CIIDANKA SSC KHAATUMO QEYB AYEEY KA YIHIIN DAGAALKA CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA DEEGAANADA PUNTLAND...

  Рет қаралды 20,014

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 10 күн бұрын
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Abdullahi Balwaan, Runtii Waa Barnaamij Aad Muhim U Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, ALLAAHU AKBAR, Mashaa Allaah GUUSHA Ciidamada Puntland Ee Soomaaliyeed Ee Xaq u Dirirka Ah, Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴🇺🇿🇺🇿
@DiiriyeCali44
@DiiriyeCali44 9 күн бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤚🤚❤️‍🔥✋️✋️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 9 күн бұрын
Guuuuuuuuuull SSC khatumo❤guuuuuull puntland 🇸🇱💪💪💪💪
@shadymobboss
@shadymobboss 9 күн бұрын
Cimri Dheer Allah ku siiya
@UbahJaamac-h5n
@UbahJaamac-h5n 10 күн бұрын
Puntland guuuul ssc guuuuul ❤❤❤❤❤❤
@shadymobboss
@shadymobboss 9 күн бұрын
Harti waa isku dhiig iyo wada dhalasho ❤
@Ayaanbarqadcali-zo1pr
@Ayaanbarqadcali-zo1pr 10 күн бұрын
Hartii weyne ❤❤❤❤ guul
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 10 күн бұрын
Guul SSC iyo Putlaan inshaaaalh❤❤❤❤❤❤
@MohamedMahmoud-c6i
@MohamedMahmoud-c6i 10 күн бұрын
Halgamaa abdullahi balwaan waan kusalaamay.
@awilimur8873
@awilimur8873 10 күн бұрын
Mudane wasir abdulahi waa ku salaamay
@Ayaanbarqadcali-zo1pr
@Ayaanbarqadcali-zo1pr 10 күн бұрын
Harti waa udhan yahay inshab Allah guul
@saynabaadam6882
@saynabaadam6882 10 күн бұрын
Maasha allaah xafidullaah puntland guuleysta guulaysta weligiin cadawga allaha jabiyo puntland guul
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 9 күн бұрын
❤ guul SSC guul Puntland guul 🦁🐎
@Ibraahim-n6r
@Ibraahim-n6r 9 күн бұрын
Ssc furin bey fadhiiyaa
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 10 күн бұрын
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Babnz
@Babnz 9 күн бұрын
Puntland Khaatumo iyo Harti oo dhan xabad waligood uma kala harin ha yaraato ama ha waynaato 🫱🏽‍🫲🏾
@fadumojama22
@fadumojama22 10 күн бұрын
Mahadsanid Balwaan
@zaytum
@zaytum 10 күн бұрын
Ku daraahada joogi iyo been abuurka.waxa dagalamaya geesiyasha ciidanka barakeysan puntland republic🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪❤❤❤ ee aanu ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 10 күн бұрын
Guul Puntland ❤
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 10 күн бұрын
Guul putland ❤❤❤
@awilimur8873
@awilimur8873 10 күн бұрын
Somali dhalada ayaa tahay
@shugrijaamacjibriil3992
@shugrijaamacjibriil3992 9 күн бұрын
masha allah bilwan
@AminaBaruud
@AminaBaruud 9 күн бұрын
Maansha alaah guuleeysta hiil walaal komaan doos ssc lashugran calaa waajib
@joeokieh43
@joeokieh43 10 күн бұрын
Wa runti, dulbhanteh combat indirectement a puntland sans dire haut et fort ...' réer puntland soyez smart ...' vive military harti ❤❤❤❤❤❤
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 10 күн бұрын
dagaalka waa lagu wadajiraa waana lagu wada dhimanayaa hadaba waa lagu wada dhintay
@bulohus8548
@bulohus8548 9 күн бұрын
Salaama ‘Alloow Soomaali u gar - gaar meel Ay joogaan ❤❤❤
@AbdishakurYusuf-e7t
@AbdishakurYusuf-e7t 10 күн бұрын
Waa dhab hadalkaa abdilaahi nalwaan
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 10 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run puntland khaatumo wa matano hal cadow ayey la yihin cadowka argixisada snm shbb dacish damajid
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 10 күн бұрын
Mudane mahadsanid guulayso
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 9 күн бұрын
waron gasdi blwan mashallh illhio jabi cadwga ssc iu puntland iu daarrrod guuuulesty hil harti ❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 10 күн бұрын
C.balwaaaaan. Xaqudirir ❤❤❤❤❤❤
@BakolCabdi
@BakolCabdi 9 күн бұрын
Guul ssckhaatumo wll wey kujirta
@SaadiqSabcah
@SaadiqSabcah 10 күн бұрын
Waan ku salaamay saaxiib
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun 10 күн бұрын
Good job
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 10 күн бұрын
kuwa sidaalehe waa kuwo waxabo ogeen oo sheega waxa nigitifika ah oo keliya ee xasarada uu ka sheegaya ciidanka SSC khaatumo waa ku jiran dagaalka puuraha gargagixisada waana ku dhinteen ilaahay wanaxariisito waya shihiiden🤲🤲🤲
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 10 күн бұрын
Abdulahi balwaan nin dadka ka horeyoo saas kusoco
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 10 күн бұрын
❤🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🐎🐎🐎💪🏾💪🏾🙏🏾♥️
@bby6
@bby6 10 күн бұрын
Balwan puntland state ma aha sidey dadka amin snyihin o majerteen kaliya dhulbahante ad bu ugu jira o warsangali wa number one o leelkase wa number two ortable ba kujira carab salax ba ku jira digil iyo mirifle way ku jiran dir bari ba ku jira madhiban ba kujira dishishe iyo majerten iyo kaskiqabe o isku dhinac ah ba kujira runti hawiye an badnen ba kujira iyo absame o mesha dagan ba ku jira waxan iidoor aheyn ba kujira runti adiga wariye bad tahay a so ogow
@FortunaOsman
@FortunaOsman 10 күн бұрын
Baradho kulul marabno naga dah
@ahmedmahamed-pv4sy
@ahmedmahamed-pv4sy 10 күн бұрын
Lakin hadii habargidir gaalkacayo Soo weerarto baradho kulul waa loo baahan yahay saw maaha fartuuneey kkkkkkkkkkkkk
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 10 күн бұрын
Balwan Guleyso Ssc khatumo waku jirta dagalka daciish walo simanyihiin 😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
@Awilo-z1m
@Awilo-z1m 9 күн бұрын
wa labo argagaxiso
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 10 күн бұрын
Puntland waa Khaatumo Khaatumona waa Puntland.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 10 күн бұрын
Cabdullahi Balwan muwadan Soomaaliyeed oo xalaal ah waxaa tahay reer Puntland laga bilaabo maanta waxaad dageeysaa Garoowe am Bosaso Balwan waa nin Harti ah
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 9 күн бұрын
Haddaan dhexdeenna cadaw isu aragno, toloow yaa cadawgii rasmiga ahaa naga difaaci doona. Soomaali Alla bari ayeey u baahan yihiin
@cabdigureycali-ke2yg
@cabdigureycali-ke2yg 10 күн бұрын
claahi.balwaan.ibnu.xalaal.soomaaliya.cadawgaagu.hajabo
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 10 күн бұрын
SSC Khaatumo ayagaaba hada furin tan buuraha kadaran mid ah kufuratahay lkn Way kujiraan hadeertan waxaas wiilal jiidahor kujira waa wada dhulbahante iyo warsangen iyo qabiilkasta oo reer Puntland ah. SSC KHATUMO IYO Reer Puntland waa iskumid
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 10 күн бұрын
Allaahu akbar waar daacishta buuraha iyo kuwa snm kuwee ayaa daran? Anigu waxaan oran lahaa kuwa snm ayaa ugu xun ee yaan lahosaasin jamaahiirta!!
@AxmedshirAaden
@AxmedshirAaden 10 күн бұрын
Ssc waxay hor joogaan argagixisada snm ee iidoor
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 9 күн бұрын
Wllo esesi weli cadoga aya dul fadhiya
@joeokieh43
@joeokieh43 10 күн бұрын
SSC khatummo state a un grand ennemis wa iddoor daciish iyo al shabab..... Indirectement elle a déjà envoyé de le 1ere jour ya 1500 hommes dulbhanteh.... Please réer puntland ouvrez vos yeux khatummo ❤️💯 défend seulement 4 front de salinta , cerigabboo, Buqdharken, qorilugud ....
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 10 күн бұрын
Dagaalka hartiyoo DHAN baa kujira
@Ayaanbarqadcali-zo1pr
@Ayaanbarqadcali-zo1pr 10 күн бұрын
Hoyga argagixisad weliged bay ahaad
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 9 күн бұрын
WAAR KAMA NINHINEEY HANUGU SHABININA. KUN NINBA MEESHA KUJIRTEY HARTIYO DHAMINA WAA KUJIRAAYE. REERKAN 4 FURIMOODBA KUFURAN.
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 10 күн бұрын
Harti yaan lagu degdegin Ilkp Beeso Sooska xiriirsan Dhuug dhul Dhaqan Degaan naf iyo maal waa iskumid
@bulohus8548
@bulohus8548 9 күн бұрын
Laakiin Hadalada Xanafta leh hala Joojiyo, isaaq Kuli good Argagixiso ma ‘Ahan ogaada !! Markii ‘isaaq la caayo ! Qalbigaa - I Xanuuna !! Waayo Culimo ‘Aan - Jeclahay baa ku nool , Saas darteed ,Qalbiyada ‘ Dadka Wanaag san Hala ilaaliyo ,Plz !!!
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 10 күн бұрын
Balwan Maxamud Saleeban ma asaga dagalama hadi u dhulbahante la socon😂
@ibrahimj1398
@ibrahimj1398 9 күн бұрын
Inta madax madow iyo majeerteen ayaa siman wanu isku filanahay intey joogto beesha weeyn ee cali Ibrahiim reer biciidyahan libaax’yada majeerteen🦁 guul weeyn. Dowlada puntland insha allah☝️💪🏾🇸🇱
@ibrahimj1398
@ibrahimj1398 9 күн бұрын
wanu isku filanahy hadaan nahay reer puntland. Inaga adkeeya solbari ineysan raacin somliland
@SaadiqSabcah
@SaadiqSabcah 10 күн бұрын
Was Saudi soomaaliyeed soomaaliya cancellations waan
DHAAWACA KABTAN AYUUB, XAALADIISA CAAFIMAAD, @abdullahi-balwaan
13:31
Aftahan Production
Рет қаралды 24 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
HARGEYSA O ARIN NAXDIN LEH KADHACDAY MUUSE BIIXI O HALIS KUSUGAN
12:00
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 4,4 М.
deg deg ah dhaliinyarada garxajis
10:17
DOORASHADA TV
Рет қаралды 364
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН