Emika wakaase maxaad no sheegten warcad noo maydan sheegin MMTv de tv weyn ban u aqaane hadad malayacni noqoteen idinnma yaqaano hdey saatahay
@ahmedshaani56044 күн бұрын
Waxba nomad sheegin
@hassanfarah84174 күн бұрын
XAALADAN OO KALE WAXA LA YIDHAAHDAA ضحية السر الدارى MUUSE AGTIISA AYAANA LAGA EEGAYA.
@ND05643 күн бұрын
Miyaanay xumaddii Muse kaa jabin?
@saalaxy4 күн бұрын
Waa carbon monoxide
@amedfarah2994 күн бұрын
Overdose Masheegi doonaan oo waa qarin doonaa
@ND05643 күн бұрын
How do you know? Are you a dealer?
@SaadoCabdi-u9m4 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdillahiosman17704 күн бұрын
Miyey sumoobeen, mise inanta ayuu kufsaday dabadeedna wuu israaciyey mise waa masiibo qarsoon? Allaahu yaclam.
@abokaraadan25064 күн бұрын
Muxuu kufsadaa waa xaaskiisii baa la yidhi markaa kusi meeshan ma yaalo
@faysaomer15874 күн бұрын
War ilaahay ka baq waaxay kufsigan aad ka sheekaynayso dadka dhintay ka xishoo
@AhmedMohamed-cn7xn3 күн бұрын
Waan ka xumahay in dalal dilal qorshaysano siyasi ahi dalkena ka dhacan o inankan kolay wa lasumeyay sir u arkay,hayay,bixiyay ama lysyidhi wu shegaya o culus sababo laxidhidha xifaaltan dalal shisheye o inagu dhex dagaalamaya dhexdena iyago adegsanaya isla inaga dhexdena qaar kamida wa sida aragtidayda ila tahay waxyabo kalena way jiri karan
@AminaAbdullah-m1z4 күн бұрын
Waa bilawga dilka😡😡😡😡   
@Cxakiinkhadar-b7u4 күн бұрын
😢😢😢
@maxamedabwaan26734 күн бұрын
Igoon isqabin maxaa gaadhiga isu geeyay meeshaa waxbaa ku jira
@SalloAbdi-n6q4 күн бұрын
Malaha xun EE muslimiinta waa laga fogaadaa intii AAD awoodi karto❤
@khadrayoonis94204 күн бұрын
NIN DHEER OO AYAA MASER DARTII U DILAY KAAS OO GUUR BEEN AH KU SHEEGTAY IN UU QABO GABADHA KKK LKN GURI MIYEY WAAYEEN MAXAA SARIIRTOODA KEENAY GAADHIGA KK
@sahraabdi68924 күн бұрын
Hush 🤫
@KhayreZulub4 күн бұрын
😂😂😂
@axmedtimacade46934 күн бұрын
Tag hooyada hadalka jilicda san bal waxan eega maxay noo sheegtay