Ciidanka Habarjeclo Oo Jiidaha Hore ee Dagaalka Isku Balaadhiyay Fariimo Digniin Ah & Hubka Culus

  Рет қаралды 19,077

Jiglan Media

Jiglan Media

Күн бұрын

Ciidanka Habarjeclo Oo Jiidaha Hore ee Dagaalka Isku Balaadhiyay Fariimo Digniin Ah & Hub Culus Soo Bandhigay

Пікірлер: 62
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Күн бұрын
Xalay xildhibaan ayeey dhulbahate dhawaceen markasaey lahayeen waa reermiyi
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Күн бұрын
Waa la dhamaynaya habar jeclo ha war warin dhibi majirto waanad hadashen insha alaah waa la dhamaynaya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Күн бұрын
Waar xildhibaan dawkadiisu xidhay hawl idiin taala maaha ee dhulkiina difaaca❤
@robleahmed2558
@robleahmed2558 22 сағат бұрын
WAR Dhulbahante iska celi hooyadaa iyo xildhibaankaba was.
@AbdiFarah-ub7cb
@AbdiFarah-ub7cb 14 сағат бұрын
guul ssc khaatumo waa in aan arkaa bakhtiga futo xun
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Күн бұрын
Huwanta burdhurqayn ka xoreystaa
@JiglanMedia
@JiglanMedia Күн бұрын
Fadlan Like Gareeya❤❤❤❤❤
@AWELIHAJIAWAD
@AWELIHAJIAWAD 22 сағат бұрын
Jiglan waxaad tahay kalab ibna kalab. Anti-Somaliland you, doofar ibna doofaar Faysal viva and ey ibna ey galyadh
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 15 сағат бұрын
Mansha Allah waa runtiin dalkaad daafacaysaan oo aad u fadhidaan ayda haday dowladu askartaa SSB maqliweydo ninkaas xildhibaan ah aysoo deyn waayaana halka nagaga haboon maraynaa guul ciidanka SSB guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
war SSB iska celiya cadowga dowlada iska daayo ragi shalay la laayey jawaab Ka bixiya
@yasinhassan3840
@yasinhassan3840 Күн бұрын
Ragaa rag dhulbahante la dhaho oo 100kii sanaba mar wyraxa ayaa dilaye maxaad ka qaban kartaan maxbuus ibnu munaafaq 😅😅😅😅
@AichaIsmail-z5g
@AichaIsmail-z5g Күн бұрын
Kaala qay biya idoorka lacagta sii yaa meeyeey xirsi. ...❤❤ ..marka meel la ga weeraro .. 2 - meel kaléidoscope daab ka qijiya ..Tanzanie is toyaniin ... 3- raag gaa lacagtay jacelyihin ee hala siyo ... Hambalyo farmajo groupe ssc &waddani
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 Күн бұрын
Alle haku qabto adiga iyo intaa fidnada wada bi idmi allah . Waayo kitabka alle waa ku qoran alfidnada ashada minal qatal . Marka Allah ku qabay hadaad fidnad damve ka sheqesid .imikaba waad ogtahay
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Күн бұрын
Waar innaga dhexdeena waa caadiye dalka difaaca xildhibaanka arinkiisu wuu iska dhammaane
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Күн бұрын
Waxa wax soo qoraya ee madax waynaha cayaya waxaan leeyahay ma cawri ayaydun wax kaga qaadi muse waa mujaahid somaliland waa ragii gacantoda ku samaystay isaga iyo ina kaahin marka iquudhi waa ayaan idiin arka
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 18 сағат бұрын
Naacdasi waa waxa kala fogaysay reer somaliland reer kulmiyaha danboow waa laydiin eeday ilahay umada haydinka qabto waax dadka kiciya moye waxkale ma taqanan raga cadawga aay is hoor fadhiyan ee dhigoodu dadanayo saa loo niyad jebinayo garxajiis baa buka oo inta wax khladan lagula hadlayaye isku doonta habarjeclo waalan waxan idiin odhanlaha iska daaya mindi miindi kumudka reer kulmiyoow musa mujahida ina kahinba mujahida waxasi wax shaqaynaya mahe dadka ka daya waxa kicinaya ee aad uso qoraysan
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Күн бұрын
xildhipaanka iyo ciidanada SSB maxa iskjuxidhay degmada qorulugud ba laga xudhay o umatela wll magaca SSB 4 furumood bay jogaan deegaan aad ubalaadhana way matalaan e
