Cilmi iyo caado - Sooraan

  Рет қаралды 358,512

Jibrilstudio

Jibrilstudio

Күн бұрын

Cilmi iyo caado iyo weliba Sooran oo ....

Пікірлер: 69
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 2 жыл бұрын
Sheekh cabdilaahi diiriy3 sooraan iyo Saafi Ducaale dhagaxay. Labaduba waxay ku geeriyoodeen Hargaysa Alle haw naxariisto.
@baskilyare
@baskilyare 3 жыл бұрын
Deeqo afro.iyo cimran hadad so dawatey like isar
@wiil9335
@wiil9335 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Saafi Ducaale iyo Cabdillaahi Diiriye Sooraan . Sooraan oo dhowaan dhintay baa nolol ku soo gaadhey isagoo mu'addin ka ah masjidka Nakhiil ee suuqa Waaheen ee magaalada Hargaysa . Wuxu dhintay 22 July 2015 kii . Eebbe labadoodba haw naxariisto .
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 3 жыл бұрын
C/laahi diiraye sooraan Alle ku naxariiso
@WalaalahaAustria
@WalaalahaAustria 4 жыл бұрын
Qamar suugaani sodigii alle ha unaxariisto
@Maxamedaxmedxirsi
@Maxamedaxmedxirsi 8 жыл бұрын
Waa su'aalo Reerka ya uweyn U ah Wayeel Waa kawaaboAna kaweynKu ah Wayeel....... ilaahow dhamaan fananiinta Somalido dhan intooda dhimatay u naxariiso aamiin aamiin aamiin
@Bulshaaleh
@Bulshaaleh 3 жыл бұрын
Yaa curiyay Riwaayaddan?
@axmedmuuse4432
@axmedmuuse4432 3 жыл бұрын
Saafi ducaale iyo sooraan ilahy ha u naxariistee waxay ahaayeen labeentii soomaalia saafi wxy ahayd reer burco sooraana reer hargaysa
@haataf
@haataf 15 жыл бұрын
Sooraan wuxuu yiri waxaan ogaysiinayaa kana codsanayaa idaacadaha, TVyada, Websiyada, Joornaalada iyo dhamaan warbaahinta guud ahaan in laga saaro liiska albanadaydii sharka ahaa ee hore loo duubay, raalina kama ihi in la dhagaysto ama la daawado, waxaanan u soo jeedinayaa in layskaga fogaado dhaysiga musiga, heesaha IWM
@sumyaahmed8290
@sumyaahmed8290 5 жыл бұрын
Marunbaa😓
@ahmedmahamedjama4524
@ahmedmahamedjama4524 4 жыл бұрын
Waaruntaa wallqaalu
@MrDagaal
@MrDagaal 10 жыл бұрын
waa saafi ducaale allah yar raxna iyo cabdilaahi diiriye sooraan waxaa isna meesha ka muuqda hanuuniye iyo faadumo cabdilaahi kaahin mandeeq
@yahyehussein7436
@yahyehussein7436 7 жыл бұрын
Abdulkader Daud kk
@FarahAbdul
@FarahAbdul 8 жыл бұрын
اللة يرحمك sheekh Cabdilaahi Diiriye Cali( Sheekh Sooraan) waxa uu ku geeriyooday Hargeisa July 22 2015.
@ayanlemohamed9259
@ayanlemohamed9259 4 жыл бұрын
The Best Video That I've Watched 🤩🤩🤩
@pashun88
@pashun88 13 жыл бұрын
mY GOODNESS! I remember watching this as a child...wow. Nostalgia lol
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
alahaw naxariisto abwaan cabdilaahi diriye soraan
@abokorabdidirir
@abokorabdidirir 8 жыл бұрын
way dhinteen labaduba alle haw naxariisto saafi ducaale dhagaxay iyo shiikh c/laahi diiriye sooraan
@zaakir2884
@zaakir2884 7 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto sooraan iyo saafi
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
waa riwayad cajiibah Jul 2-2022
@saiidfaarax1816
@saiidfaarax1816 6 жыл бұрын
Xigmadbaa kudhamaatay ruwaadan allow unaxariis labadooba
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Tolow doowlada tahriib yurub muu ahaa
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 7 жыл бұрын
ilaahay ha unxariisto sh sooraan iyo saafi ducaale اللة يرحمك
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 3 жыл бұрын
Saafi ducaale may dhimatay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Feer bu ku dandamiyey cawalow cawalow bay kuwalatay 🤣😂
@mohamedismail-zq2qo
@mohamedismail-zq2qo 4 жыл бұрын
cilmi iyo caado was a UNICEF sponsored play highlighting and sensitizing people on child rights,protection and welfare. Cawaale family was showcased as the ideal and role model for emulation.
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
It was propaganda. Somalis dont do qurafaad
@warsanwacan8634
@warsanwacan8634 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk hahaha oo ma ka tagy yuu uga tagay o haduu i furo maa feedh ba i jabi hadan guursanya funny kuwi hore baa lysku hystaye kuwa danbe xagee
@farhanisse1721
@farhanisse1721 11 жыл бұрын
heesta waxaa qadaya oo leh dacar iyo hibo nuuro heesta hore weeye
@Canshuurvet
@Canshuurvet 5 жыл бұрын
Harag Shabeel dacar iyo shankaroom dheh wle aan kusaxee
@Garad7
@Garad7 11 жыл бұрын
Abdilahi Diiriye Sooraan iyo Saafi Ducaale
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 6 жыл бұрын
Wale kuwaa hadaa jiro keena walayada waxbo magaratine wlhi hadeba kaa hadle ruwayadan
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
Saafi ducaale iyo cabdilahi diiriye sooraan waa laba fanaan oo beesha isaaq u dhashay.
@dalla112
@dalla112 7 жыл бұрын
wa fanaanin somaliyeed reer reer maxay tareysaa ,ka kor waxaas sxb
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 6 жыл бұрын
alh u naxariisto wa uun akhiro ma aha isaaq
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
cabdirisaaq maxamed,, beel umayn dhaley, Fannaaniin Soomaaliyeed beyn Ahaayeen Sidaas beyna sharaf ku lahaayeen, Qadhmuunka adoon kala ah, baa wax qaribeyn
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
DAQTRKAA XITAA WUU GABYAAYAA KKKKKKKKKKKKKKKKKK ,2019,10, 15.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019 ,OCTOBER, 16, XITAA DHAQTAAR GABYAAYO YAA AAAH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK,.
@luulsan
@luulsan 15 жыл бұрын
det är mycket bra tycker jag för att den håller vårt lands mine som vi kände länge.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Vad tycker du somalia och Somaliland om de ska bli 2 länder ?
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Epic walllahi it's reflective of our once upon time what we use to be as a nation at its pinnacle
@Khadra8
@Khadra8 13 жыл бұрын
remeberens of my childhood!
@abdikafiahmed6951
@abdikafiahmed6951 5 жыл бұрын
7 years ago from your memo
@mahdihassanjapan
@mahdihassanjapan 7 жыл бұрын
alle ha u naxariisto
@psIronman
@psIronman 15 жыл бұрын
cawaaloow, cawaaloow saafi ducaale day, iga wala amblunce baad moodaa
@BurhaanAk
@BurhaanAk 4 жыл бұрын
War manoshahay
