No video

W/MAA'IDA M/DHIBLAAWE " WILLI W/XASUUSTAA WEJIGA GABAR I AG FADHISAY OO KU DHIMATAY QARAXII XALAY".

  Рет қаралды 17,333

KNN

KNN

Күн бұрын

WERIYE MAA'IDA MUXUDIIN DHIBLAAWE " WILLI WAXAAN XASUUSTAA WEJIGA GABAR I AG FADHISAY OO KU DHIMATAY QARAXII XALAY".

Пікірлер: 33
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn Ай бұрын
Allah u naxariisto
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Argagixisada dadka magaalada muqdisho oo dhan dil ugu xukuman
@user-mz4zn4st1k
@user-mz4zn4st1k Ай бұрын
Afhayeenkooda maad tahay?
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Inaalillaah wainaa ilayhi raajucuun Allaha unaxariisto
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 Ай бұрын
scw
@Somali12222
@Somali12222 Ай бұрын
Khawaarijta markey wax qarxiyaanba mid eey dhaleen iyo mid la dhashay hadii aan uga aarsan lahyn meele fadhiisan lahayn anaga masaakin nimada naga badatay yahuudaas waxba ma dhaaaman ee meesha ku aragtaan ayaga iyo faracooda madaxa halaga calaamadeeyo 🫡✌🏾✌🏾✌🏾🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbwaanBirimo
@AbwaanBirimo Ай бұрын
😢😢😢
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Inaaalilaahi WA ina ileyhi raajicun Allow u naxariiso 😢
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
Sunxana Allah ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Wariyaha naftigiis ani ahaan waxan daremaya inuu umuuqdo qof aan caadi eheyn Alle ayaa iga og balse wa aragtideyda
@ibrayare6581
@ibrayare6581 Ай бұрын
Oo sidee Macinh qof yar xanunsan Uma ekow😂😂😊
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
@@ibrayare6581 qof wax ka og oo hadana ku weydinya cml ibra adi xitaa waka shakiyy 😂😭
@hamdahussein1108
@hamdahussein1108 Ай бұрын
anigaba ilama qumana ninkaan 😊
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Gabdhu Goormay bilaabeen in Ay abeenkii Maqaayada Fadhiyaan oo ay ku Caweeyaan oo Rag iyo dumar lais dhex fadhiyo? Anagana Maqlibkiu ayaa sida digaagadaha nala xaraynjiray?
@user-mz4zn4st1k
@user-mz4zn4st1k Ай бұрын
Aduunyadii aad ku soo kortay lama joogo hada. Duni eey ku kaadiyay oo ciyaal-suuqnimada lagu faano ayaan joognaa.
@abdirahmanomar6778
@abdirahmanomar6778 Ай бұрын
Shabaab yey dhaafayaan marka
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Ай бұрын
Amiir Fahad oo ah xubin qirtay inuu AS,yahay oo Naa'ib gobol derejo ka soo noqday ayaa xamar u xanaaqsan! Dhalinta Mogadishu haka shaqeyaan sidii sharciga loo horkeeni lahaay!
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur Ай бұрын
Yaa raayey ciyaarta
@mohacadde8791
@mohacadde8791 Ай бұрын
Goorma laga caanbaxay meel ciyaar ah oo la iskugu yimaado😂😂 dadka wa hormaray ok mobelkga ka daawo
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Yaa intaas oo war ah ku weeydiiyay
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 Ай бұрын
kulmiye adikoo sheeg sheegi jiray afsoomaali la ilaaliyo xeey tahay maanta saa wax usoo qoreysiin😂
@AbumuxsinAlansaari
@AbumuxsinAlansaari Ай бұрын
Meeshaas murtadiin ayaa buuxay
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Ай бұрын
Kan wariye maba ahan wuxuu jecel yahay in ay dad badan halkaa ku baxaan.gabadha waxay ku dhahday intii alle u qoray ayaa halkaa ku geeriyooday waa sax .Qawaarij cid ma disho ee sababti ayay leeyihiin oo kaliya Alle ayaa wax dila. Meel wiilasha ay ciyaar ku daawanayaan maxaa gabdhaha keenay. Cajiiib
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Gabdha hadey ciyaaraha jeceldn ma dhibaa hadey daawato ma dhibaa ma wiilasha ayey dusha ka saaran yihin wa yaab suaal aan muhiim aheyn ayaa bdnkiin laso tagan tihiin
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Wad ogtihiin Hawiye in 3 dii qofba mid uu bambo wato maxaa ciyaaro iyo hawlahas idin galiyay. ALLE ha u naxariiisto
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 Ай бұрын
Hawiye ma wato bambo ee waxaa loo diidan yahay nolosha , dhageyso maxkamadaha shabaabka la xakumayo waa juba land iyo koofur galbeed iyo inyar oo fara ku tiris åh ee adigoo wax og wax qor
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Ай бұрын
Hawiye ayaa ku waalatay. Maxaa meesha qabiil keenay.qawaarijta Somaali kala ma jeclo.
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 Ай бұрын
Is deji ugaaso yaa lagu wasin
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Ok ani wax ma watee adima qeybisid baasha ilen ani Hawiye ahy qalin mahee waxkle ma taaban! ugaaas yaa ka dhigteyna ilen ugaas iskama hadlee wax la fahmi karu ka hadla Alle haka qabto dadka adi io kuwa kula mid
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
3 million oo hawiye ah hadaanay raali ka ahayn qarxinta may soo sheegaan dadkan tirada yar ee dadka qarxinaya. Wad kartaan lakin Hawiye ganacsatadoda raali ka ah. Nabad ma rabaaan iyo dawladnimo kuwa ku dhashayna nabad mayaqanan
WARKA HABEEN EE KNN 28 08 2024
16:22
KNN
Рет қаралды 3,1 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 107 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 8 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 28 08 2024
23:42
KNN
Рет қаралды 4,6 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
WARKA SUBAX EE KNN 28 08 2024
15:25
KNN
Рет қаралды 4,8 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 8 МЛН