Asc abyo alle haku xafido adiga iyo owladadaba xbbti aniga Germany ayan joga midka bacaha sijilka ah oo birbirqeyso ku jira ayey gadan wana u bahnahy bidaara igashaybo iso sheg mcnto.jasakumulaah
@mariaaaden61405 жыл бұрын
Maasha allaah mahadsanid xabiibti 😘🙏
@nimcosheekh10025 жыл бұрын
Masha allah wlshy sharafey illahay haku xiftiyo adigiyo awladadab iyo eheladad kor allah haka dhigo 😘😘😘😘😘👍👍👍👍👍👏👏👏👏
@drsrahma14365 жыл бұрын
Basasha iyo tuunta markey qaboobaan maa lagu qasaa cilaanka
@farxiyalakiggfty86175 жыл бұрын
. Masha allah
@ayaanmaxamud99185 жыл бұрын
masha Allah waa ka faidasana shugran
@salmantheking1715 жыл бұрын
Asc abaayo saliyadi isku dartay aniga ma arkin link iiso tuur please jzki kheyran
@munamohammed5795 жыл бұрын
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@hodoali36815 жыл бұрын
Aniga go ida timaha waxa iidhaar dhibaatakale sidii inay gubteen bay soo laalaabmeen saliidkasta oomariyo waaqalayl insha allaaah waan marinayaa jazaakalahu khayr wll
@hafsaabdullahi30635 жыл бұрын
Hodo ali Hadi ad marsatay alabtan Jwb ila wadag walal qali
@hanafiromar245 жыл бұрын
Mashallah
@xaawaxassan95935 жыл бұрын
masha allaah jazakallaah kheyr
@zahraa-jh8do5 жыл бұрын
جزاكي الله خيراً حببتي
@munamohammed5795 жыл бұрын
الله يحفظك يا أختي
@naciimoabdi63505 жыл бұрын
Walashey cilanka lamarsada miya
@hoodolakilaki12155 жыл бұрын
Mansha allah macalin Naila 😍😍😍❤️❤️💋jasakalaah Rabbi haku xafido
@daahirahmed43525 жыл бұрын
Mashaa allaah shukran uqtii
@saarachannel49745 жыл бұрын
Masha Allah xabibti ilahey hakaa abaal mariyo
@aaminamuuse40955 жыл бұрын
Shukaran xbbti kheyr alle ha ku siiyo
@abdifartum60505 жыл бұрын
Masha Allah shukran abayo
@luulcabdulahi46735 жыл бұрын
Masha Allah jasakallahu qeyr abaayo caruurta malo marin kara 11jir ilaa 12jir plz iso jawaab
@nailaschannel22755 жыл бұрын
fatuuma salaad haaa
@kikialemu75 жыл бұрын
wcs wrwb mashaallah tabrakallah
@umumaher71415 жыл бұрын
Tin jilciso lamariyo mala marin karaa abayo
@ismahaanmaxmedaxmed67795 жыл бұрын
Asc walashe waxa kasato hadii marye mabo maxeeso wax ii bixiyo ii soo sheeg illaahi qeer ha ku siiyo mcnto
@umutyu6945 жыл бұрын
Aniga dhibaatow i haysta tintii so siibmaysa uun
@Amirajamac5 жыл бұрын
huda Mohamad abyo kula mid ahay anigga wey siib mesaa abyo ma is ticmashay nail intee no shegtay hdaa isticmashayna kwrn tinta daadaneysay mkaa istagty jwn wcn cdey
@queenayush86015 жыл бұрын
Abayalow aniga xataa wey iga siib meeysaa maxaa ku sameysen hadaa iga cawin kartan
@user-kc9kw9rp1f5 жыл бұрын
abaayo waan ka helay kheyr allah ku siiyo lkn basasha iyo toonta ma iga soo urayaan timihii wey daadanayaan waan u baahanahay ur daraadiis zawjka yuu iga cararin iso jwb