Ciddi-Libaax : Dowlad aan Lacag lahayn, caanshuurna qaadi karin

  Рет қаралды 44,111

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid sodaa muuqaalka horeyna u soco
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Somalia u baahno mudu kororsi daoorasho qof iyo cod ayaan rabnaaa hadaa nahay bulshada rayidka ah ❤❤❤ Mahadsanid Wariye sare ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤
@fantastic9536
@fantastic9536 Жыл бұрын
Maasha allaah Waa nin Run iyo, Xaqiiq ka hadley, kheeyr allaha siiyo
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Жыл бұрын
Amazing interview well respected our somali economist scholar I have a lot of respect
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 Жыл бұрын
Great and informative interview
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 Жыл бұрын
Hanoolaato nin culus MashaAllah TabaarakaAllah
@jasminaden4772
@jasminaden4772 Жыл бұрын
Somali waa wadan isaga luguha is heesto oo lugu shaqeesto lagana shaqesto ilahayo na caawi oo madaxweene dacad ah iyo dowlad adag na sii aamin
@rashidyusuf9801
@rashidyusuf9801 Жыл бұрын
Great interview… thanks
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maashaa,allaah Ninkaan waa Aqoon yahan dadkiisa iyo dalkiisa isku dayay inuu hagaajiya Ajar Allaah ha ka siiya 🌿🇸🇴wadani🇸🇴🌿
@abdullahihaider5679
@abdullahihaider5679 10 ай бұрын
A. Haider Masha Allah, excellent point of view. I would like to add that we exchange the chat with Tuna Fish
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
Aqoon yahay Wax badan OG. Cidilibaax Guuleyso Hanoolaato ❤
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Masha’ALLAH, very intelligent 👍🏼 Meeshiina ka siiwada Hanoolaato and team 👍🏼 Mahadsanidiin dhamaantiin
@guledsm
@guledsm Жыл бұрын
Thanks. Enjoyed
@cabdalexaji4588
@cabdalexaji4588 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle, xog badan oo naga qarsoonayd buu na siiyey Ina--Ciddilibaax.
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 Жыл бұрын
Ninkaan oo kale dawlad ku fiican
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@zeynulcabidinbinuxasan6274
@zeynulcabidinbinuxasan6274 Жыл бұрын
Aqoonyahan alle ha ku barakeeyo
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Жыл бұрын
Somalia waxba kama dhawa hadeyba mudo kordhin codsaden ayagon waxba qaban Allaha u gargaaro somali.😢😢😢
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 Жыл бұрын
Waaw
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Dadka puntland kaso jeedo waa dad wadaninimo ku jirto iyo dowladnimo soomaliyeed
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
Run ilaahay Majeerteen dowladnimada Soomaaliya way u soo kifaaxeen.
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Жыл бұрын
Waa nin khabiir ah.
@gashaanlegorgor9651
@gashaanlegorgor9651 Жыл бұрын
Waala tuuryeeynaa xasan sheekh oo mucaarad ah hadow biri solabto
@fay6834
@fay6834 Жыл бұрын
I agree with him we are quick forgetting, I love watching hanoolato, well done ayanle noo soo bad taariikhdii burburkii please is dad badan oo been ku faana ay isku ogaadaan inay iyagu burburiyeen thanks 😂
@shirwacabdikani7923
@shirwacabdikani7923 Жыл бұрын
Anigu anoon noolayn intii wadanku dawlada lahaa ayaan hadana dadkii noola ka dhex akhriyaa inaysan wax dawlad la dhaha jirin Somalidu inay wadan dhisato dawlad yeelato oo xor ahaato wa ku fashilantay waana dulinimada ugu wayn ee aduunka dushiisa taala Aakhriona wax inooga horeeya garan mayno waynagan islaam-na sheeganayna ilahy na ka been sheegayna oo kitaabkiisa intaynu gacmaha saarano hadhowna xaarka walaaqayna subxaanalaah Ilahay isaga waxkasta awoode dadkan naxariis baan u waydiiyey aamiin
@joeabdul7670
@joeabdul7670 Жыл бұрын
Dr ciddi libaax waa . Aqoonyahan, siyaasi xeel dheer. Waa nin afgaana, Mr ayaanle xussian abdi . Noo Soo badi taatiikhda. Ganacsade gurguurte hadda waqti u hesho qaytii labaad ka Soo qaad
@Abshir-Ahmed
@Abshir-Ahmed Жыл бұрын
An experienced economist, well-versed in navigating challenging times, offers a thought-provoking interview that caters to us, the audience, with a simplified perspective.
@timo6867
@timo6867 Жыл бұрын
Waiting xasuus mudan
@fadumasalad3794
@fadumasalad3794 Жыл бұрын
ayaanle wariye sare warkaga waa saxiix runta
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Waa nin aqoon u leh waxa uu ka hadlayo, fikir wata, waxyaalaha uu caddeeyey waxa ka mid ah; Xawaaladaha oo hor taagan in dalku yeesho awood dhaqaale. Barlamaanka waa caqabad danoohada fiirsanaya. Dawlad walba lugaha ayaa lagu dhaggan yahay si madaxweyne kasta loo bedeli. Maxaa xal ah?
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
somali south waa la yaqaan oo cadow badan baa jahawareeyiyey waana ay ka baxayaan insha allah
@fatimaahmed1811
@fatimaahmed1811 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Illaahooow kuwa nagu dar kuwa aliga leh🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Dowladnimada soomaaliya waa magac.
@A_hakingurey-ex4vn
@A_hakingurey-ex4vn Жыл бұрын
Waayo aragnimo xeeldheer iyo aqoon ganurtay alha kusharfo adiguna Ayaanle media hanolato wad ku mahadsan tahay wall
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
soomaalida aad sheetaan halkee jooggaan? ma dalkan south somalia ee lixda m weyne leh baa soalia ah?
@ALMUFTI8
@ALMUFTI8 Жыл бұрын
HADAANAN KITAABKA ISKU XUKUMIN WAXBA HAGAAGI MAYAAN ILAA QIYAMAHA🇸🇴
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Sxib hadalkaa sifican uga fakar walaal
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Kan khawaarijta
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms Жыл бұрын
Hanoolaatow ayaanle Madaxweyne Abdiqaasim maxaadan ugu soo darin
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Dowlada waxaa lugaha kudhagan maamul gobbled u abaabulan download qabiil distay
@fahmi1435
@fahmi1435 Жыл бұрын
Aqoon yahan dhaqaale yahan ciddi libaax
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
XSHM kama Bed_baadaayo Af_Gembi ama in la Weerraro, sabbabtuna waa in aan weli Tiir_ka la geey_nin Biixi mariixaan.
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
SAX WELIGEED MA DHICIN DOWLAD OO DOWLAD KALE CANSHUUR U QADEYSE WELIGEENA MA MAQLIN
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 Жыл бұрын
asc, ma jecli inaan ka hadlo arimahaas qalafsan ee dalka soo martay, waxaanse hadalkiisa kala dhex baxay arinta waxbarashada waqtigii dowladii militeriga waxaa layaaba af somali ku baro class one ilaa dugsi sare , hadaad jaamacad aadana af talyaani baa lagu baranayaa waxay ahayd in af somali lagu wada dhameysto ama af carabi ama tayaani laga soo bilaabo xanaanada caruurta ilaa jaamacad waa saas nidaamka waxbarashada, hada la joogo waa in wax barashada la mideeyo gees ilaa gees wadanka oo manhajka siyaasadaha is diidan ka madax banaanato dhamaan luqada lagu baranayo waa iney af carabi ahaato si jiilka dambe ay u fahmasn diintooda islaamka hadana waa luqad caalami ah oo xataa qaramada midoobay looga hadlo aadna ku hadli karto intaad ingiris aad khasban lahayd , tan kale af soomaligu waa dhaqanka iyo sir adiga kuu gooniya waa in lagu bartaa iskuulada sida subject ka mida manhajka sidoo kale ingiriisku waa subjec kale inta kale oo dhan waa in carabi lagu bartaa hal meelna laga hago wadankoo dhan wabilaahi towfiiq.