@moolcaliyow
@moolcaliyow Күн бұрын
Soomaali-Soomaali kale cadow ku ah BADANAA! Waa ADUUNYO dabada laga ROGAYO; walaalihii ayaa is dilaya; cadowgana waa loo heesayaa! Wiilalyohow yar-yar orodoo South Africa iyo Kenya iska aada ee qoysaskiina u soo shaqaysta; guursada; ilma dhala kuna korsada meelaha NABADA ah; ha u DHIMANINA sida awoowihiinii 7aad u dhintay oo ahayd in TOOREY halbowlaha laga GELIYAAy!
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Күн бұрын
Somali, somali Maahee waa Qolo somali diid ah
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Күн бұрын
Feedhahaaga qaawan shaadhka gasho Oo iid madagaalbu galay
@Qalaska
@Qalaska Күн бұрын
Xagee dowladu joogtaa sowtaan qaarna ku xidh xidhay laascaanood qaarna dhurwaagu cunay lkkkkkkkkk
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif Күн бұрын
Adeer xildhiban waxba inka gelin ee dafaci deegankiin
@BURAALE2024
@BURAALE2024 Күн бұрын
Halkan huwan iyo dhuulooos lagama rabo isaaq ayaa isku warsanaynaa afdheerow hadii aad comment kayga akhriday xuf kudhaaf
@ibrahimaideed1529
@ibrahimaideed1529 Күн бұрын
Inta Nool utaliya oo muuse biixi oo xabadda isga dhiga ka’ joojiya
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 13 сағат бұрын
Aheey ah waa geesiyashii dhiiga kululaa ee darbi isaaq codsigiina inay xukuumadu fuliso weeyan
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d Күн бұрын
War nac nacda iska daya iyo hadalko wax iska celiya
@AichaIsmail-z5g
@AichaIsmail-z5g Күн бұрын
Baal hubsada !!!!
@JiglanMedia
@JiglanMedia Күн бұрын
❤❤❤❤ share like and fallowing faafiya
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Күн бұрын
Xagu kakenaya dhaqalaha in idin sinaya gaaja kajirta qorilugud ee iskada yaca dawacayahay
@Qalaska
@Qalaska Күн бұрын
Aaway qarankii badhida waynaaa kkkkk
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Qaranka futada weynaaa dee waa tii goojacade futada loo wada qooyay
@aliismael585
@aliismael585 Күн бұрын
Xidhibaanka ayaa dilay?
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 21 сағат бұрын
Kaalay AFAR biikaa'em krliya miyaa haysataan Waar yicis baa tihiin ordayoo dadka iska celiya.
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Күн бұрын
Sanad iyo bilo waay is balaadhinayeen maantase waa balaadh dhaafeene bal an eegno halkaay ku qarxaan hana joojiyaan cabashada iyo cabaadka kkkk
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 22 сағат бұрын
Waar kuwana ma SSB baa mise waa cidkale xilibaanku se muxuu ahaa xaguu joogay yaase dhaawacay waar bal sosheega
@isseyare837
@isseyare837 Күн бұрын
Af ka nool 😂😂😂😂😂😂😂😂 Habar maxbuus way hadashaa wayna caytantaa lkn wax iskama celiso Fagatax kabahay ka cararaan
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Күн бұрын
Kkkkkkk manooli😂😂😂
@American_patriot110
@American_patriot110 Күн бұрын
Qaranki ma jabhada reer hebel buu maraya maanta?????
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq Күн бұрын
Shalay ayuu ku dhawacmay dagalkii miyaaa
@AxmedInaTuur
@AxmedInaTuur Күн бұрын
xidhibaanka madaadhalay mise sharciguu kafican hayay maxad xidhibaan kawarami adigiibaa ugaadhisi lagugu hayaaye😂
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 18 сағат бұрын
Adaa iskukayo diirya oo lagu eeday garxajiis baa ku bartay oo kuso dhejiyay waxaad tihiin reer muse aftaag muse bila siyasad dagal moye nafkale maleh muse wle diib uma tageero
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 13 сағат бұрын
Warya mada waxfifacay ssc khatumo ayadaa idinturay dadkiina illisay idinkuduulanbad ahayd
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Күн бұрын
Waar heedhaha xildhibaan looma baahna in uu ciidan dhex galo idinkuna edeb yeesha haduu danbi galay haw hadlina ,walee reer aan ogaa ma guuro hala kala diro Ciidanka Madaniga waa foodo ama ciidanka halagu daro xildhibaanka ma hunguribaad ku raacdeen xishooda
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 22 сағат бұрын
Waar xilibankaa malaha xisbiga wadani ee huwanta hoosta kala xidhiidha ayaa kadambeeya xadhigiisa
@Xirsishow
@Xirsishow Күн бұрын
Xoolo xoola dhaleen ku kala darwera iminkana naagyoow naaagu dhaleen ee malin wal ba coyaaqpku eryana ya
@Qalaska
@Qalaska Күн бұрын
Ciidanka ssc bay ku dayanayaan kkkkk
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Күн бұрын
Madax weynuhu waa kee muuse juudaanbaa
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Күн бұрын
Marya calas habarjeclo awelba silsiladaa lagu xidhan jiray Maxaabistana oo dhaawaca Muuse waa fariid ku adeego oo ka adeego
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Күн бұрын
Hhh inay ku daydaan dhulbh te ayay u qaatan qoryaha Is tus tus weeye
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Күн бұрын
Awelba hunguri ayaad u joogten meesha oo dabka iaugu guraysaan Habarjeclooy deriskiinina isku dirte Biyona laydiinma hayo
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Siil bakhtigu ama futo xunta muuse biixi baa bahdilay, bal may sida habaryoonis yiraahdaan muusoow xaarweyne adaa doontee iska celiya jeegaantaay
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 Күн бұрын
Dawlada muuse juudaam oo ina dhaafta mooye waxba ma hagaagayaan
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Күн бұрын
Ssc iskaso raga oo isdhiiba muuse juudan mushar idi sinmaye kudar miya ssc
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Күн бұрын
Waryaa qoryahan qarsada yaan la idinka qaadan daraawiishta yey idin arkin
@choukriali1710
@choukriali1710 Күн бұрын
😅😅😅😅
@Qalaska
@Qalaska Күн бұрын
War ordoo ilahay u cibaadaysta qaran baa idinka cararaye duli ku baxeeee yuusan muuse juudaan dab idinku gurine
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Fuley xaarweyn hooyadiin iyo futo land ba wasa xaarweynayaal orda wax iska celiya dumarka ha is tusinee, yaan futada la idinka soo wasin sidii goojacade idinkoo jeegaan oo dhan ah waydinkii waxba iska celin waayee bacaaac futoooooy waa gus
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Күн бұрын
Muuse juudan xaafadii fanka lagu shidayay baa utihiin
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Habar jeclo waa masaakiin waa 6 keliya iyo 4 qori, jabhadii caarre baaba dhaantay oo ka badnayd
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Күн бұрын
Habar maxbuus wey udhamatay
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Күн бұрын
Afar qori bad haysatane ssc baa idin so afjaraya qorilugud bay qabsanayan hadad jojinweyso caacda
Oman: History, Power and Influence | Al Jazeera World
47:11
Al Jazeera English
Рет қаралды 842 М.
Noam Chomsky full length interview: Who rules the world now?
17:14
Channel 4 News
Рет қаралды 6 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 124 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 14 МЛН
Natiijada imtixaanka Shahaadiga ah oo lagu dhawaaqay
37:34
MM Somali TV
Рет қаралды 1 М.
Jabhada FANO oo baaq dagaal Galin Af Somaali ah re DDS u dirtay
13:10
HADU GARXAJIS QABSADO MAXA DHACAYA?
1:03:28
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 2,7 М.
Shirkii Sacuudiga Nairobi Ku Qabteen Waxu Shabaha Shirqoolkii Qureysh Sh Xassaan Abu Salmaan
17:14
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 33 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 124 МЛН