reerka yaa u weyn

  Рет қаралды 243,121

puntlander Soomaaliya

puntlander Soomaaliya

Күн бұрын

riwaayad: Cilmi iyo Caado

Пікірлер: 50
@Beylling
@Beylling Жыл бұрын
Waxyabaha maanta jooga ayay kaa hadlaysay waa aragti foog mashllh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ we love hibaladi hore iyo abwaninti
@kingrk1879
@kingrk1879 Жыл бұрын
Wax wax falayo wadad xumeye iyo habro wadatooy waad iwaashoo wan wareeroo ana adigan ku wanaajee waano iyo talo wanaag iyo samo talo waa kaday anoon waayine
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 9 ай бұрын
Maxa dad Qiimo badan ku kulmey riwayadan😢 waa riwaayad ka hadlin xalado hada taagan!!!!! Allow unaxariiso inta dhimatey inta Noolna Caafimad, cimri dheer &Cibaado suuban sii
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 жыл бұрын
Heestaan talefanka hoyadey kadhagesan jirey 2011👍
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Ай бұрын
AUN abwaan sooraan io fanaanad saafi ducaale
@ukuncade1673
@ukuncade1673 Жыл бұрын
Riwaayadaan waxa aan ku bartay oo ka daawan jiray mobilka Aabbahay Aabbe alle hakuu naxariisto wan kuuxiisay dabadaa.
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
08/05/2023 ALLAH HA U naxariisto dhamaantood 10:33 Aamiin
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 11 ай бұрын
Mandeq nolol ban ku oga
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Rawaayadan waxa maalgelisey UNICEF waxana wada sameeyey abdilaahi sooraan iyo dacar si guurka loo yareeyo oo caruurtu u dayacmin waa guurka adigoon waxba haysan aad laba iyo sedex u guursan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Waxa dunidaan adaa maqlijirey runbadanaa ahahaah iiwad arigii baa geeli racey oo ilaalinaayo miyaad tiri koow koow watarsanaa
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 3 ай бұрын
Riwaayadan waxaa alifay alle ha u naxariisto abwaan yuusuf aadan xuseen alaaale
@muhyadinsheikhabdi4126
@muhyadinsheikhabdi4126 2 жыл бұрын
Riwaayaddii Cilmi&Caado Waxa ay aheyd riwaayad aad u muhiim ahayd cilmi fara badana ku fadhisay. Riwaayada waxaa aad oga dhex muuqda Saafi Ducaale, Cabdullahi Sooraan, Hanuuniye, Saada Cali. Iyo Abwaano badan.
@CabdiGuray-ue9wk
@CabdiGuray-ue9wk 27 күн бұрын
Ilkacaze
@AadanmadoobeYuusuf-cq3nl
@AadanmadoobeYuusuf-cq3nl Жыл бұрын
Yaabintu sanduuQa khamarafasuuQ kkkk❤❤❤❤
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Riwayadi cilmi iyo cado waxa Alif Abwan kii weyne AHUN ee yusuuf Aden xuseen (yusuuf Allale )AHUN sh cabdilahi Diriiye soran iyo safi ducale
@kingrk1879
@kingrk1879 Жыл бұрын
Ruwaayada waxa sameeyay oo lahaa abwaan maxamed adan dacar oo hada hargaysa jooga
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 3 ай бұрын
​@@kingrk1879iska hubi Dadar ma alifine waxaa alifay yuusuf aadan xuseen (cismaan askari walaalkii)
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
saafi dualeh saado cali sooraan kuluc kala wada daran.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
top hobaladii waaberi
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 9 ай бұрын
Ibrahin. Indho
@MohamedMohamed-be8io
@MohamedMohamed-be8io 2 жыл бұрын
Waayo waayo
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
Abdilaahi Hanuuniye miyaa 12:53
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As, gabadha khatraaayqaran tii lagaa soo dhawaystoo dooqoo jeclaaday miyaa waleee.dumaaarbaanan tani tahay familyyyyyyyyy qiimobadan dumaroo khayrbadan lagufarxo yarta shamsocadayyareey.Nafsadbafsad
@abdinasirsheikh5047
@abdinasirsheikh5047 2 жыл бұрын
Dhabtii hayada UNICEF waxay u maaalgalisay ruwaayadan waa xayeysiinta qamriga iyo dhilaysiga dadban oo barigaa soomaliya kubahay
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Riwaayadaan waxaa kukulmey hobilada waaberi dadkii uwaaweynaa Sida Kuluc Baxsan Maandeeq Sooraan
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Iyo daleys
@wiil9335
@wiil9335 4 жыл бұрын
Magaca riwaayddu muxuu ahaa
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@wiil9335 cilmi iyo caado
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Riwaayadan yaa curiyey
@somalilanderboy1364
@somalilanderboy1364 3 жыл бұрын
Iyo maxamed aadan dacar
@daallotv5237
@daallotv5237 4 жыл бұрын
Wadaad xumuhu wa kuwa hada na dhibay hhhh
@gedefletv6049
@gedefletv6049 9 ай бұрын
Raashinkiina waa la.cunay miyaa
@cabdiqaboojiye9812
@cabdiqaboojiye9812 Жыл бұрын
Maryan mursal miyaa qoffkaan
@saidismailmahamoud1186
@saidismailmahamoud1186 Жыл бұрын
Wa safi ducaale alaha u naxariisto iyo soraan
@AnnoyedPalmTrees-wf7rq
@AnnoyedPalmTrees-wf7rq 3 ай бұрын
2024😢
@aweysmaxamed1311
@aweysmaxamed1311 Жыл бұрын
Quruxub I have no clue
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Wxan ka dawaday youtube 2006-16yearsago was riiwayad cajiibah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Waaba wabadan haweendumar ifa waawaynyihiinba Cadayyareeytaan lagufarxo .yaaawaaye wanaagsan qiimobadan dumaroo qarantaan qalanjo yahoo.yaah gabadha gkhatraay generationsss jiilba farac.iyaaaa xamarwadajirmugtiso
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Afkii shegay laguqabay shekadi uguhoreysay shalemo igbitoraa shegtay lobadalay dibada loodiray cadan lagusosawiray dowladi calan suratay tedina inkirtay hargeysa hesta kale axmadnaji cabtoya kudhashay wagurten gura habartina nii aragtay habar waa habartis waana midaa hareyn yadhistay shalema igbatora
@daallotv5237
@daallotv5237 4 жыл бұрын
Like dhac kusii wadaad xume
@ifraaxabiibakar5209
@ifraaxabiibakar5209 3 жыл бұрын
Wax ma garatide keen walayada
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 Жыл бұрын
Ninkaan qamar sugaani sodagis miya
@NuurBarre-lo6fk
@NuurBarre-lo6fk 4 ай бұрын
Hi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Waba
@sufisayidsufisayid5709
@sufisayidsufisayid5709 2 жыл бұрын
3
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 2 жыл бұрын
Kkkk
@khadarjaamac4671
@khadarjaamac4671 2 жыл бұрын
Llĺ
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 345 М.
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 254 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 6 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3 МЛН
Cilmi & Caado -  Qeybta 5aad
9:55
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 354 М.
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 169 М.
RIWAAYADII MASHAAKILKII JACEYLKA QEYBTII 1 WAAD
17:26
SHARIIF MEDIA
Рет қаралды 33 М.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 229 М.
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
Cilmi & Caado - Qeybta 3aad
9:41
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 566 М.
Jawaan iyo soraan
10:02
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 329 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 855 М.
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 130 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН