Dawlada diblamaasiyadeedu waa inay qarsoodi noqotaa maaha in hadii habar lala kulmo in la sheego Anigu waan ku taageersanhy madaxweyne ciro jooga hoose ee ku duulayo
@nimasahal8599Күн бұрын
Love Riyaale ❤❤❤❤❤❤❤❤ilaahaw noo daa
@osmaanmunasar2 күн бұрын
ciro imaaraadkibaa ka wiswisay oo kaqashaafay
@SabahAden-z3nКүн бұрын
Absolut y wa lahuray wu aytamay imaradka
@xasancali2942 күн бұрын
UAE waa faaiido doon aniga xagayga waa laba mid saldhig UAE berbera donayo ama sheekadii MAU ogow gantaalihii xuutiga waa halkoodii madax yaa udhiganaya
@sabrinaa84882 күн бұрын
I think, it’s a good idea to reconcile all of the leaders therefore,I like it the idea it shows how a good leader to handle the situation so after that there is no monkey business.
@sabrinaa84882 күн бұрын
Cero is very intelligent leader, he knows what he is doing.
ADEER ODAYGA WAA LAGU DHAGAY WAAYO EMIRITEKA WUU KASOO HOR JEEDAY CIRO CAANO FADHI MARKAA MADAXWEYNE YAASHII DHABTA AHAA EE MUUSE BIIXI IYO DAAHIR RIYAALE AYAA USOO KAFAALAD QAADAYA
@mohamedabdullahimohamedbii73382 күн бұрын
Waxaa Madaxweynuhu uu Biixi iyo Riyaalle ugu yeedhay : wuxu Abdurahman leeyahay waa warey War bal kaalaya ila arka arintan
@abthuwaliКүн бұрын
dhaan dhaan muuae lahaystaa
@mohamedguleid53302 күн бұрын
yuhuudiga imaaraadka ka taliya hadii saldhig laga siiyo Barbara waxay Barbara Marti u noqon doontaa gantaalada guuuxooda ka dheereeya ee xuutiyiinta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo dadka soomaaliyeed oo raali ka ogolaan doonin shirqoolkaa cadawga dadka dalka iyo diintu inoo Soo maleegayaan
@MohammadMohamed-qt4ip14 сағат бұрын
Walahy waa runtaa laakin kuwani warba uma hayaan aduunka waxa ka socda in gaal iyo Muslim loo kala baxay
@AliOSMAN-mx3ol2 күн бұрын
We are in denial. Presidents usually have protocoll when they visit another country.
@ayandahirmohamed11882 күн бұрын
Wer Madaxwaynah in la ark marka u lakumayo madaxd le , ma gabsdh Arosa maxa lagaqa rinaya
@abdilahiyusufyusuf33952 күн бұрын
War culus ayaa meeshaa ka socda
@AhmedAli-u8c2 күн бұрын
Waxan aad isugaygaynayso adigoo difaacaya maamuus la'aanta waanla yaabay. MW Dal oo aad tidhi ," martiqaad rasmiya" ayuu ka helay dal kale, wuxuu leeyahay soo dhawayn buuxda oo roog cas la socdo. Waxan kale eed ka hadlaysaan waa mala awaal.
@muunamahamed61402 күн бұрын
P dadka s.land waxa uga manfac roon in ay iyagu laso degan lakin in uu suuqiisa soo dhigto dalka dhexdisa ganacsatada khasaraysa mana jiri doonto ilen hada imarad un wax lagama keene aduunka kaleba ganacsatadu waxbay kala soo degane halka ma laga fiirsaday
@CimiBoodhari2 күн бұрын
Waa layaab madaxweyne shaqadiisii ku dhex fashilmey
@yaHyezeadmohamedYfarroКүн бұрын
قال الله تعالى:(وأمرهم شورى بينهم) IN YAR OO CAQLIYA KU DAR, MAHADASANID.
@ANWELLIJAAMAA2 күн бұрын
this website is waste of time
@abdiaziizahmed78272 күн бұрын
KKKKKKKKKKK MISKIIN MUXUU KARINAYAA CIRO WAA NAAG LA WASO WAXAA LAGU YIDHI NINKII NOOGU YEEDH
@ahmedsalaad30132 күн бұрын
Labadiina adaa naag u dhow lawaso
@mrhirsiothmanabdullahi2 күн бұрын
Family telegaram abaarso khaniis
@IlhanMohammed-yj3iz2 күн бұрын
Itobya in ay Mesha soo gashoba maah
@muunamahamed61402 күн бұрын
Wax laga tashado maaha in uu nimanka soo dhowaysto xutiyintu gantal keliya inagu filan waana la hubaa in hadii nimankasi yimaadan dagaal iyo duqayo
Imaaraad dhib mooyee khayr kama shaqeeyaan sidaa darteed waad baahantahay looma bahalo cuna Somali inta ay ictiraaf raadinayso balaayo kasta afka u gala
@MohammadMohamed-qt4ip14 сағат бұрын
Dekada laga rabaa si ey yuhuudu ugu duuso Yemen oo Ethiopian ka lasoo riixayaa iyo emiratka
@mustafadahir92062 күн бұрын
Waaryaa madaxwayne hore talo loogama baahna
@mohamudsamatar89932 күн бұрын
War adduuyadan oo kale ma arag, imisa wadan baa ku leh saldhig military Djibouti iyo Somalia maxaad uga baqanaysaan in aad UAE ama Ethiopia aad siisaan saldhig military aqoonsi ka hor? Waa addunyo. Adeer bilaash baan ku siin, haduu aqoonsigaygu iyo jiritaankaygu ku xidhan. Maba lulatee, maxay leeftaa.
@qofcilmileh3352 күн бұрын
Calanka isaqlaanku qorta markasad aqonsi heleysana somaliland majirto oo calamkalaga ogyahay in harti iyo isaq isleynayo cergabona ka baxayne😅😅