Laba nin oo cul culus baa is warystay Nuradein cali amaan iyo ustaad kabiir caydaruus alle cafimaad iyo cimri dheŕer banu idin waydiinayna
@AbdiazizSaidAhmed7 жыл бұрын
Ninka keliya ee aan arkay ee si cajiib ah u cayaara cuudka ,,rag badan baa garaaca cuudka lkn Caydaruus wax la mid ah malahan reer Djibouti. Haddaad taqaaniin ii sheega waa aruurshaa ragga cuudka ku fiican.
@filfishajacalkalamariyowee96197 жыл бұрын
Abdiaziz Ahmed nuuradiin cali aman ku qor 2daa nin ayaa haya anuu