@yusufjamac7175
@yusufjamac7175 Жыл бұрын
Maantay lacagtii wadanka waxay Gacanta ugu jirtaa Hormuud iyo Dahabshiil oo badalay kuwii print garaysanyay oo u badalay Air oo qaadanaya all hard currency dowlada Cusub oo xasan shiikh ciyaal yaryar buu u magacaabay gudiga dhaqaalaha Uma malaynayo xitaa in ay ku baraarugsanyihiin dhibaatada ka jirta dhaqaalaha iyo si or bararka wadanka ka jira
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow Das_tuur ku sheegi 1_aad waxaa soo Xar_Xarriiqay yuhuud_kii talyaaniga ahaa, wuxuuna Baarlamaan_kii 1_aad diiday in Shareecadda laga dhigo Das_tuur.
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 Жыл бұрын
Ayaanle mdxwne mohammed siyad ilahey haa u naxristo ilahey qabrigisa ilahey haa uwaasiyciyo xuman wuu laha lakin wanageesa ayaa badna markasto mohammed haa loo ducayo jazakallah kheiran 😅
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 Жыл бұрын
Waa runtiis dhulalka ama gofyada dadkii laga xogay ninki dhulka xogay waxa kamida Xoosh oo xogay dadbadan dhulkodi kana dhistay hotel hindiyan oshiyan iyo bero badan asaga iyo niman badan dowladi kaligis taliyaha ahaa
@fatimaahmed1811
@fatimaahmed1811 Жыл бұрын
Asc wr wbr ayanle waa mahadsantahey mrka hore mrka xigo koley aniga siyasada iskuma ficnin Lakin waxyabo run ah ayow ka hadle
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 Жыл бұрын
WAA XAQIIQ WARKAAN ANIGAA WAXAAN USOO JOOGAY XILIGI HORE EE MADAXWEYNE XASAN SHIR KADHACAYEY WASAARADDA BOOSTADA OO LOOGA HADLI LAHAA FURAHA DALKA EE 252 IN DOWLADU LAWAREEGTO SHIRKAASI UBAAQDAY QOL KAMID AH QOLALKA WASAARADDA OO FURIHIISI LAWAAYEY QOLKAAS OO LADOONAYEY IN LABAARO SILOO HUBIYO WAXA KUJIRA BALSE WAXAA IS HORTAAGAY AGAASIMAHA WASAARADDA EE XILIGAAS MAANTA WUXUU DALKU MARAYAA IN LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA AH UU SUULO DOLARKINA SHAQSIYAAD GACANTA UGALAY IYAGOO KUBADALAYA HAWO
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow Xal_ku waa in loo noolaado sida Carrab_ta, yacnii sida : UAE Emirates 🇦🇪, Qatar 🇦🇪, Bahrain 🇧🇭, Jordan 🇯🇴, Kuwait 🇰🇼, Saudi Arabia 🇦🇪, Yemen 🇾🇪, iwm.
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 Жыл бұрын
Qodob muhiim Ah jiilka inaga dambeeya sidee looga dhaadhicinaa in 12 sano school somali loogu dhigo markuu jamacada tago madada Somali study ayaa English laguugu dhigee maxey maskaxdiisa qadan doontaa?
@alesuge9918
@alesuge9918 Жыл бұрын
Wlhi waa layaab dad iyagii is duminaya la iskuna duminayo waliba aan dad yar aheen ee ah umad in teeda badan aan mustaqbalka dalkooda uu kala muhiim san yahay wax ay xadaan iyo wax ay dumiyaan kaliya wlhi waan ka xumahay
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Si ficiin ayuu oga hadley Soomaali
@abdirashiid9645
@abdirashiid9645 Жыл бұрын
Ayanle wn ku slmy sxb
@MohamedHassan-sk7qj
@MohamedHassan-sk7qj Жыл бұрын
Uma bogin dawlad kale canahuurta noo qaada waa waxaan u dagi la naha inta dadkale isku dhiibno aan ka bixi waynaa
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Dawladu canshuur ma qaado yaa yiri? Malaha Xamar kuma noolid.
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Xoolo dhaqato 65 sano talinaayeen markan hala tijaabiyo beeralay iyo kaluumeesato
@calimaxamed673
@calimaxamed673 Жыл бұрын
Dowladdi Cabdulaahi yuusuf waxaa laga rabay hadey arkeen in aan laga rabin koofurta somaaliya iney xilka wareejiyan wey wiiden waxaana Ka dhashay in kumunan somàaliyed la dilay Ka dibna la yiri Cabdulaahi yuusuf is casil oo Iska tag Marka hore in damiirkoda u sheego
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z Жыл бұрын
Ayaanle waxba wariye kama oga sahan group buu shaqeeyaa
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 Жыл бұрын
1-Waligay mataageereen Dowlad aj-nabiya Canshuur hanooqaado Bar-lamankuna wu saxnaa inuu Diido 2- wa fikrad ila qaldan in 😂Shacabkii Somaliyed ee kenya joogay dhib mushkilad ayaa qoorta ugalisay iyo inlayiraahdo Badeecada islii lagu gado in canshur dheerad ah lasaaro 3-wan kugu taageersanahay in wadamada waxooda an sodhoofsano anaguna anan waxba udhaafin inay canshuur dhaaf-nosameeyan 4-waa xaqiiq in Somalida midkii xil-qabtaa uu awood sharciga kasaraysa uu rabo inuu wuxu doono kumeel mariyo 5- Somalida musuqa, qabyalada iyo eexda wadhaqan imbadan lagu dhaqmayay wuxuba noqday DNA❤ kujira yacni wax qofku kudhasho oo hida raac ah
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 Жыл бұрын
Dagaal ayaa soomalia gashey , kii guuleystana la iskuma raaacin. Dagaal kele ayaa loo baahanyahey. Let's do it 1991.
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 Жыл бұрын
This shows how low Somalia gets low. A group of Mafia or Resourse class was there a that time. Why do we blame Xasan Shiek to follow the same path
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Жыл бұрын
Xariga afkiisii ayaa la helay waxa wadanka ka dagi la yahay waa tuugo ganacsato ah Meeshii ay noogu tashadaan mar walba ilaahay waa joogaa Masaakiinta somaaliyeed ilaahay baa ku filin Cudur ka qaada waxa aad nagu gumaysateen Ilmaheenii mid bada ku dhinta Mid magafe dilo Mid xabsi ku jira qurbaha Mid diintiiba ka shakisan Mid qoomu luud noqda Aqiiro ganacsatay waa la idin waydiindoona Somaali waa silicday Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@AliAhmed-dn7dw
@AliAhmed-dn7dw Жыл бұрын
Soomalida daddkeeda waaya aragga ahi waa tuugo dalyaqaana oo aqoontoodu aad u hoosayso. Balsidee lacag udaabacdaa dowlad aan xukumin qayb cayiman oo dalka kamid ah. Waxaa kale oo afku kaxaday in lacagtii faalsada ahayd oo markii horeba dadka lagu dhacay lasii qiima rido oo dadka ladhoco lagana aruursado waxa yar ee ay haystaa iyadoon qiimaha lacagta adag lajaan goyn.
@mohamudabdikadiribrahim6739
@mohamudabdikadiribrahim6739 Жыл бұрын
Waa xariiiiiiif iska dheeel dheeeelaya😂
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Arrinta ganacsatada been kamuu sheegin waayadii danbana dadku waa ka dheregsanaa!😮
@AliAhmed-dn7dw
@AliAhmed-dn7dw Жыл бұрын
Lataliyuhu waa aqoonyahan wuxuuna katalo bixiyaa wax uu aqoon uleeyayhay ee maaaha dhallin iyo wayeelnimo kaliya.