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019,10,16.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Gabadha haduufura ina adeerkeda waxay kudhaqmi reerkeeda isagana korkuilaliya nag kale haiwarerin ugursada cunuga ciyalkis ukeena iyadase ciyalkeda kuweydey kuheysan badi familkale umabadneyn iyado ciyal kudhimanyihin ilkaha hadetufto ninkirabo wauguiman ciyalked wax laqariyo lamabarin wuxi dhubo cunugeda ha ahado falarta laraciya gacanta walidko hub kujira cunug digtoni sida cadaw aabaha isaga ilalina kolki xanaq jiro cunugi naag kale laga sooqada lookena isagana wuxuu udhaqmaa iney qadamotahoo kale ciyalka walalkod eeydhashay mar hadi lagursaday hoyadis hadey shisheye aheed eekasokeyn kurigan ulasimanyahay ciyalkeda il ba ul kutili nagshisheye cunugi laga keno uusan cadi ugursan garab dagin wuugablamaa ciyaalkuu ka afdheryahay wuna dhex joga danano dil kamabaxo
@LIIYOW1
@LIIYOW1 12 жыл бұрын
allow han waaalin
@ahmedsiraach7272
@ahmedsiraach7272 3 жыл бұрын
Hees mcn
@mrkingcod123
@mrkingcod123 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk woooooooooooooooooow cilmi iyo caado
@mubarakbashir2605
@mubarakbashir2605 7 жыл бұрын
Manaa kuqaba mise adaa iqaba ? Maya waan isqabnaa😂😂😂😂😂😂😂
@mubarakbashir2605
@mubarakbashir2605 7 жыл бұрын
Sadexdii baay iga tahay😂😂
@psIronman
@psIronman 15 жыл бұрын
furniin markay maqashay ayey wareertay.
@waaqi
@waaqi 7 жыл бұрын
magaceed heesta ugu horaysa?
@sayiid798
@sayiid798 7 жыл бұрын
Abdurahman Warsame waxa ladhahaa heesta ma ibaaqday Waxa wada qaada hibo nuura iyo dacar
@mustafeali1707
@mustafeali1707 12 жыл бұрын
sooraan iyo saafi ducaale
@liibaan1990
@liibaan1990 14 жыл бұрын
RIP saafi ducaale.
@Baarqabka
@Baarqabka 15 жыл бұрын
wax wax faliyo wadaad xumo baa hada somalia waalay hahahahah waa tan hada somalia haysata :o
@bahjomohamed8945
@bahjomohamed8945 7 жыл бұрын
ladan
@mahammed654
@mahammed654 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkcilmi iyo cado
@ahmedsiraach7272
@ahmedsiraach7272 3 жыл бұрын
M.a😂
@MrCosmali
@MrCosmali 14 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@aminatiriighussein2743
@aminatiriighussein2743 9 жыл бұрын
ABOO
@abdihousseinneima2509
@abdihousseinneima2509 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkķķkkkkkķkkkkķkkkkkkkk
@LIIYOW1
@LIIYOW1 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ayanabdulahi6371
@ayanabdulahi6371 9 жыл бұрын
a
@bahjomohamed8945
@bahjomohamed8945 7 жыл бұрын
q
@bahjomohamed8945
@bahjomohamed8945 7 жыл бұрын
ladan
reerka yaa u weyn
13:39
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 244 М.
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 132 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
Cilmi & Caado -  Qeybta 5aad
9:55
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 356 М.
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Bartamaha
Рет қаралды 716 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 347 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
Ragoow Aarsi Haween U Adkaysta Markiina- Riwaayad Cajiiba
1:00:07
Horn Media Music
Рет қаралды 66 М.
Hees Bint C / Khadar From Wabxo Media (Cilmi iyo Caado)
9:56
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 1 МЛН
xoriyo
5:33
bigabdi1
Рет қаралды 197 М.
РЫБАК И БАТЯ УПРАЖНЯЮТСЯ 🤣 #скулбой #schoolboy
0:14
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
БЕЗ 50 ГРАММ НЕ РАССКАЖЕШЬ 🥃😂
0:20
ShortsVoronin
Рет қаралды 4,9 МЛН
Попробуй не засмеяться за 10000 рублей
0:58
Общаемся в ТГ СЛАВА и НАСТЯ #shorts
0:16
Морозовы
Рет қаралды 1,2 МЛН
EL AMIGO INTENSO @SantiMusicOficial #santi #funny @SantiFansshort
0:19
Santi Oficial
Рет қаралды 35 МЛН