Daawo - Professor Abdi Ismail Samatar VS Professor Ahmed Ismail Samatar, Walaalo Isku aragti ah - hadana Kala Aragti Duwan.. Muuqaallo Xiiso Badan
@jamal19639 жыл бұрын
In la kala aragti la noqdaa waa caadi. Qofka waxaa badeli kara cilmigiisa ama khibradiisa ama u koorgalkiisa ama da'diisa ama wuxuu rumaystay sida diinta ama wakhtiga ama maalka. 2000 kii Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa rajo ka qabay Xamar. Sababtaa aan kor xusay mid ka mid ah ayey ugu soo noqdeen Somaliland. Maanta waxaan aaminsanahay inuu qof ay dani ku qasabtay iyo qof ku danaysanaaya ay Xamar cadeey ku hadheen. Prof Cabdi kama foga Somaliland waayo wuxuu ka rajaynayaa madax Xamar inay wax badalaan. Prof Ahmed na wuxuu ku amriyaa madax Somaliland inay wax badalaan.
@jamal19639 жыл бұрын
Saxid eray; madax maaha, waa madaxda
@deeqmediapro5748 жыл бұрын
jamal by
@cabdirahmanahmed24067 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@maxamedducaale19996 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@poetryaddict18 жыл бұрын
Abdi Ismail Samatar is my professor at the University of Minnesota. Truly amazing man.
@Saruur7 жыл бұрын
Fuji Hello asc
@poetryaddict17 жыл бұрын
Abdirahman Adam Omar wcs
@zakihassanabdi86797 жыл бұрын
Fuji are you sure where are you
@CabdiXaaji-vx4dv11 ай бұрын
@@zakihassanabdi8679qqcA²3q#?
@youzufahmed28094 жыл бұрын
Pro. Axmed waa nin dadkiisa iyo dalkiisa usoo noqday, guulayso wad guulaysan ishaa allaah
@WARYAVIBES4 жыл бұрын
Masha Allah , Allah ha inooxafido ❤️ labadan mudane
@abdilahisadiq42706 жыл бұрын
Masha Allah waa Alle mahadi mar haday Somalidi nagu faanayso Anaguna somali Dhaman wan jecel nahay Samaroon sicid ❤️❤️ Diina ma diido Dawladna madiido 🌸🌸🌸❤️❤️
@AMATALLAAH-qd3pq6 жыл бұрын
Abdi Ismaa'Iil Samatar Geesi Somaaliyeed. Tageero waynbaan Kuu hayaa.👍💙🌱
@faysalcumar70416 жыл бұрын
Professor Abdi Ismail samatar ALLAH ku dhooro waxa tahay wadani Qaranima ku deeqday 🇸🇴❤
@mogadishutime77256 жыл бұрын
Prof. Abdi Esmail Samatar amazing man Mancha Allah🇸🇴
@fartuunfilsanoficial32906 жыл бұрын
Walalo wada dhashay Kala aragti duwan professor Abdi ismail samatar is the best Real talk
@profabdirahiimarsenalchene71926 жыл бұрын
prof Ahmed Ismail is my teacher He teaches the University of medrid
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l8 ай бұрын
Both are amezing but my favorit is prof Abdi Ismail
@amiiniman693 жыл бұрын
Caawa qosolkaa iga Dhammaaday Allah keeps you Pro Abdi ismail Samatar 🇸🇴💯🤍💋❣🙏
@jaazimmohamed72548 жыл бұрын
Masha ALLAH Prof Abdi Ismail samatar Allaha Ku dhowro Somali Baal dahab ah ayaa gashay
Nin dagan iyo nin fudfudud ; nin aragtidheer iyo nin meel dhow wax ka fiirinaya; nin tawaaduc le iyo nin faan badan!!!! Nin taarikhda qalay iyo nin garanwaayay waana waalee ilaahay daayin sana Oo dad abuur badanaa !!!!
