CLIP0004.AVI caydarus oo u waraysanaya nuradine ali aman

  Рет қаралды 11,939

ibrahim qardo

ibrahim qardo

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Ninkan Xuseen Cabdi "Caydaruus " runtii macno badan ayaa ku jira oo ka badan intay ishu qaban karto , waxaan aad u dhuuxay fankiisa oo waqtiyo badan aan waqti ku bixiyey inyar ayaa runtii faham ahaan gaadhsiisan intaan dad heesaya ama wax curiyana aan arkaayey " Alle ha dhawro oo ha karameeyo waa nin dun wanaagsan oo caqli badan
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Cumaroow inaan isku meel wax ka aragnaan u badinayaa, waa shaqsi dun wanaagsan oo cilmi badan oo faneed oo ay yar tahay fanaan Soomaaliyeed oo heerkaa gaarsiisan inuu jiro, waa shaqsi cilmi badan iyo Akhlaaq badan ku duugan tahay, mar bal dhegayso waraysi uu Tv ga jabuuti lagaga qabtay isaga iyo Cumar Macalin oo isna fanka aad ugu xeeldheeraa oon geeridiisa maqlay Eebbe ha uraxmee. kzbin.info/www/bejne/l4vcd4xuiqupb68
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Ninka waa ustaad sare
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Caydaruus wuxuu iigu jiraa raggaan cuudkooda aadka u dhegaysto sidoo kaleetona waa guitariste weyn. Heeso badan oo si casri ah sidii westernka uu u tumay baa jira. Cumar Seerbiyaw laxankaan Caydaruus ee hadda uu tumay ma dhadhansan kartaa siiqaddii laxameed ee Axmed Cali Cigaal. Waxaa fiicnaan laheyn Nuradijn Cali IIMAAN weriye maahee in adiga Cumar ahi kharash kasta ha kugu qaadatee aad ASTAAN TV Jabuuti ugu tagtaan Caydaruus barnaamij dhaxalgalana ka reebtaan. Wedka Allaa haya lkn waayeelnimo baan cidna dhaafeynin. Cumarow ninkaas waa codsan lahaa isaga iyo laxameystaha weyn ee Djabuuti Cabdiraxmaan Cali Xirsi inaad ka soo qabatid boowe.
@aidarusfarah1
@aidarusfarah1 3 жыл бұрын
Oh mon Dieu mon ami Aidarous. Respect!!!
@adamabdi743
@adamabdi743 7 ай бұрын
Ninkan xaga tumida waxaabad moodaa Axmed Cali Cigaal wlhi
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 7 жыл бұрын
Waah waah cuudka siduu iskugu dhacayo baan ka helay. Sxb macalinkaan intuu joogaa meel aan kala xiriiro igu cawi.
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Abdinasir Naale djabouti waa gudoomiyaha fananiinta
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 7 ай бұрын
Caydarus
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
nice aidarous
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 5 жыл бұрын
Yasalam kabanka macan cadi mahan
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Nuuradiin noloe
@idirisali572
@idirisali572 3 жыл бұрын
Abu xigma dulqaadka laga barta
Caydaruus - Diiga Habeenkii
8:14
Waqal WStudío
Рет қаралды 31 М.
BARNAAMIJKA XAQIIJI FANKAAGA ANSHAX MAXMED MIYIR & NUURADIIN CALI AMAAN
20:38
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
CLIP0005
5:44
ibrahim qardo
Рет қаралды 1,5 М.
CAYDARUUS HEESTII SIDA NEEFTA WEYLAHA KABAN MACAAN HD|2017
8:47
Cabdiraxmaan Cadami
Рет қаралды 30 М.
CLIP0007
3:05
ibrahim qardo
Рет қаралды 4,4 М.
GHALANGE DACAANIRISKA OO IDIRISKA II TAABO UU WACDARO KA DHIGAY
11:00
Yackoo Media Show
Рет қаралды 18 М.
Daawo: Abwaan Qiiq  oo Fariin u Direy  Adag Fanaaanka Mursal Muuuse Cumar
10:00
AIDAROUS--HAWADA KANOUGA
6:53
Ahmed Hassan Mohamed Moyale
Рет қаралды 23 М.
Caydaruus Cabdi Ibraahin Oo Gabay iyo Saar Cuud ku Tumaya
4:54
Qaraami Riftoor Nuradiin & Nagiib
4:54
Qarami Media Pro
Рет қаралды 58 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН