiyeen duminta qaranka somaliland taasina waxay dhaxal siisay inay ku guulaysan waayaan hanashada iyo midaynta dadkeeda oo aynu ognahay in maamuladi loo dhisay somaliya aanay wax awooda ku lahayn dawladi dhexe oo noqotay mid wakhti iyo maalba ku lumisay wax aan dantooda iyo maamulkoodu waxba ka qaban karin Maanta waynu aragna inay mamuladi somaliya ka jiray ay kala furfurmeen Kolkay luntay kalsoonidi laga qabay dawlada fadaralka ah ee fashilka ah Madama hasan sheekh lumiyay kalsoonidi iyo isku haynti maamulada ka jira somaliya kuna mashquulay xoolo uruursi iyo lakala safasho mamuladiisa ah. Hasan sheekh waxan leeyahay jamhuriyada soamaliland 4sano hore aya kaaga lume 4tan sanana yaanay kaaga lumine umadan illahay xilka kuugu dhiibay u samee dawaladnimo iyo kala danbayn
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 6 күн бұрын
Somaliland guul Xuduudaha Afrca Xasan muxuu ka og yahay, tiisii ayuu ciidamo shisheeye ugu keenayaa Hayska Ciyo Xasan dhiiqo loo joojin maayo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 6 күн бұрын
Emirates Adeer aynu lacagta ka cuno oo aynu ka faideysano, Emirates waa cadowga kowaad ee muslimka aduunyada mana rabo in wax somali la idhaa oo barwaaqo nabad ah ama Somaliland ama somaliya ama Puntland midna ma rabo Emirates, mida kale maraykan ictiraaf inooma hayo taas waa huhaa iyo laablakac, Britain oo security council fadhida horena xornimada uga qadanay ayaa ina diidaan, Somaliland ahaan runta hadii aynu isu sheegno oo indho adeyga iyo sheeko mirqaanka la joojiyo ictiraafkeenu wuxu ku xidhan yahay Somaliya 90% iyo Ingiriiska oo og waxa ka jira Somaliya uun baa ina aqoonsan kara
@abdurahmanhassan-ov1dk
@abdurahmanhassan-ov1dk 6 күн бұрын
Imika wadanka waxa ka qabsatay dawlad guraangura Si kasta way ka suurawdaa indho gaara halo yesho gaar ahan isku socodka imika waxa joga qolo reer koonfura o ah kuwan wax matala o magac baxay gurmad wakhti xadirkan hargeisa ayay jogan.
@YusufJama-u8n
@YusufJama-u8n 6 күн бұрын
Ixtisaam iyo gudoomiyahooda Xirsi gaab ayaa lugaha qaranka haya oo koonfur u jihaynaya waa nasiib darro wayn...inuu xirsi Qarranka majare habowsho.
@moseskaahin
@moseskaahin 6 күн бұрын
waar doofaaradan yaa wax waydiiyey mmvtii waa heego naas dheer cid daawataana ma jirto gaar ahaan duuflahan cawaran
@engab001
@engab001 6 күн бұрын
Xukuumadani xamar bay u shaqaysaaye maxay mawqifkeeda cadayn. Bal car wa kaase mawqifkiisa ha cadeeyoo gurguurte iyo huwanta ha iska celiyoo wadankiisa difaaciisa ha ka badheedhoo yaane af uun ka ahaan haduu is yidhaah bal dadka iska jeedi.
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 6 күн бұрын
Qabil isaaq dowlad ma noqokra lacagtan lalushka o ad seneysan senatorada amiricanka maskinta hargeysa joogta ma siisan lalush dowlad laguma noqdo dhulbahante iyo samaroon ma ogalo maxa sameyneysan wa in afte laga qaada dhulbahante iyo samaroon
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 6 күн бұрын
He knows a lot things he supposed to be members of Somaliland government. But unfortunately Ciro and his team is silly
@AbiibColaad
@AbiibColaad 6 күн бұрын
Nikani xaqiiqda ayuu sheegay madaxa cusub ee Somaliland waa maamulka koonfurta faiar state sfcn uajwabaa qadiyada calamka usheego iyo in dawladaha is fahmi waayaa aayar kala baxan
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 6 күн бұрын
Adeer qabiil baad tihiin qarane ma noqorkartiin. Jiz'klh
@YusufJama-u8n
@YusufJama-u8n 6 күн бұрын
Xirsi iyo ixtisaam ayaa qarrankan mara habaabinaya waa nasiib darro aad wayn .
@somalilandnew
@somalilandnew 6 күн бұрын
Walahi muuuuse baaa la qatay
@AbdiD-g1m
@AbdiD-g1m 4 күн бұрын
I hope our government has to listen to you not to open that door again.
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 6 күн бұрын
Maaha,inwadahadal,soomaaliya lalagalo waayo maaha dal kudhisan xaqiiqo ee waa dal beenkudhisan oo intii ayhayeenba iskudiraya . Inxukuumada filo lalahadlaa waxay wiiqaysaa aqoonsi raadinta dalka somaliland ee 34sano jirka ah ee waxqabsaday.
@D100-x7l
@D100-x7l 6 күн бұрын
The classical claims of DFSomalia on colonial border changes or changing the colonial borders is against the A.U agreements is totally baseless in regard to Somaliland recognition, why because Somaliland wasn't a colonial region of Somalia or a region within the Italian Somalia border, 🤔 A.U border agreement is based on colonial borders not on the unretified Union territories of somali Republic between THEE state of Somaliland and Somalia during 1960s
@Nur-e7g9z
@Nur-e7g9z 6 күн бұрын
Adeer siyaad bare wuudhintay. Isaaq baa kadib isdilay. wadadii hore ee qardasheexa aheed wanu kusoo daalnay. Waxaa inoo cadaatay in siyaasada guuleysaneysa eytahay tan umadda soomaliyeed mideyneysa ee Haku daalin siyasad xafadeed Waa madhaleyse.
@MaaxNuur
@MaaxNuur 6 күн бұрын
Haddii uu faqash yahay iyo haddii uu cirka la tagayaba wakhtigiisa wuu haysanayaa todobada sano ee ka dabaysana habarjeclo ayaa leh intaa ka dibna gadabuursi ayaa madaxweyne kanoqanaya
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 6 күн бұрын
Hadii uu faqash yahayaa weger adeer iwarmoog yar baad tahee halkan nimaan SOMALILAND AAMINSANAYNI QABIILKU DOONO HA AHAADEE GO HELL WEEYI ISKA DAA INUU KURSI FADHIYO EH DALKAANU JOOGI KARINBA
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 6 күн бұрын
Dadki kula dagarna ayaan ogolen in ay goan wadan dagal ka socdo sede ma kala goe kara somali wa hal wadan müslin ah taramna wax u kala goeyen karo ma jirto illahey ayaan tala saranay
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 6 күн бұрын
Dadka cuqdadu dhaamisay qabyaalad uraysa loogu sheekeeyey hadayna somaliand ogolayn ha ka guuraan oo halkay jecelyihiin dee ha tagaan ama si edeb leh wadankooda ha u deganaadaan minority weeyi
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 күн бұрын
Xukumada ciro waa ina dadka la magacabay hadi aay qibrad lahayn dib logu noqdaa
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 6 күн бұрын
Ninkani horta waa qoloma 😅
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 6 күн бұрын
MADAXWEYE HURDAAYE MIYUU WELI KHOORINAYAA? ODAYGA SOO TOOSIYA OO U SHEEGA IN UU SOMALIA U JAWAABO
@MaxamedCabdilahi-v7r
@MaxamedCabdilahi-v7r 6 күн бұрын
Wariye .waygarcatay .smland .waxay dhasho . Ayaanu .sugaynaaiwm
@AxmedxasanAxmed-d8m
@AxmedxasanAxmed-d8m 6 күн бұрын
SMH hort ogsoonaada somalaind lixidankii waxaa ictiraafay. Shan iyo ssodon dawoladood
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 6 күн бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
@abassadan2541
@abassadan2541 6 күн бұрын
😂😂
@YusufJama-u8n
@YusufJama-u8n 6 күн бұрын
Xirsi waddanka halaga qabto ....
@ahmedjama716
@ahmedjama716 5 күн бұрын
Wax mayaqaan. Waxaad waraysa
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 6 күн бұрын
Kan Heego
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 6 күн бұрын
Wadaahadal hadduu furo Ciro waa madaxtooyada harraati looga soo saaraa
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 6 күн бұрын
Ciiro isaga yiqana meshu ina galinayo
@Dautcade01
@Dautcade01 6 күн бұрын
Cirro iyo xukumadiisa waa fashil
@ahlanhussien
@ahlanhussien 6 күн бұрын
Marka horeba kulmiya inagu furay wada hadalka ,markii hore waynu kala xidhnayn hadana in aynu la hadalo maaha wax ay inoo ogolyiina ma jirto qodobadii horeba way dhicisobeen ,maaha inay dib u furmaan
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 5 күн бұрын
Waaar kwendeni
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
MM Somali TV
Рет қаралды 75 М.