Cod-bixiyaasha Faransiiska oo iska diiday Xisbiga Midigta Fog

  Рет қаралды 11,142

VTV Somali

VTV Somali

11 күн бұрын

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka Mudug.
Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) Gen, Fulvio Poli kaas oo dhawaan xilkii uu ka idlaaday.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa kulan wax ku ool ah maanta la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ka socday Xafiiska UNDP Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wakiilka Joogtada ah, Mudane Lionel Laurens.

Пікірлер: 4
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 10 күн бұрын
Mahadsant walaalaashey VOA sahruja cabdi axmed❤❤❤❤
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 10 күн бұрын
Illahow nabad warta dhex dhig sacad iimanka kusug
@Hanadyare-lu3yx
@Hanadyare-lu3yx 10 күн бұрын
Waan ku boogadinaya mamulka
@abshirali313
@abshirali313 10 күн бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 17.07.2024
20:16
VTV Somali
Рет қаралды 7 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 17.07.2024
20:26
VTV Somali
Рет қаралды 15 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 14 МЛН
WARKA SBC TV 17-7-2024 WARIYE WARSAME LAACDHEERE | HARGEYSA |
29:32
SBC SOMALI TV
Рет қаралды 1,6 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 102 М.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 343 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН