CIIDAGALE BERI DANBAA LAGA SHEEKAYN DOONAA WAXAY WADAAN_HABARJECLONA CAYDH CIISE AYEY NOQDEEN YAAB!.

  Рет қаралды 23,286

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Күн бұрын
Abwaan Cali well said
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Күн бұрын
Walee alfanaan Cali ismaeil geesi garan si faseexa guul guul soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL guul ❤❤❤❤
@alisaid1214
@alisaid1214 Күн бұрын
Laba mujaahid keep going Brothers Rageedii
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
WALLEE CEEBAA KADHACDAY BARYADII WAARE IYO JAAMBIIR WAANA TAARIIKH 2025 WAXAANAY DABA SOCOTAA 2023 OO IYANA TAARIIKH KALE AHAYD😅😅😅😅😅😅😮
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Күн бұрын
Alla ina dilaayee habaryoonis ka gobsan ciidagale
@Degmociise123
@Degmociise123 Күн бұрын
Waah waah afkaaga caano lagu qabay 🥳🥳😍 Ciidagale inkaartii Faysal Cali waraabe Isaaqna Afxumadoodii iyo Huwan nimadoodii ayuu Khaati ka joogaa 😮😮🫣🤥
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 Күн бұрын
Cidagale isixaq wa habar yunis rer kale Mel kale Ka radsada laangaab hy fra Kala baxa
@_faatax
@_faatax Күн бұрын
Walaahi cali duul duul ma aha nin aayar cid iska maaga waxaan hanbalyeynayaa qaabkaa qalbi nadiifta u hadlo Cali wuxuu ka dhex hadlay qalbigayga
@caydarusahmed4542
@caydarusahmed4542 Күн бұрын
Aad ban idiin salaamay cabdishakuur iyo cali duul duulba
@TOOSIYE
@TOOSIYE Күн бұрын
Waar caawa sxbkay Cali xumadii waa kaladanyahay. Maa shaa allah
@abdullahiahmed3774
@abdullahiahmed3774 Күн бұрын
Axsanu Sawd Yaa Oday Ali
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Күн бұрын
Ciidagale waa dad ku nool 1994kii oo aad garaadkoodu uliito Ciidagale=dhulbahantaha isaaqa
@sahraj3885
@sahraj3885 20 сағат бұрын
Ciidage gob Dadka kale gun Libaax Nin aan aqoonin ayaa Lax ka Rita, yaa Waar maxaad sheegtey kkkk
@abdihashi9863
@abdihashi9863 Күн бұрын
Subxaana Allah Reerkii Cidagale waa maxay Habaarkan ku dhacay Qamar meelwalba waa lagu dilaan maxaa ka Hargaysa gooni ka dhigay Xildhibaanada kale waxay ka hadlaan wax Qaranka Dan u ah Alle ha sahlo
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Ina Abib oyaaye waa wa samuurad uu isticmalo inxashi weeyi Wasirada Ina sheikh ayaaleh mooyaanleh wxkle waa xayeesh wlee abwan
@shabeel7467
@shabeel7467 Күн бұрын
Sanadkan waa Ciidagaleh gees walba u yaac.
@caliducaale464
@caliducaale464 Күн бұрын
Allaylehe heesta barteediibaad dhigtay cod ahaan iyo macno ahaanba
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
Adeero cali abwaan caqli badanaa ina abiib waa lagu shubtaa waa runtii ictisaam ayaa huwan ayaa wadankan duminaysa laakiin dadka kale ayaa ka badan
@قناةالحياةالآخرة
@قناةالحياةالآخرة Күн бұрын
Madax sare Cali duulduul Iyo wariyaha waan salamayaaa
@ninculus12
@ninculus12 Күн бұрын
Mr Cali wale iyo Bilee wadanku 20 nin oo Saxafiiyana oo sidada Runta ubsheega Ayuu u baahan yahay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 22 сағат бұрын
CIIDAGALE ABTIRSIIN MAAHA KALMADU WAA CIIDANGGALE ARAB IYO SICIID GARXAJIS AYAA LA ISGU ODHAN JIRAY NIN ARABAANA KALBADAA BIXIYAY WAKHTI COLADEED.
@sahraj3885
@sahraj3885 20 сағат бұрын
Waxaad sheegeysid soo hubi inta aanaad odhen Siciid Garxajis iyo Arab halee iska gaadhaan? Ku noqo Home work kaa 😂😂😂
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
Adeero waa cadaali maanshalaah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
X OOYAAYE JABHAD REER LEEYAHAY SHAQO KUMA LAHEE WAA HADALKII INA XAASHI NACDALI IDINKU DHACDAY DHEH
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z Күн бұрын
Waar de waxani ciidagale maaha wllhi waa garac reerka ku dhexjira ma ciidagalaa imika sidanna uf uf uf
@sahraj3885
@sahraj3885 20 сағат бұрын
Garac agigaa ah yaa Ilma Xaaraami
@Ardaagaciyaaraha33
@Ardaagaciyaaraha33 Күн бұрын
Jabuutiyow way inoo tahay awoowe
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 22 сағат бұрын
Ciro waanu kudhiiri gelinaynaa inuu daaniga golaha noofadhiya inuu kaladiro
@warsamesheikh8246
@warsamesheikh8246 Күн бұрын
khaladkii muuse biixi galay waxa ka mida doorahadii baarlamank a ee uu qabtay...wuxu haystay 56 muxafad ah
@Waano-x9
@Waano-x9 Күн бұрын
ANAGAA OO AH ISAXAAQ AYAA AH BAHO JARXAJIS CIIDAGALE WALAALKAY OO IGA WAYN AYAAN DHABTIISA KU JIIFAA ❤❤❤
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Күн бұрын
Reer yar baa tihiin oo aan kaligii lugihiisa isu taagi karin 😂
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Күн бұрын
Waad baacktiidey issaqgi horee tuun raaq buu lahaa.adiigu hadas wahanogotey xaag dii addufta coronaha😂😂😂😂😂
@sahraj3885
@sahraj3885 20 сағат бұрын
Sax weeye Dadkani ma Dad aynu is garaneynaa Buurahaa Bariga ayey saarnaan jireen baa warku igu soo gaadhee kkk Wey la yaabeen markey maqleen Magacii soo jireenka ahaa ee Baho Garxajis
@Waano-x9
@Waano-x9 19 сағат бұрын
@@fatumaahmed4718 af somaliga sida loo qoro soo baro horta hhhhh
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q Күн бұрын
Duriyada. Reer sheekh. Iaxaaq. Nijaas. Xaarana. Baa. Ku. Dhex. Jita. Waan. Ciida. Gale. Ma xishoodo. Ma naxo. Ma baqo. Ma dhergo mana qajilo. Haloo. Fiir. Sada reerka.
@sahraj3885
@sahraj3885 21 сағат бұрын
Nijaas iyo xaaraan Sarkhaanba adiga ku bes iyo Guriga lagu gu soo koriyey ee ha Caayin Reerka Boqortooyada faca weyn ee Ciidagale
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Күн бұрын
Odayaasha ciidagale cadawgaa naagaystay oo ceesh iyo sandareero ayaa la siistay tolkood ayay u xoogwayn yihiin markay cadawga arkaana futadaa haan leegaata malaa isaaq muu dhalin gunimo
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 Күн бұрын
ciidagale gun dheh wlhii reerku waa wada siiroo
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Күн бұрын
Dadku ciida gale waxay barteen xiligii af wayne lala dagaalamayey ee ay isaaqa dhacooda iyo dilkooda mooyee wax kale laga waayey markaa ciidagale waa kiiyuun
@sahraj3885
@sahraj3885 20 сағат бұрын
Ciidagale Nin fariidina waa yaqaanaa doqona adigoo kale ahna loo sheegi maayee
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 13 сағат бұрын
@sahraj3885 aad ayaad sahra u mahad santay
@sahraj3885
@sahraj3885 12 сағат бұрын
@@maxamedadan9024 badda kula dhac who cares
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 11 сағат бұрын
@@sahraj3885 mar labaad waad mahadsantey maadaama aanad aheyn ciida galii hooyo cayga yaqAney
@sarlajoog3927
@sarlajoog3927 Күн бұрын
Khaalid foodhaadhi lacag buu qaatay waayo sualihii ina jaanbiir uu waydiinlahaa muu waydiin
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif Күн бұрын
Hj xalaash ah waxaan u sheegaya inaan yeelin in hubka laga dhigo iyo in lagu daro ciidamad hadaay yeelan deegamad hj waxaa la wareegaya cadawga intuu cadawga idinka soo hor jeeda hubasanyaha yaan ladin hoosaasin ciidan amar sugaaya deegan idii difaacimaayo majirto dawlad lasku halaankar ciiro somalia buu u socdaa balankii lalasoo galay waxaa ka mid ah ciidamada qaranka iyo kuwa madaniga ah in la kala diiro saana caqabad ugu noqon waxuu doonaya inuu kuwa madanig ah ugu horasiyo ee ka fejignaad
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
Maxaad jaamac shabeel oo ciyaalku hargeysa daba guuraan kala hadlaysaan Ilaahay ha soo hadeeyo jaamac shabeel iyo inta kale ee dhibaataysan
@HarYMaguire-sl6xy
@HarYMaguire-sl6xy Күн бұрын
al fanaan cali duulduul
@mohamedjama1125
@mohamedjama1125 Күн бұрын
Cali ciidagale wax loosaar
@sahraj3885
@sahraj3885 20 сағат бұрын
Wuu ku hinaasey kkkkk
@Ardaagaciyaaraha33
@Ardaagaciyaaraha33 Күн бұрын
Halkani wa 😂😂😂😂
@MEl-t5i
@MEl-t5i Күн бұрын
😂😂😂
@ahmedjay5837
@ahmedjay5837 Күн бұрын
Cirjidho tv 🎉❤❤
@KaalayAanxayaadnee
@KaalayAanxayaadnee Күн бұрын
Inankiinu macmiil ayuu ahaan jiray ku lahaa 😂😂😂😂 qamar waa rune waal dilaa uun
@CarroEdeg
@CarroEdeg 8 сағат бұрын
WALAAHI HORAAD BOHOL NOOGU QODEEN OO COLAAD DAAROOD NOO GALISEEN ISAAQOW ADEER CIIDAN GALE DARISKIISA COLAAD KULA NOOLAAN MAAYAAN , HORAAN ANAGA IYO OGAADEEN COLAAD U DHAMAYSANAY, HADA MAYA
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 19 сағат бұрын
hadaad qosal iyo murdoonasayso Ku xidhnow xidh jii tv
@Wanaagsane
@Wanaagsane Күн бұрын
Umaduba waaa wada hadashayaaa Maxaaa 4 ciidagala hadalkooda ku Jaban , reer walba boqolaalba hadla ,
@Suad-w8b
@Suad-w8b Күн бұрын
Habar yoonis yaabay ku maqaan tahaay waxaan bilaa dhaqaanka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Күн бұрын
CEESHII CIIDAGALE HABAARKA KUDHACAY HALAYS WAYDIIYO DHAQAN AHAAN SIYAASAD AHAAN IYO BAABA LEESHIN AHAANBA WAY UBAABE,EEN😮😮😮😮😮😮😮
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o Күн бұрын
Cali heestaa ha soo tumo pls
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi Күн бұрын
Cawa fanan buxaad noqotay❤❤❤
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Күн бұрын
wasiir fidhiqi ayaa socon waayey
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Күн бұрын
Heer waxay marayaan cidagale. Yare iney sudlaanki guud ee habaryoonis wale waa yaap
@caydarusahmed4542
@caydarusahmed4542 Күн бұрын
Kkkk wooooow heestaaba cajiiba
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Күн бұрын
Ma waxad ka xuntahay Baha Garxajis?
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Күн бұрын
Jamac shabeel waa nin caqli badan.
@Mohamed-gq2dj
@Mohamed-gq2dj Күн бұрын
Aliy😅😂😂😂DULL DUUL.SIDIIY ISLAAN ODAYGII. QABIJRAY DHINTAY. EYES WAXA KA SOON HADHAY MUUSE.MUUSE
@Lagubaray
@Lagubaray Күн бұрын
Sheekadan waa sheeko Darood,Sameeyey,ee Toolweyenaha Ciidagalee Halagusiimo Ariinka? Caliyow Adigu Saaban Coolaad iyo Nabaad hadaalkagu maa iskadheehbaa?miise waa mid kutalogaalo Coolad Aabuuraa?Darood Wuxuu Isaaq kuwaada Dagaal Caad ,waxa isaaq umuuqdaa waa Taas,ee Dadka haaqaaldiin ?
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Күн бұрын
Qofka sida xun ama si'aan fiicanay uga hadkay arinta dacwaley hadlkiisa miyaa looqabanayaa reerka uu kasoo jeedo marhaddii aanay ku raacsabayn? Waa maya.
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 Күн бұрын
Habar jeclo intay dalkii hoos hoos somaliya ugu dartay xiligii silaanyo oo xata hawdii somaliya ku wareejisay wadahadalo bajad gaara lagu qaato oo aan meela u socon inagu furtay isaaq isku dirtay oo Jegaan samaysay Dhulkii danta guud boobtay Ciidamadi iyo derajada wada qadatay dagaal ka dhanà beelaha somaliland Wada dega ina gelisay iyagoo aan Ķursiga Ku Fadhiyiin Siyaasada si fool Xun ugula dagalamay garxajis Markii ay Cadaw Shesheeye is Arkeen Nabsigii Helay oo dhegaha laga tumay laga qabsaday buqudharkayn kadibna qoladi Garxajis ee sida foosha xun ay u colaadiinayeen nabsigu hoos keenay dabeed Kursiga Ku dhisay Maantana Sedexda Xisbi iyagu leh ayay Weli Sii Hadlayan oo rer Halka iska Jooga Wax Ka Shegayan
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 Күн бұрын
Bidhi jaambiir iyo kooxdiisu waxay ina leeyihiin ogaadeen ayaa na soo hadlay nabadana doonaya anaguna wàanu la qaadanay Mustafe cagjarna shalay ayuu goday ka hanjabayay oo waa lawada arkayay Markaa miyaanay hoosaasin ahayn
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 Күн бұрын
Adeer miyaad saartay indhahaaga qof isaxaaq oo la socda ragaa cidagale waa beenale isaxaaqu ma aha rag hunguri qaato oo daarood la rafiiqa wax ba kama jiraan
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 18 сағат бұрын
Waxan xanuunsanaya 100 jirka reerkoodiyow naga qabta adeerayal mise waad la qabtaan
@AxmedCali-zy8wy
@AxmedCali-zy8wy Күн бұрын
❤❤❤😂😂😂
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Күн бұрын
Jaamac shabel waa marfuucal qali hadhageysanina waxcilaaj geyu ubaahanyahay
@Suad-w8b
@Suad-w8b Күн бұрын
Ciid gale yar yare yaa ka itaal yar
@ShaaficiMaxamuud-ux8ds
@ShaaficiMaxamuud-ux8ds Күн бұрын
Ninka cas ciidinka ma hoyiibaleh taalow qaramayn uunbay kaagahadhe
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Күн бұрын
Cali dul dul ad ayu ulayabay nimankan cudagale khadar gun iyokan tomahawk cadle egolaha deganka iyo jamac. Sakhran iwm isaqba maha konfurti wadanka laga xoreyay ayaa dhalay oo wa odfano
@muxiyadiinshmohmed6064
@muxiyadiinshmohmed6064 Күн бұрын
Waar Caliyaw Ciidagale Iyo Afarta Ictisaam Kala Saar, Nama Matalaan Kuwaasi....
@UaeBwb
@UaeBwb Күн бұрын
Goladabari colaadbaakajirta
@m.dulqaatesamre7443
@m.dulqaatesamre7443 Күн бұрын
Waar volume kaz dalac odaygu wuu cod yaryahay codka marna wuu dalacayaa marna inuu microphone ka u ka jedjedsanayo ayaad moodaa markaa odayga waad karhaysaa ood ka daalaysaa markaa labadiinu balanced gareeya isagana sxb usheeg cali duulduul
@abdihasan5628
@abdihasan5628 17 сағат бұрын
Cuqdad muse abokor ba haysa labadan nin . Ninka xaashi bay ka xun yihiin. Xin iyo xaasid bay wadaan. Islaanti dhashay maxed abokor bay ka dhaxleen xumaanta muuse abokor. Hadii xamar wax dhacaan xaashi ba ka danbeeyey bay odhanayaan.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Күн бұрын
Asc everyone
@Sh.Madarr
@Sh.Madarr Күн бұрын
Calaw ciidagale uma dhamee waa minutes of Talaabiib
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
Waa runtaa ciidagale uma wada dhama waa in yar ibraahim caydiidba waa ciidagale
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Күн бұрын
Asc
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p Күн бұрын
Ooooooof dhiil madhan anoo sida dhabta igaga tuurtee
@eagleaad5183
@eagleaad5183 Күн бұрын
Codka naga hagaajiya tashuush ba jiree
@caliducaale464
@caliducaale464 Күн бұрын
Waar calow kalasaar sir iyo caad isaaq iyo ictisaamta kalasaar cadde gude iyo gudidiisu berigii hore g21 iyagaa lashaqayn jirey lk lagabilaabo buurtii gacanlibaax wakaaladii xaga somaliland waxa xilkii lawareegay salaadiinteena ictisaamta ah markaa ha.u aanaynin ciida gale ina guuleed iyo ina x.xseenbaa dabada kariixYaye iyo kiisambuur kamadaw iyo kacase miyaanay ahayn in lsaaq iyosomalilanba inooqaado sidan waa naqaanaa sidana waanu garanaa
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Күн бұрын
Saaqid jamac shaabad yusra.....dabaqaloc ayaa hadaladhaha😂😂😂😂😂😂
@choukriali1710
@choukriali1710 20 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 eeshcalaa cod😂😂😂
@Mohamed-y9i5n
@Mohamed-y9i5n Күн бұрын
asc cali duul duul waa iday qaran marba diwladi timada ayu dufaca
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
Waa waajib in marba dawlada timaada la difaaco ilaahay ayaa inagu yidhi adiicu lLaah wa adiicu Rasuul wa ulul Amr minkum maanshalaah
@sarlajoog3927
@sarlajoog3927 Күн бұрын
Ciidagale wadhadha
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 tĥank you cali
@shabeel7467
@shabeel7467 Күн бұрын
Caliyow arinta qaramaynta SSB ka hadal waa mashruucii Ictisaam qaramayn waa waxba ha iska celin, Ictisaam iyo kan wasiirka difaacu waxay wadaan halaga horyimaado waa arin huwan lagu raali gelinayo Ilaa jahanam huwan waa cadow.
@patraanahmed5766
@patraanahmed5766 Күн бұрын
🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii Күн бұрын
Hayaag Wabeeneye Tumaal
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 18 сағат бұрын
Odaygani waa neefba gacandhaafka reeruhu godob yaanay kugu noqon
@abdirashidtawakal6499
@abdirashidtawakal6499 Күн бұрын
🌷🙏
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Күн бұрын
Abwaan sheydaan ka qarniga
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Күн бұрын
Duulka gumoobee qarniga iska ciya
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
Qof islaama shaydaan ha ugu yeedhin subxaanalaa
@mustafeahmed5555
@mustafeahmed5555 Күн бұрын
Voodoo petades him Munaafiaq haduu jiro waa labadan moodhka ku jiro
@RamxaHuh
@RamxaHuh Күн бұрын
Calico kudar cidagale weyne
@mahads9423
@mahads9423 Күн бұрын
Nolow
@AxmedCabdimaxamuud-n3c
@AxmedCabdimaxamuud-n3c Күн бұрын
GARXAJiS G36
@HBielb
@HBielb Күн бұрын
😂😂😂
@AxmedCabdimaxamuud-n3c
@AxmedCabdimaxamuud-n3c Күн бұрын
Kkkkk😂
@costa-l6r
@costa-l6r Күн бұрын
Habar xabusheed jilicsan injireey wa fidnada somaliland ruufyanima xaasidnima isku dir subxanallah
@RodaAli-fo7sk
@RodaAli-fo7sk Күн бұрын
Who are yalagu dilaa sheeg
@costa-l6r
@costa-l6r Күн бұрын
@@RodaAli-fo7sk habarxabusheed injireey jilicsan kkkkk
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Күн бұрын
CIR JIIDH😂KULAHAA😂FUTO JIIDH😂
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
CIIDANKA HABAR AWAL IYO SAMAROON MADANIGA  XAQIIQADU WAATAN
18:12
waridaad TV
Рет қаралды 39 М.