@ismailmohammett38804 жыл бұрын
Masha allah runta walal
@duuliyekastamtv30173 жыл бұрын
*NIN RAYIGAAGA KASOO HORJEEDA IYO KULA RAYI AH*
@awdalstatesofsomalia67927 жыл бұрын
kaa xune axmed waan laxisaabtami doona wakhti dhaw insha allah viva awdalstate of Somalia guuuul iyo gobonimo insha allah umada somliyed
@kikokayaahee79517 жыл бұрын
Viva axmad ismaciil samtar somalilander walaalkiina waxaan leeyahay ilaahay wadaninimada iyo somalilandernimada hakugu hanuunsho insha allah Viva republic of somaliland
Isku fikir ayaad tihiin cabdi sidaasaad aqoonta kusiisay miyaa halka aad axmedna aad tidhi kala fikir ayaanu nahay oo aqoon maleh Adigu waxaad tahay ayaad noo sheegtay kkkkkk
@amintube10566 жыл бұрын
Viva Samaroon everywhere you are one love ✌️
@abdirizeckabdirrahmantarab77896 жыл бұрын
viva Apdi Ismail Samatar Cadawgaaga hoos professor cilmgana Allha ku parakeeyo
@hoodomaxamed9813 жыл бұрын
Axmed kaayga duula guulayso.adeero.wllkaana.soo ceeli.wuu luume
@khadartuke39407 жыл бұрын
aqoonyahano wada dhashay afkaarta siyaasadana ku kala duwan laakiin maangaabku kolba midka meesha uu rabo taageera mooye ka kale ayuu dhaliilaya I like both them Somaliland ha noolaato xamarna Allah dabka haka bakhtiiyo dhibtana haka dulqaado..
@hawakarshe79046 жыл бұрын
Manshallah thanks for sharing
@mahamedmoalim95939 жыл бұрын
maasha allaah way mahadsanyihiin labaduba axmed reer xamarka way ka xanaajiyeen ee ha raali galiyeen abdina wuu asiibay
@somalimusic45914 жыл бұрын
Prof Ahmed ismaaciil samatar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ladyblue65956 жыл бұрын
God bless the Samaroon pple
@ismailmohammett38804 жыл бұрын
Bro Qablayaada baa naagala waninaaya adu saa haa odhan God bless somalian people ✊🇸🇴
Aqoontu furaheedu aan guleysto un mahe siden u noqda number one professor abdi ismail samatar erayadad ka dhawajisay aya qaar i taabtay somali mar un wey iz raaci Insha allah
@dardaahassen56966 жыл бұрын
Abdi samatar ayaan ku haystaan Xafida hullah
@khalifmohamed24867 жыл бұрын
Prof. Abdi for next president of the Republic in the general election , for one one vote in the polling stations. Uf , four and half based election and triblism. Yes federalism and unity.
@LookOurFuture6 жыл бұрын
Khalif Mohamed 3.5 sow somalilandba kuma dhisna
@claahicabdalla21478 жыл бұрын
WAAN TAAGEEREYNAA PROF CABDI ISMACIIL SAMATAR WAA NIN RAG AH kan kale oo walaalki ah siyaasaddiisu wey liidataa
@musekhadir41258 жыл бұрын
Xamar rajo ma taloo ee Ruby's qiiroo
@shukrisiyaad90578 жыл бұрын
Muse Khadir somaliland aya hada raja beeshay
@caqli_same82707 жыл бұрын
shukri siyaad ha qaldoomin Somaliland way socotee Caloosha kasii daa
Asc pro,abdi ismail samatar is patriotic,farsighted and softspoken man,longlifeboth
@veedovf98 жыл бұрын
Abdi samatar caadi mahan in uu iga qurux badanyahay ayuu shegtaa lkn dumarka eye tala kulahaa
@abdikhadirmohamedomar4454 жыл бұрын
M.a allaha indin xafido prof ahmed iyo abdi
@AbdulkadirAbdulle Жыл бұрын
Aqoon weey wada barteen lkn ma sinna Cabdi waa halgamaa waxaan bartay 2007 duulaanki Xabashida
@Maankoriye.18 күн бұрын
Abdi ismaciil samatar is my Favorite.
@awesamin19303 жыл бұрын
Mashaa Allah. Brilliant brothers. May Allah bless you!
@cabdirisaaqibraahin65572 жыл бұрын
C fan
@mohamoudomarasawe59816 жыл бұрын
Feel sare in haa allah professor cabdi ismaciil samatar
@ahmeddeak54676 жыл бұрын
Adeerayal nolada viva Somalia from borama
@queenabdala13856 жыл бұрын
dadka kala aragti dheer kalana aqoon badan prof Abdi Ismail meel dheer ayuu wax ka eegay allah yahfadu
@Geyre024 жыл бұрын
Professor Abdi Ismail Samatar my Allah protect you evil eyes
@khalifmohamed24867 жыл бұрын
"Caqligii wanaagsan, itaal iyo qurux la sheegtaa, inuu ka roonyahay bal eegoo u fiirsadaa..."
@ashamohamed79474 жыл бұрын
Muxuu wax uga shegi fan baa diley iyo xanuun marexaan ayey khabaan yahuu guuuuuuuul iyo gowa nimo reer marehaan hadaad tihiin cadowga hadhinto inshallah
@yoolahsoftwereborama8087 жыл бұрын
masha allah Bro Abdi Ismacil Samatar ado kale inta Nooshahay umada somaliyed waxba kama lumayan insha allah Brf ahmed arinkisu waa magac don iyo qabqab lkn abdi waa xaq raadis iyo dadnimo jecel allow fakirka abdi xaqiiji oo umada modee
@achrafadan44097 жыл бұрын
Axmed guul muwadin somalilander ah
@zakigafane48335 жыл бұрын
Prof axmed ismaciil smaatar Lagend Cabdi isgaa ka fiican kana calool fiican
@cabdirshiidhamta45015 жыл бұрын
Laba nin oo walaalo ah lkn ku kala duwan aqoonta iyo kartida dadka waxaa uugu filan barashadooda siduu midwaliba isku sharaxay
@baaruudak.b.m11147 жыл бұрын
Ahmedow Caqligaaga iyo meesha aad wax ka sii aragtay.. Shoodhahaga illahay ha tusso.. Wallaahi duli ayuu muqdisho ku dhex joogi doonaa. EEBE Aragtidiisa ha dhaafiyo cuqdada yar ee haysa ee sii fogaysnaysa,
@mohamedabdillahi86817 жыл бұрын
Khaalid baashe adba soo cuqdad maaha ta soomaali kaa eryaysaa hh
@cabdiraxmaancabdillaahi5165 жыл бұрын
Professor :Ahmed nolow somaliland dhaba
@abdirahmanabdiqadir93036 жыл бұрын
Mansha Allah tani waxay ku tusaysaa aqoonta iyo ilbaxnimada labada aqoon yahan axmed iyo abdi samater waxaa kala duwan qaab ka ay soomaalida badan keedu u aragto siyaasada Ujeedku maaha in aan cadae kugu ahay hadii aan kaa fikrad duwanahy . Laba nin oo walaalo ah hadana kala aragti duwan micnaheedu maha waa isku cadaw . Hambalyo ilbaxnimda labada profoser
@yusufali29007 жыл бұрын
Asal axmed samatar is best
@ayubabdi36946 жыл бұрын
Waa runti wallaahi villa Somalia shaydaan baa 21 sano gali jiray waana siyaad barre marka halaquraansaaro
@husenabdimohamed894310 ай бұрын
Iimaanka kuwa la ilaahay iidi8n cadaab waa dhuuni raac🎉🎉🎉🎉🎉
@muntazissa68376 жыл бұрын
pro cabdi samater ka quuuuso koonfur nin aaan quus aqoon isaga quusa bay ku mahamaahan somalida somalia waaa hero shadn waqtigagaha ku limmuin reer somaliland waaa dad maskax badan lakiin koonfur way ka quusteeen iydooaduunka dhan tagan yaahay bay u tegeen calankoodii iyowax walaxkasta u dhiibeen way aamineen lakin waay ku khasareen meel aad ku kahsartayna ku noqon mysid waayoubadkaga mustaqabalbay kaa rban cabadi samater balfeker inyar dadkan 58 sano nooga khasaray imisa kale doonaysa inay nooga khasaran marka sow somali magaceeda la waayi mayo prof Ahmed samater wadada khayrka ayuu soo raacay adigana prof Abdi samter soo raac khayrka war hoy guusha soo raac koonfur ilahy ha badbadiye hada doonayso in la badbadiyo Somaliland citirafkeeda doon markasay iyagna guuusha la dooni koonfur si uun ugu arimin doonane
@muhandizby18865 жыл бұрын
Xogsade Aad ban u aqaanah.🤗🤗
@baraarugbulsho19367 жыл бұрын
c/ismaaciil samatar nooloow caqliga alle hakuu daayo oo ha asaasiqin sida axmed
sabriin samatar wllo wlhi beeenta maaha intay dadka kle ku jeeeden qori ayay iyaku qalin ku jeeeden
@mohamedmohamoud54517 жыл бұрын
sabriin samatar waa run. way leeyihiin shakhsiyaad aqoonSare LehLaakiin, Kuwa iidoorkuna Waykasiibadan Yihiin, Ku dasoo Waliba Doctoratekoodu waa Sceince. Laakiin, 2 dan Prof.eeQalaalaha ah Waxa 15 kan sano ée u danbeeeyey soo shaac Saarey Cadawada Yuusuf Garaad ee uu u Qabo Isaaqa ama Somaliland u hayo Waxad. kugaran Kuwa Isaaqa ee farabadan, midkamida masiiyo barnaamijyo, ku taxaliqa Somalida Siyaasada Taagan ama Wacyiga Markaa Yaala. kamidam Qaaayni. (Mee Prof.Bulxan. Mee. Prof.Axmed Xuseen Ciise, Proffesor.Ibrahim MaygagSamatar,ProfSiciid Maygaag Samatar, Prof. Maxamed Aar.Professor Hussein Hassan o Intuba American ah. Prof Ibrahim Maygay. ku darsoo wuxu ahaa ninka Kaliya ee 3 wasaaradood Wasiirka soo Noqday.Siyaad bare. Ninka Kaliyaee Ku soo Kordhiyey Luqada Maamulka iyo Erey bixinta Dawlada Somaliyed. Sida Agaasime, Iskuduwe, Halka uu Siiranyo Kalahaa Agatha Qorshayn. Ibrahim AHU wuxu Ka Soo baxay Yale University. Rinkoodhkiisina ilaa hada Lama Nanin
@kingsamawade.samish45927 жыл бұрын
Sidoo kale Walaal waanu ku jecelnhy soo dhawaw
@asmahamoud99027 жыл бұрын
sabriin samatar samroon waaa faqash
@drzaki52657 жыл бұрын
walaalo layaab leh msha alla
@aminafarah14578 жыл бұрын
maansha alaah abdi ismail alaah haku dhowro aduunyo iyo akhiro una faa idee umadaada meeshey rabtaba ha joogtee
@caaishaxasan4865 жыл бұрын
Amiin yaa rab
@alihusmoha99615 жыл бұрын
Abdi ismail samatar lipah👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@umalkhymohamed74927 жыл бұрын
Inaabti geesiyad tihiine oo saa reer abtigin uu jechiin Ayaan jeclahaye walahi Viva gabiley iyo arabsiyo
@ahmedobsiiye23626 жыл бұрын
umalkhy Mohamed e
@abdullahhassan10594 жыл бұрын
maansha allah cabdi ismaciil samatar waa nin culus
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Weligeey ma arag nin axmed ka dabeecad xun ilaahay haku soo hanuuniyo laba wajiile
@ademmaxamud69426 жыл бұрын
Ahmed Ismaciil waa waaya arag wax badan usoo joogay
@ballondor-du1oy10 ай бұрын
الله يحفظكم
@abdiqafaarahmed59866 жыл бұрын
Kula illaa Juz tabaarak baan dhigtay 😂😂😂
@maayaqaali26587 жыл бұрын
jecliya abtiyashay axmed iyo cabdi
@amaalixaasan68156 жыл бұрын
Masha allah
@kullownuur4303 жыл бұрын
Asc viva7up prfasor cabdi samatar masuuul sare wadani
@samsunggrandprime73449 жыл бұрын
cabdi ismaciil samatr waxatahy wadani mana jiri doonto iney xamar qolo gaara hu xirnaato dadka somaliyeed waa wllo isjecel dad dano gaara leh makala xiri karo sidey cabdi ismaaciil iyo axmad ismaciil isula dhasheen ayey somali isula dhalaty waana isla baadi dooneyna somali waa baln Adeero mar dhaw waad arki doontaa kacdoon dhalinyaro somaliyed insha alaah
@wiilkafiqishinieejecelgaba37117 жыл бұрын
Samsung Grand Prime been baad sheegtay beenaale wax dhalashaa oo ka dhaxayso majirto ee runta ku dadaal adeer
@abdirizakburhan8816 жыл бұрын
Samsung Grand Prime on espère frère inchallah ça va aller
@Nur6767679 жыл бұрын
BARO QURANKA EEBE, DAAWO CASHARADAN MAQALKA IYO MUUQALKA AH. RIIR HALKAN SAAD U ARAGTID DHAMAAN DURUSTAN QURANKA AH, BARO CASHARKA VIDEO 1 ILAA VIDEO 31 .KUDHUFOO HALKA HOOSE;LEARN how to READ QURAN BY WATCHING VIDEO LESSONS, SO STUDY FROM VIDEO NUMBER 1 TO VIDEO NUMBER 31 CLICK TO SEE kzbin.infovideos?sort=da&flow=grid&view=0
@MrKillien9 жыл бұрын
wow. something needs to be done.
@sadiaahmed90266 жыл бұрын
Qudbada abdi waa mid qiiro iyo dareen xambaarsan
@maxamedxasan35673 жыл бұрын
Asc Prof.cabdi waxan kaga marag ahay inad Dagaalkii Ethiopia iyo Muqdisho aad u hiilin jirtay Dadkaga waxan ka mid aha Raggii xamar ku dhawacmay
@zakariahassan65617 жыл бұрын
maasha alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@YouTubecreat7166 жыл бұрын
cabdi waligii ceel uma qodin meeshu Ku dhashay.cay iyo aflagaado ayuunbu lasoo taaganyhy
Kaad amantin kad xuman kashegtanba Waa anaga guull ishalah mmc
@rachidaminoz89777 жыл бұрын
Waaa laba nin oo walaala ah Kala fikrad duwan nooolada aqonyahano somaliyeed
@ilyaascade42028 жыл бұрын
anigu waligeyga waxan dhageysan jiray isna dhahaa wax bad kafaideysa prof abdi isma'il samatar waa nin ey aqoontu hagto ee ma aha nin fudeed iyo isla weyni kamuuqato prof axmad ismacilna koley siyaasada ayey ku kala aragti duwan yihiin
@fadumamali43497 жыл бұрын
Cabdi is the best Somali man mashallaah Allaha ku xafido amiin
@siciidali40343 жыл бұрын
Libaaxyo 2 nin somalilanders ah oo go,aan leh iyo ku dhac.....
@farahfarah36046 жыл бұрын
Waa labo professor faaruq Ethiopia ayeey ku dhasheen waa jaajuus Ethiopia
@nimcaabdilahiaden67183 жыл бұрын
Hoyada ba jajuus ah ina dhilo wax ethiopia layidhana ma naqan somali state ba lanayidhaa sumada yaduna wata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤from harawa somali galbeed
@muxyadiinaadan5247 жыл бұрын
Somali waxaa la hadhay reer xamar oo shaqo ka dhigtay dulmiga iyo dhiiga somaliyeed hadana waxa la yaab leh reer xamar waxay wadani u yaqaanaan qofka xamar jecel somalida kale maba u arkaan dhul somaliyeed.
@maxamedhaybe90197 жыл бұрын
Waleee waaa non lunsan Ahmed samatar alle ha soo hadeeyo waaa Sidan kuma fayobeee vivva cabdi ismaciil samatar vivva somaaliweyn adeero nolow
@fatimaothman27506 жыл бұрын
Maxamed Haybe cabdi ismaciil samatar waa aqoonyahan maskax badan oo somalinamada jecel ilaahy ha dhawree
@sachariassummer45386 жыл бұрын
Abdi samatar is hero
@tasniimmohamed97167 жыл бұрын
Mohamed mohamoud wllo ma anaa idoorka adka hadlayso xumaan iyo samaan soo hadal qaaday jwbtu waykasoo qaldantee mise amanta reerka kalad ka xumaatay oo markasaad wxn meeshaba oolin ku daldalantay is deji wllo
@hanaharg94608 жыл бұрын
ninkani waa fariid wana nin han leh hadad somalinimo wax kuweydo dee kafaaiideyso balse quudhsi ayuu iska diidey tijaarkii ugu weynaa ee xoogsada u abtiya ama gabadh maalqabeena ayaa dhashee rer abtigii ayuu usoo noqdey abtigaa ducadu ku jirtaa mush qarax lan huuno markaa maxaa xamar uxanibaya isagoo goba gobina dhashey mutacalima madxweynan ka dhigeynaa insha allah.
@umalkhymohamed74927 жыл бұрын
hana harg waa siida huuno goob goobi dhaash iga dhee
@celabeyrecelabeyre67466 жыл бұрын
Xoolo xoolo dhaleen ayaad tahay somaliland hooyadaa ma leh...
@awenoolays65403 жыл бұрын
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye. Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. B
@barkadlehabdallahaden159 жыл бұрын
ilma Samatar Nolada Nolada Nolada.
@waryaaheedheh61109 жыл бұрын
+Barkadleh Abdallah Aden They are an amazing family Masha Allah, though I don't agree with separatism from Ahmed. Still they are an example for our youth.
@daadah738 жыл бұрын
Labuduba. Waa profaseero. Wareeray
@nabaddoon64907 жыл бұрын
hooyadaapaa wrrtay
@zamzamxuseen31893 жыл бұрын
Mashallah
@craxiin_key7975 жыл бұрын
Prof ahmed ismaciil samatar 👏👏👏👏👏👏👏👏
@nimcohappy91904 жыл бұрын
Waaa taaa aqooontu labada walalaha ah qadiyad ka dhigaysa ee mid walba hadafkiisa usocda