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday, inta jeer ee ey dhir_baax_yeeyeen gabre iyo ethopian_kiisii. 😅🤣😂😅😂🤣😅
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Hadii ganacsatadiii sitaasiyiintii wadaadadiii daneestayaal yihiinya u maqan umadiii USA
@ahmedbaraf8601
@ahmedbaraf8601 Жыл бұрын
aabaha qabyaalada hanolato waryaa arkay hh wax siyaad bare laso shaqeyey oo haya xog xumaato ka hadlaysa yaa uso jogay intisi xumayd hh midba dhihin aniga tanzania bana joga markasu 2ticket uso jaran 😂
@yusufhussein4364
@yusufhussein4364 Жыл бұрын
Ilamaha qof taciifnimadisa aan istusin inuu weeyni laha figir uu cashuur ku qaado waxaa habooneet inuu diinku ku laabto muusan qaasaareen sifudud ayuu cashuurta meesha oga saarilahaa muslimiin ayanahay zako umban awoodna.
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 Жыл бұрын
Xasbiyallah subhanallah umada soomaliyeed illahey ha ka qabto dadkan moral iyo maskaxiyan ka jiran oo qabiil mahee diin kale laheyn wajigiisa inuu munafaq yahay ka muqataa xasan sheikh magartine illahey munafaqiinyahay somali allaha idinka qabto
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Wlhi qabiil baad dad ku sheegaysaa Hassana idha la'aan baad ku taageeraysaa ilaahaybaa qabiyada daalacda Hassa ilaahay ayaa la xisaabtami
@tijaabo4598
@tijaabo4598 Жыл бұрын
Warysi nidaamsan wax badana laga baran karo weeye runtii
@mohamedyousuf-e1z
@mohamedyousuf-e1z Жыл бұрын
kulahaa kenya ayaan nidhi cashuurta noo qaaad🤣 Xataa isli waxa kasocda somali lee sheegi lkn wax malaydin kasiiyey ayaa taala meesha neefow😅
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 Жыл бұрын
Markuu leeyahay cashuurta dal kale, hanoo qaado wuxuu ujeeda Juba land, puntland iyo Somali land , dowlade kale cashiurta hanooga qaadan, kadibna hasoo baryaan dowlada dhexe, hamaamuli kariwaayaan dadkooga, mar labaaaad cunaha ha la isqabto oo dagaalo hadhacaaaan, Wadani maaaha ninkani, waa lagumayste soconayaa
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
ELOWSHAHAAS SOMALIDA WAXA SABAB U AH WAX QORIS LA,AANTA IYO (FLOWUP) LA,AANTA
@umuosama2956
@umuosama2956 Жыл бұрын
Waakugu raacsanahay aniga
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Hassan shiikh mahamud ilaa intuu noolyahay wuu joogaan sababta hadii qof gobol kale ka yimaado reer muqdisho dhibaateeyaa sidii farmaajo iyo cabdulaahi yusuf
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
WAXA MATALA DOWLADNIMADA SOMALIYA GEDDI HADAANEY WADA AHAYN QAAR KA MID AH WAA WADAMAXAABISTI WAAGI HORE XABSIGA KA FAKATAYO TAASA SABAB U AH IN WDAN KALE AY DHULAL KA GATAAN SABABTO AH WA LAGA DABA IMAANAYA AYA KU PROGRAM SANO ILEYN WA MAXBUUS FAKAD AHE SIDA DARTEED WA IN LEYSKA XISAABTAMA KOLEY HA DHAWAATO AMA HA DHEERAATE MAR UUN XISAABTAN WA SUGEYNA
@Jibriil571
@Jibriil571 Жыл бұрын
Xasadka iyo jaahilnimada, qabyaalada iyo qudhunka somali dhex dabaalanayso ayaa kugu dhacay adeere. Raali ahow, waa ninkeed cunna somaliye !!
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
Ninkani waxan dhihi karaa, waa ninka keli ah ee abbaaray meelaha dalkan laga haysto. Musuq is no.1 problem in Somalia. All the rest of difficulties branches off corruption. Nin, ninkii dilay ama dhacay horjoogo, oo cid wax ka qaban kartaa jirin, bal adigu caqlaad leedehee maaree oo jid u bixi?
@AhmedMohamed-mu4fu
@AhmedMohamed-mu4fu Жыл бұрын
Miraayat been ma ku tusto hadii aat isku deymooto fursada aat hesho micnaheeda ma ahan aniga dadka u aqoon sareeyo xagga wareysiga xishootku waa muhiim …
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 Жыл бұрын
Beentasi ayada ku jirdoonta waxad noqdoontan kuwa tuug ah beenalayaa ah.
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 Жыл бұрын
This man is sick. Mj
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
You don't sound healthy yourself.
@AbdullahiAli-t2u
@AbdullahiAli-t2u Жыл бұрын
Microphones ragan iswaraysanaya, -Maxaa ka qaldan???!!! Waxaan arko ma aragtaan???😀😀😀😇😇😇😇
@marwalba3598
@marwalba3598 Жыл бұрын
Dhakhtar tag nio dhagaha
@abkowabullaahi3655
@abkowabullaahi3655 Жыл бұрын
Waa tuug xanuusan adigana cidwalbaad wareysataa
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Dowladii dhabayeeco ee sanadka joogtay ee cabdirashiid ee musuqa abaheed ahaa ee qabyalada abaheed aheed buu faninayaa
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Fartunfm of7ng Dhabayacada aan ku baro Waa :sacad,cumar maxamuud,biciid yahan,iyo weger dhac,intaas ayaa loo yaqaan,midda kale Aqoonyahanku wuxuu sheegay 60_69kii ,maxaad ka xajiimootey ood ku maagtay
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
@@ahmedmusa8929 adiga maxaa kaa xanaajiyay runta miyaa ku dhibtay
@AliAhmed-dn7dw
@AliAhmed-dn7dw Жыл бұрын
Afxumo iyo cay jaahilnimo ayaa kahoraysa. War hadalka qabyaaladda kaddaaya.
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
@@AliAhmed-dn7dw waryaa jaahil yahoow ma waxaa ku dhibtay cabdirashiid cali sharmarke oo aad idinka iska disheen dowladiisii musuq maasuqa aheed ee iyada oo dhan qabyalada ku dhisneed ee dilalka badneed isagiina lagu dilay inaan runta ka sheego waa adpga ugu soo laa laabanaayo sidii qumayo oo kale war qabyalad iyo jaahilnimo ayaa kaa muuqata qofkkii wax soo qabtayna waa la sheegayaa kaan wax soo qabana waa la dhaliilayaa ee adiga maxaa ku gubaayo aan qabyalad ka aheen grow up eedo
@abditinle7172
@abditinle7172 Жыл бұрын
@@fartunfm-of7ng 60-69 dowladii rayidka ahaa ee jirtay buu amaanaye ma 2da sanee marxuumka ba kasoo qabsatay markuu bulsho nacaybkeed ku galo tahliil iyo cashar xataa ku caafimaadi maysid uur milila ayaaad la god galaysaa
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
BAL JAAHILKAAN EEGA KENYA XILDHIBAAN NIN AH BAAN U TAGAY KUYE CANSHUURTA NOO QAAD BAAN KU IRI KUYE
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Baratakoolka madaxtooyada ayuu ku yiriye ,iska ilaali caadifadda Qabyaaladda ,caydana jooji ,murwooyinku edeb bey leeyihiine
@abditinle7172
@abditinle7172 Жыл бұрын
Hhhhh majeerteen majeerteen baa kaaga soo uray miyaa😂😂
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
@@abditinle7172 kkkkkk ma majeerteen baa adaaba sheegay ma anaanan garan jaahilnimada iyo doqonimada meesha uu ka keenay kkkkkk maba ogeen qabiilkiisa lakiin adigaa meel ku xanuuntay oo noo qarxiyay kkkkkk
@tiktoksomalifunny1609
@tiktoksomalifunny1609 Жыл бұрын
🎉🎉🎉v 5:49 5:50 5:52
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,7 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
الصين لن تنتصر على أمريكا | بودكاست فنجان
2:33:09
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 1,8 МЛН
Ciddi Libaax - Federalka aan u ololeynay  noocan ma ahayn !
49:15
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Abukar Macalin Axmed - Adduunka Shabab ayaan ugu  necbahay!
50:01
HANOOLAATO
Рет қаралды 131 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН